Home » Faallo
Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters:
1. The government reiterates its support for the Transitional Federal Government parliament’s decision of 1 August 2009 calling “null and void” the Memorandum of Understanding (MOU) between the TFG Minister of International Cooperation and Kenyan Minister of Foreign Affairs...
Dr. Barre Xaaji Jaamac “Warka Fowsiya ku Beenisey Heshiiskaas waxaan ka leeyahay War Jiraaba Cakaaruu Imaan”
“ Kuwa Baddeena Muranka Geliyey Inkaar idiin ku Dhacdey”
“Muddo dheer ayaa u soo shaqeynayey Dowladihii kala duwanaa ee Dalka soo marey waligey ma maqal Muran ka taagan Badda Soomaaliya waxaan aad u naxay markaan Maqley Baddii Soomaaliya ayaa Dood la geliyey Sannadkii 2009 hase yeeshee waxay Neef iga soo Go’dey markii uu Baarlamaanka uu laaley in Badda Soomaaliya Muran la geliyyo”ayuu yiri...
SomaliTalk.com miyaa Buun-Buunisay Badda Soomaaliya, mase Fowsiya Xaaji ayaan ku Baraarugsanayn waxa ku Qoran Heshiiska ay la Saxiixday Kenya
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka jawaabtey qoraal ku soo baxay SomaliTalk.com, laakiin ka aamustay qoraal kaas la mid ah oo kusoo baxay Daily Nation
Read More →
Tacsi: Xaaji Maxamed Huruuse oo ku Geeriyoodey dalka Cummaan
June 1, 2013: Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Ganacsadihii weynaa ee reer Puntland Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse oo shalayto ku geeriyooday magaalada Salaalah ee dalkaasi Cummaan. Geeridu waa xaq oo cid walbaa waa ay dhimanaysaa ee waxaanu leenahay...
God Sireed Ha Qodin, Haddii aad Qodidna Ha Dheereynin?!!
EX. XILDHIBAANE SHIIKH SAHID MOHAMED YUSUF
HORUDHAC:
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Ahmed wuxuu ahaa Madxweyne Soomaaliya oo dhiiqo dhex taal ka soo baxshay,Anigoo ka mid ahaa kooxdiisii Ururka Isbahaysiga Dibixoreynta Soomaaliyeed ayaan Soomaaliya ka badbaadinay in ay noqoto maxmiyad Dalka Ethiopia , markii aan qaadanay Heshiiskii july 2008 ee Djabouti ka dhacay ee qoraayey...
Yaxye Sh. Caamir “Haddii Badda Soomaaliya lagu soo Xad Gudbo waxaa Dhab ah in Badda Buluuga ah isku Bedeli Doonto Bad Gaduudan oo wada Dhiig ah”
DHAGAYSO:
“Haddii baddeena muran ay gasho, xitaa shanta dawladood ee waaweyn hadday isku raacaan, baddaas yar ee buluugga ah waxay noqonaysaa gaduud .. Wax kasta annagu aan isku hayno, marna ma ogolaan doono in la qaato baddeena, haddii cid isku daydo in ay qaadato taako ka mid ah, baddu dhiig dartiis ayey la gaduudanaysaa…”
Read More →
QADIYADDA GOONI-ISU-TAAGGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)
Soomaaliya Soomaali Baa Leh
Midkii Kala Saar Lahoow
Midkii Kala Sooc wadoow
Midkii Si Xun U Fekeroow
Sareeda Hadeey Ku Waarto
Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro
Samaanteed Iyo Xumaanteed
Soomaliya Soomaali Baa leh
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Aqristaha sharafta badanoow, bal aan ku horeeyo’e, Gobollada Waqooyi...
Mudane Xildhibaan Ka Digtoonow “Qeybi oo Xukun” oo ah Sunta Midnimada
“Baaq Qaylo Dhaan ah”
Xubno ka tirsan Xildhibaanada Beelaha Hawiye waxaa shalay 25/05/2013 u gudbiyeen Afhayeenka Barlamaanka mooshin lagu codsanayo in dalka laga saaro ciidamada Kenya, waxaa taa iyana ka dabo qaatay xubno ka tirsan Xildhibaanada Beelaha Daarood oo iyana diyaarinaya mooshin lagu codsanayo in dalka laga saaro ciidamada Jabuuti & Ugaandha. Waa ayaan daro in 23sano ka dib inaan...
Dhakhtarad Maraykan ah oo ku islaamtay muslimad ay foolisay!
Waxay ahayd dhakhtarad Maraykan ah oo dumarka iyo dhalmada ku takhasustay. Waxay tiri: haweeney muslin ah oo fool ah ayaa isbitaalka iigu timid. Dhalmada ka hor ayay xanuunsanaysey. Kolkii rawaxaadaydu soo dhawaatay ayaan u sheegay inaan shaqada ka baxayo oo uu foolin doono nin dhakhtar ah. Kolkaas ayay bilowday oohin iyo qaylo. Waxay lahayd ma doonayo nin!.
Read More →
Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Norway: “Soomaaliya waxay si waadix ah beesha caalamka ugu sheegtay in Xuduud-Badeedka ay la wadaagto Kenya aan la isla meel dhigin…”
iyo Dawladda Soomaaliya oo aan weli hadalkaas ka jawaabin… Heikki Eidsvoll Holmås oo ka jawaabayey qoraal ku soo baxay jariidadda Financial Times ayaa sheegay in isku dayga xasilinta iyo nabadda Soomaaliya danta ay Norway ka leedahay uusan ahayn arrin la xiriirta shirkadaha Batroolka baara.
Read More →
2005: Gabgablihii Batroolka ee Faraska Waalan Cayrinayey!!!
Booliiska dalka Norway ayaa xabsiga u taxaabay nin lagu magcaabo Magne Andreas Meier, waxana ninkaas maxkamad lasoo taagey August 26, 2005 kaddib markii lagu eedeeyey khiyaamo lacageed.
Sida ay qortay Jariidada wax ka qorta arrimaha Ganacsiga Norway oo magaceeda la yiraahdo Dagens Naeringsliv oo kusoo baxda Afka Noorwijiyaanka [Dagens Næringsliv], ninkan lagu magcaabo Meier waxaa lagu soo eedeeyey...
13-kii SYL Maxay ku Heshiiyeen?
Marka la gaaro 15-May Sanad walba waxay ku beegan tahay markii dhidibada loo taagay ama la Aas-aasay Ururkii Gobanimadoonka ee SYL oo ay fikirkiisa lahaayeen dhalinyaro ka Dhiidhidey dhibaatooyinka iyo Hagardaamada Gumaysigu ku hayey Shacabkii Soomaaliyeed ee ku noolaa shantii qaybood ee gumaystayaashii reer yurub u qaybiyeen Dhulka Soomaaliya oo aad uga yara Dhulalka kale ee Wadamada Afrika.
Read More →
WAA SU’AAL DA’WEYNE: DALKA YAA ISKA LEH? QEYBTII 2AAD
Waxaa nasiib daro ah in Xadka Badda Soomaaliya oo 1972 lagu qeexay QAANUUNKA LAB. 37 oo ay gacanta ku hayso JQM laga daadhiciyo MADAXDA DAWLADDA ugu sareysa sida MADAXWEYNAHA iyo RA”IISUL BAARLAMAANKA in baddaya 12 MILES lagu Xadeeyo. “Ruqo Ninkii lahaa dabada hayo ma kacdo”.
Read More →
Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo Ku Andacoodey in Dhul-badeedka Soomaaliya yahay 12 mayl, isagoo iska indha-saabaya Xeerkii Badda Soomaaliya
Madaxweynaha Dawladda Federaalka (DFS) oo Kooxda Contact Group u sheegay in Dhul-badeedka Soomaaliya yahay 12 mayl –
Madaxda DFS oo u muuqda in ay si diktatooriyad amar-ku-taaglayn ah isugu deyayaan in dib loo qoro taariikhda Dhul-badeedka Soomaaliya, oo la suuliyo xeerkii badda Soomaaliya Law No. 37 ee dhigayey Somalia Terrtorial Waters in uu yahay 200 mayl-badeed, laguna soo koobo 12 mayl...
Guddoomiye Kuxigeenkii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga soo horjeestey iskuday kasta oo la doonayo in Badda Soomaaliya lagu soo koobo 12 mayl
Xildhibaan Cismaan Cilimi Boqore ayaa sheegay in uu noqon doono Xildhibaanka ugu horeeya ee si cad u diidi doono qorshe kasta oo la doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12 mayl. Waxana uu tibaaxay “Soomaali waxaa halkaas dhigay ee burburiyey ee baabi’yey waa wadani-nimo xumo.”
Read More →
“Waa in Baarlamaanka Soomaaliya aysan Sabab u noqon in Taako Kamid ah Badda Soomaaliya lagu qaato si Khiyaali ah”
Sidaas waxaa yiri Cali Maxamed Nuux (Timajilic) oo ah Afhayeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id oo Magaalada Muqdisho uu ku qabtay Xisbig, sheegayna in qorshe ay Norway hormuud ka tahay lagu doonayo in lagu baabi’iyo sharcigii ay ku xadaysnayd badda Soomaaliya “Waxaana la doonayo in hadda baarlamaanka la soo hordhigo, laga dhaadhiciyo in la abuuro sharci...
Norway oo Waftigii Baarlamaanka ee Booqday Oslo usoo dhiibtey Dukumiinti lagu Burburinayo Sharciga Badda Soomaaliya ee Law No. 37
Dukumiinti iyo xog ay heshay SomaliTalk.com ayaa tibaaxay in waftigii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee booqashada ku tegey Norway intii u dhaxaysey 6-13 April 2013, in si qayaxan loogu soo bandhigay Dukumiinti qaarkood ahaa QARSOODI (CONFIDENTIAL), oo ku saabsan xeer ay Norway u diyaarisay in loo sameeyo badda Soomaaliya, laguna burburinayo sharciga dhul-badeedka Soomaaliya ee Law No. 37.
Read More →
“Burcadda Qalinka: Norway, UN, iyo Kenya oo Qorshaha Xuquuqda Shidaal Qodista ka wada Xeebta Soomaaliya”
Sidaa waxaa warbixin cinwaaan uga dhigtay InnerCityPress oo ah warbaahin ka hawl gasha New York, gaar ahaan xarunta Qarammada Midoobay…
Read More →
Mu’tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed Holland iyo nawaaxigeeda
Taariikhda: 8 ilaa 12 May 2013
Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii L6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka ku dhaqan dalka Holland iyi nawaaxigiisa.
Muta
Read More →
YAA GABLAMI, YAASE GOOD DILI?
HORDHAC
Maanta isaga warramimayno in uu Soomaaliya 16 sano ka socdey dagaal sokeeye oo meelaha qaarkood umula doox gaadhey. Kaasi, wuxu jid u furay dhimasho ka sokow, wax allaale wixi dagaal belo barbar gasha oo ay ka mid yihiin: Burburka, qaxa, dhaca, kufsiga, gaajada, haraadka, cudurka iwm. Wuxuu kale oo kan sokeeye kaga sii xagjiraa oo isaga u gaar ah: kala aarsiga oo keenta in jaarkaa ama saaxiibkaa,...
Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo ku Geeriyoodey Qaahira
Dr. Cumar Axmed Malow oo ku magac dheeraa Dr. Cumar Cusmaan Raabeh ayaa Arbacadii April 17, 2013 ku geeriyoodey magaalada Qaahira ee dalka Masar, sida uu SomaliTalk.com soo gaarsiiyey Maxamed Xaaji oo ku sugan Qaahira.
Dr. Cumar Cusmaan Raabeh waxa uu ahaa muwaadin Soomaaliyeed, halgamaa Soomaaliyeed, nin ay ku dheer tahay midnimada Soomaaliyeed, qoraa ummadda wacyi geliya, waxaana bahda SomaliTalk...
Zakeriye Yuusuf wuxuu Dhashay isagoo Dhabarka ka Daloola
Maalmo ka Dibna isku Bedeshay wax u eg Buro wuxuu u Baahan yahay Gargaar Deg Deg ah
Zakeriye Yuusuf Xasan Barre wuxuu Dhalan yahay mudo 6 Maalmood ah, markii Dibadda looga soo saaray Caloosha Hooyadiisa ayaa Umilsadii ku aragtay meel weyn oo Dalool ah oo u dhexeysa Dhabarka iyo Daba-Gaminta, waxayna Umulisadii ku wargelisey Waalidkiisa in ay la xiriiraan Dhakhaatiirta ku shaqada leh arrimahaan oo...
Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
Sharciyadii Talyaaniga ayaa Soomaaliya loo soo minguuriyey markii ay xoriyada ka qaadatay 1960, waxaana ka dhashay dhaqangelinta xeerarkaas in la qaato qaabdhismeedka baarlamaanka Talyaaniga iyo kan madaxtooyada. Nidaamkaas cusub wuxuu xeer ka dhigay in madaxweynaha laga soo doorto baarlamaanka, xilkiisana uu sii hayn karo oo keliya gudoomiyaha baarlamaanka. Isdhexgalkaas waxaa ka curtay iskuhiilin...
SOOMAALIYA IYO ’SYKES- PICOTKA’ CUSUB
Allaah baa Mahad leh. Ammaan iyo Nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato! Suxufiga caanka ah ee wax ku qora Shaashadda Caalamiga ah ee Al-Jazeera, lana yiraahdo Xamdi Cabduraxmaan ayaa dhawaan daabacay qoraal dheer oo uu ugu magac darey Soomaaliya iyo ’Sykes- Picotka cusub’.
Taariikh ahaan Hawraarta ama kelmadda Sykes-Picot, waxa ay ka timid heshiish dhexmarey Ingiriiska iyo Faransiiska intii...