Home » Archive Qoraaga

Sidee Shacabka Soomaaliyeed u arkeen weerarkii Mareykanka ku qaadey agagaarka Baraawe | Amiin

Sep 15, 2009
Sidee Shacabka Soomaaliyeed u arkeen weerarkii Mareykanka ku qaadey agagaarka Baraawe Ma aha markii ugu horeysey ay ciidamada Mareykanka duulaan ku soo qaadaan dhulka Soomaaliya waxaa horey u dhacay dhowr duulaan kuwaas oo ka kala dhacay Dhoobleey , Baraagaal iyo Dhuuso Mareeb oo lagu diley Aadan Xaashi Cayrow oo ka mid ahaa Masuuliyiinta ugu sareysay Xarakada Mujaahidiinta Al- Shabaab , hadaba midka... 

Quba Qall-Maanta Qabiilka Qaata Kii Qaranka | Allman

Sep 15, 2009
Quba Qall-Maanta Qabiilka Qaata Kii Qaranka!!. Akhirste qormadeena waxaan kusoo qaadan doonaa dhibaatooyinka haysta qayb ka mid ah Saxaafadda Soomaaliyeed, Doorashadii dhowaan ka dhacdey Nayroobi iyo Iftiimin hab dhaqanka mid ka mid ah Mas’uuliyiinta Ururadda Saxaafadda, inagoo ka eegeyna dhinacyo kala duwan soona qaadaneyna tusaalooyin dhowr ah, fadlan Akh-riste adigoo mahadsan deg deg door ma dhashee... 

Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) | Saahid

Sep 15, 2009
Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) !!!! Dhalashadiisa: Wuxuu Dhashay Abuu Ac’laa AL-mowduudi seddexdii Bishii Rajab Sanadkii 1321 H oo ku aadaneyd 25 September 1903 M, wuxuuna ku dhashay Gobolka Xeydar Abaad,ee Hindiya Aabihiis oo macallin iyo Garyaqaanba ahaa ayaa ku dadaalay in uu ku Tarbiyeeyo Tarbiyadda Islaamka. Waxbarashadiisa iyo Shaqadiisa: Wuxuu dhameystay Imtixaanka... 
Halkudheg:

Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo

Sep 14, 2009
Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo Sakeriye Cali Cumar waa 10 jir ka soo jeeda Qoys Sabool ah wux ku dhaawacmey Dagaalada magaalada Muqdisho Hooyadii waxay ku dhimatey Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho waxaa dhaawaciisa la dhigey Sakeriye Mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho hase yeeshee markii uu muddo ku jirey ayaa la soo saarey isagoo aan weli Boqgsan... 

Barnamij daqli uruurin ah oo la doonayo in lagu fidiyo dalka inta ay DFKMG gacanta ku heyso

Sep 14, 2009
Barnamij daqli uruurin ah oo la doonayo in lagu fidiyo dalka inta ay DFKMG gacanta ku heyso .   Sawirada Halkan ka daawo… Munaasibad ay ka soo qeyb galeen wasiirka lacagta Cbadiraxman Cumar Cusman Enj yariisow ,wasiiru dowladaha arimaha gudaha Cabdirashiid maxamed Xidig ,Gudoomiyaha Gobolka banadir ,maxamed Cusman cali ( dhagaxtuur ) iyo kuxigeenadiisa Sida cabdifataax Ibraahim Cumar Sabriye... 

Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas | ENg. Waharey

Sep 14, 2009
Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas Hay’ada PERSGA (Regional Organization for the Conservation of the Environment of the Red Sea and Gulf of Aden) waa hay’ad u xilsaaran ilaalinta bay’ada bada sida kaluunka dhirta iyo kheyraadka bada. Hay’ada PERSGA waxa markii ugu horeysay ku bahoobey lix wadan waxaana la aasaasey 1982. Hayada PERSGA waxa si weyn ugu ololeeyey... 
Halkudheg:

Xukuumada EPRDF oo xabsiga u taxaabtay xubno mucaarad ah.

Sep 14, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo   14 September 2009.     Hogaanka Cilmi baadhista jwxo oo soosaaray warbixin dhowr bog ah oo ka hadlaysa  tacadiga ciidamada gumaysiga Itoobiya kula kacaan dadka rayidka ah.   Xukuumada EPRDF oo xabsiga u taxaabtay xubno mucaarad ah.   DFKM ee Soomaaliya oo kala hadashay dowkada K/Afrika dhibaatooyinka haysta soomaalida ka ganacsata K/Afrika.   Waraysi gabadh ay ciidamada... 

Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!? | Gentleman

Sep 14, 2009
Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!? Saleh Ali Saleh Nabhan waxa uu ku dhashay April 4, sanadkii 1979 Magaaladda Mombasa ee dalka Kenya. Saleh Ali Saleh Nabhan ayaa la rumeesanyahay in uu ku jirto weerar dhanka Diyaaradaha oo lagu qaaday Kolanyo Baabuur ah oo mareesay xaafadda Roobow ee ka tirsan Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Dhaxe una jirta 250 km Magaaladda Mogadishu ee caasimada dalka Somalia. Bishii... 
Halkudheg:

Khudbadii Madaxweyne Obama ee Qorshihiisa daryeelka caafimaadka dadka Mareykanka ‏

Sep 14, 2009
Khudbadii Madaxweyne Obama ee Qorshihiisa daryeelka caafimaadka dadka Mareykanka ‏ Qudbadii madaxweyne Obama uu gobolka Minnesota – Magalada Minneapolis ka jeediyey dadka uu ugu fasiray qorshihiisa daryeelka caafimaadka ee uu uu la doonayo guud ahaan dadka mareykanka iney helaan (Warbixin qurux badan oo xiiso leh) Madaxweyne Obama ayaa waxaa uu difaacay qorshihiisa uu dib ugu habeynayo ugu qaabeenayo... 

Regionalism and Alternative Forms of Governance | Abdul Ahmed III

Sep 14, 2009
Regionalism and Alternative Forms of Governance: A Critique on Centralized, Top Down Approach to the Problem of Somalia It is often counter intuitive and very difficult for many scholars, policy makers, journalist and even politicians to explain or make sense of the collapse of the former Somalia. Many others fail to explain the prolonged socio-political conflict in the most homogenous nations in... 

Key al Qaeda figure killed in U.S. raid in Somalia

Sep 14, 2009
MOGADISHU (Reuters) – U.S. special forces in helicopters attacked a car in southern Somalia on Monday and killed one of east Africa’s most wanted al Qaeda militants, Somali and U.S. sources said. Kenyan-born Saleh Ali Saleh Nabhan, 28, was suspected of building the truck bomb that killed 15 people at a Kenyan hotel in 2002, as well as involvement in a simultaneous, but botched, missile... 

Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Muqdisho

Sep 13, 2009
Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Magaalada Muqdisho Sawirada Geela la laayey Halkan ka Daawo…. (GUJI) Ciidamada “Nabad Ilaalinta” Midowga Africa ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, ayaa xalay si arxan darro ah u laayey Geel fara badan oo loo soo wadey Magaalada Muqdisho oo markii la xasuuqayey marayey illinka hore... 
Halkudheg: ,

Dr Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Masuul Dowladeed | Farah Aw-Osman

Sep 12, 2009
Dr. Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Mas’uul Dowladeed   Madaxda iyo masùuliyiinta caalamka waxaa lagu yaqaaney inay yihiin afraad ku caan baxay xilkasnimo iyo u heelanaan difaaca danaha dalkooda iyo dadkooda.  Sidoo kale waxaa caado u ahayd dowladaha caalamka kolkii xubin ka mid ah gollaha wasiirada uu kagalo shacabka iyo dalka khalad saamayn ku yeelankara aayaha iyo sharafta dalkaasi in shaqada... 
Halkudheg: ,

Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa

Sep 12, 2009
Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa Axmed Walad Cabdalla oo Booqday Hargeysa iyo Garoowe Mudaharaad ka dhacay Hargeysa oo dad ku dhinteen Dr. Faroole oo fariin adag u dhiibtey Axmed Walad Cabdalla (Puntland waxay kalsoonida kala laabanaysaa DFKMG haddii aan…..) Warar laga helayo ilo wargal ah ayaa tibaaxay... 
Halkudheg:

3 Killed in Somaliland Protests

Sep 12, 2009
3 Killed in Somaliland Protests By VOA News 12 September 2009 Three people were killed and several others were injured in clashes between security forces and anti-government protesters in Somalia’s breakaway region of Somaliland. Peaceful protests in Somaliland’s capital, Hargeisa, Saturday turned violent after police tried to disperse crowds outside the parliament building. Demonstrators... 

Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 10aad | Calinuur

Sep 12, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersigii Tobnaad) Waxaan maantana wax ka tilaameynaa Axkaamta zakada Fidriga Maadaama la gaaray xeli gabo gabo ku dhawdahay Bishii Ramadaan anagoo illaah ka rajeynaayo inuu nagu anfaco kalimaadkan, wax badana aan ka faaiideysano. Zakada Fidriga waxaa la yiraahdaa Cunooyinka la bixiyo marka uu Ramadaanku Dhamaanayo amaba Dhamaado Soomalida ay qaarkood u yaqaanaan Zakaatul-Badan Zakada... 
Halkudheg:

GUMAADKA NAAFADA – Madaafiic ku dhacay Cisbitaal Naafada ee Martini Muqdisho

Sep 12, 2009
GUMAADKA NAAFADA Jimco 11 septermber 2009 galabnimadii shalay abaarahii maqribka ayaa waxaa si lama filaan ah ugu soo dhaceen isbitaalka duqowe ee Martini halkaas oo hooy u aheed dad naafo 100 qofod ku dhow iyo qooysaskooda. Madaafiicdan oo ku soo adey xili dadaka naafada kunool xeradaas ay isu diyaarineeyeen ineey afuraan ayaa waxaa halaas ka dhacay xasuuq foooxun oo ka dhan xaquuqda adamaha iyo... 
Halkudheg:

Muqdisho: Ninba Toogtii Ha Tanaagoodo | Dirham

Sep 12, 2009
Muqdisho: Ninba Toogtii Ha Tanaagoodo. Dadka daldalanka badan, hadalkoodana uusan laheyn ujeedo iyo ka jeedo, micno badanna soo kordhineyn, iskana jecel in ay hadlaan goor walba, waxa ay hadda sheegaana waqti kadib aan meel ka soo qaadin oo iska dheh un arrintoodu tahay ayaa Soomaalida oo ku caanbaxday in ay wax naqdiyaan waxay ku tilmaamaan qofka noocaas oo kale ah mid iska hadal badan oo iska Tanaagoonaya,... 

Maalinta Jahliga oo si weyn looga xusey Magaaladda Muqdisho

Sep 12, 2009
Maalinta Jahliga oo si weyn looga xusey Magaaladda Muqdisho Sawirada Halkan ka daawo.. GUJI… Hotelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtey manaasbad lagu xusayey maalinta la dagaalanka Jahliga oo ku beegan 8 –da bisha September waxaa Munaasabdaas ka qaybgaley madax ka soo Hayadaha Samafalka ,Macalimiin , ardey iyo Marti sharaf kale waxaana Xafladaan si wadajir ah u soo qaban qaabiyey... 

Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 9aad | Calinuur

Sep 12, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersiga Sagaalaad) Waxaa xiligaan oo kale muhiim ah in lala yimaado Sunadii Ictikaafka ee uu la imaan jiray Nabigeenii (Nabad iyo Naxariis Korkiisa allaha yeelee) Ramadaan kasta marka uuu gaaro Tobanka dambe, wuxuuna fogaan jiray Mashaakilada kale ee Dunada, asagoo u gaar yeeli jiray waqtiga oo dhan Caibaadooyin lagu sameeyo Masjidka gudahiisa. Ictikaafku waa Qalbiga... 
Halkudheg:

Tobanka danbe ee Ramadaan : Fursad aan soo noqon doonin | Siciid

Sep 12, 2009
Tobanka danbe ee Ramadaan : Fursad aan soo noqon doonin Asxaabi la odhan jiray Abu-Hurayra ayaa maaalin isaga oo suuqa jooga waxa uu dadkii uu la kulmay ee aduunka ku mashquulsanaa u sheegay in dhaxalkiii nabiga (CSW) dadka muslimiinta ah loogu qaybinayo Masaajidka Nabiga (CSW). Qaar badan oo ka mida dadkii maqlayay hadalkani waxa ay markiiba u carareen xagii Masaajidka iyaga oo is leh ka gaadha dhaxalkaas... 
Halkudheg:

Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka ka dagaynin dibna isu sharaxayo

Sep 12, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo 11 September 2009. Ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya oo cagta mariyey ciidan gumaysi iyo gaadiidkii dagaal ee ay wateen. Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah. G/Kuxigeenka 2aad ee jwxo oo booqasho gaaban ku jooga wadanka Australia shirna kaga qayb galay magaalada Perth. Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka... 

Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka | Ahmed-haadi

Sep 12, 2009
Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka Inta badan waalidiinta soomaaliyed oo ay carruurtu u dhigato dugsiyada hoose/ dhexe ee wadamada ay usoo haajireen ee reer galbeedku, waxa ay la qabsan la’yihiin nidaamka waxbarasho ee ka jira wadamadaan, waxayna intooda badan u haystaan, in haddii ilmuhu maalin walba tagaan iskuulka sidii soomaaliya oo kale, uu illmahaasi uu helayo... 
Halkudheg:

Madaafiic Habow ah oo Muqdisho ku laysay Qoysas Askartii ku dhaawacmay dagaalkii 1977

Sep 12, 2009
Mashaqo ka dhalatay Madaafiic habow ah oo ay dadi ku dhinteen qaar ka mid ahaa naafadii xooga dalka Somaliyeed kuwa kalana ay ku dhaawacmeen galabta gudaha ispitalka Dmartiino ee Magaalada Muqdisho.| Si ay shegayaan dad goobjooyagayaal ah laba madfac oo galabta (Sept 11, 2009) ku dhacday gudaha ispitalka Dmartiino ayaa geysatay dhimasho ilaa 7 ka mid ah ciidankii naafada xooga dalka somaliyeed ee 30kii... 

“..Heshiiskii Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” Wareysi – Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Xagaa

Sep 11, 2009
Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa “…heshiiska Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” wareysi xiiso badan XAGAA: “madaxweynuhuna waa ka hadlay  waxaa uu yiri, arrintaasi Baarlamaanku si khaldan ayey u fahmeen…” Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmi Baarista Dowlada Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa oo aan wareysi gaaban... 
Halkudheg: