Home » Warar

Sawirka Farmaajo qofkii aan sidan oo aan mari karin jidadka Muqdisho inta ay ka taliso DFKMG

Jun 12, 2011
iyo Taageerayaasha Labada Shariif oo wada Qabaqaabada Banaanbax lagu Taageerayo Go’aamadii Shirkii Kampala- Dhankaa kale Xubno ka Madaxbaan labada dhinac oo ka digey in Banaanbaxyada isku bedelaan Weji kale iyo Maxamed Dheere oo sheegey in dadka lagu qasbay in ay qaataan Sawirka Farmaajo Iyadoo weli ay sii socdaan Banaanbaxyada lagu taageerayo Raiisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo... 
Halkudheg: ,

Golaha Wasiirada DFKMG: Heshiiska Kampala waa in la horgeeyo Baarlamaanka

Jun 11, 2011
Is-casilaadda Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisu iyo hirgelinta qoddobada kale ee heshiika Kampala waxay ku dhaqan-geli karaan oggolaanshaha Baarlamaanka… Sidaas waxaa lagu sheegay Warasaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFKMG, kaas oo warka intaas raaciyey “Golaha Wasiirada waxay weli u arkaan in danta dalka iyo dadka ay ku jirto in muddo hal sano ah dib loo... 
Halkudheg:

Munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayay ku dhowaad 600-Arday oo Muqdisho lagu qabtay

Jun 11, 2011
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay in ku dhow 600-arday oo ka qalin jebisay gaar ahaan Hotelka Bikiin4, waxaana munaasabadaasi soo qabanqaabiyay iyadoo munaasabadaasi ay soo qabanqaabiyeen Xarunta Aqoonta ee EDC iyo Xarunta Horumarinta Aqoonta ee SOCWE (Somali Center For Women Empowerment). Halkan ka daawo sawirada Xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda... 
Halkudheg:

Aas Qaran oo loo sameeyey Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amnigga ee Dowladda Federaalka oo Qarax lagu diley

Jun 11, 2011
Xarakadda Al-Shabaab oo Meesha ka saarey in Qaraxii lagu Diley Wasiirkii Arrimaha Gudaha ay u adeegsadeen Haweeney Markii Habeen hore Gurigiisa Qarax lagu diley Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Dowladda Federaalka Cabdi Shakuur Shiikh Xasan Faarax ayaa waxaa maanta loo sameeyey Aas Qaran kaasoo oo uu ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada gaar ahaan Qabuuraha Shikh Suufi ayaa waxaa ka qaybgaley... 
Halkudheg:

Wasiirkii Arrimaha Gudaha DFKMG C/shakuur Sh. Xasan oo Qarax ku geeriyoodey

Jun 10, 2011
Muqdisho: Dowladda Federalka KMG ah ayaa warsaxaafadeed ku caddaysay in uu geeriyooday Wasiirkii Arrimaha Gudaha DFKMG Cabdishakuur Shiikh Xasan Farax kaddib markii gurigiisa qarax ka dhacay uu ku geeriyoodey, Jimce 10 June 2011. Marxuum C/shakuur Sheikh Xasan ayaa u geeriyoodey dhaawacmay ka soo gaaray qarax is miidaamin ahaa oo ka dhacay gurigiisa, taas oo wararka ugu horeeya ee ka soo baxay ay... 
Halkudheg:

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Labada Shariif, laguna Taageerayo Farmaajo oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Jun 9, 2011
Ciidamada Qalabka sida oo Digniin u direy Labada Shariif – (Farmaajo haddii uu ka Dhabeeyo Iscasilaada labada Shariif waa uu kaaga Adkaadey Siyaasaadda) Qaraxyo Ismidaamin ah oo Goor Dhaweyd ka dhacay Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho Farmaajo oo marki iuu ku laabtay Muqdisho, asagoo la socdey Sheikh Shariif, ayaa dadweyne taageere u ah waxay Farmaajo weydiiyeen su’aalo, waxana uu... 
Halkudheg:

Go’aankii Kampala: Waa in Farmaajo is casilo, Labada Shariifna waa in waqtiga loo kordhiyo hal sano

