Home » Warar

Dagaalkii Xarardheere oo Xabad Joojin lagu guulaystay iyo Ardayda Ugandha

Aug 15, 2009
Dagaalkii Degmada Xara Dheere Ku Dhex Maray Labada Beelood Oo Lagu Guulaystay In Xabad Joojin La Sameeyo Guddiga dhex dhexaadinta ee sida weyn dadaalka ugu galay in la joojiyo dagaalka beelaha walaalaha ah ku dhex maray degmada xeebta ah ee xaradheere ayaa shaaca ka qaaday inay ku guulaysteen dhiig joojin islamarkaana ay iminka meel wanaagsan u marayso . Afhayeenka Gudiga dhex dhexaadinta dagaalkaasi... 
Halkudheg: , ,

Ganacsiyo Soomaaliyeed Dowladu K/Afrika ku xirtey

Aug 15, 2009
Dukaamo ay leeyihiin dad Soomaaliyeed ayaa illimada loo laabay dalka K/Afrika, iyada oo laga cabsi qabo in la xirro kuwa kale oo badan xilli dowlada dalka la wareegtey ay kiyaawaha ku dhuujineyso shuruucda ganacsiga ee dalka. Magaalada Johannesburg duleedkeeda ayaa ah meeshii ugu horeysey ee ay arrintani saameysey, waxaana la xirey illaa dhowr dukaan Tuulada Tsakane ee magaalada Springs oo 30km u jirta... 
Halkudheg:

Madarasada Shaafici iyo Sanad dugsiyeedkeeda Cusub

Aug 15, 2009
Gaalkacyo:-Waxaa galabnimadii jimcaha ee ku beegnayd 14/08/2009 lagu soo bandhigay Markaska dacwada ee Bukhaari xaflad si heersare ah loo soo agaasi may oo ku saabsanayd munaasabada sanad dugsiyeedka cusub ee 2009/2010. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Xafladaas waxaa lagu furfuray Aayadaha quraanka kariimka ah oo uu akhriyey arday ka mida madrasada ka dibna waxaa hadalo soo dhawayna ka yiri maamule... 
Halkudheg:

Boqolaal arday oo u fariistay Imtixaanka Jaamacadda Muqdisho

Aug 15, 2009
Waxaa maanta u fariistay Imtixaanka ogolaashaha Jamaacadda Muqdisho boqolaal arday oo kasoo qalin jabiyay dugsiyada sare ee dalka iyo dibadda, una soo gudbay waxbarashada sare (Jaamacadeed). Sawiro kale oo dheeraad ah daawo Imtixaankan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa ardayda ka muuqday sida ay ugu hamuun-qabaan uguna heelan yihiin u soo gudbidda marxaladda Jaamacadeed; arday walba... 
Halkudheg: ,

Baaq: Dagaalka kasocda Ufayn,Puntladn

Aug 15, 2009
WAR-MURTIYEED Ku: Dawladda Puntland Garoowe Ku: Issimada iyo Nabadoonada Gobolada Puntland Ku: Culamaa’uddiinka Gobolada Puntland Ujeeddo: Baaq Nabadeed Jaaliyadda Beelaha Cali Saleebaan ee Imaaraatka Carabta waxay dhowaanahan u fadhidey shirar is-daba joog ah oo xaasaasi ah laguna gorfeeynayey xaaladaha colaadeed ee ka taagan deegaanka Ufeyn ee gobolka Bari una dhexeeya labada beelood ee... 

Dr M.C. Ibrahim: Agoonta waxaa loo sameeyaa Magaalo Warshadeed

Aug 14, 2009
Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan Celinta DKMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Ibraahim “…waxaa la balan qaadey in la sameeyo Magaalo Warshadeed oo ay Agoonta leedahay…” Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan Celinta DKMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo u waramayey Somalitalk ayaa ka warbixiyey Shir looga hadlayo arimaha Agoonta, Naafada iyo Haweenka Carmalka ah oo loogu qabtey... 

Ciyaarihii ugu Danbeeyey ee Somali Week oo ay iskugu soo hareen 4

Aug 14, 2009
Semi finalkii Somali Week London oo ay iskugu soo hareen kooxaha AL-HIJRA, HILTOP,ILAMOS & LIECESTER STARS. London 13.08.2009. Koobkii xiisaha badnaa ee ka socday magaalada London ee Somali Week London 2009 ayaa soo gaarey heerkii ugu dambeeyay kadib markii wareega labaad ay ka soo gudbeen 4 kooxood . Ciyaaro aad u xiisa badnaa oo dhaxmarey kooxaha kale ah: Ilamos v Milton Keynes Ilmos V Milton... 
Halkudheg: ,

Masaajidka Isbahaysiga oo reer Hamilton lacag loogu deeqay

Aug 14, 2009
Deeq lacageed gaaraysa $3940 oo la gudoonsiiyey imaamka masaajidka isbaheysiga islaamka somaliyeed ee Magaalda Muqdisho Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Ka dib markii uu burbur lixaad leh uu soo garay Masaajidka isbaheysiga islaamka ayaa samafalayaal katirsan Jaaliyada somaliyeed ee Magaalada Hamilton ee lodan iska soo uruuriyeen kaalmo lacageed dhan $3940 si dayactir iyo dib u habeyn loogu sameeyo... 

Baaq Nabadeed oo ku socdo kooxaha ay dirirtu u dhaxayso

Aug 14, 2009
Ujeedo: Baaq Nabadeed oo ku socdo kooxaha ay dirirtu u dhaxayso Gudoomiyaha ururka SORASOD: Eng Idiris Hassan Farah waxuu u baaqayaa kooxaha ay dirirtu u dhaxayso inay joojiyaan dagaalka si looga baaqsado dhiig sii daato Sidaa darteed waxaan ka dalbanaynaa kooxahaan dirirtu u dhaxayso inay si sharuud la aan ah u joojiyaan dagaalada ka hol cayo somaliya isla markaana la isugu yimaado... 

Qaar kamida Baracayaashii Muqdisho oo kacabanaya Biyo la’aan

Aug 13, 2009
Qaar ka tirsan Qaxooti cusub oo ka soo barakacay Dagaaladii u danbeeyay ee Muqdisho oo ka cabanaya Biyo la’aan iyo Musqulo la’aan. Qaxooti cusub oo dhawaan ka soo barakacay Dagaaladii u danbeeyay ee Magaalada Muqdisho islamarkaana degay xerooyin cusub oo ku yaal Deegaanka Taree Disho ee u dhexeeya Muqdisho iyo Degmada Afgooye ayaa si weyn uga cabanaya Biyo la’aan iyo Musqulo la’aan. Dadkaani... 
Halkudheg: , , ,

Hayadda Daryeelka Waayeelada oo Diiwaan galisay 1500

Aug 13, 2009
Hayadda Daryeelka Waayeelada Soomaaliyeed oo Gobalada Konfureed ka diwan galisay tiro gaareyso 1500 oo Wayeelo Soomaaliyeed ah. Uqeybsamaha Wadanka Soomaaliya ee Hayada Daryeelka Waayeelada Soomaaliyeed, Somali help-Age Association. Dr. Muuse sheikh cumar oo dhawaan ka yimid Dalka Soomaaliya asagoona soo diwaan galiyay Dad da’doodu ay udhaxeyso 60 ilaa 114, tiradooduna ay gaareyso 1500 oo qof... 
Halkudheg: ,

SOM_UNICEF:Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan

Aug 13, 2009
Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan iyada oo shaqaaqada ka dhanka ah hawlaha gargaarka ee kor u kacaysa ay dib u dhigeyso gaarsiinta sahayda nafaha lagu badbaadinayo NAYROOBI, KENYA, 13 Agoosto 2009: UNICEF ayaa maanta ku khasbanaatey in ay dib u dhigto diriddii boqolaal tan oo sahayda nafaqado oo loogu talagalay in looga hortago laguna daweeyo nafaqo-xumada ba’an ee soo wajahday in ka... 

Su’aad Xaaji oo loo ogolaaday inay Canada dib ugu soo laabato

Aug 12, 2009
Sucaad Haji oo ku dhawaad mudo sadax Bilood ah ku xirneed Kenya halkuu xaalkeeda ku danbeeyaa.? Su’ad Haji Mohamud waa Hooyo 31 jir ah heesatana Dhalasho dalka Canada balse asal ahaan ka soo jeeda dalka Somalia oo ku dhawaad muddo sadax Bilood ku xanibneed dalka Kenya ayaa ugu danbeyn dib u heshay xoriyad buuxa baarintaan dheer oo lagu saameeyay kadib. Suaad Haji Mohamud ayaa Kenya timid April... 

Maalinta dhalinyarada aduunka 12 August oo maanta Mogadishu laga xusay

Aug 12, 2009
Maalinta dhalinyarada aduunka 12 August oo maanta Mogadishu laga xusay Munaasibad lagu xusay maalinta dhalinyarada aduunka oo ay ka soo qeyb galeen mas.uuliyiinta labada gole ee barlamanka iyo xildhibaanada dowlada ayaa maanta algu qabtay magaalada Muqdisho ee gobolka banadir . Xuska loo sameeyey maalinta 12 August 12, 2009 ayaa waxaa soo qabanqaabiyey heya.adda soyden iyo hey.adda UNFPA waxaana lagu... 

Garoowe:Siminaar ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA

Aug 12, 2009
Siminaar ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA oo maanta si rasmi ah ugu dhacay Xarunta Jaamacada PSU ee Magaaladda Garoowe. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Siminaarkani oo ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA Somalia ayaa maanta waxa uu si rasmi ah uga dhacay Hoolka weyn ee jaamacada PSU ee gudaha magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland. Siminaarkani oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimay ayaa... 

Cambaarayn iyo Muqdisho ayaa qaadaysa Masuuliyada Dilka wadaada

Aug 12, 2009
CAMBAARAYN, TACSI IYO CALOOLXUMO! Ilaahay wuxuu Kitaabkiisa ku yiri (( Ruuxii u Dila Mu’min si Kas ah, Abaalkiisu waa Jahannamo oo u ku waaro dhexdeeda, Wuuna u Cadhoon Eebe wuuna Lacnadi wuxuuna u darbi Cadaab wayn)). Falka xasuuqaa ee foosha xun ee lala beegsaday Saaka 12/8 Salaaddii fajar ka hor magaalada Gaalkacayo Culimo ducaada oo martiya oo u dhalatay walaaleheen Muslimiinta Baakistaan,... 

Culumadii lagu lagu laayey Gaalkacayo oo la aasay

Aug 12, 2009
Culumadii lagu laayey Gaalkacayo oo la aasay Waxaa abaare afartii galabnimo bacdal casar laga qaadey maydadka culumadii la xasuuqay isbitaalka dhaga cade ee magaalada Gaalkacyo loona sii galbiyey qabuuraha cirjiife ee bariga magaalada. Waxaa aaska ka qaybgalay kumanayaal dadwaynaha reergaalkacyood ah oo isugu jira culumo, waxgarad, ganacsato,dhalinyaro iyo waliba qaybo kamida maamulka . dadwaynahaas... 
Halkudheg:

Ururka Rajo Charts oo Deeq lacageed gaarsiiyay curyaamiinta ku jirta Cusbitaal Martiini

Aug 12, 2009
Ururka Rajo Charts oo maanta Deeq lacageed gaarsiiyay curyaamiinta ku jirta Cusbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho. Waxaa manta Deeq Lacageed oo ka timid Gabdho Soomaliyeed oo ku dhaqan dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada Leicester Curyaamiinta ku jirta Cusbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Gabdhahaan oo ka tirsan Ururka Rajo Charts ayaa waxaa gudoomiye u ah Drs. Cosob Cali Kulane, mana... 

11-da Agoosto Maalin xasuus ma hadho ku ah Bahadda Saxaafadda Soomaaliyeed.

Aug 11, 2009
11-da Agoosto Maalin xasuus ma hadho ku ah Bahadda Saxaafadda Soomaaliyeed. Hotel Amiira ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay xaflad baroordiiq ah oo loo sameynayey agaasimhii Idaacadda Horn Afrik Cali Iimaan Sharmaake iyo Agaasimihii Idaacadda Capital Voice Mahad Axmed Cilmi oo iyagu la dilay 11-kii Agoosto 2007, waxaana xafladdaan ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay Dowladda Federaalka,... 

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Aug 11, 2009
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat . Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka bsmog2009@hotmail.com. Ama Teleefonada kala ah 002521-652930 002521-5500979 0025215477708 002521-5350000.  Read More →

Pakistaaniyiin Tabliiqa oo Gaalkacayo lagu laayey

Aug 11, 2009
Gaalkacayo: Masaajid ku yaala magaalada Gaalkcayo ayaa saaka salaadii subax lagu dilay shan nin oo dhalashadooda lagu sheegay Paskistaaniyiin. Waxaa iyana la dhaawacay laba nin oo kale, oo dhalashadooda Somali iyo Pakistani la gu wada sheegay. Wadaadan ayaa ahaa Jamaacada Tabliiqa halkaasna u joogay faafinta dacwada, sida ay caanka ku tahay Jameecada Tabliiqa. Warar hor dhac ah oo halkaas kasoo baxaya... 

Sh.C/qaadir oo ku baaqay in laga qayb qaato dhamaystirka Markazka Dacwada iyo Tacliinta

Aug 11, 2009
Fadiilatu Sh.C/qaadir Nuur Faarax (xafidahullaah) oo ku baaqay in laga qayb qaato dhamaystirka Markazka Dacwada iyo  Tacliinta ee Al-Xikma ee kawado Gaalkacayo. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Waxaa allaah mahadiis ah in dhismaha markazka Alxikma ee la dhagax dhigay 15/6/2009 uu marayo meel lagu farxo uuna gooyey masaafo dheer waxaana la shubay dabaqii koowaad bilawgii bishaan Ogosto een ku jiro, qaybtii... 

Australia Ardayda Soomaaliyeed Malaysiya wax haku barteen

Aug 10, 2009
Dawlada Australia Oo Tixgelin Siisay Qorshe Uu U Bandhigay Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Indonesia. Sida aan ka soo xigtay jariirad la yiraahdo The Age, taasoo ka soo baxda dalka Australia ayaa waxa ay war bixin ka qortay kulan muhiin ah oo dhex maray Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Indonesia Md. Maxamuud Colow Barrow iyo mas’uul sare oo ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee dalkaasi Australia... 
Halkudheg: ,

Sweden: Shir looga hadlay Qurba joogta iyo Maalgashiga PL

Aug 10, 2009
Shir balaaran oo looga hadlayey arimaha Puntlanad ayaa maanta ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Shirkaan ayaa loga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa maalgashiga dadka qurbo joogta ah ay wadaan iyo sidii diirada lagu saari lahaa in laga fekero in laga shaqeeyo sidii maamulka looga kaabi lahaa dhinacayo badan. Dr Yaasiin Faarax Cartan... 
Halkudheg: ,

Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Kuwait

Aug 10, 2009
Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Taariikhda Jaaliyadda somaaliyed ee kunool dalka Kuwait Sawiro kale oo dheeraada daawo Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay qaban qabadeedana ay lahaayeen Safaaradda soomaaliddu ku leedahay dalak Kuwait oo ugu horeeyo Danjire : Abdulkadir Amiin shekh iyo lataliya yaashiisa kala ah Abdulkadir sufi Mohamed (muriidigolf) lataliyaha Arrimaha Siyaasadda... 
Halkudheg: , , ,