Home » Warar

Hay’adda UNHCR waxay ugu baaqday dowladaha caalamiga ah inay xoojiyaan badbaadinta qaxootiga ka imaanaya Soomaaliya.

May 12, 2010
Hay’adda UNHCR waxay maantay soo saartay tilmaamayaal siyaasadeed oo qeexaya badbaadinta dadka ka soo cararaya Soomaaliya. Tilmaamayaashaasi waxaa loogu tala galay in kor loogu qaado sidii si isku mida loogu wajahi lahaa wax kaqabashada dadka u baahan badbaadinta ee ka imaanaya Soomaaliya. Tilmaamayaashani waxay kaloo ku dhiiri gelinayaan dowladdaha inay sida ugu balaaran uguna macquulsan u eegaan... 
Halkudheg: ,

Minneapolis: Soo dhaweyn loosameeyay Madaxa Ururka Caawiye Foundation Trust

May 12, 2010
Waxaa Booqasho ku tegey Madaxa Xarunta Somaliya Caawiye Foundation Trust Mudane Kamaal Xasan Culuso, Cariga mareykanka magaaladiisa Minapolis, oo ay halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyeen Dhamaan Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Culimaa’udiinka, Haweenka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, iyo dhamaan Bulshada weynta Beesha Mudulood. Waxaana xafladaasi sida heerka sare ahi loo soo agaasimay leyskula soo... 
Halkudheg:

Hay’adda CDHR oo siminaarku saabsan Doorka Bulshada Rayidka kaga qayb qaadan karto Cadaaladda u qabatey

May 12, 2010
Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 30 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culama’udiin, Odayaasha dhaqanka, Hayadaha Xuquuqda Aadanaha , Haween,Dhalinyaro iyo Bahda Warbaahinta waxaana... 

Axmadu Oulad Cabdalla oo lagu Cadaadinayo in uu ka tago shaqada Ergeynimo ee Soomaaliya

May 11, 2010
Axmadu Oulad Cabdalla oo ah Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayey ama soo gaarayey maalmahan Dhaliilo kaga imaanayey qaar ka mid ah Beesha Caalamka iyo Xubno ka tirsan Dowlada Federaalka ka dib markii uu ku guuldareystey in uu wax ka qabto xaaladda soomaaliya oo marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneyso islamarkaana Dagaalada ka sii socd soomaaliya ay... 
Halkudheg:

Wabiga Shabeelle oo Kusoo fatahay qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada B/weyne

May 10, 2010
Mar qura ayaa habeenimadii Isniinta saqdii dhexe waxaa dadku ay maqleen qaylada Raha oo yeerta marka ay biyo kasoo baxaan Wabiga, iyadoo dadkii daganaa Xaafadaha Dhagax Jibis, Bacaadaha ay iskaga baxeen guryahooda markii ay biyaha Wabiga ugu soo galeen. Xaafadaha qaar ayaa ah kuwa haawanayay markii qoysaskii daganaa ay iskaga baxeen, kuwaasi oo dagay Xaafado kale oo aysan biyaha wali gaarin halka kuwa... 
Halkudheg: , ,

Kulan Sannadeedkii Labaad ee Ducaadda Gobolka Western Cape ee Koonfur Afrika 2009/2010

May 10, 2010
Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 09/05/2010 lagu qabtay magaalada Cape Town Kulan sannadeedkii labaad 2009/2010 ee ducaadda iyo waxgaradka ku nool Gobolka Western Cape ee Waddanka K/Afrika, Kulankan waxaa soo qaban-qaabiyay Xafiiska dacwada ee Majlisa Albayaan Al-Islaami faraciisa(Wetern Cape), waxaana lagu qabtay Madarasada As-sunnah oo ku taalla xaafadda soomaalidu ku badan tahay ee Bellville,... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid oo 150 Maalmood laga hoos qaadi waayey warqad uu u Qoray Qarammada Midoobay

May 10, 2010
Warqadiisii taas ka horaysay ee dhul-badeedka Soomaaliyeed baylahda gelinaysay waxaa  laga aqbalay 7 cisho gudahood… Faalladii SomaliTalk.com : Taariikhdu waa macallin. Waana waxa lagu xisaabtamo marka la doonayo in Qaran la jiheeyo. Dhacdo taariikhi ah marka sida saxda ah loo wajaho waxay hordhac u noqotaa horumar. Haddiise la iska indhasaabo cawaaqibka ka dhalan kara uma baahana shaaraxaad. Faalladeena... 
Halkudheg:

Maxamed Yuusuf Xeefow” heshiiskii aan la gaarney Dowlada waa naga go’an tahay in aan fulino

May 10, 2010
Iyadoo dhawaan heshiis ay wada gaareen Dowladda Federaalka iyo Ururka Ahlusunna Waljameeca ayaa haddan Guddoomiyaha guud ee Ahlusunna Waljameeca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan waxa uu ku dhawaaqay isla markaana meel fagaare ah ka sheegay in gebi ahaanba uu burburay heshiiskii Ahlusunna Waljameeca iyo Dowladda Federaalka, isagoo sheegay in heshiiskaasi ay gacanta la soo galeen koox saddexaad oo uu ku... 
Halkudheg:

“Aadan Madoobe oo doonaya in uu baarlamaanka ku caburiyo ciidamada Qaranka & AMISOM”

May 9, 2010
Xildhibaanada Baarlamaanka “Kursi cid xoog ku heysan karta majirto harey ayaana lagu waayey”… Kulan ay yeesheen Xubnaha barlamanka ee diidan shirgudoonka ayaa ku dhawaaqay maanta (Sabti May 8, 2010) in aysan ka qeybgalaynin haddii shir uu qabto sheikh Adan Madoobe oo ay sheegeen in xilkiisii goor hore ka dhacay. (DHEGEYSO) Xildhibaan Cumar Islow oo la hadlay saxaafada ayaa yiri: (Sheikh... 
Halkudheg:

Haya’dda Maxaliga ee Relief for Africa (RFA) waxay ka qaybgelisaa Tartanka Shirkadda Pepsi ka wado dalka Mareynka Gudahiisa

May 8, 2010
VOTE NOW ! Halkan codkaaga ka dhiibo: http://www.refresheverything.com/empoweryouth   Waxay Shirkadda Pepsi bilowday bishii Febraayo 2010 tartan loogu magic daray U Codeynta Afkaarta Cusub ee wax looga qabanayo arrimaha Bulshada iyo Deegaannada, wuxuuna yahay mid bile ah ee u furan dadweynaha, ganacsatada, iyo Haya’ddaha Daryeelka ee aan ahayn faaiidodoon ee ku sugan Dalka Mareykanka. Waxaan tartanka... 
Halkudheg:

Shir balaaran oo ay isugu Yimaadeen Soomaalida ku nool dalwaynaha shiinaha.

May 7, 2010
iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo heshiis hor-u-dhac la galay Ganacsato reer Turkey ah… … Warbixin: Shiinaha: Kulan ballaaran oo ka dhacay Gobolka Hubei Waxaa dhawaan ka dhacay Magaalada Wuhan ee Gobolka Hubei ee dhul waynaha shiinaha, kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen soomaali ku kala nool Gobolada kala gadisan ee shiinaha. Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay safaarada Soomaalida ee... 
Halkudheg: ,

Gurmad caafimaad oo lacag la’aan ah aan usameenay Naafada xooga Soomaaliyeed ee dagaan isbitaal martiini

May 7, 2010
iyo MSF oo Waqooyiga Gaalkacyo ka furtay waax bukaan socod eegto caruurta Gurmadkan caafimaad waxaa ka faa’iideystay dad gaaraya 200 bukaan oo isugu jira Naafada xooga dalka Soomaaliyeed, caruur iyo Hooyooyin soomaaliyeed, lacag la’aan ah u helay daryeel caafimaad… ASSALAMU ALEYKUM Mogadishu-Somalia Waxaa sharaf weyn inuu ah ala mahadiisna ah inaan idiin soo gudbino gurmad caafimaad ay... 
Halkudheg:

UNICEF oo taageertey sameynta nidaam cusub oo biyo siinaya magaalada Marka, Soomaaliya

May 7, 2010
Nayroobi, Kenya, 7 Maajo 2010 – UNICEF oo kaashaneysa bulshada degaanka ayaa dhammeystirtey nidaam cusub oo biyo siinaya magaalada marka ee ku taalla Bartamaha-Koonfurta Soomaaliya kaaas oo ay ka faa’iideysanayaan 31,500 oo qof halkaa deggan. Xaaladda nadaafadda iyo fayadhowrka ee magaalada Marka ayaa si weyn u wanaagsanaatey taas oo uu keeney mashruucan oo ay hawshiisu ka mid ahayd ballaarinta... 
Halkudheg:

Ahlusunna Waljameeca oo daboolka ka qaaday in gebi ahaanba uu burburay heshiiskii ay la galeen DFKMG

May 7, 2010
 Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa dadweyne isugu soo baxay khudbad dheer u jeediyey Guddoomiyaha guud ee Ahlusunna Waljameeca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan, waxa uuna sheegay in gebi ahaanba uu burburay heshiiskii ay la galeen Dowlada Federaalka isagoo sheegay in heshiiskaasi aysan daacad ka aheyn Dowladda Federaalka.   Macallin Maxamuud waxa uu sheegay in gacan saddexaad ay soo gashay heshiiskaasi... 
Halkudheg:

Somalida Minnesota oo taageertay Musharax-nimada Prof-Faarax Daahir Sheikh Noor ee jagada State Superintendent of California

May 5, 2010
Jaaliayadda Soomaaliyeed ee Minnesota oo si wacan usoo dhawaysay Musharaxa. Maalintii axada oo ay taariikhduna ahayd 02/May/2010 ayaa waxaa boqolaal dad ah oo ka mida Soomalida gobolka Minnesota ku nooli ay isugu yimaadeen siaan horey loo arag xarunta Braint Colle Community Center, si ay utaageeraan musharaxan oo isagu u sharaxan jagada State Superintendent of California oo u dhiganta wasiirka waxbarshada... 
Halkudheg: ,

Wax wadahadal ah kama dhaxeeyo ONLF iyo Itoobiya(gudoomiyaha jwxo).

May 4, 2010
Wax wadahadal ah kama dhaxeeyo ONLF iyo Itoobiya(gudoomiyaha jwxo). Xoogga dalka Ogadenya  oo dagaala isdaba Joog ah kuqaaday Ciidamada itoobiya. Ururka Hooyooyinka Ogadenya ee Minnesota oo  soo gaba gabeeyay Shirkoodii. Ciidanka Gumaysiga oo Magaalada Dhagax buur Shacabka Dhib ugu Gaystay. Magaalada Godey oo bandow lagu soo rogay maqribka kadib ilaa subaxii.   Hooyo ay ciidanka gumaysigu ku mariyeen... 
Halkudheg:

Lamaanihii Ingiriiska ee afduubka lagu haystay oo lagu wado in xoriyadooda dib u helaan maalmaha soo socda

May 4, 2010
Wararka naga soo gaaraya Degmada Xarardheere ayaa waxay sheegayaan in uu gebagebo marayo wada hadal u dhexeeyey Ragga afduubka ku haysta Lamaanaha Ingiriiska Paul iyo Rachel Chandler iyo Koox kale oo iyana ku hawlaneyd sidii lagu sii deyn lahaa, waxaana arrintaasi soo dedejiyey markii mid ka mid ah Ururada Islaamiga ah ee ka dirira Soomaaliya oo lagu magacaabo Xisbul Islaam ay la wareegeen degmada... 
Halkudheg:

Ururka Mu’tamarka Islaamka oo sheegey in sii laba laabi doonaan kaalmadii ay siin jireen Shacabka soomaaliyeed

May 3, 2010
Waxaa maalmahan Magaalada Muqdisho joogey wafdi ka socdey Ururka Mu’tamarka Islaamka  kuwaas oo kulamo la yeeshey Dowladda Federaalka iyo qaybha kala ee bulashada iyadoo intii aysan ka dhoofin Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayey halkaas ku qabteen Shir jaraaiid waxayna sheegeen in ururkooda gacansiin doonaan bulashada soomaaliyeed oo xiligaan ku jirta dhibaato aad u baahsan , wuxuu kaloo... 
Halkudheg:

“Axmed Walad Cabdalla ayaa Masuul ka ah Dhibaatada ka Dhextaagan Baarlamaanka Soomaaliya” Warsaxaafadeed

May 3, 2010
Warsaxaafadeed ay soo saareen 301 Xildhibaan oo Muqdisho ku sugan ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatada ka dhex taagan Baarlamaanka Federaalka Kumeelgaarka uu masuul ka yahay Axmed Walad Cabdalla oo ah Ergeyga Gaarka ah ee arrimaha Soomaaliya u qaabilsan Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay (QM). Qoraalka ka soo baxay xubnaha Baarlamaanka Federaalka Kumeelgaarka ah (BFKMG) oo ku qornaa luqadda Ingiriisiga... 
Halkudheg:

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareynaya weerarkii qaraxa ahaa ee lala beegsaday masjid ku yaalla magaalada Muqdisho

May 3, 2010
Xafiiska Qarammada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WARSAXAAFADEED 09/2010 Nairobi, 2 May – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah, wuxuu si kulul u cambaareeyay qaraxyadii shalay ka dhacay Masjidka Cabdalla Shideye ee ku yaalla suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho qaraxyadaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen Soomaali... 
Halkudheg: ,

Warbixin iyo Waraysi: Urur Ujeedadiisu Tahay Dhameynta Colaadaha Wadamada Geeska Afrika

May 2, 2010
 oo  Maalintii Seddaxaad Ku Shiraya Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee Caasimada Dalka Jabuuti, Wareysi Aynu Idiinkaga Hayno Xubin Ka Tirsan Ururkaas Urur Ay Ku Mideysan Yihiin Xubno Ka Kala Socda Dalallka Geeska Afrika oo Ujeedadiisu Tahay Dhameynta Colaadaha Geeska Afrika, Ka Shaqeynta Is-dhex gelka Bulshada Todobada Wadan iyo Kor u Qaadida Dhaqaalaha Wadamada Geeska Afrika oo Lagu Aas aasey Novembar... 
Halkudheg:

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Cambaareynaya Qaraxyada Masjidyada

May 2, 2010
Haddii aan nahay Bahda Ururka Waddaniga Soomaaliyeed waxaan halkaan ka soo jeedinaynaa baaq Cambaareyn ah oo ku saabsan Qaraxyada lala beeganayo Masjidyada. Waxaa qaraxyo lagu weeraray masjidyo ku yaalla magaalada Muqdisho iyo Kismaayo. Waxaana ku halaagsamay Ummad Soomaaliyeed oo Cibaadeysanaysa. Waxaan Allah SWT ka beryeynaa dadkii ku geeriyooday Qaraxyadaas inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo,... 
Halkudheg: ,

Bayaan ku aaddan xasuuqii ka dhacay masjidka Bakaaraha

May 2, 2010
Qoraal ay soo saareen culimo Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay xasuuqii ka dhacay masjidka Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Bayaankaas ayaa u qornaa sida hoos ku qoran: بسم الله الرحمن الرحيم   الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وأصحابه 1.     waxaan cambaaraynaynaa xasuuqii ka dhacay masjidka Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,... 
Halkudheg: ,

30 Qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay masaajid ku yaal Muqdisho…

May 1, 2010
Qaraxyo ay Dadbadani Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Masjid Ku Yaala Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Wararkii ugu horeeyey waxay tibaaxeen In ka badan 18 -ruux ayaa ku geeriyootay qarax xoogan oo ka dhacay gudaha Masjid ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha, qeybtiisa Cabdalle Shideeye, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen qaraxyo is xigxiga oo ka dhacay goobtaas, kuwaasoo aan la aqoon cidda ka dambeysay.... 
Halkudheg:

80 Xildhibaan oo ka soo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo Sheegay in Waqtigii ka dhammaaday Guddoonka Baarlamaanka

Apr 30, 2010
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka DFKMG oo Sheegay in Waqtigii ka dhamaaday Sheikh Aadan Madoobe – Shirjaraa’id: Wasiirada iyo Xildhibaanada Bay iyo Bakool oo Shaaca ka qaaday in aan waxba ka khusayn War Murtiyeedkii ay April 30 sida wadajirka ah u soo saareen madaxweynaha DFKMG, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha DFKMG. “War murtiyeedkaaas wax weyn oo... 
Halkudheg: