Home » Archive Qoraaga

Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey

Sep 21, 2009
Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey Waxaa la bilaabay ururinta keydTaariikheedka Garsoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed, iyadoo ilaa iyo hada ku dhawaad 5 Garsoore ay soo gudbiyeen warbixino taariikhdooda ka hadlaya iyo sawirro,sidaa daraadeed dhamaan garsoorayasha cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudhiisa iyo dibadiisa,... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo Booqasho ku aaday Boqortooyada Sucuudiga – Sept 21

Sep 21, 2009
Warsaxaafadeed Isniin September 21, 2009 Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku aaday Boqortooyada Sucuudiga Villa Somalia- Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa saakay u anbabaxay Dalka Sucuudiga ka dib markii uu ka helay martiqaad Walaalkiis Boqor Cabdulaahi Bin Cabdul Casiis (Boqorka Boqortooyada Sucuudiga). Madaxweynuhu inta uu Sucuudiga ku sugan yahay waxaa uu... 
Halkudheg:

Farriinta Abuubakar as-saddiq ee Munaasabada Ciidul Fidriga sanadkan 1430 H

Sep 20, 2009
Farriinta Abuubakar as-saddiq ee Munaasabada Ciidul Fidriga sanadkan 1430 H Allah ayaa mahad oo dhan iska leh oo inoo fududeeyay Soonka bisha Ramadaan iyo istaagida habeenadeeda, Allaah ha inaga aqbalo camalka suuban. Waxaan muslimiinta guud ahaan iyo gaar ahaan ummadda soomaaliyeed ugu bogaadineeynaa Munaasabada ciidul fitriga sannadka 1430 H Kuna aaddan 9-20-2009 allaha ha inagu gaarsiiyo teeda... 
Halkudheg:

Qaabkii Looga Ciiday Toronto Canada

Sep 20, 2009
Qaabkii Looga Ciiday Toronto Canada Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah (GUJI) Waxaa maanta isugo soo baxay kuna ciiday markazka weyn ee Dar-ul-Hijra ee ku yaal magaalada Toronto,Canada dadkii ugu faraha badnaa ee Soomaali ah oo dalkaan ku ciida. Dadkaas Muslimiinta ah oo kumanaan kor u dhaafay wajigoodana ay ka muuqatey farxad iyo ray-rayn aad u fara badan, ayagoo xasuusan dhibaatadii ka haysan jirtay... 

SHEEKH SHARIIF: Ma Halyay badbaado baa mise Aalad loo adeegsanayo Burburka Soomaaliyeed | Aw-Osman

Sep 20, 2009
SHEEKH SHARIIF:  Ma Halyay badbaado baa mise Aalad loo adeegsanayo Burburka Soomaaliyeed. AFEEF: Waxaan in badan oo wakhtigayga ah u huray taageerista iyo kor u qaadista Haykal kasta oo dowladeed, aragtidaydaas ama mowqifkaygaas oo aan had iyo goor bud-dhig uga dhigayay “in dowlad xumi ay dowlad làaan dhaanto”.  Hadaba taas micnaheedu maaha in aan indho laàan ku raacno hogaamiye kasta... 

Sidii looga ciidey Minneapolis & UK .. iyo Fariin Sheikh C/raxmaan u jeediyey Soomaalida

Sep 20, 2009
Kumanaan Qof oo Salaaddii Ciiddul Fidriga ku tukadey Minneapolis Convesion Center Daawo Sawirada reer Minneapolis iyo Ciidul Fidriga… SomaliTalk.com, Minneapolis (Sept 20, 2009) – Dad tiradooda lagu qiyaasay kumanaan qof oo Muslimiinta reer Minnesota, una badan Soomaali, ayaa isugu yimid xarunta ku taal faras magaalada Minneapolis ee lagu magacaabo Minneapolis Convesion Center, halkaas... 
Halkudheg:

WARBIXIN KU SAABSAN MASJIDKA CUSUB EE ABU-BAKR Ee SEATTLE,WA

Sep 20, 2009
WARBIXIN KU SAABSAN MASJIDKA CUSUB EE ABU-BAKR Ee SEATTLE,WA Masjidka iyo xarunta islaamiga ah ee Abubakr Gobalka washington gaar ahaan magaalada seattle ayaa lagu wadaa in uu furmo Sep.24th 2009 oo ah maalinta khamiista,waxaana la filayaa in munaasabadda furitaanka ay socondoonto ilaa sep.27th 2009 waana mudoo afar maalmood ah ,furitaanka masjidka iyo waliba xarunta jaaliyadda muslimiinta ah guud... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadii Ciida Tujiyay Madaxda qaranka iyo Dadweyne kale

Sep 20, 2009
Warsaxaafadeed AXAD20-09-2009 Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadii Ciida Tujiyay Madaxda qaranka iyo Dadweyne kale DAAWO: Sawirada Halkan ka daawo… Villa Somalia- Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa Salaadii Ciida ku tujiyay una soo jeediyay khubadii Ciida Madaxda Sare ee qaranka, xildhibaano, qaar ka mida saraakiisha iyo Ciidamada AMISOM ee Muslmika ah iyo dadweyne... 
Halkudheg:

Xildhibaano Fashiliyey dhawr arrimood oo uu sameeyey Wasiirka Maaliyada DFKMG

Sep 19, 2009
Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed oo si weyn u dhaliilay Qaabka uu u shaqeeyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan, islamarkaana kashifay arrimo dhowr ah oo sameeyay =Shir jaraa’id= Muqdisho, Sept 19, 2009: Waxaa maanta Shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Naasa Hablood 2 ee Magaalada Muqdisho, iyadoo Xildhibanada soo bandhigay Qoraal aad u dheer oo ka kooban 4-Bog... 
Halkudheg: ,

Ciidul Fidriga Sanadkan oo looga dhawaaqay Shanta Qaaradood ee Aduunka, SomaliTalk waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyanaysaa munaasabada Ciidul Fidriga, Ciid Wanaagsan

Sep 19, 2009
Ciid wanaagsan – Ciid Mubaarak, Maamulka iyo wariyaasha Somalitalk ayaa dhamaan Ummada Soomaaliyeed meelay joogaanba iyo dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynaya Munaasabada Ciidul Fidriga ee Sanadka 1430H. Bahda Somalitalk waxay u rajaynaysaa dhamaan Muslimiinta iyo Soomaalidaba in ilaahay Ramadaanka kiise kale Cibaado ku gaarsiiyo, Soomaaliyana Mustaqbalkeeda ilaahay hagaajiyo. Bilasha Ciidul... 

Tigrean In Sheep’s Clothes | Mohamed Heebaan

Sep 19, 2009
Tigrean In Sheep’s Clothes…………….! Abdul Ahmed III is an odd name for a Somali, or for that matter for a Muslim. But he could be neither. In either case, the name is the least problematic about this writer. The writer posted on some Somali websites an article titled “Understanding the collapse of Somalia: opportunities and challenges of restoring a nation state.” The impression... 

SOOMALIDA IYO RAMADAANKA MAKKA | Sh. Maxamed Idris

Sep 19, 2009
SOOMALIDA IYO RAMADAANKA MAKKA Makkah Al Mukarramah – Muxamad Idris Xaramka Barakaysan siduu xalay 29 Ramdan, Khatmigii Qur’aanka u buux dhaafay. Caawa 29/9/1430 (18/9/2009) ayaa Masjidka Kacbada lagu soo khatimay Qur’aanka Kariimka ah oo lasoo wadey 29 habeen oo bisha barakaysan ee Ramadan ah. Habeen Kasta sida caadada ah waxaa Masjidka Xaramka ah ee Kacbada lagu tukadaa 20 Rakcadood... 
Halkudheg:

Yaasiin Garaad: Qofkii C/laahi Yuusuf Mabd’a uga soo horjeedeyow, Shariifkaa ka daran

Sep 19, 2009
Yaasiin Garaad: Qofkii C/laahi Yuusuf Mabd’a uga soo horjeedeyow, Shariifkaa ka daran Telefishinka Somali Media ee magaaladda Minneapolis ayaa Jimcadii (Sept 19, 2009) waraysi uu la yeeshay Yaasiin Garaad, oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee deggan magaalada Minneapolis. Waxana uu tibaaxay qofkii Sheikh Shariif aan ku raacin mabda’ ee ku jeclaa dano shakhsiyadeed, in uu dabaal-dego... 
Halkudheg:

Ciyaraha Bisha Ramadan ee magalada Karachi

Sep 17, 2009
Ciyaraha Bisha Ramadan ee magalada karachi. Waxa tariiqdu markey aheyd 10-kii bishan Ramadan si rasmi ah uga bilowday magalada karachi ee dalka pakistan ciyaaro lagu mamusaya bisha ramadan, ciyarahaan ayaa waxa soo qaban qabiyey ama soo abaabuley ardeyda somaliyed ee wax kabarata jamacadaha kala duwan ee magaladan karachi Gar ahaan ardeyda jamacada karachi. ciyaarahan ayaa waxaa marti galinaya( jamacada... 
Halkudheg:

Joint Statement on the attack on AMISOM in Mogadishu

Sep 17, 2009
Joint Statement on the attack on AMISOM in Mogadishu  The European Union The InterGovernmental Authority on Development The League of Arab States The United Nations Norway The United States of America  Nairobi 17 September 2009: The European Union, the InterGovernmental Authority on Development, the League of Arab States, the United Nations, Norway and the United States all  condemn in the strongest... 

Baarlamaanka Soomaaliya: Dantii Yaqaan | Amiin Yuusuf

Sep 17, 2009
Baarlamaanka Soomaaliya: Dantii Yaqaan Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu kooban yahay 550 xubnood, marka la fiiriyana waa tiro aad u badan, waayo dadka Soomaaliyeed ma xamili karaan tirada intaa la eg, waayo Dowlado ka hanti badan ayaa Baarlamaankoodu intaa ka yar yahay, iyadoo Baarlamaanka Soomaaliyana loo qaybsaday qaab ku dhisan 4.5, iyadoo dhamaantoodna xubnaha Baarlamaanka ay degan yihiin Hoteelada... 
Halkudheg:

Al-shabaab oo dilay taliye Xigeenkii AMISOM iyo Duqayn qasaare gaysatay oo ka dhacday Muqdisho

Sep 17, 2009
Laba qarax oo is daba xiga kuwaas oo ahaa kuwa ismiidaamin ah oo goor dhaweyd xubno ka tirsan xarakada mujaahidiinta al shabaab ka fuliyeen gudaha garoonka diyaradaha ee adan cade international airport qeybta ay ka dagan yihiin Ciidamada AMISOM iyo Xaruntii Xalane ee Magaalada Muqdisho . Qaraxyadaan Ismiidaaminta ah ayaa lagula beegsaday maanta Ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho waxaana gudaha loola... 
Halkudheg: ,

Warsaxaafadeed: Safarka Madaxwaynaha ee Maraykanka iyo Shirkiisii Golaha Wasiirada

Sep 17, 2009
Warsaxaafadeed: Booqashada Madaxweynaha Madax ee Maraykanka Muqidsho : Warfaafinta gudaha iyo dibadaba waxaa ku soo laablaabtay warar aan ku dhisneyn xaqiiqada oo ku saabsan Booqashada Madaxweynaha Soomaaliye Mudane Shariif Sheekh Axmed ee uu ku tagayo Maraykanka. Waxaan warfaafinta gudaha iyo dibadaba u xaqiijineyaynaa in Madaxweynuhu ujeedada uu u aadayo Maraykanka ay tahay ka qeybgalka Shirka... 

Ra’iisal wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururka NSUM

Sep 17, 2009
Ra’iisal wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiidi Cali sharmarke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururka North Somali Unionist Movement (NSUM), kuwaasoo kala ahaa, guddoomiye ku-xigeenka ururka Dr. C/llaahi Xasan Maxamud, afhayeenka Qaarada Yurub Xasan Axmed Ciise iyo wakiilka ururkan ee Qaaradda Australia Maxamed Xasan Buraale. Xubnahan oo booqasho ku yimid caasimadda... 

Dastuur: Dastuurka DFKMG ee Soomaaliya

Sep 16, 2009
Dastuurka (Axdiga) Dawladda Federaalka Kumeelgaarka. Dastuurka DFKMG ka akhri Halkan ama linkiga hoose. www.somalitalk.com/dastuur/tfg.pdf  Read More →
Halkudheg: ,

Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay

Sep 16, 2009
Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay! Warbixin, Faallo iyo Tarjumadii SomaliTalk.com | Sept 16, 2009 Website-ka Guddiga Qarammada Midoobay u qaabilsan Xadaynta Badaha ayaa lagu daabacay warqad ku taariikhaysan August 19, 2009. Warqaddaas waxaa ku cad in ay ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul... 

Macadka Waxbarashada Dadka Naafada

Sep 16, 2009
Axad 13 septeber 2009. machadka naafada o ah urur ay leeyahiin dadka naafada somaliyeed ayaa waxaa u shalay oo Isniin ah garsiyeey lacag deeq ah curyaamintii ku dhawacmeen Duqeyntii loo geeyste isbitaalka Martini maalinkii jimcaha ahay ee xili afur ay isu diyaarinaayeen. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Machadka naafada ayaa waxaa uu gaarsiiyey dadka naafada dhaawaca ah iyo ehelada kuwa dhintey lacag... 
Halkudheg: , ,

In Somalia, UN Manufactures Consent As AMISOM Shoots Camels as Insurgents

Sep 15, 2009
In Somalia, UN Manufactures Consent As AMISOM Shoots Camels as Insurgents By Matthew Russell Lee UNITED NATIONS, September 15 — The UN, which nearly invariably uses as a defense against inaction on human rights abuses that only works in countries upon invitation, views Somalia through a different prism, it seems. How else to explain the dismissive response of the head of the UN’s Department... 
Halkudheg:

Fursad shaqo oo ka bannaan Jaamacadda Nugaal

Sep 15, 2009
Nugaal University Fursad shaqo Jaamacadda Nugaal oo ku taal magaalada Laascaanood waxay u baahan tahay macallimiin jaamacadeed oo kala ah: kulliyadda maamulka iyo maaraynta (Business adminstaration) 1macallin. Kulliyadda cilmiga kumbuyuutarka (Computer science) 1macallin luqadda ingiriiska (English) 1 macallin. Codsaduhu waa in uu: Haysto ugu yaraan bachelor ay weheliso khibrad macallinimo oo saddex... 
Halkudheg:

Xarunta Al- Shahid Center oo lagu qabtey dood cilmiyeed loogu magacdarey Bedelitaanka hab-Dhaqanka qofka Soomaaliga

Sep 15, 2009
Xarunta Al- Shahid Center oo lagu qabtey dood cilmiyeed loogu magacdarey Bedelitaanka hab- Dhaqanka qofka Soomaaliga Waxaa shalay galab lagu qabtay hortel Barakat magaalada Nairobi dood cilimiyeed halkudhigeedu ahaa “Changing the attitude of Somalis” (bedelitaanka hab-dhaqanka qofka Soomaaliga) oo ay ka soo qayb galeen 35 weriye oo ka mida weriyeyaasha ku nool magaalada Nairobi. Dooddaan waxaa...