Jun 9, 2011
Kulamadii ka dhacay magaalada Kampala ayaa waxaa ka soo baxay qodobo ay ka mid yihiin in madaxweynaha DFKMG iyo Afhayeenka Baarlamaanka waqtiga loo kordhiyo muddo hal sano ah ilaa August 20, 2012. Waana in ra’iisul wasaaraha DFKMG uu is casilo marka heshiiskaas (labada Shariif) la saxiixo muddo 30 beri gudahood ah, isla markaasna uu madaxweynaha DFKMG uu soo magacaabo ra’iisul wasaare cusub,... 
Halkudheg:

Ururka Midowga Ardayda & Dhalinyarada Ogaadeenya ee Magaalada Perth caasimada Galbeedka Australia oo xaflad balaadhan u qabtay Jaaliyada Soomaaliya

Jun 8, 2011
Xaflad aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Ardayda & Dhalinyarada Ogaadeenya ayaa lagu qabtay Magaalada Perth ee caasimada Galbeedka Australia waxaana xafladaas ka qayb galay Wariye Qorahay Media ka tirsan oo warbixin dheer ka soo diyaariyay. Ururka Midowga Ardayda & Dhalinyarada Ogaadeenya laantiisa Galbeedka Australia ayaa caawa oo taariikhdu ay ku beegantahay 05/06/11... 
Halkudheg:

Farmaajo oo Booqday fariisimaha ciidamada Dowladda FKMG ah ee degmooyinka Hodon iyo Boondheere

Jun 8, 2011
“Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta kormeeray jiidaha hore ee degaalka ee fariisimaha u ah ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed, gaar ahaana goobihii ay dhowaantan kala wareegeen kooxaha dowladda ka horjeeda ee degmooyinka Hodon iyo Boondheere.” Sidaas waxaa ku bilowday warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG, warsaxaafadeedkaas... 
Halkudheg:

Ciidamada AMISOM oo labo Jibaaray Madaafiicda ay ku Garaacayaan Goobaha Dadka Rayidka ah Degan yihiin

Jun 7, 2011
Iyadoo weli uu jiro dagaalo u dhexeeya Ciidamada AMISOM iyo Ciidamada DFKMG oo isku dhinac ah iyo Xarakada Alshabaab ayaa dadweynaha ku nool Magaalada Muqdisho waxay si aad ah ugu walaacsan yihiin madaafiicda xoogga leh oo ka soo dhaceysa fariisimada ciidamada AMISOM ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, waxaana madaafiicdii ugu dambeeyey ku dhacaan Xafaadaha Yaaqshiid, Huriwaa, Kaaraan iyo Dayniile iyadoo... 
Halkudheg:

Sarkaal Sare oo Ciidamada Uganda ka Tirsan oo looga diley Dagaalkii ka Dhacay Degmada Boondheere

Jun 7, 2011
Waxaa Tododbaadyadii la soo dhaafay Magaalada Muqdisho ka dhacayey Dagaalo aad u qaraar kuwaas oo u dhaxeeyey Ciidamada Amisom iyo Ciidamadda Dowlada Federaalka KMG oo isku dhinac ah iyo Xarakadda Al-shabaab, waxayna Dagaaladii ugu Cuslaa ay ka dhaceen Maalintii Sabtida ahayd Degmadda Boondheere waxaana dagaaladaas la isku adeegsadey Hubka Culus iyo midka fudud , waxaana la xaqiijiyey in dagaalkii... 
Halkudheg:

Farmaajo: Mushahar uma hayno 550 Xildhibaan oo dalka ka maqan, oo aan Australia lacag uga daba geyno..

Jun 6, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa sheegay in aysan mushahar u hayn 550 xildhibaan oo dalka ka maqan, ayadoo ay carruurteenii gaajaysan yihiin ma aha in aan lacag Australia uga daba geyno xildhibaano halkaas ku maqan… Codka hoos ka dhegeyso.. Marka hore akhri warsaxaafadeedkii ka soo baxay kulankii Golaha Wasiirada DFKMG ee June 5 Warsaxaafadeed Muqdisho, Axad, 05 June 2011 – Shir ay maanta... 
Halkudheg:

Ardayda Jaamacadda Qardho oo u fariistay Imtixaankii Sanadka 2010-2011 iyo wafdi booqday Jaamacadda

Jun 6, 2011
Ku dhawaad 250 arday oo wax ka barta Jaamacadda Bariga Soomaaliya (East Somalia University) ayaa si rasmi ah ugu fariistay maantay (04.06.2011) Imtixaanka Sanadlaha ee 2010-2011, kuwaas oo ka kooban qeybaha kala duwan ee kuliyaddaha Shareecadda iyo Maamulka & Dhaqaalaha. Ardayda ayaa intii ay ku jireen imtixaanka waxaa booqasho ugu yimi qaar ka mid ah Aqoonyahanada,Odayaasha,Masuulyiinta Dowladda... 
Halkudheg:

Dowladda KMG ah oo Shaacisay inuu Dhaqan galay Qaadashada Leesinka iyo Taargooyinka Noocyada kala duwan ee Gaadiidka

Jun 6, 2011
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekedaha, Cirka iyo dhulka Dowladda KMG ah Md. Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) oo Saxaafadda kula hadlayay xarunta Wasaaradaasi ayaa ka warbixiyay howlaha ay Wasaaradiisu qabatay, isagoona sheegay ugu horeyntii inuu u mahad celinayo Golaha Wasiirada oo iyagu ansixiyay qaadashada Dokumentiga Gaadiidka Dalka. WaxaA uu sheegay Agaasime Dhagaxtuur in 75% Gaadiidleyda ay... 
Halkudheg: ,

Guddi Qaban Qaabo Salaadiinta Soomaaliyeed oo Looga Dhawaaqay Dalka Jabuuti Iyo Dood Muhiim Ah, warbixin muhiim ah .

Jun 5, 2011
Guddi  la magac baxay, Gudiga qaban qaabada Salaadiinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin lix ka mid ah beelaha dega Koofurta Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay June 1, 2011 Hoteel Rayaan ee Caasimadda dalka Jabuuti. Gudigan oo in mudo ah lagu hawlanaa dhismihiisa, islamarkaana u muuqda mid soojiidanaya dhegaha iyo dareenka dadka u heelan xal u helida arrimaha soomaaliya, ayaa  todobo xubnood... 
Halkudheg:

Kampala: Kulan Madaxda Puntland iyo Jaaliyada Reer Puntland ee Uganda – Warbixin iyo Sawirro

Jun 5, 2011
Kulankaan oo ahaa kii ugu horeeyay oo Madaxweynaha Puntland uu la yeesho Jaaliyada Reer Puntland ee ku nool Dalka Uganada ayaa waxaa lagu Qabtay Hoteelka weyn ee Sarena kulankaan oo ahaa Xaflad aad u balaaran oo uu soo qabanqaabiayay ganacsade Cumar Xaaji Axmed ( Mondela ) oo ah Ganacsade Reer Uganda ah oo Soomaaliyeed markastana aad u soo dhaweeya Madaxda Soomaaliyeed ee timaada Dalka Uganada qaas... 
Halkudheg: ,

Xarun loogu Magacdarey Xarunta Dhex-Dhexaadnimada iyo Wada Hadalka oo looga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho

Jun 5, 2011
  Waxaa Xarunta Muqdisho Media House lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey kuna saabsaneyd Furitaanka Xarun loogu magacdarey Xarunta Wasadiyada iyo Wada- Hadalka ama Xarunta Saxida Fahamka Waxaana ka qayb galey 50 Culimo ah ka kala socdey qaybaha ay ka kooban yihiin Suufiyada , Xarakaadka Islaamka iyo Culimo aan dhinac ka tiraneyn waxayna Xaflada isugu jirtey Furitaanka Xarunta... 
Halkudheg:

Qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka oo Codkooda ku biiriyey Badbaadinta Suuqa Bakaaraha

Jun 3, 2011
Kulan ay soo abaabuleen Ururrad Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee oo looga hadlayay sidii lagu badbaadin lahaa hantida taalla Suuqa Bakaaraha oo ay dagaallada ka socda Muqdisho ay ku dhawaadeen ayaa ka dhacay xarunta ay hay’adda SOSCENSA ku leedahay Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay 25 xubnood oo ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada sida: Culumaa’uddiinka, Ganacsatada, Ururrada... 
Halkudheg: ,

Magacaabis: Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Cirka, Dhulka, Badda iyo Dekedaha

Jun 3, 2011
Warsaxaafadeed Muqdisho, Khamiis, 02 June 2011 – Shir ay maanta golaha wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen arrimaha amniga, Sharciga Hay’adaha Maaliyadda, tariifooyinka canshuuraha, Sharciga Bankiga Dhexe iyo magacaabid Agaasime Guud. Halkan ka dhegeyso Warsaxaafadeedka [audio:http://somalitalkradio.com/2011/jun/afhayeenka_tfg_2011.mp3] Ra’iisul... 
Halkudheg: ,

Weriye Soomaaliyeed oo u Shaqeynayey TV-ga Horn Cable oo lagu diley Wadanka Koonfur Afrika

Jun 2, 2011
Wararka naga soo gaaraya Dalka Koonfur afrika waxay sheegayaan in halkaa lagu diley Wariye u shaqeynayey Telefishinka Horn cable oo fadhigiisu yahay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland waxaana Weriyahaas lagu Mgacaabaa Ibraahim Axmed Xasan (Zaki ) , waxaa dilkii geystey kooxo ku hubeysnaa Bistoolado. Kooxda falka Dilka ah geysatey ayaa waxaa na loo sheegey in markii Weriyaha ay dileen ay ka qaateen... 
Halkudheg:

Xaruunta Cilmibaarista iyo Warfaafinta ee Alshahid oo qabtey dood ku saabsan sida loo Caawin karo Dadka Naafada ah

Jun 1, 2011
Waxaa Hotel Paradise ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey dood laba Maalmood socotey oo ku saabsaneyd sida loo taageeri karo ama loo Caawin karo dadka Naafada ah waxaana soo qaban qaabiyey Xarunta Cilmi Baarista iyo Warfaafinta ee Al-Shahid waxaana ka qaybgaley Ururrada Naafada , kuwa Indhoolayaasha , Hayadaha Maxaliga ah iyo Warbaahinta Furitaankii Doodaas ku saabsnayd sida loo Caawin karo... 

DFKMG oo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho si rasmi ah ugu wareejisey Shirkadda SKA

May 30, 2011
Shirkadaha Diyaaradaha  iyo Shacabka Soomaliyeed oo Walaac ka muujiyey Wareejintaas – Garoonka Diyaaradaha  ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtey Xaflad Dowladda Federaalka ku wareeginysey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Shirkad ajnabi ah oo lagu Magacaabo SKA waxaana Xafladii lagu wareejinayey goob joog ka ahaa Wasiirka Gaddidka Cirka iyo Dhulka Axmed Cabdiraxmaan Cabaade iyo Masuuliyiinka... 
Halkudheg:

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku go’doonsan Xero Qaxooti oo ku Taal xuduudda Liibiya iyo Tuuniisita

May 30, 2011
MSF: WAR-SAXAAFADEED Qaxooti Soomaali ah oo ka mid ah dadka ku go’doonsan xerada Shousha BEN GARDANE/GENEVA, 26 Maajo 2011 – Iyada oo ay ka sii dareyso rabshadda ka taagan xero qaxooti oo ku taalla xuduudda Tuniisiya-Liibiya, ayaa Dhakhaatiirka Aan Xuduudda Lahayn/Médecins Sans Frontières (MSF) waxaa welwel geliyey xaaladda qaxootiga ku lug go’an xerooyinka ku-meelgaarka ah ee ay rabshadduna... 
Halkudheg:

“Puntland iyo DFKMG ma isku waafaqsan yihiin Sharciga Badda ee loo gudbinayo QM” – Jawaabtii Wasiirka Maaliyadda Puntland

May 30, 2011
Badda Soomaaliya “Difaac ayey u baahan tahay, ee uma baahna warqad la saxiixo” – Wasiirka  Maaliyada ee Dawlad Goboleedka Puntland Faarax Cali Shire oo dhawaan booqasho ku tegey magaalada London ee dalka Ingriiska, ayaa waraysi uu la yeeshay Telefishanka Somali Channel waxaa su’aal laga weydiiyey Badda Soomaaliya iyo in sida uu u arko in Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ay... 
Halkudheg: ,

Golaha Wasiirada DFKMG oo soo dhoweeyey go’aanadii ka soo baxay shirkii Nairobi ee QM

May 29, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirada – Muqdisho, Axad, 29 May 2011 – Shir ay maanta golaha wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Shirkii Golaha Ammaanka ee QM ay la yeesheen Madaxda Qaranka, xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyaha Guud... 
Halkudheg: ,