Home » Faallo
Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo Bosaso ku soo Bandhigay Barnaamijkiisa Siyaasadeed
Xaflad Lagu Soo dhaweenayay Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u sharaxan Doorashada Madaxtinimadda Puntland ayaa shalay lagu qabtay Hoteelka Juba ee Magaaladda Bosaso, Halkaasoo uu ka jeediyay Barnaamijkiisa Siyaasadeed ee Doorashadda.
Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen Ganacsato, Cuqaal, Nabadoono, Aqoonyahan, Culuma’udiin Siyaasiyiin, Dhalinyaro iyo Haweenka ayuu musharuxu wuxuu ku soo bandhigay...
Mudane Maxamud Xaaji Xasan Cali Askar Oo ugu Cad Cad Musharixiinta Ra’iisal Wasaaraha Dalka Soomaaliya
Xiligan oo laga Dhursugayo Madaxweyne xasan sheikh maxamuud inuu
keeno bedelkii Raisal Wasaare saacid oo dhowaan xilkii laga qaaday ayaa
laga dareemayaa xafiska Madaxweynaha dDwlada Somalia xulufaysiga xam
xamta hoose oo aad ugu badan islamarkaana uu ka jiro xarig jidadka
siyasadeed ee kala riixashada jagadan Raisal Wasaarenimo ee Dowlada
Somalia .
Mudane Maxamud Xaaji Xasan Cali Askar oo la sheegey...
Dhakafaar | Qore: Xiddig
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig)
Xiddig@gmail.com
“Yaa qeexi kara ereygan macnihiisa,” ayuu macalinkii afka Soomaaliga dhigayey ku yiri ardaydii inta sabuuradda “dhakafaar” ku qorey.
Waxa uuna sii raacshey, “waxaan rabaa maanta qof walba maskaxdiisa inta uu ka shaqaysiiyo in uu tusaalayaal toolmoon oo ku aadan ereygan uu keeno, qof walbana waxaan weydiinayaa waxa ku kelifey...
SUDEEFNIMADA SABAB-LA’AAN DHACDEY
(هُوَ الَّذِي جَعَلَ لَكُمْ الأَرْضَ ذَلُولاً فَامْشُوا فِي مَنَاكِبِهَا وَكُلُوا مِنْ رِزْقِهِ وَإِلَيْهِ النُّشُورُ)
Ereyadaas quraanka ah waa aayadda 15-aad ee suuradda Al-Mulki. Waxay yihiin bayaan la-yaab badan oo tilmaamaya in Eebe uusan ugu tala-gelin in qof sabool ah uu ku noolaado dunida....
Baaq kusocda Madaxweyne Hassan iyo Ra’iisul Wasaare Saacid.
Mudane Madaxweyne iyo Mudane Ra’iisul Wasaare, markahore waxaan idiinka mahad calinaynaa wadashaqaynta wacan ee aad muujiseyn khilaafkan hadda kahor.
Waxaa xaqiiqo ah in dalkiina iyo dadkiina Soomaaliyeed idinka sugayaan waxqabad iyo hormar aad gaarsiisaan, markastana badbaadada dalkiina iyo dadkiina aad kahormarisaan khilaafka dhaxdiina ah iyo danaha siyaasadeed eed leedihiin.
Waxaa muhiimah...
IMAAM ABUU XANIIFA (2) !!!!!
1) Abuu xaniifa wuxuu ahaa Imaamkii ugu horeeyey ee aad u ballaariya soo dhidhindhirinta Fiqhiga iyo in la sii Qeyb qeybiyo furuucdiisa,oo la sii saadaaliyo arrimo aan wali dhicin, taas oo Imaamadii ka horeeyey aysan sameyn jirin una arkeen mid waqti lumis ah .
Wuxuu ahaa Zeyd ibnu Thaabit Saxaabigii weynaa ee faqiiha ahaa, haddii la weydiiyo Su,aal wuxuu dhihi jiray Arrinkaasi wali ma dhacay ??? Haddii...
Jagooyin Banaan International Bank of Somalia (IBS)
Jagooyin Banaan
International Bank of Somalia (IBS)
Fully Islamic Bank
Qaybta
Qaybta
Qaybta
Qaybta
Branch
Qaybta Information Technology
Qaybta Human Resource
Qaybta Financial Control
Tellers
IT Networking Administration
Recruitment
Accounting and Finance
Customer Service
Database Administration
Personal
Reconciliation
Branch Manger
Website Maintenance
General Administration
Management...
SIRTA XASAASIGA AH EE KA DAMBEEYSA IS KHILAAFKA “MADAXDA QARAN” EE SOOMAALIYEED!
“If there is a will, there is a way”.
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Intaa kabacdi,horta aan ku bilaabo’e xiligii Ra’isulwazaarenimada tartanka loogu jirey, oo rag badani eey xilkaa u xusulduubayeen, ayaa waxaa Madaxweynuhu iska diidey rag badan oo xaqiiqdii aad u culculusaa, aqoon ahaan, khibrad...
Shacabka:Khilaafka Dowladda ka Dhex jira waa mid u Dhaxeeya Milkiilayaal iyo Shaqaale.
Idiris Xasan Faarax “Qofka waxaa shaqada looga joojin karaa Dhowr arrimood”
Iyadoo uu weli taagan yahay Is mari waaga u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federraalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Saacid ka dib markii uu Madaxweynaha uu ka dalbadey Raiisul Wasaaraha ka dalbadey in Is casilo taasoo ay u dhadhamiweysey Raiisul Wasaare sheegeyna in uusan iscasil Doonin , waxaana...
TACSI: Axmed Maxamuud Yuusuf oo ku Geeriyooday magaalada Mandheera
TACSI
Annigoo ah sahid mohamed yusuf iyo xaaskiisa , xasan daahir afeey xaaskiisa, Shiikh mohamed rashiid iyo xaaskiisa,Abdi Jibriil iyo xaaskiisa, Abukar gacal iyo xaaskiisa, cali cabdi habeeb iyo xaaskiisa iyo dhamaan Qoysaska Jibraahii oo dhan .
waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyska reer mohamud yusuf siiba reer ahmed mohamud Geeridii ku timid aabahood Ahmed mahamud yusuf oo shalay lagu aasay...
HURGUNTA HOGGAANKA HUYUUCSAN
Mar-kasta oo aadamigu uu il-baxayey, wuxuu nolosha u adeegsanayey qiyaas iyo beeg uu ku qiimeeyo walxaha iyo tamarta uu nolosha u kaashado. Toddoba hal-beeg oo heer cari-edeg leysula oggolaadey ee sal-dhig u ah miisaamada maamulka dhaqdhaqaaqa nolosha aadanaha. Waxay kala yihiinKilo-gram (miisaanka culeyska), Meter (cabbirka dhererka), Candela (awoodda ifka), Second (gooreysada), Ampere (qul-qulka...
Hooyo Cunugaan laga soo saarey Qaliin Dheer ka dib oo Gargaar Deg Deg ah u baahan.
Waxaa ii suurtagashey in aan Gurigooda ku Booqdo Hooyo Fardowso Maxamed Geedi oo Shan Maalmood ka hor ku Dhashey Isbitaalka Haweenka iyo Caruurta ee Banaadir Cunug wiil ah Madaxiisu aad u weyn yahay islamarkaana Dhaqaatiitu sheegeen in Madaxa ugu Jiraan Biyo hase eyeshee in tii uu socdey Qaliinka Hooyada ee looga soo saarey Canugaas ayey Dhaqaatiirtu aad ugu dhibtoodeen waayo Cunuga oo Madaxiisu...
THE SIAD BARRE ERA AND THE IMPORTANCE OF A VISIONARY PATRIOTIC LEADERSHIP
OCTOOBAREEY ADAA LAHAA!
Introduction
Let me first start with the name of Allah, the most compassionate the merciful.All praise be to Allah alone, and may Allah’s peace and blessing be upon you all.
By writing this article, I want to make comparisons of two countries.One is mine: Somalia and the other is Malaysia where I currently live.I will be telling both the good and the bad for fairness.At the...
Hirarka Suugaanta: Gabayadii Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xabash
Hordhac:
Barnaamijaka ‘Hirarka Suugaanta’ oo aan si gaara isugu hawlay, waxan ku waraystay Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xabash oo hadda ku nool magaalaa Seattle, ee Maraykanka.
Xaajiga suugaantiisu waxay ku xasuusinaysaa, inta suugaanta ehelka u ah, suugaantii abwaannadii hal abuurka ku caan baxay. Dhegahaaga ayaa kuu macallina,
ka bogo labadan gabay ee Toobad Keen iyo Ilaah Way Arxamayaa,...
Soomaaliya ma Soomaali Baa Leh Mise.
Magaca Soomaaliya Asal ahaan waa magac Qaddiimi ah, waana Magac loo yaqaan Qowmiyad degta Bariga Afrika in kastoo ay jiraan Soomaali fara badan oo ku kala Firirsan Waddamada Bartamaha iyo Geeska Afrika kuwaasoo wadaaga Af Qura, Diin Qura Midab iyo Dhaqan qura.
Mowduuceyga maanta ayaan waxaan hal ku dhig uga dhigay Magaca ah Soomaaliya Ma Soomaali baa leh Mise…. Dabacan Su’aashaas waxa ay Bil Cagsi...
WAAYIHII DALKAYGA – 2
Muxamad Idris Axmad
Ayaamaha aan ka sheekaynayo saaxiibayaal waa ugu yaraan 45 ka hor…woow…intiina ugu badan markaa ma jirin..waayo Dawlad la,aanta ayaaba hadda 22 sano madaxa la gashay…
Iskuulka waxaan iman jirney aroorta hore…waxaan xusuustaa macalin dhalin yaro markaas ahaa oo luqadda ingiriiska noo dhigi jirey anagoo ah fasalka 2aad.. Wuxuu na tusi jirey sawirka laba arday…...
Dardaarankii Shariif C/nuur
Kolkii lagu yiri: Sheekh noo dardaaran wuxuu yiri: Ilaahay wuxuu ina siiyey diintii ugu fiicnayd, wuxuuna inoo soo diray rasuulkii ugu fadliga badnaa ee qabsada diintaas.
Wuxuu yiri: diintu waa kitaabka (Qur’aan), sunnaha (axaadiis) iyo Ijmaaca ( masalada culumadu isku raacaan).
Wuxuu yiri: dagaalka muslimiinta u dhexeeya ha la iska ilaaliyo.
Wuxuu yiri: Sh. C/naasir ma garanaysaan?. Waxaan ku...
Baarlamaanku Booto Badanaa!!
Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu soo xulay 4.5, waxa uu ka kooban yahay 275 Xildhibaan, oo masuul ka ah 10 Milyan oo Soomaali ah, Halkii Xildhibaan waxa uu masuul ka yahay (36,363 qof), wuxuu magacooda ku qaataa Mushaar iyo Gunno,wuxuu xilka iyo Darajada ku helay Magacooda,nasiib xumo xildhibaan Bulshada soo dhex galo oo la nool lama hayo, Xildhibaan dadka Xoolo siiya ama Dhaqaaleeya waa yar-yahay,...
Afarta Imaam ee Madaahibta Fiqhiga ah !!!!! | Qore Shiikh sahid
HORUDHAC :
Haatan ka hor waxaan wax ka qoray Sideed Caalim oon ku soo moodnay Qarnigii tagey beddelkoodii ma helnay ???? .
Maqaaladdas oo aad loogu bogay, bal maantana aan milicsano Imaamadii Madaahibta Fiqiga ah ee Afarta ahaa : Abuu Xaniifa,Maalik ,Shaafici iyo Axmed bin xanbal, Allaah kuligood ha u naxariistee.
Akhristoow annigoo muddo 15 sano ah ku dhex jiray barashada diinta Islaamka iyo luqadda...
WAAYIHII DALKAYGA – 1
Markii aan garaadsaday waxaan indhaha ku kala furay Dalkayga Somaaliya oo Nabada oo Dawladi ka jirto..Waxaan Subixii Aroorta Hore u kalixi jirey Iskuulka Degmada aan ku dhashay..oo Caasimadda Muqdisho u jirta 2000 km…hayeeshee ma aanan dareen sanayn baahi deg dega oo aan u qabo Caasimadda markaas..waxaan degmadayda ku haystey Iskuul aan Subaxdii tago..dugsiga qur,aanka oo galabtii aan aado..cisbitaal...
Kacaankii Oktoobar: Taariikh Mahadho ah
( F a a l o )
Maanta Waxa ay ku Beegan Afartan iyo Saddex Guuradii ka soo wareegatay Markii Kacaankii ay Hoggaaminayeen Ciidamada Qalabka Sida uu Dalku ka Hana Qaaday kaacaankaas oo Macno badan lahaa isla markaana Maraaxiil kala duwan Dalka Soomaaliya la Jibaaxay.
In kastoo Kacaankaasi uu lahaa Dhaliilo iyo ammaan haddana Soomaalida Ammaanta kacaankaasi waxaa kala Cuslaa Dhaliisha uu lahaa oo markii...
Samawade Sedkiisii Ma Helay (2-2)
Cadaaladda Ilaahay iyo Cajaa ibteeda
Adduunyadu waa wareegeysaa.. Ayaamuhuna waa soconayaan.. Wax walbaana
meeshooda ma taagnaanayaan.. Samawade waa hana qaaday, Adduunyada haduu
marayna waa Shaqaystay, meelna waa kasoo baxay.. Muddo ka dib ayuu dalkii uu ku
barbaaray kusoo noqday.. Maamadii min weyn ahayd, waa tabar yaraysay, bukaan
ayey noqotay, xanuun daran ayaa qabtay, wiilasheedu qaar baadiyi...
Samawade..Sedkiisii Ma Helay..(1 of 2 ) -Caddaaladda Ilaahay iyo Cajaa ibteeda!
Samawade, Waa Ilma yar.. Hooyadii waa xaaskii 2aad oo Aabihiis guursado..
Minyaradu marna iyadaa la riixaa.. Marna iyadaa wax riixda, waa adduun iyo
xaalkiis! Samawade Xaaladiisa, Minyaradooda waa la riixey.. Minweyntii ayaa dagaal
culus gashay, ilaa ay minyaradii Qarka u saarto iney booska ka bixiso! Hayeeshee
Kuma guulaysan Minweyn dagaalka ba’an oo ay gashay, Hadey cilmu qeybka ka
daboolan...
C/risaq Maxamed Xuseen: oo khudbad ka jeediyey xiriirka ka dhexeeya Wax akhrinta iyo Aqoonta
Hay´ada Kafaalo oo waxqabadkeeda ku soo bandhigtay magaallada Flen ee waddanka Sweden
Read More →
Aabbe Maxamed Sabdow Cali waxaa Haya Cudur ku Faafaya Jirkiisa wuxuuna u Baahan yahay Cawinaad Daawo oo Dalka Dibadiisa ah.
Bukaanka Maxamed Sabdow Cali oo Dhawaan uu ka yimid Gobolka Shabeeladda Hoose Muqdishana u yimid si uu u ogaado Cudurka Haya,ayaa waxaa Bukaanka Baaritaan Caafimaad ku sameeyey Dhaqtarka Dr Yaasiiin Axmed Nuur oo ah Consultants Physician kana Shaqeeya Isbitaalka Rajo ee Muqdisho waxaana uu sheegey Dhaqtarku in Cudurkaan uu yahay Cudur ku faafa Jirka Qofka,oo haatan ka bilowdey Shafka una sii Gudbaya...




