Home » Warar

Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ku dhawaaqay Gole Wasiiro oo ka kooban 10 xubnood

Nov 4, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Dawlada federaalka Soomaaliya, Cabdi Farax Shirdoon, ayaa caawa Nov 4, 2012 waxa uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada oo tiradoodu tahay 10 Wasiir. Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa faafiyey magacyada iyo warsaxaafadeedka hoose: Halkan ka daawo Sawirada Magacaabista Wasiirada CUsub Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Caawa Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda. Muqdisho, Axad,... 
Halkudheg:

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta Garoonka Diyaaradaha ku Qaabilay Wafddi uu heerkiisu Hooseeyey oo ka socdey Dowladda Maraykanka.

Nov 4, 2012
Madaxweynaha Dawladda federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Maanta Shir Albaabadu u xiran yihiin kula yeeshay Wafddi ka socday Xafiiska Wasaaradda arrimaha Dibadda Maraykanka Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Shirkan oo soconayay muddo Shan iyo Afartan daqiiqa ah oo saxaafaddu ay dibad joog ka ahayd ayaa waxaa Wafdiga ku socday Maraykanka waxaa Hoggaaminayay ku Xigeenka Kaaliyaha... 

Uganda oo Gebi ahaanba Ciidamadeeda kala Baxaysa Soomaaliya

Nov 3, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamadooda 5,700 ay kala baxayaan Soomaaliya,  kaddib markii ay Uganda ka carootay warbixin QM…. Uganda waxay ka carootay warbixin Golaah Ammaanka ee Qarammada Midoobay oo Uganda ku eedaysay in ay taageertay kooxda mucaaradka ee dagaalka kula jira dawladda dalka Democratic Republic of Congo. Arrintaas isagoo ka jawaabayey ayaa ra’iisul... 
Halkudheg:

“2,700 Askari oo Uganda kaga Dhintey Soomaaliya”, sidaas waxaa sheegay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Kenya

Nov 2, 2012
Wasiir ku xigeenka Kenya waxa kale oo uu sheegay in 36 askari oo Keenyaati ah ay sannadkii hore ku dhinteen Soomaaliya… Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Richard Onyonka, ayaa kulan looga hadlayey Arrimaha Soomaaliya waxa uu ka sheegay in ciidamo tiradoodu kor u dhaaftay  2,700 ay Uganda kaga dhinteen Soomaaliya…. Arrintaas markii Wakaaladda Wararka AP oo isku dayday... 
Halkudheg: , ,

Madaxweynaha Kenya oo Ereteriya u soo jeediyey in ay kala Qayb qaataan Nabadda Soomaaliya

Nov 2, 2012
Madaxweynaha Dawladda Kenya Mwai Kibaki ayaa Qoraal u diray Dhiggiisa Eritireeya Esiyas Afawarki taas oo uu ku weydiisanayay in Xukuumadda Eritireeya ay ka qayb qaadato Nabadda Gobolka Geeska Afrika. Madaxweynaha Dawladda Kenya ayaa sheegay in Xukuumaddiisu ay kala shaqaynayso Eritireeya sidii looga qaadi lahaa Cuna qabataynta haatan saaran. Madaxweynaha ayaa Qoraalkaas uu u diray Xukuumadda Eritireeye... 
Halkudheg:

19 Jir Soomaali ah oo Madaxa Looga toogtey South Afrika Allaahna badbaadiyay (Daawo Video Xaqiiq Waran ah Xaalada Somalida K/Africa)

Oct 31, 2012
Cape Town:- Koox Burcad South Afrikan ah ayaa Madaxa ka toogatay Cabdikariim Cadaawe Cali Geedow oo ah 19Sano Jir Soomaali ah xilli uu ka shaqaynayay Dukaan ku yaala Xaafad ka mid ah Magaalada Cape Town Ee Wadanka Koonfur Afrika. Dhibane C/Kariin Cadaawe Cali oo aan Kula kulmay Gudaha Xaafada ay soomaalida ka dagan tahay magaalada Cape Town ayaa waxa uu ka sheekeeyay dhibaata xoog badan oo uu kala... 
Halkudheg:

Wafdi Magaalada London uga yimid Horumarinta Waxbarashada Maamulka Ximan iyo Xeeb oo gaarey Magaalada Cadaado

Oct 30, 2012
Waxaa Xarunta Maamul Goboleedka Ximan Iiyo Xeeb ee Cadaado gaarey wafdi dhinaca waxbarashada oo uu Hagaaminayey Gudoomiyaha Gudoonka Sare Musa’sasada iyo Horumarinta ee Iftin ee Fadhigeedu yahay Magaalada London Cismaan Macalin Xasan Geele waxaana Magaalada Cadaado ku soo dhaweeyey Ardeyda wax ka barata Dugsiyada waxbarashada ee Mu’asasadaasi Xubnhii kale ee Soo Dhaweeyey Wafdiagaasi waxaa... 
Halkudheg:

Magacyada Weriyaasha Lagu Diley Soomaaliya

Oct 30, 2012
Wariye Tuur Yare oo Dhawaan lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho oo Maanta lagu Aasay Magaalada Muqdisho Iyadoo Todobaadkii hore Kooxo Hubaysan ay Fal Toogasho ku dhaawaceen mid ka tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda Shabeelle ayuu Habeenkii Xalay ahaa Wariye Maxamed Maxamuud Tuur Yare Dhaawacaas dartiisa ugu Geeryooday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho .AaskaWariyahaan ayaa waxay ka dhacadey Duleedkas... 

Hay’ada HARO oo 1500 oo qoys oo barakacayaal ah udxiya u qaybisay 2012

Oct 30, 2012
Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo soo Gabagabeysey Barnaamij Hilbo Qaybin ah oo ku Aadan Ciidul Adhxaa Hay’ada Humanitarian African Relief Organization ee Marka la soo gaabiyo la yiraah (HARO) oo inta badan ku howlan taageerida Dadka tabaaleysan, ayaa waxay soo gabagabeeyesey Barnaamij Xoolo Qaybin oo ku aadan Ciidul Adhxaa , waxayna Barnaamijkaas ka fulisey Magaalada... 
Halkudheg:

Khasaarihii ka Dhashay Roobabkii ka Da’ay Goballada Puntland – WAR SAXAAFADEED

Oct 28, 2012
Roobabkii ka da’ay Goballada Puntland dhowrkii maalmood oo ugu dambeysay ilaa iyo xalay [27 Oct. 2012] ayaa geystay khasaaro isugu jira naf iyo maal intaba, sida: • Degmada Qandala: Dhimasho 2-qof (wiil iyo gabar); 3- Saxiimadood iyo 2-Laash oo burburay; waxaa nafwaayay 2,098-neef oo Ari ah, 63-neef oo Geel ah, iyo 70-Dameero ah; waxaa burburay 116-Guri oo 4-guri oo ka mid ah ay leedahay Dowladda... 

Maraykanka oo sheegey Diyaaradahiisa aan Cidi Wadin ay Maalinkii 16 Jeer ka Duulaan Saldhigga Jabuuti iyagoo kuwajahan Soomaliya iyo Yaman

Oct 28, 2012
Wargayska Washington Post ayaa wax ka qoray dhaq dhaqaaqayada Ciidamada Maraykanklu ay ka wadaan Saldhigga Milatery ee Maraykanku ku leeyahay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Dhaq Dhaqaaqan ayuu Wargaysku ku sheegay mid Ciidamada Maraykanku ay ku sii laba jabbaarayaan la Dagaalank waxa loo yaqaano Argagixisada Geeska Afrika iyo Dalka Yaman. Diyaaradaha drones ka loo yaqaano ee aysan cidi wadin ayaa la... 

Magaalada Toronto – Canada oo Si Weyn Looga Ciiday

Oct 27, 2012
Toronto:-Waxaa maalinkii Jimcaha oo ay ah taariikdu ahayd October 26,2012 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Adxada .   Dadka Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo kumayaal gaarayay ayaa waxaa wajigooda ka muuqday farxad iyo rayn rayn . Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay Sheekh Saciid Raage oo ah... 
Halkudheg: ,

Daawo Q-2aad Video ay ku qiranayaan kuwii wax ka fuliyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman

Oct 27, 2012
Qaybta 2-aad ee Vedio xasaasi ah oo ka hadlaya sidii loo dilay Dr. Ahmed Xaaji Abdirahman, cidii dishay iyo cidii amarkeeda lahayd, xogtaan xasaasiga ah waxaa soo bandhigay gudi gaar ah oo madaxbanaan oo loo xil saaray baaritaanka shirqoolkii lagu khaarajiyey Dr. Axmed Xaaji alle ha u naxariistee. Markale ayaa Shabakada Halgan shaacisay Vedio xasaasi ah oo ka hadlaya sidii loo dilay Dr. Ahmed Xaaji... 
Halkudheg:

Soomaalida South Afrika oo Si farxad leh ku ciidey.

Oct 27, 2012
Cape Town :-Ciida Barakaysan ee Ciidul Adxaa ayaa Maanta Si wayn looga Ciiday Magaalooyinka kala duwan Ee Wadanka Koonfur AFrika. Dadka ayaa iskugu soo baxay Fagaarayaal lagu Dukado salaadaha Ciidaha xilli ay farxad ka muuqatay wejiyadooda kuwaasi oo fagaarayaasha ku oogay salaada ciidul adxaa oo ay waqti mideysan la dukadeen Xaramka Barakaysan. Magaalooyinka ayaa waxaa Wadooyinka waaawayn lagu arkayey... 
Halkudheg:

Xaflad Ciida Carafo oo qaas u ah Caruurta iyo Aabayaasha Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Minneapolis.

Oct 27, 2012
Bariga magaaladda Minneapolis ee dalka Maraykanka oo laga furay dugsi loogu magacdaray Dar Al Qalam oo maanta lagu tukaday Salaadii Ciida Carafo ee ugu horaysay. Dugisigaan oo mudo dhow la furay ayey maanta noqotay in lagu tukado CiidII Carafo ee ugu horaysay. Masaajidka ama dugsiga quraanka ee Dar Al Qalam oo loogu talagalay in Caruurta Soomaaliyeed lagu baro qiraa’ada, qoritaanka iyo xifidiga qur’aanka... 
Halkudheg:

Daawo Q-1aad Video ay ku qiranayaan kuwii wax ka fuliyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman

Oct 26, 2012
Markale ayaa Shabakada Halgan shaacisay Vedio xasaasi ah oo ka hadlaya sidii loo dilay Dr. Ahmed Xaaji Abdirahman, cidii  dishay iyo cidii amarkeeda lahayd, xogtaan xasaasiga ah waxaa soo bandhigay gudi gaar ah  oo madaxbanaan oo loo xil saaray baaritaanka shirqoolkii lagu khaarajiyey Dr. Axmed Xaaji alle ha u naxariistee. Hoos ka daawo Sh. Maxamed Idris Axmed oo ka hadlaya  Taariikhdii iyo Manhajkii... 
Halkudheg:

Golaha Isutaga Masaajidda Woqooyiga Ameerika oo Tahniyadda Ciidul-Adxaa u diray Ummadda Soomaaliyeed

Oct 26, 2012
(The north America Council Of Imams) Golaha isutaga Masaajida ee W/maraykanka waxay tahniyad ku began Ciidul-Adhxaa ugu tahniyadaynayaan Dhamaan Umada Islaamka ah.Gaar ahaan Umada soomaliyeed,dal iyo dibadba. كل عام وانتم بحيرو, تقبل الله لنا ولكم صالح الآعمال . نهنئكم حلول العيد السعيد و نرجو لكم دوام... 
Halkudheg:

Iyadoo weli ay Taagn tahay Cabashadii Bacadlaha Xamar weyne ayaa maanta loo sameeyey Munaasabad lagu Furayey Bacadlahaasi

Oct 26, 2012
Furitaankaan ayaa waxaa u ku soo beegmey Xili ay cabasho weyn ay ka soo yeereysey dadkii Sharciyan u haystay Dhulkaas kuwaas oo dhawaan soo bandhigey Dukumentiyo ay ku sheegayaan in ay leeyihiin dhulka Bacadlaha….. Munaasibad lagu furayay Bacadlaha Suuqa Xamar Weyne ee Magaalada Muqdiusho Munaasibaddaas ayaa waxaa ka soo qayb galeen Marti Sharaf ka kala socda qaybaha Bulshada iyo Maamulka Gobolka... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DF Shirdoon oo Hambalyada Ciida U Diraya Shacabka Soomaaliyeed Iyo Kan Dunida Muslimka.

Oct 26, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, Khamiis, Oct, 25, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan farxada Ciidul Adxada. Baaq... 

Xaflad lagu Furayay Radio iyo TV Gaar u ah Waxbarashada oo Muqdisho lagu qabtay

Oct 26, 2012
Waxaa shalay oo Arbaco ahayd lagu qabtay Magaalada Muqdisho Xaflad si rasmi ah loogu daah-furayay Idaacad iyo Telefishin u gaar ah Waxbarashada oo lagu magacaabo Radio Iftin iyo Iftin TV. Idaacadda Iftin ayaa markii ugu horreysay Hawada si ku-meel-gaar ah u soo gashay 10 kii July ee Sanadkan si ay gacan uga geysato baahinta Waxbarashada. Xafladdaan waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee Bahda... 

Ciidamadii Kenya oo Faaruqiyay Jaamacadda Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ka dib markii ay Dhufeys ka Dhigteen .

Oct 24, 2012
Ciidamada Kenya ee dhawaan soo galey Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay fariisin ka dhigteen Jaamacadda Magaalada Kismaayo oo ku taala Dacalka Magaalada taasoo ay wax ka baran jireen Boqolaal Ardey,Ciidamada Kenya ayaa Jaamacadda gudaheeda ka samaystay Fariisn Ciidan ama Dhufeys iyagoona Isticmaalayay Dhismaha Jaamacaddaas oo ahayd mid si gaar ah loo leeyahay. Degitaankii Ciidamada... 
Halkudheg:

Wasiirka Arimaha Dibada ee Talyaaniga oo Muqdisho Kulan kula qaatey Madxweyne Xasan

Oct 24, 2012
Wafdi ballaaran oo uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka talyaaniga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Talyaaniga ayaa markii uu yimid Magaalada Muqdishu wuxuu xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho wada hadal kula yeeshay Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya. Singior Julio Tezi iyo Madaxweyne xasan Sh. Maxamud ayaa ka wada hadlay Xiriirka... 

Faahfaahin Dheeraad ah ee ka soo baxaysa Gabar yar oo si Waxashnimo ah u Kufsadeen Rag ku Libisan Dareyska Ciidamada Dowladda

Oct 23, 2012
Col Maxamed Xuseen Muun-Gaab oo sheegey in Dhibaatada loo geysanyo Shacabka ay ku timid Dayacaad Laamaha Amaanka Xaaladda Gabar yar oo 14 jir ah oo Habeen dhaweyd Rag ku lebisan Direyska Ciidamada Dawladda ay ku Kufsadeen Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa iminka laga deyrinaya. Gabadhan Miskiinta ah oo iminka ku sugan Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo food saaray... 

Dr. Cabdullahi Ashhad oo Markii Afaraad isku soo Sharaxay Xilka Duqa Magaalada Muqdisho iyo Gudoomiyaha Gobolka

Oct 23, 2012
“Waxaana ka soo Horjeedaa in Qol Muqdi ah (Dhadeysi Habeenaad) in wax lagu Magacaabo sida Madaxdii hore” Cabdulaahi Shiikh Xasan Caddow (Dr.Ashhad) oo ka mid Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ku biirey Xubnaha isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha iyo Duqa Magaalada Muqdisho oo ah Xilkaan marka la fiiriyo Muhiim u ah Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolkaan maadaama Gobolka Banaadir... 

Xarakada Shabaab oo Sheegtay in Dagaaladii u Dambeeyay ay ku Dileen Saraakiil Caddaan ah isla markaana Gaadiid Fara badan ku Gubeen

Oct 21, 2012
Afhayeenka dhinaca hawlgalada xarakada Shabaab Shiikh Cabdilcasiis Abuu Muscab ayaa sheegey in dagaaladii shantii maalmood ee la soo dhaafay ay la galeen Ciidamada dawladda iyo kuwa Amisom in Khasaare ba’an ay gaarsiyeen. Afhayeenka ayaa sheegay in Dagaaladaas ay ku dileen illaa 27 Askeri oo u badan kuwa Uganda isla markaana ay dhaawac gaarsiyeen illaa Afartameeyo Ciidamada Huwanta ah. Sheikh Cabdilcasiis...