Home » Archive Qoraaga
Puntland: Ma loo dhan yahay.
Inta aan qoraalkan dulucidiisa u gelin, waxaan jeclahay in aan idiin sheego in saxafiga ay tahay waajib saaran in uu si cadaalada ah u tabiyo wararka – in uusan eex gelin, cabsi galin, ama ku cisin saxiibadiis, qabiilkiisa ama qof dowlada ugu jira. Saxafiga waxaa saaran masuuliyada Anshaxa Saxaafada “Journalistic Ethics” .
Qoraakaan dulucdiisa oo aan filaayo in uu wax ka bedeli doonto isdhexgalka,...
Ciidamada Itoobiya ee Shaarka loo Bedel Maxaa ka Imaan Doona ?
Raiisul Wasaarahii Hore ee Itoobiya Melles Zanawi waxaa u diidanaa in Ciidamadiisa ay ka mid Noqdaan Ciidamada Amisom ee Soomaaliya isagoo markasta oo loo soo bandhigo Arrimaha ku saabsan ku Biiritaanka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya ay u ahayd Go’aan aad u Qaraar waayo waxaa uu Melless kaga hortagayey in ay Burbur uu ku yimaado Ciidamadiisa , sababta uu arrintaa u diiday ay ahayd in Ciidamada...
Colaadda Soomaaliya Iyo Caymisyada London
Afartan iyo afar kun ( 44,000) oo qori ayay dawladda Ingiriisku sanadkii na dhaafay ugu daabushay Soomaaliya , sida ku cad qoraaladda dawladda, hubkaas ayaa waxaa ka mid ahaa 30,000 , oo qoryaha daran dooriga u dhaca ah , 2,536 Birsooladood , kuwaas oo loo dhoofiyay Soomaaliya lana tuhun san yahay in loo gacan galiyay kooxo burcad ah ama diidan xasiloonida Soomaaliya sida ay qabaan qaar ka mid ah xildhibaanadii...
Hoos u Dhacii ugu weynaa ku yimid Xiligaan wax soo saarkii Dhinaca Kalluunka.
Suuqyada Kalluunka lagu Iibiyo ee Magaaladan Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa Sara kac ku yimid Qiimihii la kala siisan jiray kalluunka.Ibraahim Cabdullaahi Aweys oo ka mid ah Ragga ka shaqeeya soo jillaabashada Kalluunka ayaa sheegay in sababaha keenay hoos u dhaca wax soo saarkii dhinaca kalluunka in ay tahay Dabaylaha xooggan ee xiligan ka dhacaya Dhul Xeebeedka.
“Doonyaha aan wadano ee Matoorka...
Xarakada Shabaab oo ka hadashay ku Biiritaankii Ciidamada Itoobiya ee Amisom iyo Wasiirada Cusub.
Iyadoo dhawaan Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gudaha dalka Soomaaliya ay shaaciyeen in ay ku biireen hawl galka lagaga soo hor jeedo Xarakada Shabaab ee Amisom ayaa arrintaa waxaa markii u horeeyay ka hadlay Dagaalyahanada xarakada Shabaab.
Shiikh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere Afhayeenka guud ee Xarakada Shabaab oo waraysi siiyay idaacadda ku hadasha Afka Xarakada Shabaab ee Al Andulus ayaa arrimahaa...
Xusuustay Xaaji Axmad Juuni (AUN)
W.q. Maxamad Dalmar
Dhibaatada dagaalka sokeeye keenay waxaa ka mid ah in la iloobay waxay dadka Soomaaliyeed isu ahaan jireen, wanaagay isu geli jireen iyo siday wax u wadaagi jireen. Dhanka kale, Waxaan weli la iloobin godobtii belaha soomaaliyeed kala galeen dagaalka sokeeye dhexdiisa. Waxaad marar badan maqleysaa: Ma reer hebel baa wanaag naga dhexeeyaa! Ma reer hebel baan aamina! Way, bal ani...
Suudaan: Ardaygii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Master Degree ka diyaariyay Burcad Badeeda.
Jaamacadda Caalamiga ee Afrika eeku taala Magaalada Khartuum ee Dalka Sudan oo ah Jaamacadda ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa Maanta mid kad mid ah Ardayda Soomaaliyeed ku diyaariyay Masterkiisa Howlaha Burcad Badeeda.
Muuse Axmed Ciise oo ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Jaamacadaasi, ayaa waxa uu ka diyaariya Buugiisa Masterka Howsha Burcadbadeeda, isagoona Cinwaan uga dhigay (HOWLAHA...
Ururka Somali Women Journalism oo Xusey Maalinta warbaahinta Soomaaliyeed ee 21ka January
Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana lagu Maamusayay 21ka January oo ah maalinta loo asteeyay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed ayaa ka dhacday Hotelka MUQDISHO INN Magaalada Muqdisho,Munaasibaddan oo ay soo abaabuleen Ururka Suxufiyiinta Howeenka Soomaaliyeed Somali Women Journalism (SWJ) ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada...
Shiikh Cabdi Cismaan Cumar oo ku Geeriyoodey Boqortooyada Sacuudiga.
Dhamaan Beelaha Jareer weyne sida Ugaasyada , Culama’udiinka , Nabadoonada , Cuqaasha iyo qaybaha kala duwan Bulshada Waxay u Tacsiyadeyayaan Eheladii iyo Qoyaskii uu ka Geeriyoodey Shiikh Cabdi Cismaan Cumar oo ku Geeriyoodey Dalka Sacuudi Caraabiya
Sidoo kale waxaan halkaa Tacsi uga Diraya
Dr Maxamed Qaasim
Shiikh Mukhtaar Cabdi Rooble
Ugaas Cabdi Xasan Xujaale
Suldaan Dhiirane Maxamed Mowliyoow
Ugaas...
Maxaa Sabab u ah Hoos u Dhaca ku yimid Falalkii Burcad Baddeednimo ee Xeebaha Soomaaliya Sannadkii tagey 2013.
Intaan u Guda gelin hoos u dhaca ku yimid Falalka Kooxaha Burcabdeed ku soo Qafaalanayeen Maraakiibta Shisheeye ,bal aan xoogaa aan ka Taab Taabano Dhibaatooyinka ay abuureen Kooxaha Burcad Badeeda waxaaan Xaqiiqo ah in Saameyn ku yeesheen Nolosha Ummadda Soomaaliyeed iyo Dhaqankooda, waxaana Burcad Badeeddu ay is hor taageen Maraakiibta Ganacsi ee imaanayay Soomaaliya taasoo sababtay Sicir Barar xoog...
Haweenka Soomaaliyeed oo Si weyn uga soo Horjeestey Qaabkii loo Magacaabey Golaha Wasiiradda
Kulan aad u Balaaran waxaa uu Maanta uu ka dhacay Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC),waxaana Kulankaas isugu yimid qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed oo uga hadlay qaabkii loo dhisey Xukuumada Cusub iyo sida Haweeka Soomaaliyeed Aysan Uga Helin Xukuumadaas Qaybtii ay ku lahaayeen.
“Golahii Wasiirada ee Dowladii hore ee Saacid oo ka koobnayd 10 Wasiir waxaan ka helney Laba...
Tacsi: BASRA FAARAX XASAN oo gacan ka xaq daran ku dishay Magaallada Kabuul Afganistaan
INAA ILAAH WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN ( إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ) !!!!.
Annagoo kala ah Waxgaradka iyo Cuqaasha Bah Geri dhamaantood Gaar ahaan :
1) Ex- xildhibaane Shiikh saahid mohamed yusuf.
2)Ganaraal Muuse Xasan Shiikh Cabdille.
3) Ganaraal mohamed Cusmaan Qaadi.
4) Sayid C/llaahi xaaji C/raxmaan sayid mohamed.
5) Ambasadoore C/kariim...
In ka badan Boqol Xildhibaan oo ku Goodiyay inaysan Ansixin Doonin Wasiirada Cusub.
Iyadoo la filayo in fadhiga barlamaanka in la horkeeno Qorshaha Xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa arrintaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ahXildhibaanada Barlamaanka federaalka Soomaaliya.Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdalla oo ka mid ahayd Tiro Xildhibaana ah oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay sababihii xildhibanadaas ay kulanka isugu yimaadeen iyo...
Shirkii Istanbuul ee Dalka Turkiga oo Maalintiisii Sedaxaad galay welina kala Fogaansho ay ka Muuqanayso.
Wada hadaladii Dawladda Soomaaliya iyo Maamulka SomaliLand ayaa weli waxa uu ka soconayaa magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga kaasoo maalintiisii Sedaxaad galay.Wasiirka amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Warbaahinta Caalamka Waraysi siiyay ayaa sheegay in illaa iyo iminka laga hadlay laba Qodob oo kan hore uu yahay sii socoshada wadad hadalada labada dhinac.
Guuleed...
RA’ IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA WUXUU QAATEY GO,AAN GEESINIMO LEH.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaarey way ku mahad san yihiin sidii wacneyd ay ula shaqeeyeen Ra’iisal wasaaraha soomaaliya.
Habeenkii ay soo geleysey jimco oo Taariikhdu aheyd 17 January 2014 ayay aheyd markii lugu dhawaaqey Golaha Wasiiradda Cusub in kasto Ra’ iisal Wasaaraha...
M. GHEDI: “Goormaa Dowladnimada Soomaaliya ka Bixi doontaa Maynis Niynti – 90?!!)
Mar kastoo aad is-tiraahdo dowladnimada Soomaaliya toban (10) tillaabo ayey horey u qaaday, misana waxaad arkeysaa muddo gaaban gudohood iyadoo dowladnimadii Soomaaliya ay qobol (100) tillaabo dib u noqotay (10+ -100= -90), iyadoo aan filaayo inay tusaalooyin ku filnan doonaan dhacdooyinka soo socda.
Dowladaan rasmiga ah ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Hassan Sh. Mohamoud, markii ay xilka kala...
Golaha Wasiirada: “Xeradayadu waa wada Ulo Ul la Qaatana ma laha”?
Waxaa ka mid ahaa dadkii ku Dhafrey ku Dhawaaqista Golaha Wasiiradda , waana mid ka mid ah Dhacdooyinka Cusub ee ku soo biirey Taariikhda Siyaasadda Soomaaliya waayo Weligeed ma dhicin in waqti Ummada Soomaaliyeed Hurdaan lagu Dhawaaqo Golahii Wasiirada oo muddo Dheer la sugayey
Nin odey ah oo ka mid ahaa Dadkii Habeenkaa u soo jeedey in uu Dhageysto Magacaabista Golaha Wasiirada ayaa waagu markuu...
Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Cusub
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sh. Axmed Maxamed ayaa ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub oo ka kooban 25Wasiir, 5 wasiir dawlo iyo 25 wasiir xigeen, magacyadoodana waa:
Wasiiradda
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare
Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
Wasiirka Arrimaha...
Baarlamaanka Soomaaliya: “Meeshu waa iska Bannaan tahay Nin walbow Wadaantaada ku Tuuro!!”
Shacabka Soomaaliyeed, aqoonyahanada iyo dadka u dhuun daloola arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa fajac iyo layaab waxaa ku noqotay wixii shalay ka dhacay xarunta Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya xilli uu u fariistay inuu cod u qaado in Wasiiradii hore ee Xukuumadii Saacid ay ka mid noqdaan Dowladda cusub ee uu soo dhisayo Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed.
Arrimaha sida weyn loola...
Garyaqaankii Guud ee Dowladdii hore oo ku Geeriyoodey Dalka Sacuudi Caraabiya.
Waxaa Dalka Sacuudiga Taariikhdu markey ahayd 15/1/2014 ku Geeriyoodey Allaha u NaxariisteeMarxuum Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo ahaa Garyaqaankii Guud Qaranka ee Dowladii Hore ee Kacaanka ka dib markii uu in Muddo ah ku Xanuunsanaa dalkaas
Dr.Cabadiraxmaan Maxamed Cumar sidoo kale Dowladaas ka soo noqdey Agaasihiimihii Guud Wasaaradda Garsoorka , waxaana wax ka weydiiney Ing Sidow Xasan Mahadi...
Dowladda Federaalka oo markii ugu horeysey ka Hadashay Ciidamada Maraykanka ee ku Sugan Soomaaliya.
Iyadoo dhawaan Xukuumadda Washington ay shaaca ka qaadday in Tiro yar oo Ciidamadeeda ah ay ku sugan yihiin Gudaha Soomaaliya ayaa arrintaas markii u horeeyay waxaa dhankooda ka hadlay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi sii hayaha xilka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo waraysi siiyey Warbaahinta ayaa sheegay in Maraykanka ay Soomaaliya ka...
Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaa Soomaaliya oo la kulmay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya
iyo Madaxweynaha DFS oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska kana mahadceliyey xiriirka dhanka amniga iyo maalgashiga.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, January 15, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta kulankiisii ugu horeeyay la qaatay Safiirka dalka Britain u fadhiya...
Qaar Kamid ah Ganacsatada Qurba Joogta ah ee Muqdisho Ku Sugan oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Amaanka Magaalada Muqdisho
Ganacsatada ku Dhaqan Gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa Qurbaha ka yimid ayaa qaylo dhaan ka muujiyey xaalada Amni xumo oo ay sheegeen inay kusoo korortay Caasimada Muqdisho taasoo ay sheegeen inay Dowlada Soomaaliya mashquul ku noqtay waxyaabo dantooda ah oo aan u adeegayn Bulshada soomaaliyeed
Ganacsade Liibaan Xasan Cabdi oo Saxaafada kula hadlay gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobtiisa Ganacsi...
Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) oo Shir Jaraaid ku qabteen Haween ka Qayb galey Doorashadii Puntland
Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center ( SWDC) maanta Shir Jaraaid ku qabtey qaar ka mid ah Haween lagu martiqaadey ka qayb galka Doorashadii 8 Janaayo ka dhacdey Magaala Madaxda Puntlanad ee Garoowe oo uu ku soo baxay Raiisuul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kuwaas oo maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho oo markii hore ka Ambabaxeen.
Haweenka oo ...
Hashii labo midigle dheelmay dhanna uma bed qabo.
Sida aan lawada socono marxalad kasta oo siyaasaded waxey leedahay xamaasad iyo xiise u gaar ah, taas oo noqota dhacdo lagu xasuusto, dhacdooyinka hakala duwanaadeen oo midiba si wax ha usaamayso, oraah hore ayaa dhahda “muruqa labo suulle Ninba si ku ah” Inkastoo Puntland ey ka dheceen dhowr doorashgo oo baarlamani ah, isla markaana ey jirtey loolan iyo kala jiidasho xildhibaanada tirad yar...




