Home » Maqaallo
Gabay: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”
Gabaygan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”. Wuxuu dabajooga gabay uu horay u tiriyay abwaan Cabdilaahi Kowtame, oo ku baxay webset-ka Somalitalk, gabaygaas oo magaciisu ahaa “Duni”, ayuu abwaanku kaga hadlay dhibataada Soomaalida haysata, waxaana erayadii abawaanka ka mid ahaa:
Mowloow masaakiintu waa magan Ilaaheye
Mowloow mar noolee dalkaan waan muraal...
Toogo iyo tab-kac – Maqaal Caydaruus C. Keenadiid
Astaynta Puntland ma ahayn ban-ka-ood, caadifad iyo laab-la-kac ku timid, balse waxay ahayd baahi, qaddiyad, rabitaan iyo masiir ay bulshadu toogeysatey.
Inkastoo ay 13 sano jirsatey bilana uba dheer yihiin, haddana tabargal waa noqon weydey, inay hanaqaaddana lagala caalwaa.
Dhammaan, iyadoo aanba la kala soocin maamuladii daadihinta Puntland lagu aaminey waa ku fashilmeen inay tubtii dimoqraaddiyadda,...
Midnima La’aantiina Roadmap , Shirka London, Iyo Mid Kalaba Waa Faashil
Idinkaa mooday mooyee weligood saaxib idinlama noqon, waxay saaxib u ahaayeen dantooda , Ingriiska Hargaysa saaxib lama noqon ,Talyaaniga koofur saaxib lama noqon, haddeer Amisom Muqdisho saaxib lama ahan, Puntland kuwa haddeer dhegta ugu sheegayo waxaad gaarteen heer aduunka idinla mucaamilo saaxib lama ahan, Bakool, Bay, Beladweyne ,Bu’aale ,Baardheere iyo Buurdhuubo kuwa dabaabadaha ku soo...
Mawliid Axmed Iley (Isbaandhays) oo loo doortay Gudoomiyaha Ururka Ardeyda Soomalida ee Dalka Malaysia.
Doorasho si heer sare ah loo soo agaasimaya ayaa ka dhacday Magaaladda Kuala Lumpur ee Dalka Malaysia gaar ahaan Hoolka jaamacadda UIA da. Doorashadan oo ay soo qaban qaabiyeen Guddiga doorashadda ee Ururka Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Malaysia ayaa waxaa lagu dooranayey Gudoomiye cusub oo uu yeesho uruku, waxaana ku tartamayey musharixiin dhan 4 arday oo kala ah: Mawliid Axmed Ileey,...
Ha u nixin! waxey noo sheegeen inay agtooda ku soo dhacday lug ka go’an anqowga hoostiisa oo ka soo duushay goobtii qaruxu ka dhacay!
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ( محمد رسول الله والذين معه أشداء على الكفار رحماء بينهم) Dhaqan ahaanna muslimiinta waxaa lagu yaqaannay inay isu damqadaan haddii qayb iyaga ka mid ah dhibaato soo gaadho, ama cadow ka taag-rooni dulmiyo ama duruufo...
TACSI:MACALIN DAAHIR AWEYS ALLA HA U NAXARIISTO
Sh. Maxamed Idris Axmad: Naf walbaa geeri waa dhadhamineysaa, Ilaahay xaggiisa ayaana loo wada noqonoyaa. Innaa Lilaah wa inna Ileyhi Raajicuun..Macalin Daahir Aweys Ilaahay naxariistii Janno ha geeyo, daraja sarena Allaha siiyo, Eheladiisii iyo Qaraabadiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. macalin Daahir wuxuu ahaa nin Ilaahay cimrigiisa barakeeyey, qoys wanaagsan ayuu Ilaahay asaas uga dhigay, durriyad...
Talooyinka beeshu ma anfacayaan tolweynaha
Waxaan dhawaan dib u akhriyey qoraallo farabadan (oo aan la faafin) oo aan dad kala duwan u diray sagaalkii sano ee ugu dambaysey. Waxaan si gaara u danaynayey waxyaabihii aan ka qoray dhacdooyinkii ka soo bilowday 18/02/2006. Laakiin waxyaabaha aan helay waxaa ka mid noqday baaq talobixin ah oo ay rag soo xajiyey u direen beesha ay ka dhasheen, waana xajkii ku beegnaa 1426/2005. Qoraalka waxaa magaalada...
GABAY:Soomalaay Digtoonoow !
Waa Dhamaadkii sanadki tegay 2011 kadib markii ay dalka dib soo galeen ciidamda Shisheeye oo farabadan, waxaa intooda badan ka yimaadeen wadamada dariska oo somalidu xuduud beenaadka dalka somaliya la ah. Waxaa ay iska dhigaayeen inaay soomaliya tageeryaan, has yeeshaa qof kasta oo Somali ah ay garaneeyso inaanay dan soomali u iman , waxaa dad badan oo aanigu ka mid ahay u muuqatay inaan cadowgaas...
Nadwadii Boosaaso iyo Waxyaalihii Laga Bartay (Qaybta 1aad)
Waxaa markay taariikhdu ahayd Janaayo 6, 2012 ka dhacday magaalda Boosaaso nadwo loogu magac daray MAQAASIDU SHARIICAH, nadwadaas oo ka dhacday masaajidka Rawdah ee bartamaha magaalada. Taas oo ahayd nadwo ay culumada gobolku isugu yimaadeen tan iyo intii Dr. axmed X. Cabdiraxmaan lagu dilay magaalada Boosaaso dhexdeeda, waxaa moodaa in shacabku aad u daneeynayeen markii la iclaamiyey nadwadaas. Haddaba...
OGEYSIIS: Mudaharaad looga soo horjeedo qaadka oo ka dhici doona London ee dalka Ingariiska,,
Waxaa si sharaf iyo xurmadi ku dheehan tahay loo ogeysiinayaa dhamaan umada soomaaliyeed eek u nool dalkan ingariiska inuu maalinimada Arabacada ee taariikhdu tahay-15/02/2012 u dhici doono mudaharaad aad u balaaran oo looga soo horjeedo qaadka,
Kaasoo ka dhici doona kazoo horjeedka aqalka looga taliyo dalkan ingariiska ee loo yaqaano-Number 10 downs street.
Hadaba waa fursad mudo dheer la sugayey...
ISKA DIL
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. Sida badanna koox da’ ahaan isku dhow ayaan ahaanjirnay oo leeb iyo qaanso ley ah, inta badanna waxaa hoggaamiye noqon jiray ninka ugu laayaansan ama ugu firfircoonida badan.
Waxaa dhici jirtay in xooluhu naga lumaan sidaan mulac ama shinbir u eryaneyno, sida badanna howlahaas waan joojin jirnay markii...
Gabay; Gocasho
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu
walaalayaal waxaan halkaan doonyaa inaan kusoo gudbiyo maanso yar oo magaceeda la yiraahdo (Gocasho)
taasoo ka tarjumaysa dhibaato iyo geeri naxdin leh oo igu dhacday anoo jooga qurbaha kana fog ehelkayga oo
laygu soo sheegay talefan taasoo xanuun gaara igu qabatay erayadaan ayaan kaga tiraabayaa xanuunka ay leedahay
geerida kugu soo gaarta go.doonka qaxootinimo...
Gabaygan Magiciisa waxaa layiraahdaa Duni
gabaygaan duni waxaa curiyey c/laahi c/qaadir maxamud (kawtame)
isaga oo u waramaya saaxiibkiis jaamac hurfe xaaji oo gabyaa ah ugana waramaya waxa dunida uga muuqda gaar ahaane somaliya wuxuu yiri
Jaamacow meekhaan gabay hadaad maalmo iga wayday
Wiiraale iyo waxaan ku jiray meeratiyo faale
Aduunyada murkeedaan lahaa eeg halkuu maro
Maldahaan la dhoobaan lahaa eeg halkuu maro’e
Majaxaabadaan soconaysaan...
BURCAD-BADEED
Maan Dadeed waa mudacyo afkood waa mid ka mid ah Maahmaahda Soomaalidda, macneyn bandanna uma baahna oo waa macruuf. Ra’yiga in la isweydaarsado waa muhiim hadana in Fikradaha dadku ay is khilaafaan waa shey dabiici ah oo aan la yaab la heyn waxaase wax lala yaabo ah in qoraa Soomali magaceed wata oo misna Waaqica dhabta ah aan ka run sheegin ama si aan Cadaalad iyo dhab ka hadal ahayd wax uga qora...
Jawaab ku socota raga ka jawaabay axaadiithtii lagu heestay sh. Xasan takar (w/q Axmad Xalaal)
Bismillaah, waxaa waayahan dambe soo ifbaxay khilaafaad u dhaxeya qaar kamida culumada soomaaliyeed, khilaafkaa wuxuu lahaa dhan iijaabi ah oo masaa’il cilmi ah leesku heesto, waxaa jirtay sheikh Shibili in uu soo bandhigay 5 xadiith oo uusan asal u heynin oo uu kamaqlay sheikh Takar, wuxuuna ka codsaday in uu axaadiithtaas meel soo saaro.
Iyadoo jawaab laga sugayo sheikh Takar ayaa mid kamida shabakadaha...
Somali Hope Conference two(Kulanka Rajada soomaaliya ee 2aad).
Kulankan loo bixiyey(Rajada soomaaliya)oo wejigiisii labad lagu qabtay dalka talyaaniga waxuu ahaa kulan ay isugu yimaadeen marti sharaf aad u fara badan oo ka kala timid daafaha aduunka kazoo ay marti galisay dawlada talyaanigu.
Madasha lagu qabtay kulankan oo ahayd madal aad u qurux badan agaasinkeeduna ahaa mid aad u heer sareeyey waxaa marti habeenkaas ku ahaa Raysalwasaarihii hore ee soomaaliya...
Dhibatooyinka ”Roadmap” ku sheegga ka dhalan kara
Waxaan hordhigayaa walaalaha soomaaliyeed ee ka danqanaya ama ay dhibayaan dhigga iyo nabadgelyaxumida ka socda Soomaaliya iyo dhibatada dabadheeratay ee 20ka sano kor u dhaaftay ee ragaadisay Dalkeennii Hooyo .
Arrimaha soo socda oo ah Dhibatooyinka uu soo kordhindoono Mashruuc ku sheega ”Roadmap”ee dawladda labada Shariif iyo Ina Gaas wataan.
1) Roadmap”ku Sharcidarri ayuu ku saleysan...
Gabay ku Saabsan Duulaanka Kenya Soomaaliya ku soo Gashay iyo Cabdulaahi Soomaali
Gabayga Magiciisu waa (Aar Gedooday)
Geesi laga baqaayo oo Gambasho aqoonin,
Gawaan iyo Nin seexa yaqaan geeda dhinacooda,
Gaardiska Ninkaa u socdee Gaala ka cabaadshay
Adigaa u soo Guluf tegee Goor Xun ha Margaagin.
Waxay ila tahay in aanu mar waliba diyaar u ahaano in aanu Dalkeena, Diinteena iyo dadkeena Cadawga ka difaacano,
Waxaa is Cadeysay oo Cadawga duulaanka inagu ah iminka safka hor uga biirtay...
Reer Doxa/Qatar oo ka tacsiyeynaya geeridii Dr. Axmed Xaaji Cabdaraxmaan iyo wadanka Lusaka – Zambia oo iyaguna utacsiyaynaya.
بسم الله الرحمن الرحيم
إنا لله و إنا إليه راجعون
إن لله ما أعطي وله ما أخذ ولكل شيء عنده بقدار
Dhamaan culimada ,odayaasha dhaqanka iyo dhamaan jaaliyada somaaliyeed ee kudhaqan dalka Qatar waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ooga direynaa eheladii ,asxaabtii ,bahda culimada iyo dhaman umada somaaliyeed geeridii...
Roadmap Waa Xabashi Iyo Kenya Waana Tub Qaloocan.
kambala accord + Roadmap = Tubta Qaloocan = Maamul aanan mideysnayn = dastuur qabya lagu sheegay = Dowlad madaxweynaha ,wasiirka koowaad iyo gudoomiyaha Barlamaanka ay si garba siman ah uga qeyb-galaan shirarka caalamagi ah iyo kuwa gudaha =dowlad gobalada iyada hoos yimaado la miisaan ah= in aanan Barlamaanka la horkeenin Xabashi iyo Kenya oo IGAD kaashanayo qaraarada ay ka gaaraan waddankeena = Midawga...
Jawaab qoraalkii Saahid ee “imam axmed bin xambal oo shabaab lacnaday”
NIN LA BAXAY SAAHID OO NABIGA IYO SAXAABADIISIIBA CAAYEY —
WAXAAN AKHRIYEY FAALLO UU KU QORAY BOGGA WWW.SOMALITALK.COM Thursday, November 24, 2011. Faalladu waxaa cinwaan u ahaa (imam axmed bin xambal oo shabaab lacnaday) laakiin anigu cinwaankiisa iyo faalladiisa oo dhan kama wada hadlayo. Waxaan ka hadlayaa hal qodob oo kamid ah hadalkiisii waxaanan u qoray sidaan soo socota.
shabaab haddii...
SHIRWEYNIHII SADDEXAAD EE BEESHA CALI iBRAHIM (BICIID YAHAN) AYAA LAGU SOO GABAGABEYEY GOBALKA MINNESO,TA MINNEAPOLIS
Waxaa lagu soo gabagabeyey shirweynihii Saddexaad ee Cali Ibrahim(Reer biciidyan)
oo Sannadkiiba mar laqabto Taaso looga hadlo xaaladda guud iyo mid gar ahaaneed.
shirkaas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u fara badan oo kakala yimid daafaha
adduunka islamarkaasna kaga qeybqaatay Khadka Telephonka waxaana ka mid ahaa
Xilbibaan ka Tirsan Norweyn oo degan Gobolka lagu magacaabo STANGE HEDMARK
ee...
SAADAALIN MUSTAQBALKA SOMAALIAYA
Xalay goor saqdii dhaxe ah ayaa nin walaalaha kamidah la tusay riyo uu ku arkay nin kamid ahaa ragii xaadiray shirarka dibindaabayada soomaaliaya isagoo oranhaya hadalkaan:
“war kagaara wadanka kuwaa gacma hoorsadka ah”
Ninka qeeyla dhaantan latusay waxuu horay u arkay riyo inteeysan dhicin duulaankii Ethopia kuqaaday Soomaali 2006 aakhirkii, kaasi oo la tusay ciidanka Ethopia oo weerar kusooqaaday...
AROOS:Jaabir Xuseen Gaacayte iyo Ayaan Cali Axmed (cali xaad)
Waxaa 26-kii bisha November 2011, ka dhacay magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden Aroos aad iyo aad u qiimo badan. Waxaana halkaas ka dhacay aqalgalka
Jaabir Xuseen Gaacayte iyo Ayaan Cali Axmed (cali xaad)
Waxaa Arooska kasoo qaybgalay ehelada arooska iyo aroosada, asxaabta iyo dhamaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Eskilstuna iyo gobolada u dhow. Dadka ehelka ah ee arooska kasoo qaybgalay...
Miyaad maqasheen Hooyadii Qaaliga ahayd ee 4 wiil oo ay dhashay ay birta isu lisanayaan.
4 taan wiil mid waa Ciidanka Sirdoonka Xamar midna waa Al-shabaab midna waa Maleeshiyada la socota duullaanka Kenya halka midka afraadna uu caseeye (baalashle ) ka yahay xamar .
Si lama filaan ah ayay hooyadan Telefishinada uga aragtay hal xili wareed 3 ka mid ah wiilasheeda oo ay suura gal tahay inay nafta iska qaadaan hadiiba ay nolol isku arkaan halka midka afraadna uu halis u yahay 3 kale falalkooda...




