Home » Archive Qoraaga

Garoowe:- Talaalka Boolyada oo ka bilaamay Deegaamada Puntland Gaarahaan Caasimada Garowe

Dec 6, 2009
Garoowe:- Talaalka Boolyada oo ka bilaamay Deegaamada Puntland Gaarahaan Caasimada Magaalada Garowe. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa maanta deegaanada Puntland ka bilaamay talaalka Boolyada kaas oolagu dabar goynayo 6 cudur ee dilaaga ah waxaana uu si rasimi ah ugafurmay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, Intaas kadib waxaa gudaha xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ka dhacayxaflad balaaran... 
Halkudheg:

SHUHADDADII SHAAMO …… … Qalinkii Abukar Albadri

Dec 6, 2009
MAQAAL SHUHADDADII SHAAMO …… … Qalinkii Abukar Albadri Ma cabiri karo dareenkeyga, kamana sheekeyn karo waxa dhacay, laakiin waxaan doonayaa inaan dabka uurkeyga ku shidan banaanka u soo saaro si ay ii yara deyso alhumadda aan ka qaaday masiibadda loo huwiyey ummadda Soomaaliyeed. Ugu Horeyn Assalaamu Caleykum, Salaam kaddib,waxaan tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaa waalidiintii iyo eheladdii iyo... 
Halkudheg:

Maxaa ku jaban haddii aan ku hadlo magaca waddankayga?

Dec 6, 2009
Qaar weli waxba ma arkaan oo qabiilka ayaa indhaha ka xiray, qaarna xaqa ayay isku dayayaan in ay duugaan xaqdarradana garab ayay siinayaan,xaalka uu waqtigan ku jiro waddankeena wuxuu ka soo hor baxay oo lid ku noqday waxkasta oo wanaagsan, wixii dadka loogu talagaly, jacaylkii laga rabay in uu ka dhex jiro bulsho meel ku wada nool, is-aaminkii, kalsoonidii isku gargaarkii isku naxariistii is dhawrkii,... 

Muqdisho: Dagaalo ka dhacay xaafado ka tirsan dagmooyinka Shibis, Boondheere, Maanaboolyo, shangani iyo cabdicasiis iyo Naafo la gaaarsiiyey deeq

Dec 6, 2009
Dagaal ka dhacay Muqdisho:  maanaboolyo ,shibis ,boondheere, shangani ,iyo cabdicasiis Ciidanka Naafada Xoogga ee ku jirta Cusbitaal Martiini oo la gaarsiiyay deeq lacageed. Ogeysiis ku socda Soomaalida Degan Birmingham-West Midlands UK Dagaalo iyo duqeymo is dhinac socday oo galabta maqribkii ka dhacay xaafado ka tirsan dagmooyinka maanaboolyo , shibis , boondheere, shangani , iyo cabdicasiis ee... 
Halkudheg:

We will not forget December 3, 2009 (Midowgga Ardeydda Soomaaliyeed ee Waqooyigga America)

Dec 6, 2009
North America Somali Students Union We will not forget December 3, 2009 TACSI Anigoo ku hadlayo magaca Ururka Midowgga Ardeydda Soomaaliyeed ee Waqooyigga America waxaan TACSI kal iyo laab ah u dirayaa dhamaan Ardeyddii, Macalimiintii, Aqoonyahaniintii, Waalidiintii iyo Masuuliyiintii ku geeriyootay Qaraxii naxariista darnaa ee loo geestay Khamiistii la soo dhaafay bishu aheyd December 3, 2009. Waxaan... 
Halkudheg:

Labaatan sano kadib iyo Soomaali halka ay taagan tahay | Jooje

Dec 5, 2009
Labaatan sano kadib iyo Soomaali halka ay taagan tahay. Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamka Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaat. Marka hore waxa aan fursaddan uga faa’ideysanayaa tacsi aan u dirayo dhammaan ummadda Soomaaliyeed... 

Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan Maraykanka oo Deeq lacageed soo gaarsiiyay Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho

Dec 5, 2009
Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan Dalka Maraykanka oo Deeq lacageed soo gaarsiiyay Bukaanadii ku dhaawacmay Qaraxii December 3  iyo kuwo kale oo Dhaawaca ah oo ku jira Cusbitaal Madiina ee Magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa maanta Soo gaarsiiyay Deeq lacageed oo ay ugu t6alogaleen in la gaarsiiyo dadka Dhaawaca ah ee ku jira... 
Halkudheg: ,

3dii,December, 2009, Farxad Murugo isku Bedeshay.

Dec 5, 2009
Cilmi Cusmaan Faarax ( Boodhari). Boodhari111@hotmail.com 3dii,December, 2009, Farxad Murugo isku Bedeshay. Ma iloobi doono. Wixii ka dhacay Hotel Shaamow ee Magaalada Muqdisho 3dii, December, 2009 xili loo fadhiyay farxad lagu soo dhaweynayo Qalin jabinta in ka badan 15 dhaqtar oo ku dhawaad muddo 7 sano ah loo carbinayay in mar uun la arko iyagoo kaalin ka gaysanaya hagaajinta adeega caafimaad xumo... 
Halkudheg:

Warar dheeraad ah oo ku saabsan qaraxii ka dhacay Hotel SHAAMOW ee Muqdisho

Dec 5, 2009
3-dii Bishan December 11:15 ee barqannimo ayaa Hotelka SHAMOW waxaa ka dhacay Qarax aad u weyn kaas oo ay waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah oo aan waxba galabsan, waxaana qaraxaasi lala beegsaday xili ay Hoteelka ka socotay Xaflad aad u balaaran oo ku saabsaneynd qallinjabin arday dhameysatay waxbarashadoodii Jaamcadda Banaadir, waxaana goobta markiiba ku geeriyooday saddex Wasiir oo ka tirsanaa... 
Halkudheg: ,

Sheikh Muxamad Idris oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray dadkii lagu xasuuqay Qaraxii Muqqdisho

Dec 5, 2009
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. TACSI TIIRAANYA LEH… Waxaan ugu horrayn Tacsi u dirayaa dhammaan eheladii dadkii lagu xasuuqay qarixii lala beegsaday Xafladii aqoonta ee Hotel Shaamow, Muqdisha, waxaanan leeyahay, inta dhimatayna Ilaahay Naxariis iyo Janno ha siiyo, Inta dhaawacaana allaha bogsiiyo oo boogtooda dhayo, eheladooda iyo asxaabtopodii iyo... 
Halkudheg:

Maalintii Aaska Aqoonta Soomaaliyeed – Dec 3 2009

Dec 5, 2009
Umad waliba waxay lee dahay dadyaw kala duduwan xaga Aqoonta , Meeqaanka , Darajada iyo Da’da. Jiilalka dalka Soomaaliyeed waa dad isku wada dhow dhow marka laga hadlayo xaga dhaqaalaha oo ma jirto Nolol sidaas u sii kala durugsan oo ay dadku ku kala gedisan yihiin. Lakiin waxaa lagu kala tagey wa Aqoonta , markii dawladii Soomaaliyeed dhacday dalkii burburay sharaftiina dhulka gashay dadkiina... 
Halkudheg:

Hadal wadajir ah oo lagu cambaareynayo qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho

Dec 5, 2009
Dec 3, 2009: Hadal wadajir ah oo lagu cambaareynayo qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya Ururka Midowga Urub Urur Goboleedka IGAD Jaamacadda Carabta Norway Qaramada Midoobay Dowladda Maraykanka Nairobi, 03 Diisembar 2009 – Ciidanka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya, Ururka Midowga Urub, Urur Goboleedka... 
Halkudheg:

tacsi ay siwadajir ah udirayaan ardayda soomaaliyeed ee wadanka bangladesh iyo Golaha Qurbajoogta jubbaland iyo…

Dec 4, 2009
Halkan ka daawo Aaskii wasiiradii ku dhintan Qaraxa TACSI (INAALILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN) tacsi ay siwadajir aha udirayaan ardayda soomaaliyeed ee wadanka bangladesh Ururka ardayda soomaaliyeed ee wadanka Bangladesh waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan maamulka ,macalamiinta jamacadda banaadir , Eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Madaxdii & ardaydii soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Cambaareynaya Xasuuqii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Dec 4, 2009
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Cambaareynaya Xasuuqii ka dhacay Magaalada Muqdisho. Dhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed iyo taageerayaashiisa iyagoo ka xun kana tiiraanyeysan waxay halkaan cambeereyn uga soo jeedinayaan falalka Bani’aadinimada ka baxsan oo lagu bartilmaameedsaday Arday, Dhakhaatiir iMas’uuliyiin iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda ku meelgaarka ah. Waxaa wax laga xumaado... 
Halkudheg: ,

Bahda Isboortiga magaalada London Oo Tacsi U Direysa Ummadda Soomaaliyeed

Dec 4, 2009
Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilaahay Raajucuun: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London ee dalka Ingiriiska waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Wasiirro ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Dhaqaatiir, Wariyayaal iyo Arday ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho Wasiirrada dhintay ayaa waxay kala yihiin Wasiirraddii Caafimaadka Qamar... 
Halkudheg: ,

Xasuuqii Hotel Shaamoow Gabal Dumay Dheh | Muxyadiin Ciid

Dec 4, 2009
XASUUQII HOTEL SHAAMOOW GABAL DUMAY DHEH INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN 03/12/2009, Waa maalin murugo iyo xanuun kasii saa’ida kii umada Soomaaliyeed la daalaa dhaceysay in mudo ah la soo darsay, waa maalin gacan cadawi gawrac arxandaro ah u geysatay Caqli, Aqoon iyo iimaan saalax ah, adoomo eebihii abuurtay uu ku maneystay, waa maalin caloolxumo iyo carwasaad u dhimanayo Ruuxii Soomaali,... 
Halkudheg: ,

Qarax ay ku dhinteen Dhowr Wasiir oo ka tirsan DFKMG oo ka dhacay Muqdisho iyo Alshabaab oo iska fogeeyey iyo Muran ka taagan safaarada Soomaalida ee UN

Dec 3, 2009
Qarax ay ku dhinteen Dhowr Wasiir oo ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka dhacay Hotel Shamow ee Muqdisho. VIDEO: DIGNIIN: Waa video naxdin leh oo ku saabsan sidii qaraxu u dhacay (VIDEO Halkan ka daawo) – Aljazeera Dec 3, 2009: Qarax aad u xoogan ayaa waxaa lala beegsadey Goob ay ka socotey Xaflad kana dhaceysey Hotelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho waxaana Xafladaas ka soo qaybgaley Qaar ka... 
Halkudheg: ,

Kenya books seat on world maritime regulations body

Dec 3, 2009
Kenya books seat on world maritime regulations body Source: East African Standard Kenya has been elected into the prestigious council of the world maritime regulatory body, the International Maritime Organisation (IMO), proving its influence as a significant player in the advancement of global seaborne transport. The country joins the industrialised and advanced maritime countries that would take... 

Yemen, Somalia to sign understanding memo in fisheries sector

Dec 3, 2009
Memo of fishing cooperation between Yemen and Somalia signed [19/November/2009] SANA’A, Nov. 19 (Saba)- Yemen and Somalia signed on Thursday a memorandum of understanding over executive program between the two countries in field of fisheries wealth. The memo was signed by the ministers of fisheries wealth in both countries to encourage private sectors to carry out joint fishing projects and coordinate... 

Joint Statement Condemning Today’s Suicide Bombing in Mogadishu

Dec 3, 2009
Joint Statement Condemning Today’s Suicide Bombing in Mogadishu The African Union Mission in Somalia The European Union The InterGovernmental Authority on Development League of Arab States Norway The United Nations The United States of America Nairobi, 03 December 2009 – The African Union Mission in Somalia, the European Union, the InterGovernmental Authority on Development, the League of Arab... 

Banaanbax looga horjeedo xil ka qaadistii Gen. Cabdi Qaybdiid oo ka dhacay qaybo ka tirsan Magaaladda Muqdisho

Dec 3, 2009
Banaanbax looga horjeedo xil ka qaadistii Gen. Cabdi Qaybdiid oo ka dhacay qaybo ka tirsan Magaaladda Muqdisho Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay Dibadbax looga soo horjeedo xilka qaadistii lagu sameeyay Gen. Cabdi Qaybdiid waxayna ku qaylinayo erayo liddi ku ah Dowladda Soomaaliya, waxaana dibadbaxaan ka qeyb qadanaayay Boqolaal dad ah oo Gubaayay taayaro. Dibadbaxa... 

Hotel Shaamow iyo Musiibada ka dhacday.! Maxaa kaa baxay? | Ibrahim Dauud

Dec 3, 2009
Hotel Shaamow iyo Musiibada ka dhacday.! Maxaa kaa baxay? Abaarihii 11:00 pm ee xilliga magaaladda Nairobi ayay aheyd markii aan TV-ga Al-Jazeera English ku arkay war dag-dag ah kuna saabsan Qarax ka dhacay Hotel Shaamo ee magaalada Mogadishu, Qaraxa oo ahaa mid culus ayna ku dhinteen dad Muhiim ah ayaan kadib raadiyay warar kalle oo dheerad ah iyo sida ay wax u dhaceen ugu horeentii waxa ii xaqiiqowday... 
Halkudheg: ,

Maalinta Cudurka Halista ah ee AIDS-ka iyo Muqdisho

Dec 2, 2009
Magaalada Muqdisho oo laga xusay Maalinta AIDS-ka Adduunka Muqdisho oo ka baxdey Aamusnaantii Cudurka AIDS-ka Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah Munaasabad lagu xusayay Maalinta AIDS-ka Adduunka oo maanta ku beegan oo ay soo agaasimeen 11-urur oo ka mid ah kuwa la dagaalama faafidda cudurka HIV/AIDS ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Hotelka Shamo oo lagu qabtay xafladdan ayaa lagu xardhay... 
Halkudheg:

Faallo: OCHA ayaa dalbanaysa Lacag dhan $689 oo Milyan si wax looga qabto Hawlaha Samafalka Soomaaliya sanadka 2010.

Dec 2, 2009
OCHA ayaa dalbanaysa Lacag dhan $689 oo Milyan si wax looga qabto Hawlaha Samafalka Soomaaliya sanadka 2010. NAIROBI:Qaramada Midoobey ayaa Bilawgii Todobaadkan waxa ay sheegtay iney raadineyso aduun dhan 689 milyan oo Doolarka Mareykanka ah si ay ugu fuliso 174 Mashruuc oo Samofala oo laga fuliyo Dalka Soomaaliya Sanadka fooda inagu soo haya ee 2010. Qoraal ka soo baxay Hayadda QM u qaabilsan isku... 
Halkudheg:

Hiawathapizza – Minneapolis

Dec 2, 2009
HIAWATHA PIZZA: Waa Pizza fresh ah, oo la diyaarinayo marka aad dalbatid. Family Special offer – Two Medium Pizza one topping 1– Two Liter pepsi $17.99 – Two Large Pizza one topping   1-Two liter Pepsi $ 19.99 – Small Pizza $5.99 pic up only Free Delivery Call Now Ka dalbo Telefoonkan (Call Now: 612-455-6944), HIAWATHA PIZZA: Waa Pizza nooca New York oo aad ka heleysid Minneapolis… Sidoo... 
Halkudheg: