Home » Archive Qoraaga
Garoowe oo lagu xir xirey Odoyaal, Islamarkaana lagu Diley Sarkaal ..
Ciidamada Ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa Xabsiga dhigay illaa afar Odey oo ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka ee Puntland. Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah Nabadoonada Caanka ka ah Puntland ayaa Ciidamadu Xabsiga dhigeen iyadoo horenba ay u Xirnaayeen illaa afar Odey oo kale.
Xiritaanka Nabadoonadan ayaa yimid ka gadaal markii Nabadoonkaas iyo Nabadoono kale Magaalada Garoowe ay u tageen shirar...
Somalia’s Oil and Gas Potential
– A frontier country that will be open for oil and gas exploration in 2013!
Abdulkadir Abiikar; London, UK;
Somalia: High hopes to generate revenues from hydrocarbons:
At the moment, Somalia intends to move forward and give hope to its citizens. In order to do that, it must earn revenue to provide the basics: build sustainable peace, improve security for everyone in Somalia and provide public...
Afrika: Fursad Maalgashi & Faa’iidooyin Muuqda
eesha 10 sano ka hor joornaalka “The Economist” uu Afrika ku tilmaamay “qaaraddii aan mustaqbalka lahayn”, horraankii sannadkaan wuxuu ku tilmaamay “xiddig soo baxaysa”. Asbaabta ugu weyn ee keentay in Afrika
lagu tilmaamo xiddig soo baxaysana, waa koboca dhaqaale ee ay samaysay 10-kii sano ee la soo
dhaafay. Qof kasta oo fiiriya tirakoobyada dhaqaalaha
wuxuu arkayaa in Afrika, intii ka...
Safaarado Shisheeye oo Dhisanaya Xeradii Ciidamada Badda Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho
Waxaa kale muran ka taagan yahay Cidda bixisay Dhulkii Dugsigii Hoose Dhexe ee 21 November ee Degmada Howlwadaag….
“Safaaradaha Dhisnaya Xerada Ciidamadii Badda Muqdisho kama waayin Dhul ay Dhistaan”… “Waa Su’aalee miyaaney Dowlada ku tala jirin in ay dib u soo nooleyso Ciidamada Badda Soomaaliya..” Xildhibaan Maxamuud Maxamed “Xaggee laga difaacayaa...
Ethiopia, Kenya decided to takeover Somalia
In implementing their recently concluded regional security cooperation agreement and reaffirming their indefinite military occupation of Somalia, Ethiopia and Kenya have decided to takeover and perhaps later annex Somalia under the cover of the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD). Since only Ethiopia exercises uncontested power within the Organization, on December 6, 2012, IGAD Joint...
Puntland Ma Badbaaday Rabtaa Mise Baxnaano?
Waxaan maqli jiray maahmaah Soomaliyeed oo tiraahda: “Labaatan jir Mudug jooga Alle uma xil qarin” Taas waxaa la mid ah cidii maanta Soomali hogaan u qabata. Maxaa yeelay dadka Soomaaliyeed waa dad meheradoodii ka dhigtay siyaasad, dad habeen iyo dharaar wakhti ku dhumiya maxaa la yiri iyo maxaa la soo sheegay.
Sidaa awgeed, qof kasta oo xil qabta waxaa sugaya imtixaan aduun oo ah in ficil...
Maamulka iyo Maaraynta Dadka iyo Dacwada | Qore: Xiddig
Qore: Abdirahman Mohamed (Xiddig)
———————————
Waxaa iga keenay oo igu kalifay in aan qoraalka hortiina ah la raaco qalinka qiso Quraanka ku jirta oo waxbadan qalbigayga fakar ku reebtay. Waxaan ka fakaray oo fiir fiiriyay faaiidooyinka faraha badan ee ku lifaaqsan qisadan. Haddana waxaan eegay oo aan la yaabay xukunka ku xeendhaaban,...
Kulankii Calasow iyo Kibaki: in dib loo celiyo Qaxootiga Soomaaliyeed
iyo Raila Odinga oo magacaabay Ibraahim Axmed Rashiid in uu lataliye uga noqdo arrimaha Soomaaliya ….
Madaxweynaha Dawladda Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamuud Calasow oo gaarey magaalada Nairobi, kulana la qaaday Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa waxaa kulankooda ka soo baxay in ay ku heshiiyeen 11 qodob.
Qodobada 11 ah ee ay ku heshiiyeen Calasow iyo Kibaki waxaa ka mid aha “in...
55 Qof oo Tahriib ah ayaa Looga cabsi Qabaa in ay ku Qaraqmeen Badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Yemen
55 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku qaraqmay ama la la’yahay kaddib marki Talaadadii la soo dhaafay doontii ay saarnaayeen ay ku degtey badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Yemen, arrintaas oo dhacdadii ugu xumayd oo muddo sanad ah ka dhacdaa halkaas, sidaas waxaa yiri Qaramada Midoobey.
Qaramada Midoobay waxay sheegeen in ay arrintani tahay “Dhacdadii ugu weyneynad ee lagu...
Afka ha la oon tiro!
Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena, af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Mise waa hanti qaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow is weydii yaa xil ka saaran yahay Afka Soomaaliga?.
Aan ku billaabee, Soomaalidu waxay si toos ah u dareemaan baahida afka, markay qurbaha iyo waddamada dibadda yimaadaan ama mararka ay joogaan goobaha waxbarashada, ee intuu galo Maktabad,...
52 Sanno Xornimo Kadib, Qowmiyadda Soomaaliyeed Oo U Dabaal Degeysa 40-Sanno Guuraddii Qorida Far Soomaaliga, Iyagoo Leh Afar Madaxweyne Iyo Hal Gudoomiye Ku Xigeen Baarlamaan!
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle “Waxaan is iri 40 Sanno Ayuu Joogaa Labaatan Sanno Wuu Noolaadey, Labaatana Waxaa La Muudoodaa Inuu Bakh-tiyey, Laakiin Labaatankan Dambe…”
Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud Calasow “…Waxaa Xushmad Mudan Doorka Warbaahinta Ku Hadasha Afka Soomaaliga, Ku Leedahay Faafinta Iyo Kobcinta Afka Iyo Dhaqanka Soomaalida…”
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo “…Insha...
Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Hordhac
بسم الله الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله
Bismillaah, Alle ayaa mahad oo dhan iska leh, salli iyo nabadgelyana Rasuulkii Alle dushiisa ha ahaadeen.
Maqaalkan waxa aan jeclaystay in aan ku soo bandhigo qormo aan soo gaabiyey oo uu leeyahay Shaykhul Islaam Ibnu Taymiyah- Alle ha u naxariistee– taas oo aan rajaynayo in ay inoo fududayso sidii aan uga...
Dagaal aad u Qaraar oo Maanta ka Ka Dhacay Magaalada Kismaayo
“Dagaalkii Maanta waxaa ku dhintey ilaa 15 Qof..” sidaas waxaa yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow….
Wararkii ugu Dambeeyey ee Magaalada Kismaayo:
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose waxay sheegayaan in Maanta Magaaladaas uu ka bilowdey Dagaal aad u qaraaer oo la sheegey in uu u dhaxeeyo Ciidamo ka tirsan kuwa Raskambooni iyo Ciidamada Dowlada Federaalka...
Boqolkii Maalmood ee Dowladda oo uga Dhamaatey Magacaabis: 10kii September – 19ka December 2012
10/9/2012 – 19/12/2012: Waxaa buuxsamey 100 maamlmood oo ka soo wareegtey doorashadii Xasan Maxamuud, waa Saddex Bilood iyo Toban Maalmood…..
Guuxa Dadweynaha :
1-Ilaah ha na Dhaafiyo midaan
2-Waa Boqol Maalmood oo ku dhamaatey Magacaabis
3-War ha loo sugu Sannad
4- Lix Bilood Gaari meyso
5- Waa Dowlad jabisey Gidaarkii 4.5-ka
6- Tii Shiikh Shariif baa Dhaantey
7-Waa Dowlada lacag yari...
Baaq kusocda Afhayaynka iyo dhamaan xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya
Markahore waxaan idiinka mahadcelinaynaa habsamida aad uhogaaminaysaan siyaasadda dalka iyo dadkeena Soomaaliyeed xiligaan xaaladda adag lagujiro.
Sida aan wada ognahay dalkeenu waxuukabaxay xiligii kumeelgaarka waxuuna galay xili uu caalamku utexgalin sida doowladaha caalamka kajira ookale. Haddaba waxaa muhiim ah in aad la’imaataan taxadar dheeraad ah, waxii qaldaad ahaa ee horay udhacay in aad...
FaahFaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Qarax Saddex ah oo Habeenimadii Xalay ka Dhacay Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi.
Inta la xaqiijiyay illaa Laba qof ayaa ku dhaawacantay Qaraxyo Seddax ah oo habeenkii Xalay ahaa ka dhacay Xaafadda Soomaalidu ay ku badan tahay ee Islii ee Magaalada Nairobi. Qaraxyadan ayaa sida lagu soo waramay ka dhacay goob Baar ah oo ay ku Caweeyaan Keenyaahanka laguna Magacaabo Xaafadda Jaamka ee Islii halkaasoo sida la sheegay Salaaddii Maqrib kaddib uu soo maray Gaari kaasoo Seddax Bum ku...
Taariikh Nololeedkii Sh.Cabdiwali Sh. Cabdilaahi Sh. Aamin| Macalim Hambaase
1- Hordhac
2- Qoyska uu sheekhu ka soo jeedo
3- Dhalashadii sheikha iyo barbaaritaankiisii
4- Kaalinta uu ku lahaa sh.cabdiwali Dacwada Guud Uganda
5- Xadhigii Sh.Cabdiwali
6- Culumadii uu waxka bartay sh/C/wali
7- Ardaydii sheekh Cabdiwali
8- Wanaagii looga maragkacay
9- Casharadii ugu danbeeyay ee uu gacanta ku hayay
10- Qoysaskii iyo caruurtii sheekha
11- Aaskii sheekha
12- Kalmadda Culumada ay...
Cabdiweli Cali Gaas oo Dowlada Kenya uga Digey in ay Dib u Celiso Qaxootiga Soomaaliyeed
Dowladda Dalka Kenya ayaa mar kale waxa ay ka hadleen Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Gudaha Magaalada Nairobi gaar ahaana Xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Islii. Xukuumadda Kenya ayaa amar ka soo saartay Qaxootigaas gaar ahaana kuwooda haysta Kaararka Aqoonsi ee ay bixisey Hay’adda UNHCR oo cadeyneysa Qaxootinimadooda kuwaasoo loogu baaqay in ay dy dib ugu laabmaan Xeryaha Qaxooti eek u yaala...
Mid kamid ah Wasiir Ku-Xigeenadii uu soo magacaabay Shirdoon oo is-casilay….
Waxaa Jimacadii is-casiley mid kamid ah wasiiro-ku-xigeenadii uu Khamiistii magacaabay ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, sida laga soo xigtey ilo ku dhow wasiir xigeenka is casilay.
Is-casilaadda Abuukar Xasan Cali – oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta – ayaa wararka ugu horeeyey ee ka soo baxdaya ay tibaaxeen in ay sabab u tahay...
Raiisul Wasaare Shirdoon oo Magacaabey 20 Wasiir Ku-Xigeen iyo Shan Wasiiru Dowlayaal
Raiisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta December 13, 2012 soo saarey Wareegto uu ku Magacaabayo Wasiir Ku xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal kuwaas oo ka koobana 20 Wasiir Xigeen oo Tabanka Wasaaradood loogu qaybiyey min Laba Wasiir Kuxigeen, halka Shanta Wasiiru Dowlayaasha loo Magacaabey Shan Wasaardood oo ugu Muhiimsan waxayna kala yihiin Magacyada
Magacyada Wasiir u Dowlayaasha
1. Cabdi...
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Sheegay in Wax Khilaaf ah Uusan Kala Dhaxayn Xukuumadda Kenya.
Madaxweynaha DFS ayaa ka hadlay Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya wuxuuna sheegay inaysan jirin wax Caqabad ah isla markaana Kenya ay kaalin ka qaadanayso nabadeynta dadka Soomaaliyeed isagoo dhinaca kalena sheegay dhinaca maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka in Kenya wax shaqo ah aysan ku lahayn Gobolada Jubbooyinkana ay Xaq u leedahay in dawladda Soomaaliyeed ay go’aankeeda qaadato.
Prof. Xasan...
Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo Wada Barnaamijyo wacyigelin ah oo ku Aadan in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Xaafada isli Nairobi Is Difaacaan
Iyadoo weli ay taagan tahay Qalalaasha ka jira Magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafadda Islii iyo Gobolka “waqooyi Bari” ee Soomalida Degto ayaa Shiikh Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada waaweyn Soomaaliyeed ee ku sugana Dalka Kenya ayaa weli Wada Baraarujinta iyo wacyigelinta dadka Soomaaliyeed ka dib markii ay dhacewen dhowr weerary oo la Damcsanaa in lagu boobo Suuqa ugu weyn Afrikada Bari...
KENYA ON THE WRONG TRACK IN SOMALIA:
After intense fighting in Southern Somalia for the past eighteen months, the Somali forces and backed by Kenyan military have liberated kismayo from Al-Shabaab and its environs. However, we have witnessed attempts by ‘some elements’ to establish a parallel government in Southern Somalia. As a result, we have heard heated debates about Lower Juba Region and in particular Kismayo and judging from...
Shir Looga Hadlay Horumarinta Degmada Dolondole ayaa ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen beelaha ka soo jeeda degamada Dolondole ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho 9ka December 2012. Shirkaas oo ay soo abaabuleen xildhibaanada ka soo jeeda degmada Dolondole ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala gedisan ee bulshada oo ay ka mid yihiin odayaal dhaqameedka, siyaasiyiinta, wax-garadka, qurba-joogta, ganacsatada iyo dhalinyarada.
Shirkaas ayaa waxaa...
Dawladda ay Hoggaamiyaan Calasow, Shirdoon iyo Jawaari oo aan weli ka jawaabin Hadalkii Qareen Maraykan ah oo ku saabsanaa Badda Soomaaliya – 200 vs 12-miles
Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaan muddo toddobaad kor u dhaaftay wax jawaab ah ka bixin hadalkii ka soo yeeray Garyaqaanad ka tirsan Dawladda Maraykanka:
“inkasta oo qareenada difaacayey ay soo bandhigeen caddaymo farabadan oo muujinayey in Soomaaliya ay sheegatay 200-mile badeed oo ah Territorial Waters ah, haddana waxay ku guul daraysteen in ay muujiyaan in Soomaaliya ay madax-bannaani...




