Home » Archive Qoraaga

Shaqaalihii Caafimaadka Ee Lagu Diley Soomaaliya 1992 – 2009

Dec 16, 2009
Shaqaalihii Caafimaadka Ee Lagu Diley Soomaaliya 1992 – 2009  Laga bilaabo 1991 oo aheyd markii ay bur burtay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxa inta badan gobolada koonfureed ee Soomaaliya ka holcayey dagaalo sokeeye oo bur burkii ay keeneen ka sokow galaaftay nolosha kumanaan Soomaali ah oo la diley iyagoon waxba galabsan. Si kastaba ha ahaatee kumanaankaas shacabka ah ee ku dhintay dagaaladaas... 

Kooxda Caalamiga ah ee la Xiriirka Arrimmaha Soomaaliya (ICG) oo ka hadlaysa aayaha Soomaaliya

Dec 16, 2009
WAR-SAXAAFADEED 033/2009 Kooxda Caalamiga ah ee la Xiriirka Arrimmaha Soomaaliya (ICG) oo ka hadlaysa aayaha Soomaaliya Nayroobi, 16 Diisembar 2009 – Wakiillo ka socda in ka badan 30 dal oo isugu jira kuwo caalami iyo kuwo gobolkaba ah ayaa ku shiraya magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya 17ka bishan Diisembar. Waxay ka wadahadli doonaan arrimo wax ku ool ah oo lagu taageerayo dowladda... 

Bosaso: Tababar lagu baranayay Saxaafada oo ay soo qaban qaabisay Jimciyada Tadaamun oo la soo gaba gabeeyay

Dec 16, 2009
Tababar lagu baranayay Saxaafada oo ay soo qaban qaabisay Jimciyada Tadaamun oo ku soo gaba gaboobay Magaaladan Boosaaso Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Ku dhowaad 30 qof oo isugu jira Arday wax ka barata Dugsiyada Sare ee Magaaladan Boosaaso iyo Dad Aqoonyahno ah ayaa maanta waxaa uu siminaar ku saabsan Barashada Saxaada uga soo Gaba gaboobay Xarunta Hay’ada Tadamun Social Society ee Magaaladan... 
Halkudheg:

Garoowe: Siminaar loo qabtay xubno ka tirsan Saxaafadda

Dec 16, 2009
Halkan ka daawi sawiro dheeraad ah Garoowe:-Magaalada Garoowe ee Xarunta dowlada Puntland ayaa waxaa siminaar mudo dhan 2casho ah ugu soo gebageboobay ilaa 9 Suxufi oo ka mida kuwa kahowlgala degaanada Dowlada Puntland iyo 6ka tirsan Wasaarada Warfaafinta iyo Howlaha guud,Waxaana siminaarkan Maalgelisay Hay,adda UNHCR Waxaana Fulisay Wasaarada Warfaafinta dowlada Puntland. Furitaankii siminaarkan ayaa... 
Halkudheg:

Cabdi Qaybdiid oo loo magacaabay Wasiirka Macdanta DFKMG

Dec 15, 2009
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa (December 14, 2009) waxa uu Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid u magacaabay wasiirka Macdanta iyo Biyaha. Cabdi Qaybdiid waxa uu badalayaa Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo xilkaas hore u hayey. Oomaar waxaa loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta sare oo uu ka geeriyoodey Prof Ibaraahim Caddow oo ku dhintay Qaraxii hotel Shaamow (Dec 3, 2009). Wareegtada... 
Halkudheg:

Deegaanka raadeerka oo ay isaga sii qulqulayaan dadkii daganaa

Dec 15, 2009
Madaafiic xoogan ayaa (Habeenkii Talaadada)  la sheegay in qeybo ka mid ah wadada warshadaha isku dhaafsadeen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo xoogaga ka horjeeda. Dadka deegaankasi ayaa ku waramay in madaafiicda  ay ku dhacayeen xaafado dad rayid ah dagan yihiin. Madaafiicdaan ayaa ka dhacayay inta u dhaxeysa Wasaaradii hore ee gaashaandhiga iyo Kuliyadii Jaala-siyaad halkaasi oo ay ku kala sugan... 
Halkudheg:

Killings of Jewels of Somali Nation | Saeed Furaa

Dec 15, 2009
Knowledge production in any country costs a helluva lot. It’s an admitted fact by all men of civilized nations. University of Pretoria held a graduation ceremony recently for masters’ students (LLM). While sitting in the graduation hall at the university of Pretoria, a vague sense befell me given the recent heartbreaking news which occurred in Shamow Hotel in Mogadishu, in a similar gathering where... 
Halkudheg:

DAWO WEEYE MAANSADU | Muxyadiin

Dec 14, 2009
DAWO WEEYE MAANSADU.    Waxaan u doortay maansadan DAWO, in aan ku biiriyo Hal-abuurka Deelleyda Qarnigan 21, loogu magacdaray, anoo run ahaantii si gaar ah uga mahadcelinaya dhilintii bilaawday, iyo aragtiyahooda ay ku soo bandhigeen Suugaantooda qaaliga ah, tanoo ka mid noqondoonta sidaan filayo baraarujinta dadka Soomaaliyeed lagu kobcinayo garaadkooda, qiimaynteeda iyo halka ay taariikhda ka... 
Halkudheg:

Ma ka Qayb Qaadanaysaa – Duminta Qaranimada Somaliyeed.

Dec 14, 2009
Ma ka Qayb Qaadanaysaa – Duminta Qaranimada Somaliyeed. Kala qaybinta, Googoyta, Qolo qolaynta, kala Qoqobidda Map u samaynta Somalia , ku dhiiri galinta Jufokasta ama Qabiil walba, Yagleelidda Dowlad Goboleed ama Dowlad u gaar ah, waa horseedka burburka Qaranimada Somaliyeed & Khayraadkiisaba, ka qayb qaadashadeeduna waa khiyaamo Qaran ,waa sida uu u arko Qoraagu Somaliyeey Qabiilada Somalia... 
Halkudheg:

19 qof oo ku dhaawacmey Qaraxii ka dhacay Hotel Shamow oo loo qaadey Sucuudiga

Dec 14, 2009
19  qof oo ku dhaawacmey Qaraxii ka dhacay Hotel Shamow oo loo qaadey Dalka Sucuudiga Dadkii ku Dhaawacmey Qaraxii 3 –da bishan ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Shamow, ee ku jiray Isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi, ayaa loo qaaday dalka Boqortooyada Sacuudiga  gaar ahaan Magaaladda Riyaad .       Dhaawacaan oo tan iyo 5tii Bishan lagu daweynayay Isbitaal lagu magacaabo... 

Agoonta Ayuub Marka oo Xustey Sannad Guuradii labaad ee Maana Xaajow

Dec 14, 2009
Agoonta Ayuub Marka oo Xustey Sannad Guuradii labaad ee Maana Xaajow Xarunta oo Codsanaysa in dib Xoriyadoodii lagu soo celiyo Shaqaalihii Hayadda WFL  Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Xarunta Suldaan C/raxmaan Sulddaan Cali Ciise(AYUUB) iyo goobo kale oo badan, waxaa maanta ka dhacaya 2 Munaasabadood oo kala ah, 1. Xuska Maalintii ay geeriyootay Marxuumad Maana Suldaan C/raxmaan( Maana Xaajow).... 

Wuxuu kaalmo u heley Tikidhkii wuxuu u baahan yahay in laga caawiyo Kharashka Isbitaalka

Dec 14, 2009
Wuxuu kaalmo u heley Tikidhkii wuxuu u baahan yahay in laga caawiyo Kharashka Isbitaalka Shariif Aybakar Max’ed iyo Abshir Max’ed Xuseen waa dhibanayaal cudurradooda dalka gudihiisa wax looga qaban waayay, waxayna ka codsanayaan walaalahooda Soomaaliyeed inay gacan ku siiyaan sidii ay u heli lahaayeen daweyn dibadda ah.   Shariif Aybakar waa 30-jir ay buro kaga taallo daanka bidix taasoo... 
Halkudheg:

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf

Dec 13, 2009
 Waraysiga Wasiirka Arrimaha Dalka Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf, waxaa la yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (All-man) SomaliTalk Jabuuti. Waraysiga Halkan ka Dhegeyso   …………… Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD oo Shirkii 33-aad ku Leh Dalka jabuuti Wasiiradda Arrimaha dibadda Urur Goboleedka IGAD ayaa shir looga hadlayo xaaladaha ka taagan dalallka Soomaaliya,... 
Halkudheg:

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Cali Axmed Jaamac Jangali – Qaybta 1aad

Dec 13, 2009
Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali Waraysiga waxaa la yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti. Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Axmed Jaamac Jangali, oo Jabuuti kaga qaybgalayay shirka IGAD oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay wixii u qabsoomay wasaaraddiisa intii uu xilka hayey. Waraysiga qaybtiisa koowaad Dhegeyso  Read More →

Nabadoon Sheekh Maxamed Xaaji Cali oo ku geeriyoodey magaalada Jabuuti

Dec 13, 2009
Tacsi Marxuum Nabadoon Sheekh Maxamed Xaaji Cali oo ku geeriyoodey 10/12/2009-ka Is-bitaalka weyn ee caasimada dalka Jabuuti, Dhamaan Wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Jabuuti oo kala ah Maxamed Macallin Cismaan (All-man), Miikaahiil Rashiid Barre, Cabdullaahi Muuse (Kalgacal), Maxamed Faarax (Talyaani), Maxamedbashiir Sheekh C/raxmaan, Maxamed Nuur Macallin, Farxaan Xareed, waxay Tacsi... 

Gabey lamagac baxay , ( Waa sedxumo weyne ).

Dec 13, 2009
Gabey lamagac baxay , ( Waa sedxumo weyne ). Gabeygan Waxa Tiriyey Abwaanka Deda yare ee Maxamed Nuur Maxamuud oo ku magic dheer ( kuluu ) . Ujjeedadii iyo dulucdii lootirey waa Iyadoo mantay marxalada somaliyed meel xun marayso hadan aan ummadii somaliyed wax u damqanaayo oo wadaniyad iyo qiiro qaaday aysan jirin balse shacabkiina ay khaladkii iyo saxdi kala aqoon wayeen oo ay kala saari wayen. waayo... 

Our clan oriented media | Abu Galo Eri

Dec 13, 2009
Our clan oriented media. Since the Shamo bomb attack in Mogadishu, I have been very closely watching the Somali as well as the Danish “media’s” overages of the matter. The vast majority of the Somali media are consciously and/or unconsciously repeating and transmitting the same message; that is Al-Shabab is behind it, a Somali-Danish resident carried out the attack and exacerbating even more... 

Taariikh Nololeedkii Halgamaa Cali Barduuro 1919-2009

Dec 13, 2009
TAAARIKH NOLOLEEDKII HALGAMAA CALI XASAN CALI (CALI BARDUURO) OO KOOBAN Alle ha u naxariistee waxaan dib u milicsanaynaa Taariikh Nololeedkii Cali Xasan Cali (Barduuro) oo ahaa Halgamaagii ugu dambeeyay Ururkii dhalinyarada SYL Ee Gobonimo doonka islamarkana Keenay Xoriyada aynu hadhsanayno Ee aynu ku naaloonayno.  Alle ha u naxariistee Wuxuu Halgamaa Cali Xasan (Cali Barduuro) ku dhashay Degmada... 

MAXAY GALABSADEEN OO LOO DILAY? | Ibraahim Saalax

Dec 13, 2009
MAXAY GALABSADEEN OO LOO DILAY? Inkastoo si joogto looga soo sheego magaallada Muqdisho, xarunta Soomaaliya iyo meelo kale oo u badan koonfurta Soomaaliya wararka la xiriira qaraxyo iyo dagaallo ay ku le’enayaan dadyow fara badan oo soomaaliyeed, ayay misana iiga duwanayd qaraxii bishan Diseember 3-deedii lala beegsaday Hotelka Shaamow qaraxyadii ka horeeyay. Dhowr siyaabood awgeed ayay iigu reebeen... 

London: Bannaanbaxii looga soo hor jeeday Xasuuqii Ardaydii iyo Aqoonyahanadii Hotel Shaamow

Dec 12, 2009
Isu soo baxii magaalada London ee loogu baroordiiqayay Ardaydii iyo aqoonyandii ku naf waayay qaraxii Hotel shamoow Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Boqolaal soomaali ah oo ka tiiraanyeysan dhacdadii naxdinta laheyd ee ay naftooda ku waayeen dad isugu jira Arday,Aqoonyahano, Macalimiin, Dhaqaatiir, wariyayaal iyo Waalidiin, ayaa isugu soo baxay bartahamaha magaalada si ay u muujiyaan dareenkooda... 
Halkudheg:

Garoowe: Siminaar muddo 6 maalmood ah uga socday culimaudiinka oo la soo gabagabeeyay

Dec 12, 2009
Siminaar muddo 6 maalmood ah uga socday culimaudiinka deegaanada puntland oo maanta (dec 12)  lagu soo gabogabeeyey xarunta wasaaradda Caafimaadka ee magaalada Garoowe. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Siminaarkani oo ay soo qaban qaabisay hay’ada UNFPA islamarkaasna uu fulinayey ururka PUPA ayaa maanta waxaa lagu soo gabogabeeyey xarunta wasaaradda Caafimaadka ee magaalada Garoowe Aqoon iswaydarsigani... 
Halkudheg:

Hurdaayoo Soo Jeede Ku Dhac | Abdullahi Farah Qaarey

Dec 10, 2009
Hurdaayoo Soo Jeede Ku Dhac Aaway Dalkii Aaway Dadkii & Duunyadii Somaliyeey: Ma ogtihiin mase ka war haysaan in ay la soo gudboonaatay Khayraad badeedkii Dalka iyo Baddaba ( Somali Internal waters and Marine resources ) Dhibaatooyin culus, ayna dul joogaan, Maraakiib dagaal, Maraakiibta Kallumaysiga – oo wata shamaago aan waxbaba ka reebaynin – iyo Maraakiibta Sunta xam-baarsan. Maraakiibta... 

Kenya oo Lagu Daray Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka

Dec 10, 2009
Kenya oo Kursi ku yeelatay Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka Guddiga (IMO) ee Sharci Dejinta u kala gooshidda Badaha waxa uu hoos yimaadaa Qarammada Midoobay Kenya ayaa loo doortay in ay xubin ka noqoto Guddiga Caalamiga ah ee sharci dejinta Socdaalka badaha adduunka ee loo yaqaan IMO (International Maritime Organization), arrintaasi waxay Kenya ka dhigeysaa in ay saamayn ku yeelato,... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif ”waxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedka”

Dec 10, 2009
Sheikh Shariif Sheikh Axmed”waxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedka” Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya ayaa la hadlay ciidammada Badda Soomaaliya, isagoo ka dalbaday inay isku diyaariyaan sidii ay u difaaci lahaayeen Badda Soomaaliya ayna hortegi lahaayeen burcadbadeeda.waayadaan dhibaato... 
Halkudheg:

Qofkii ugu danbeeyey ee ka tirsanaa Asaasayaashii ururkii SYL oo maanta ku geeriyoodey Nairobi.

Dec 10, 2009
Star FM. November 10, 2009. Nairobi, Kenya. Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyoodey ALLAHA u naxariistee Cali Xasan Cali oo kamid ahaa aasaasayaashii ururkii SYL. Cali Xasan ayaa in muda ah xanuun sanayey, waxaana la keenay magaalada Nairobi dhawaan si cudurka hayey dawo loogu helo. Uggu danbeyntii Cali Xasan Cali wuxuu ku geeriyoodey magaalada Nairobi isagoo ay dadiisu aheyd... 
Halkudheg: