Home » Archive Qoraaga

Talooyin kuu fududeeynaya sidaad bishaan ramadaan ee barakaysan ooga faa ideeysan lahayd . Qore: C/laahi Sh.xasan (Sancaani)

Aug 16, 2010
Ilaah waxaan waydiisanayaa in naftayda iyo qofwalboo aqristaaba qoraalkan ku anfaco ilaahna naga dhigo kuwa bishaan loogu danbi dhaafo kuwo kamid ah,ilaahna marar badan bishaan oo kale kuwii gaara kana faaiideeysta naga dhigo, bilaha kalana kuwii marwalbaa ilaah cabsidiisa joogteeya alaah hanaga dhigo aamiin . Qaybta 1 aad; Waxaan og nahay bishaan in ay tahay bil aad u qiimo badan, tahayna bishii... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 3aad

Aug 16, 2010
Markaana hadii aan u sii Gudbo Qeybtii Sadaxaad ee Maqaalkii Cinwaankiisu ahaa:Sideen u Fahamnaa Qur’aanka, waxaan Qeytaan kusoo qaadan Doonaa Labada Suuradood ee kala ah Aala-Cimraan iyo Al-Nisaa. Suurada 3aad Aala Cimraan: Suurada Aala-Cimraan waxey ka mid tahay Suuradaha aadka u Dheer, waana Suurada Sadaxaad Xaga Tartiib ahaan, Sababta loogu Magacaabay Aala Cimraana waa in ay Suurada si Faahfaahsan... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q.2aad

Aug 16, 2010
Qur’aanka Kariinka ah waxaa uu ka kooban yahay 114 Suuradood waxaana loo kala qeybiyaa Juz ahaan 30 Juz ayadoo Juz kastana uu ka kooban yahay laba Xizbi, ayadoo uu halkii Xizbina ka koobmayo ilaa 4 Maqro,..taasoo macnaheedu noqanaayo in halkii Juz uu ka kooban yahay 8 Maqro. Marka hadii aan Dul Istaagno Suuradaha ugu Sareeya Qur’aanka kuwaasoo uu ka bilaabanayo Juzka Koowaad ee Qur’aanka... 
Halkudheg:

Tartankii Dugsiyada Gobolka Banaadir ee Kubadda Cagta oo la soo gabagabeeyey

Aug 16, 2010
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada caga ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo mudo 10-maalmood ah soconayay loona qabtay caruruta dhigata dugsiyada hoose iyo dhexe, kaas oo ay koobka qaadeen caruurta dugsiga jaabir Bin Xayaan. Halkan ka daawo Sawirada Cayaartii kama dambeystya ahayd ee dhacday Shalay ayaa waxaa isku haleelay dugsiyada Jaabir iyo Macmuur waxaana guushu 1-0 ku raacday... 
Halkudheg:

Safiirka DFKMG Kenya: Gurigii Safaaradda ee la iibsadey waa la soo celinayaa, waxaase weli ku muransan Hindigii iibsadey

Aug 16, 2010
“waxaan u sheegnay in sharciga dibloosiyada ay qalad tahay in dhul uu ay leedahay safarad milkiile uu iibsan karo” — Waxa kale oo Safiirku sheegay in Kenya ay furayso “xuduudda” ay la leedahay Soomaaliya… Waraysi: Halkan ka dhegeyso ama soo rogo (mp3) Safiirka Dowlada Fadaralka KMG u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur (Cali Americo) oo qadka talephonka saxaafada... 
Halkudheg:

DFKMG oo War-Saxaafadeed ka soo saartay Weriyaha lagu xiray Puntland

Aug 16, 2010
War-saxaafadeed: Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda FKMG ah waxay ka xun tahay xarigga loo geystay agaasimihii idaacadda Horseed Media, C/fataax Jaamac Mire oo lagu xakumay 6 sano oo xarig ah iyo ganaax dhan $500. Dowladda FKMG ah waxay la wadaagtaa Maamulka Puntland khatarta kooxaha dowlad iyo nabad-diidka ah, waxayna kala shaqeyn doontaa sidii kooxaha nabad-diidka ah looga sifeyn lahaa dalka. Wasiirka... 
Halkudheg:

Gudoomiyihii Golaha Samadoonka oo lagu diley duleedka Muqdisho

Aug 16, 2010
Iyadoo weli dagaalo ka sii socdaan Magaalada Muqdisho  ayaa hadana waxaa sii dheer dilal aan la garaneyn Cidda ka dambeysa Waxaa shalay (Axad Aug 15, 2010) galinkii dambe ay koox bastooladu ku hubaysan  ku dileen deegaanka Ceelasha Biyaha gudoomiyihii golaha samadoonka Soomaaliyeed; Sheekh Maxamed Tahliil Warsame. Marxuumka ayaa xubin sare ka ahaa Midowgii Maxaakiimta Islamiga ah, waxaana uu gudoomiye... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q:1aad

Aug 15, 2010
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab Xambarsan Taariikhihii Caalamka laga bilaabo Habka Koonka loo abuuray ilaa iyo sida u ku gabagaboobi doono Caalamka marka la gaaro Saacada Qiyaamaha Dhicitaankeeda, taasoo macnaheedu... 
Halkudheg:

Suxufiyiinta Puntland oo ku gacan sayray Amar ka soo baxay Puntland

Aug 15, 2010
Saxaafadda Puntland oo laga mamnuuca “Muuqaalada iyo Codadka” waxa loogu yeeray “Argagaxisada iyo cidda la halmaasha”… Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdixakim Axmed Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso, Axad August 15, 2010, ayaa sheegay in aan Puntland laga baahin karin  “Muuqaalada iyo codadka ‘Argagaxisada’ iyo cidda la halmaasha aan... 
Halkudheg:

Milicsiga taariikhda : degmada jowhar ?

Aug 15, 2010
Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qormadan ayaan waxaan u hibeeyay degmada jowhar oo aan rabbo in aan qoraalkeygan kusoo koobo taariikhda degmada jowhar intii uu ilaah iga garansiiyo oo aan soo uruuriyay . Magaca jowhar ka hor waxaa magaalada loo yaqiinay BUUNDO Jowhar waa caasimada gobalka shabeelaha dhexe ee soomaaliya... 
Halkudheg:

TACSI: Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo ku geeriyoodey Muqdisho

Aug 15, 2010
TACSI : WARIYE ALBASHIIR OO AABIHIISA GEERIYOODAY إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى 1- Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed 2- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga 3- Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda federaalka 4- Guud ahaan Xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Banaadiriga 5-... 
Halkudheg:

Kulammo u socday Soomaalida ku nool xeryaha qaxootiga Kakuma oo la soo gaba-gebeeyey

Aug 15, 2010
Xerada qaxootiga ee Kakuma oo ah xero qoxooti oo ku taalla dalka Kenya, gaar ahaan galbeedka fog ee gobolka Rift-valley, Turkana district, waxaa ku nool Soomaali caddadkeedu uu kor u dhaaftay 52,000 oo ruux, qiyaas ahaanna 50% ayey ka yihiin ummadaha baraha badan ee halkaasi hoyga u tahay, taasi oo Soomaaldia ka dhigaysa qolada ugu badan ee ku nool Kakuma. In badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee... 
Halkudheg:

Warbixin Ku Saabsan Habsami U Socodka Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood.

Aug 15, 2010
Waxaa magaalada Nairobi ee xaunta dalkan Kenya ku sugan Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal University ee magaalada Laascaanood Pro: C/Risaaq Maxamed Aadan{Lafoolle}. Hadaba kulan aan la yeeshay ayaa waxaan kala sheekastay Habsami u socodka Jaamacadda Uu Hormuudka ka yahay ee Laascaanood waxaana ka diyaariyey Warbixintan. Jaamacadda Nugaal oo jirta mudo 5 Sanadood ah ayaa waxay soo martay marxal;ado kala... 
Halkudheg:

Boosaaso: Weriye lagu xakumay lix sano waraysi uu qaaday awgeed

Aug 15, 2010
Maxakamda Derejada Koowaad ee Magaalada Boosaaso ee Maamulka Pundland ayaa Lixsano oo Xarig ku xukumey Agaasimhii Idaacadda Horseed ee Magaalada Boosaaso waxaa kaloo lagu ganaaxay ilaa Shan Boqol oo Doolar  iyadoo markii uu dhacay Xukunkaas Durbadiiba loo dhaadhiciyey Xabsiga Magaalada Boosaaso. Agaasimaha  oo lagu magacaabo Cabdifitaax Jaamac Mire ayaa waxaa Dacwad ku soo oogey Xeer ilaaliya Maamulka... 
Halkudheg:

Saacadda Dunnida ugu dheer laga dul taagey Magaalada Barakeysan ee Makka AL-Mukarama

Aug 14, 2010
Makka oo noqoneysa Bartanka Dunida….. Dhawaan Magaalada Barakeysan ee Makka Boqortooyadda Sacuudiga waxaa lagu soo gabagabeeyey dhisme Saacad la sheegey in ay ku baxdey Malaayiin Doolar iyadoo inta uu socdey dhismaha Saacadaan ay u soo daawasho tagi jireen Dada fara badan kuwaas oo aad u la yaabey sida loo qurxiyey iyo weliba sida loo dhisey. Saacadaan ayaa noqneysa Saacada Aduunka ugu dheer... 

Soomaaliyeed: Qabyaalladda Ma daynaa, Qorigana ma Tuurnaa, Qalinkana ma Qaadnaa?!

Aug 14, 2010
Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane Dir dir la isu laayiyo intaan, weerar daba joogno Ooy dumarku weerkii sitaan, danabadii waayey Uu sida dureemada u yaal, meydku dibaddiinna Wallee doogsan maysaan haddaad, dunida joogtaane Gabeygii S. Timacadde (AUN). Markii aan aad u idha-indheeyey Ummadda Soomaaliyeed, oo aan Soomaali dhan walba ka eegey, waxaa ii soo baxday; in dhibaatada iyo Mashaakillada... 
Halkudheg:

Somalia: 5 Soldiers in Puntland Are Killed in Battle With Militants

Aug 14, 2010
New York Times ( By MOHAMMED IBRAHIM) Published: August 13, 2010 At least five government soldiers in the semiautonomous region of Puntland were killed Friday in a gun battle with Islamist militants near the area of Galgala, Puntland’s security minister said. In a radio interview with Horseed Media, an insurgent warlord, Sheik Mohamed Said Atom, claimed credit for the killings and vowed to “continue... 
Halkudheg:

The Galgala conflict and its misleading association with Islamic Extremism

Aug 14, 2010
By Ali H. Abdulla I visited Galgala in 2005 while doing some volunteer work at the University of East Africa in Bosasso. It is a small village that is off the beaten track with no roads, hospitals or proper schools. The people of Galgla are very industrious and are mainly farmers who use irrigation canals to cultivate all kinds of fruit and vegetable. The area is very fertile and is endowed with water... 
Halkudheg:

Sheikh Ibraahim oo lagu fariisiyey Kursigii…..

Aug 13, 2010
Guddoomiyaha Jabhadda UWSLF, Sheikh Ibraahim ayaa Khamiistii waxaa la kulmay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Itoobiya Meles Zenawi ee gumaysiga ku haysta dhul iyo Shacab  Soomaaliyeed. Kulankaas oo ka dhacay Addis Ababa SII AKHRI Warbixinta Kulanka Sheikh Ibraahim iyo Zenawi Akhri/Dhegeyso Warbixinta Kulanka Akhri /Dhegeyso  Read More →
Halkudheg:

Ethiopia under Zenawi named 2nd poorest country in the world, Somalia is 6th

Aug 12, 2010
According to a new index developed by Oxford University and the UN, Ethiopia under Prime Minister Meles Zenawi is ranked the second poorest country on earth. The new measurement known as the Multidimensional Poverty Index, or MPI, will replace the Human Poverty Index in the United Nations’ annual Human Development Report. The new report says Ethiopia has the second highest percentage of people... 
Halkudheg:

Zenawi: UWSLF waxay ahaan jirey Argagaxiso oo hadda nabadda qaatay markay gobolka ku noolaan kari waayeen

Aug 12, 2010
Waxay ahaan jireen Al-Itixaad, Argagaxiso wax xasuuqi jirey… Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Addis Abab ayaa si qeexan u sheegay in kooxaha heshiiska la gashay ay heshiiskaas qaateen kaddib markii  cadaadis xooggan oo la saaray dartiis ay ku noolaan kari waayeen gobolka oo hadda yihiin kuwa aad u taagta daran… SII AKHRI Shirka jaraa’idu... 
Halkudheg:

Sayid Qutub ma Shiikh baa mise waa Mufakir Islaami(3)

Aug 12, 2010
Horudhac: Waa qeybtii Seddexaad oon kaga hadlaayo Sayidka Culumaddii Radisay & kuwii Amaanayba !!! Waxaan ugu horeeya oo Culumada casrigaan Radiyey Sayidka : 1) Shiikh Mohamed Naasir Diin AL-Baanii : Culumada Casrigaan waxaa ugu horeeyey oo Sayidka Radiyey Shiikh Naasir oo ku tilmaamay in uu Sayidku Amaanisanaa ( Wuxdatul Wajuud ) oo macnaheedu yahay in Allaah iyo Adoomadiisu isku mid yihiin,... 
Halkudheg:

Qunsul hore ee Safaaraddii Soomaalida ee Washington oo ku geeriyodey Michigan, USA

Aug 12, 2010
Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac oo geeriyoodey …. Inaali-laahi wa’inaa ileyhi raajicuun Anagoo oo ku hadlayno magaca Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Michigan waxaan tacsi u direynaa dhammaan Qoyska, ehelka iyo Asxaaabta Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac gaar ahaan waxaan u tacsiyeeneynaa Xaaskiisa Mudan Sahro Suleymaan, Caruurtiisa iyo ehelkiisa dunida meelo kala duwan ka jaago. Marxuumka wuxuu lagu... 
Halkudheg: ,

“Itoobiya waxay doonaysaa Shacab Soomaaliyeed, balse ma doonayso Dawlad Soomaaliyeed”

Aug 12, 2010
Warbixin/Faallo: Heshiiskii Lagu soo af-jaray Xaaladdii Iskacaabinta oo dhexmaray Jabhadda Soomaali Galbeed (UWSLF) iyo Itoobiya… SII AKHRI… Qormadan oo ah hoga tusaalayn, waxaan ku falanqayn doonaa heshiiskaas, oo aan soo bandhigi doona tarjumada dhammaan qodobada uu ka kooban yahay heshiiskaas UWSLF iyo Itoobiya iyo caqabadaha ay Itoobiya hordhigtay Jabhadda marka ay aqbashay in ay Shacab... 
Halkudheg:

Mahiga oo Warqaddii Koowaad u soo diray Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool (1)

Aug 12, 2010
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) Warqar ku socota Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool Waraaq (No. 27) Nayroobi, 12 Agoosto 2010 Saaxibayaasha qaaliga ah, Dhammaantiina iga guddooma salaam diiran. Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo diro warqadeydii iigu horeysay ilaa intaan xafiiska la wareegay muddo hadda laga joogo hal bil, amigoo ah Ergeyga... 
Halkudheg: