Home » Archive Qoraaga

Bulshada Rayidka oo Kulan Xasaasi ah la qaatey Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Feb 6, 2014
Waxaa Hotelka City Palace Magaalada Muqdisho kulan Balaran ku yeeshey Xubno ka socdey Bulshada Rayidka iyo Wasiirka Amniga Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed , waxaana Kulankaas soo abaabuley Wasaarada Amniga Qaran iyadoo kulanka Muhiimadiisu ahayd sidii Iskaashi u Dhexmari lahaa Bulshada Rayidka iyo Wasaarada Amniga qaran si talooyin ku aadan Bulshada oo ku aadan Amaanka Wasaaradu u heli lahayd... 

Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud ‘Warqad Kaaga Timi Minneapolis’

Feb 5, 2014
Inta aan qoraakaan aan qoray Febraury 02, 2014 xikmadiisa aan u gelin, aan madaxwayne ku waydiiyo maxaad iskaga dhaaftay maahmaahyadii aad ku caan baxday in aad ku qurxiso qudbadaha aad u jeediso dadwaynaha Soomaaliyeed – ha ahaadeen Daljoogta ama Qurbojoogtaba, sida qudbadii aad u jeedisay Qurbojoogta Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota iyo London, Britain. Hadii aad waqti... 

BAASABOORKA SOOMAALIYA OO NOQDEY WAX AAD IYO AAD U DHIB BADAN

Feb 5, 2014
Laga soo Bilaabo 1991 – 2007 ayaa Shacbiga Soomaaliyeed waxay isticmaali jireen Baasaboorkii Cagaarna ee Dowladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre , hase yeeshe 2007 ayaa Dowladdii ku meel gaar ah aheyd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed waxay keentay Baasaboor cusub oo la yiraahdo Electronic Passport oo ku sawiran Biciid hase yeeshe 2009 markii la doortey Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh... 

Nearly 860,000 people remain acutely food insecure in Somalia with 51,000 children facing increased risk of death

Feb 4, 2014
February 4, 2014, Nairobi/Washington – Successive seasons of near to above average rainfall in most parts of Somalia, low food prices and continued humanitarian response have brought down the number of people requiring urgent, lifesaving humanitarian assistance from its peak of 4 million during the 2011 famine. However, the latest assessment findings indicate that the number of people requiring humanitarian... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Shir-guddoomiyey kulankii labaad ee guddiga hagista ee hay’adda Dib-u-dhiska iyo Horumarinta Soomaaliya ee (SDRF)

Feb 4, 2014
Muqdisho, February 3, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir-guddomiyey kulankii labaad ee uu yeeshay guddiga haggidda iyo socod-siinta ee Hay’adda Dib-u-dhiska iyo Horumarinta Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (SDRF). Shirkan oo ay ka sa soo qayb-galeen Dowladda Federaraalka, Maamul Goboleedyada... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo sheegey in ay ka war Hayaan Bixitaanka Ciidamada Kenya ee Gobolada Jubbooyinka

Feb 3, 2014
iyo Qaraxyo iyo Madaafiic Xalay laga Maqlay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. — iyo Bixitaanka Ciidamada Kenya ee Gobolada Jubbooyinka — Cabdiweli Shiikh Maxamed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka wa bixiyay Siyasadda xukuumaddiisu ay ku hawl galayso.Ra’isul wasaaraha oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda VOAd laanteeda afka Soomaaliga ayaa waraysigiisa dhinacyo... 

Dr.Abdirahman Dualeh Beileh oo xilka Wasaaradda Arrimaha.Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga kala wareegay Fawzia Yusuf Xaji Aadan.

Feb 3, 2014
Mogadishu, February 02,2014- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta xilka Wasaaradaasi kala wareegay Wasiirkii hore H.E. Fawzia Yusuf H. Adam kadib munaasabad balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo maanta ka dhacday Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo ku taala Caasimadda Muqdisho. Munaasabadan... 

GABAY: AARKII QARANKEENNA: GEERIDII CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN

Feb 3, 2014
– WT. MAXAMUUD AXMED CABDALLE (ABWAAN SHIINE) 02/02/2014 Email: Mabdalle@gmail.com  Kolka uu halyey iisho oo iilka lagu awdo Ehel iyo xigaaliyo asxaab waw ayaan mudane Ajasha iyo geerida ku timid aarkii qarankeenna Udub qaran Cabdirisaaq ninkii aad garanaayey Urugiyo xanuun bay u tahay oof-wareen galaye Arladeeda Soomaali weyn waw ahiyo waye   Mugdibaa na awdoo qalbigu waa na oogsadaye Eebbow... 

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo Baaq Furan u diray Madaxweynaha Soomaaliya

Feb 3, 2014
Muuqaalka ka soo baxaya shirka Turkiya ayaa ka dhigaya sidii labba dowladood oo siman oo wada hadalya, halka ay gooni goosatadaan saldhig uga dhigayaan kala goynta dalka in 60-kii labba Jamhuuriyadood oo kala madaxbanaan ay Soomaalidu ahayeen dabadeena sameysteen Jamhuuriyadda Soomaaliya…. Baaq furan oo ku socda madaxda Qaranka Soomaaliyeed Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ... 

Tacsi – {Halyeey /geesi waddani ah oo inaga tegay}

Feb 1, 2014
Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkedaba waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda soomaaliyeed kadib geeridii halyeey qaran ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo xaleyto ku geeriyooday dalkaasi Mareykanka. Jaaliyaddu waxa ay leeyihiin Allaha ummadda soomaaliyeed sabir iyo iimaanba ka siiyo geesigaas/ halyeeygaas... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ka tacsiyeeyey geeriddii naxdinta lahayd ee ku timi C/risaaq Xaaji Xuseen: “ Guddi aas qaran qabanqaabiya ayaan u xilsaarnay”

Feb 1, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee C/risaaq Xaaji Xuseen oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. Isagoo ku hadlaya Magaciisa, Kan xuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed ayuu Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh... 

Macalinkaygii Siyaasada Hon. Abdirisaaq Xaaji Xuseen illaahay ha u naxariisto

Feb 1, 2014
أنالله وانا اليه راجعون Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada. Waxaan ka tacsiyeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Abdirisaaq Xaaji Xuseen, waxaan illaahay uga baryayaa inuu u danbi dhaafo una naxariisto, Waxaan uga... 

Wafdi Culimo ah oo Socdaal Dacwadeed ku kala bixiyay deegaanada gobolka Sanaag:

Feb 1, 2014
1: Booqashadii dhahareed. Xarunta Degmada dhahar waxaa safar Dacwo ku tagay Wafdi uu huggaminayo Shiikh Axmed Cabdisamad oo ah guddomiyaha jamacatul ictisaam bil kitaabi wal sunnah iyo maamulka Mu’asada alminhaaj, Ujeedka Safarkooda ayaa ahayd horumarinta Dacwada degmada, booqashada goobaha waxbarashada guud ahaan gaarahaanna macaahidda sharciga ah iyo dhiiri galintooda, iyo lakulanka bulshada... 

Geeri Naxdin Leh: Cabdirsaaq Xaaji Xuseen oo ku Geeriyoodey Minneapolis, USA

Feb 1, 2014
Allah ha u naxariistee waxaa maanta Janaayo 31, 2014 magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ku geeriyoodey ra’iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, oo ahaa geesi ka geeriyoodey Soomaalida oo dhan, halyey adduunka magac wanaagsan kaga tegey. Waxaana bahda SomaliTalk geeridaas uga tacsiyadaynayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskiisii, marxuumkana waxaan... 

Shirweynihii Golaha Guud ee Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho.

Feb 1, 2014
Waxaa Hotelka Ramada ee Magaalada Muqdisho maanta oo Taariikhdu tahay 31 January lagu qabtey Shirweynihii Golaha Guud ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association (SMA) , waxaana ka qayb galey Qaybaha kala duwan ee Dhaqaatiirta Soomaaliyeed , Ururada Bulshada iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Ugu Horeyn waxaa halkaa ka Hadley Madaxa Xiriirka Caalamiga ee Ururka Dhaqaatiirta... 

Janan Maxammad Abshir Muussa oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Feb 1, 2014
Allah ha u naxariisto Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Cabdulrazak Xaaji Xuseen. Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Cabdulrazaaq Xaaji Xuseen... 

Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta kulanku uga socdo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Jan 31, 2014
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu yeereysaa Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta hormuudka u ah wadahadallada iyo wada tashyada ka socda magaalada Baydhabo arrimaha soo socda: 1- In la dhowro deganaanshaha iyo xasilloonida guud, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara iska horimaad bulshadeena dhexdeeda; 2- Sidii horey laysku afgartay, waa in fursad la siiyo sidii loo ballaarin lahaa,... 

Taariikh Nololeedka Garyaqaankii hore ee Qaranka Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar

Jan 30, 2014
Taariikh Nololeedka Garyaqaankii hore ee Qaranka Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo lagu Aasey Tuuladii uu ku Dhashey ee Bedel Aamiin Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar waxaa uu ku dhashey Tuuladda Beledul Amiin oo Qiyaastii Degmada Wanle weyn u jira 11 Km Dhanka Galbeed 1934-tii Waxbarashadii Qu’raanka wuxuu ku qaatey isla Deegaanka Beledul Amiin, ka dib waxaa uu soo galey isagoo Xer ah si uu u... 

Prime Minister meets with farmers: “strong export led agriculture sector key to securing Somalia’s future”

Jan 30, 2014
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today met with farmers to discuss the challenges they face and the help the government can provide to Somalia’s agriculture sector. The Prime Minister set out his vision of restoring the country’s strong export led agriculture sector as a key part of Somalia’s economic recovery. Farmers from Middle Shabelle and Lower Shabelle met with Prime... 

Amisom Ma ka weyn Tahay Sharciga Wadooyinka?

Jan 30, 2014
Waxay ahayd Baranimadii Maalintii Taaadada 28-kii janaayo 2014,  9:30 daqiiqo, Xili Cadceedu Kulushahay, waxaan markaas ka soo laabtay Xafiisyadii Dowladda Hoose ee Muqdisho oo ku yaala Barxaddii Sugunto Liido, halkaas oo laga bixiyo Warqada Aqooniga ee Cadaynayasa inaad Soomaali tahay taas oo aan Muqisho iyo Dalka oo dhan laga bixin tan iyo markii ay meesha ka baxday Dowladii Dhexe ee Soomaaaliya... 

Dalladda SOSCENSA oo Qabatey Kulan looga hadlayey Doorka Bulshada Rayidka ugu Aadan Heshiiskii (New Deal)

Jan 30, 2014
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaaladda Muqdisho 28-29 kii lagu soo Gabgabeeyey Kulan looga doodayey Doorkaa Bulshada Rayidka kaga aadan Heshiiskii New –Deal ee Soomaaliya looga yaboohay Dhaqaale gaaraya Malaayiin Doolar , waxaana Kulankaan ka qayb galey Qaybaha kala duwan e Bulshada , waxaana soo qaban qaabiyey Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA Kulankaan... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo kulan la qaatay beeralayda : “ Wax-soosaarka beeruhu waxa ay laf-dhabar u yihiin xaqiijinta mustaqbalka Soomaaliya”

Jan 30, 2014
29 January 2014 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay beeralayda Soomaaliyeed si uu ugala hadlo caqabadaha haysta iyo kaalinta ay Dowladda Federaalku ku saacidi karto beeralayda sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen wax-soosaarka dalka, waxana Ra’iisul Wasaaruhu ka sheegay kulanka in xukuumaddiisu ay muhiimad weyn siin doonto... 

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiiradda

Jan 28, 2014
Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta (Janaayo 28, 2014) waxa uu soosaaray liiska golahiisa wasiirada oo isugu jira wasiiro, wasiir xigeenno iyo wasiiro dawle oo tiradoodu tahay 47. Akhri magacyadooda…  Read More →

Degmadda Wanle weyn oo lagu Qabtey Munaasabad lagu Caleemo Saarayey Ugaas Cusub

Jan 28, 2014
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimey islamarkaana lagu Caleemo saarayey Ugaaska Beesha Erdho ee Shanta Caleemood ayna soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanada, Culimaudiinka Waxgaradka,Odayaasha Dhaqanka ee beesha Erdho iyo Dadweyne aad u fara badan ayaa ka dhacdey Degmada Wanle Weyn ee Gobolka Shabeeladda Hoose Ugaas Maxamed Cusmaan Axmed oo ka soo jeeda Beesha Erdho ayaa loo calaamo saarey... 

Jubba Land: Aagga xirmada ee kala qaybiya Soomaaliya iyo Kenya (Buffer Zone) – VIDEO

Jan 27, 2014
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday warbaahinta Kenya oo sheegtay in Jubba land yahay aagga buffer zone ee kala qaybiya soomaaliya iyo kenya, daawo video arrintaas ka hadlaya..  Read More →