Home » Faallo

Somalia promises west oil riches as diplomats vow to defeat al-Shabaab

Feb 26, 2012
Britain is involved in a secret high-stakes dash for oil in Somalia, with the government offering humanitarian aid and security assistance in the hope of a stake in the beleaguered country’s future energy industry. Somali prime minister says his country will give west a share of natural resources in return for help with task of reconstruction Published by: Guardian Newspapers, UK… They... 
Halkudheg:

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 3-aad

Feb 23, 2012
Akhristoow qoraaladii hore waxaan uga soo hadalnay tilmaamaha culumada rabaaniyiinta iyo culumaa’usuu, waxaad u jeedaa maanta dad aan garan karin xaqa culumada inay ku xukumeen culumadii lagu bartay wanaaga inay yihiin culumaa’usuu, laakiin su’aashu waxaa weeye adiga oraahdaada iyo aragtidaada guracan miyay ku noqonayaan culumaa’usuu, taariikhda ayaa ka markhaati kici doonta cidii culumaa’usuu... 
Halkudheg:

IILKA KII DHIGAY U DACWOOTOOY!!! (OPINION)

Feb 21, 2012
Hordhac Qormadaan in aan qoro waxaa igu kalifay, markaan arkay sida ay dowlada Ingiriiska oo loo yaqaanay Dawacii Duqa ahaa (waayo sida Dawacada ayuu u dhagar badan yahay, isla markaana isagaa ugu weynaa gumestayaasha uguna gumeysi ballaarnaa) u rafaadinayo Ummadda Islaamka ah iyo sida aysan dadka Muslimka ahi u ogeyn oo ay cawa iyo ayaanba udaba roorayaan ayna umoodayaan in uu wanaag u waddo. Qaar... 

Shirka London Muxuu Soomaali usoo wadaa ?

Feb 21, 2012
Daah fur kulankii ku dhexmarey magaalada Cape Town waxgarad Somaaliyeed iyo mas’uulka qaabilsan wasaarada arimaha dibada ee ingiriiska, Mr. William Hague. yadoo ay ka harsantahay mudo todobaad ka yar shirka sida weeyn loo hadal hayo ee lagu qaban doono wadanka Ingiriiska loogana shiri doono xasaradda ka taagan Somaaliya ayaa waxaa lagama huraan ah in la daahfuro kulankii dhexmarey Xoghayaha Arimaha... 

London conference communique on Somalia is leaked 10 days before the conference

Feb 19, 2012
We agreed that in August the functions of government should pass to a caretaker authority until the constitutional discussions concluded. The constitution itself must be endorsed by the people of Somalia in a referendum, or by an elected parliament once democratic elections have been held. We agreed to review progress on the Constituent Assembly at the Istanbul Conference in June, and encouraged the... 

TIRSIGA DHEELLI-TIRAN EE DAHABIGA AH

Feb 17, 2012
Fal kasta marka lagu dhaqaaqayo wuxuu u baahan yahay jaan-gooyo lagu qotomiyay ee ka yimid maan aanan la hafran. Xikmaddu waxay hagaajisaa mira-dhalka laga filayo natiijada falka lagu dhaqaaqayo. Sidaas darteed beega qorshe-hagaajinta waxaa lagaga bad-baadaa in nolosha aadamigu ay u heehaabto heer howtal-hamag. Eebaha boqorka ah ee aan lala yeelan xukunka iyo saamiga, wuxuu inoo laqiney casharo wanaagsan... 
Halkudheg:

LABA CADOW

Feb 17, 2012
Laba cadaw ayaad leedahay, cadawga gudaha(nafta iyo shaydaanka) iyo kan dibadda (reer galbeed, yurub iyo inta ay cagaha ku wataan).  Markasta oo la is qayb qaybshaa, waa mar kasta oo la is naco oo la isku fiir fiirsado.  Markasta oo la isku duubnaadaana waa markasta oo la is jeclaado, la isna kaashado. Tusaale:Waxa dadka af Soomaaliga ku hadla soo maray fursad aad u qaali ahayd ama waqti aad... 

Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun

Feb 14, 2012
Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube…. Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan. Sii akhri  Read More →
Halkudheg:

Shirka London:One Day Workshop

Feb 12, 2012
Nin Gurigiisa jiifay ayaa nin ay saaxiibo ku noqdeen arrimaha siyaasadda Taleefan u soo diray kadibna wuxuu ku yiri “Saaxiib ma ku soo gaartay Warqaddii Caasuumadda ee ka qaybgalka Siminaarka”. ninkii ayaa ugu jawaabey “Maya saaxiib ima soo gaarin, laakin waxaan ku weydiiyey muxuu yahay siminaarka”, wuxuu ugu jawaaby “Ma maqlin miyaa in Dowladda Ingiriiska ay qabaneyso... 
Halkudheg: ,

VIDEO: UK’s Somalia conference: Somalia diaspora discuss issues with UK Minister for Africa and Africa Director

Feb 10, 2012
Somalia diaspora discuss issues that concern them, with Henry Bellingham MP, Minister for Africa, and Tim Hitchens, Africa Director, Foreign and Commonwealth Office, in preparation for the UK’s Somalia conference. Recorded live steam at Chatham House on 8 February 2012 Halkan ka daawo  Read More →
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XX-aad

Feb 10, 2012
  Weerarkii uu Jarmalku ku qabsaday Poland wuxuu ku magacaabay Ololihii Sebtember (September Campaign). Waxaa ka qeyb-qaatay ciidan tiradiisu dhan yahay 1,500,000 oo ay weheliyaan 2,750 oo taangi iyo 2,315 oo dayuuradood. Markii uu weerarkaas bilowdey, qiyaastii laba toddobaad kadib (17/ 9- 1939-kii), waxaa dhanka bari ka soo weeraray dalka Poland ciidankii casaa (The Red Army) ee Midowga Soofyeeti,... 
Halkudheg:

Far iyo Suul State

Feb 10, 2012
Wax walba waxay ku wanaagsan yihiin in ay ahaadaan ama u wada shaqeeyaan si midnimo guud, taa haddii la waayana waxaa imaanaya tafaraaruq, baaba’ iyo is eedeyn, dhibaatadaasi midnimo la’aanta keentay waxay noqneysaa mid aan waligeed joogsan, Allah ayaa horey  noogu sheegay qur’aankiisa “Xarigayga qabsada idinkoo Wadajira, Tafaaraaruqana iska ilaaliya”, taasi dadka Soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 2-aad

Feb 8, 2012
 Qormadii  hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta. Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in  loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu cilmiga ka mid ah;  Caalim... 
Halkudheg:

Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya!

Feb 5, 2012
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, ma aha wax lagu farxo wadan 20-sano iyo ka badan burbur iyo dagaalo ka dhex aloosnaayeen, magacyo kala duwanba haloo yeelee, guntooduna wada aheyd dano shisheeye oo dad maqaarka sare Soomaali ka ahi u fulinayeen, in hadana dagaal Shidaal... 
Halkudheg:

Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun

Feb 5, 2012
“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”.. Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg: ,

London Conference: Somalia’s expectation for self governance disregarded

Feb 4, 2012
February 3, 2012 So far, the consultations for the preparation of the London Conference on Somalia have been described as mere presentations of seven pre-determined themes while the views and suggestions of the Somali participants have been characterized as ambitious, opposing, and non-operational. Sure, the Somali views are diverse, opposing, not filtered or unharmonized but they share the deep desire... 
Halkudheg:

UUR DOOX Qaybta 5-aad: Mid baa gacanta taagay waxaa la waydiiyay wuxuu rabo, wuxuu yidhi waan soo tukanayaa, waxaa la yidhi ma jirto?

Feb 3, 2012
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa isoo gujinaya xoog aanan garaneeyn halka uu ka imanayo anigoo filaya in Allaha caadilka ah uu ka imanayo xaggiisa, kaasoo I leh “horray u soco wad qoraalada” Sidaan horay u sheegay ujeeddooyinka qoraalladan waxaa kamid ahaa in la ogaado... 
Halkudheg:

War hits Kenya’s bid to expand waters

Feb 3, 2012
Kenya is currently listed number 35 in the UN Commission on Limits of the Continental Shelf list. The commission has only looked at applications of only 15 applicants. But sources say Kenya could overtake some earlier applicants who still have border disputes with their neighbours. The lack of a boundary agreement between Kenya and Somalia and the continuing instability in the latter country is likely... 
Halkudheg:

WAA-WAREYDA WADNAHA

Feb 3, 2012
  Wadnahu waa xubin hilib ka sameysan (Myogenic Organ) oo aynu ku wadano laabta dhankeeda bidic. Wuxuu kamid yahay xubnaha saldhigga u ah nolosha jirka. Muddo qarniyo badan ah ayuu aadmigu si gaar ah ugu howlanaa kororsiga ogaallada ku hareereysan xubintan. Wixii ka horeeyey qarnigii 20-aad, tallaabooyinka uu aadamigu u qaaday dhanka garashada asraarta wadnaha, waxay ahayd mid kooban. Aqoonta... 
Halkudheg:

Dowladda Soomaaliyeed Waa inay la Heshiisaa Urur-ka Al-shabaab

Feb 2, 2012
Waxaa laga yaabaa marka kalmadaas la yiraahdo inay u muuqanayso arin si kale u dhisan ama falsagaysan amaba dadka qaar ay u tarjuman karaan aragti ku xiran shabaab, ama u dhow inay wax la qabanayso, sida ay u haystaan ama ay aamini karaan Soomaali badan ama Ajaanib fara badan intuba. Inkastoo ay taasi jiri karto, haddana wax dhici karo maaha in wax kastaba sida laga aaminsan yahay uun u ekaadaan, ee... 
Halkudheg: ,

Go’aanada Shirka London oo la sii Ogaaday

Jan 30, 2012
Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muu jin siyaasad ka hor imaaneeysa midnimadda soomaalida lamana safan mid ka mid ah dhinacyada soomaalida ee iska soo horjeeday. Hadaba waxaa isweeydiin leh shirkaa maxaa ka soo bixi doona? Yaa ka ah danleey? Waa maxaay caqabadaha suuragalka ah?... 
Halkudheg:

Weligeyn Ma Sibraar Baynu Ahaaneynaa !!Barbar Dhac 21Sanno iyo 21 Sanno

Jan 30, 2012
26-kii bishii Janaayo 1991-dii waxaa waqti habeennimo ah madaxtoonyada Villa Somalia isaga cararay hogaamiyihii Milatariga ee Soomaaliya Max’ed Siyaad Barre kadib markii Jabhado isbiirsaday oo ay hogaamineyso Jabhaddii USC kacdoon hubeysan ay kaga tuureen xukunkii jiray 21-ka, waxayna dadka intooda badan niyadda geliyeen in uu isbedel dhici doono, xiligaa waxaan ku sugnaa degmada Huriwaa, waxay indhaheygu... 
Halkudheg:

Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta 1aad

Jan 30, 2012
          Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd 04 March 2006, taariikhdaas oo ahayd 13 beri ka dib markuu qarxay dagaalkii Muqdisho ee maxkamadaha iyo isbahaysiga, qoraalkuna wuxuu xambaarsanyahay warbixin iyo soo jeedin ku socota maamulada jamaacada ee dalka iyo dibadaba.  FG:... 
Halkudheg: