Home » Archive Qoraaga

Madaxweynaha DFKMG oo kulan la qaatey Wafdi ka socdey Hayadda Qaramada Midoobey UNHCR

Sep 1, 2011
Madaxweynaha DFKMG ee Jamhuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa Xafiiskiisa ku qaabilyay Wafuud uu Hogaaminyayo Madaxa guud ee Hayada UNHCR Mudane António Guterres. Madaxa UNHCR António Guterres ayaa sheegtay in booqashadiisa Magaalada Muqdisho ay tahay mid uu ku muujinayo taageeradiisa uu la garab taagan yahay shacabka iyo Dowlada Soomaliya. António Guterres ayaa sheegay in Wakiilkiisa... 
Halkudheg:

Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq gaarsiisay Tuulada Madax Waraabe oo ka tirsan Degmada Xudur ee Gobalka Bakool.

Sep 1, 2011
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa waxay deeq gaarsiisay Tuulada Madax Waraabe oo ka tirsanTtuulooyinka Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool Dadka Tuulada ku nool cadadkooda waxaan lagu qiyaasi karaa ilaa 200 Qoys intooda badan waxay ahaayeen dad Xoola Dhaqato ah balse ay si ba’ani Abaari ugu dhufatay waxaa ka dhamaaday dhamaan xoolihii, Runtii waa dad ay daruufi... 
Halkudheg:

Difaaca Nabiga Suuban waa ku Waajib Muslimiinta.

Sep 1, 2011
Nabi Muxamad (Nabad iyo naxariis korkiisa Alaha yeelee) Xaqiiqdiisa ma jirto cid ka taqaan Rabiga Caalamiinta Abuurtay marka koowaad asagaana cadeyn ugu filan iyo Daliil inuu ku sheegay Kitaabadii uu ku soo dajiyay Nabiyada oo dhan magac ahaan ama tilmaan ahaan sidaan soo sheegnay. Suurada AS-Saf Aayada 6aad: Xusuusta markii {Nabi} Ciise Ibnu Maryamaku yiri Banii Israa’iil: waxaan ahay Rasuul... 
Halkudheg:

Sawirro: Sidii looga ciidey Toronto, Minneapolis, Columbus, Switzerland iyo Shiinaha

Sep 1, 2011
Muslimiinta ku dhaqan daafaha caalamka ayaa Talaadadii u dareeray salaadda Ciidul Fidriga. Hoos ka daawo sawiro kamid ah qaybo kamid ah sidii looga ciidey Toronto, Minneapolis, Columbus, Shiinaha iyo Jaamacadda Muqdisho oo Zakatul fidri qaybisay…. Hambalyada Ciidda iyo Toronto Canada… Toronto:-Waxaa maalinkii Talaadada oo ay ah taariikdu ahayd August 30,2011 lagu tukaday Markazka weyn ee... 
Halkudheg:

Gudiga Culimada iyo Ganacsatada Gurmadka Degdega ah oo qeybiyay Deeq lacag ah oo ka soo gaartay qaar ka mid ah Soomaalida ku Dhaqan Dalka Newsland.

Sep 1, 2011
Gudiga Culimada iyo Ganacsatada Gurmadka Degdega ah oo qeybiyay Deeq lacag ah oo ka soo gaartay qaar ka mid ah Soomaalida ku Dhaqan Dalka Newsland. Deeqdaan ay Gudiga Culimada iyo Ganacsatada Gurmadka Deg dega ay qeybiyeen ayaa waxaa soo gaarsiisay Gabadha lagu Magacaabo Farxiyo Awbaari taasoo Cadadkeeda Gaarayay $4,000 (Afar kun oo Doolar ah ) ayadoo horay Gudiga u soo Gaarsiisay $1,000 (kun Doolar... 
Halkudheg:

Ogaysiis: Somalichannel TV Sabtida kala soco Qaybta labaad ee “xadaynta Badda”

Sep 1, 2011
Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee Telefishinka Somalichannel kala soco Qaybta labaad ee xadaynta Badda, waxaana marti u ah ra’iisul wasaaraha DFKMG Maalinta: Habeenka Sabtida oo Axad soo geleyso Saacadda: 6 pm (Makhrib) Fadlan su’aalahaaga Soo weydii Ra iisalwasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Maxamad Gaas oo Barnaamijka Marti ku ah, kuna soo dir emailka hoose. Barnaamijka... 
Halkudheg:

Geedi Socodka Nabadda ee Dalka iyo Mustaqbalka Siyaasadaha Cusub ee Soomaaliya

Sep 1, 2011
Hordhaca iyo sooyaalka saadaasha nabadeed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaad moodaa inay u gudubtay weji cusub ee siyaasadeed taasoo sahankeedu uu ku rar furtay socdaalkii Taariikhiga ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku tegay dowlad gobleedka puntland si heer qarana loogu soo dhoweeyey booqashadu waxay ahayd mid dhalisay kalsooni iyo wada shaqayn inay yeeshaan DFKMG iyo dowlad goboleedka Puntland... 
Halkudheg:

Ciidamo ka tirsan Xarakadda Al Shabaab oo Dhulatus ku sameeyey Magaalada Muqdisho intii lagu guda jirey Ciidul Fidriga

Aug 31, 2011
Iyadoo weli ay sii Socoto faxadii iyo Damaashaadkii Ciidul Fidriga ayaa Ciidamo ka tirsan Xarakadda Alshabaa waxay Dhoolutus balaaran ka sameeyeey Qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho gaar ahaa wadooyinka ku dhow dhow Xeradii Hore ee Masalax ee Suuqa Xoolaha oo ay weli ku xoogan yihiin Xarakadda Alshabaab. Ciidamo aad u fara badan ayaa wata Noocyadda Hubka ee Garbaha laga rido ayaa markii hore waxay... 
Halkudheg:

Reysala wasaare ku xigeenka DFKMG Cabdi wahaab oo qaabilay wasiirad.

Aug 31, 2011
Wasaiirada Iskaashiga iyo xiriirka caalamiga Gunnille Carlsson ayaa waxay tagtay magaalada Muqdisho iyadoo lakulantay Press conference Acting Prime Minister H.E. Abdiwahab Ugas Hussein. Wuxuu yiri wasiirku waxaan isku afgaranay inay umada dhibaataysan caawinaan iyagoo horayna u caawini jirey waa siduu hadalka udhigaye. Waxaana muuqata ayuu yiri maadaama ay wasiiro imanayaan in muqdishii xortahay maanta. Reysal... 
Halkudheg:

Sidii looga ciidey wadanka Switzerland ee Magaalada Zurich

Aug 30, 2011
Waxaa maanta oo ahayd maalin  barakaysan eecaalamka islaamka oo dhana  laga ciiday  bulshada islaamku qolo waliba ay  hadana si gaar  ah u ciiday  oo ay  Maalintan qaaliga ah u maamuustay  Hadaba sidee looga ciiday  wadanka switzerland  Gaar ahaan Magaalada Zurich. Waxaa Xaflad  wayn i ka dhacday oo lagu maamuusay Maalinta  ciidul Fidriga wadanka Switzerland  xafladan oo... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Salaadii Ciida Dadweynaha Burtinle halkaa kula Tukadey

Aug 30, 2011
Raiisul Wasaare Dr.Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta booqosho ku tagay magaalada Burtinle halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweeyay xilli ay maanta ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga waxaana Raiisul Wasaaraha uu Salaada Ciida ku Tukaday Magaalada Burtinle. Maamulka Burtinle ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in uu Deegaanka  soo booqdo Raiisul Wasaaraha Dowladdda Federaalka  Soomaaliya... 
Halkudheg:

Walaalo Soomaaliyeed oo ku Nool Magaaladda Orebro Dalka Sweden oo Deeq lacageed gaarsiiyey Goobaha loo Barakacay

Aug 30, 2011
Walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Sweden gaar ahaan Magaaladda Orebrto  ayaa Deeq ay iska soo ururriyyeen waxay gaarsiiyeen Walaalahooda ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho gaar haan Goobaha loo Barakacay  . Deeqdaan ayaa walaalaha Maqan u soo wakiisheen inuu uu ka gaarsiiyo dadka Dhibaateeysan Walaalka Faarax Shidane oo ku sugan Dalka Sweden  halka uu isna u soo Wakiishay inuu u qeybiyo... 
Halkudheg:

Madaxweyne Shiikh Shariif oo Salaadii Ciidda Fidriga kula Tukadey Xarunta Madaxtooyada Xubno ka tirsan Dowladiisa iyo Marti Sharaf kale

Aug 30, 2011
Iyadoo maanta ay tahay maalimtii Koowaad ee Ciidul Fidriga ayaa inta badan Soomaaliya si weyn looga ciidey hadii aan  fiirino dhinaca Madaxtooyadda ee Filla Soomaliya waxaa Salaadii Ciid  lagu tukadey  Masjid ku dhexyaal Xarunta Madaxtooyada oo lagu magacaabo Masjidka Shuhaddaa waxaana kala qayb galey Madaxweyne Shiikh Shariif iyadoo ay ku wehliyeen qaar ka mid Xidhibaanada Baarlamaanka  ,... 
Halkudheg:

Sidii looga ciiday wadanka Denmark gaar ahaan(Randers)

Aug 30, 2011
Wadanka Denmark ayaa maanta laga wada ciidey Ciidul-Fidrigii,gaar ahaan waxaa muslimiinta degan magaalada Randers aykuwadaciideen hal meel muslimiintaas oo kakooban Soomaali,Carab, Afgaanistaan iyo african aykamidyiin Kongo sa,iir. Tagbiirtii kadib ayaa waxaa bilaabmay salaadii oo loo istaagey kabacdina waxaa khudbad qiima badan halkaa kajeediyey Khadiibka magaaladaa Sheekh Cabdalla Alcarab. Markii... 
Halkudheg:

Heshiis Iskaashi oo Garoowe ku Dhexmaray DFKMG iyo Puntland

Aug 30, 2011
Waxaa magaalada Garoowe heshiis ku Dhexmaray DFKMG iyo Puntland. Waxaana qodobada lagu heshiisay saxaafadda u akhriyay Dr. Axmed Caydiid Ibrahim, Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka KMG ah. Hoos ka akhri qodobada heshiiska:   SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg: ,

Minneapolis: Xarunta Abubakar oo direysa Tahniyadda Ciidda iyo Goobta Salaada Ciida

Aug 30, 2011
Taqabalalaahu minaa wa minkum Saalixal Acmaal, Ciid Mubaarak, Ciid wanaagsan. Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center Culimmadeeda iyo Maamulkeeda waxay muslimiinta u dirayaan hambalyada Ciidul Fitriga sanadka 1432 ee Hijradii Nabiga kadib. Waxaan idin leenahay ku ciida farxad iyo ammaan meelaad joogtaanba.        Read More →
Halkudheg:

Columbus, Ohio: Hambalyada Masjid Ibnu Taymiyah iyo goobta lagu tukanayo ciidda

Aug 30, 2011
Muslimiinta ku dhaqanmagaalada Columbus ee gobolka Ohio iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in salaadda Ciidda lagu tukanayo goobta hoos ku qoran: Wixii faahfaahin dheeraad ahna La xiriir: Masjid Ibnu Taymiyah Ohio USA ama wac telefoonka hoos ku qoran: Khariiddada hoose ka eeg goobta lagu tuknayo salaadda ciida iyo waqtiga la tukanayo. CIID MUBAARAK…..  Read More →
Halkudheg: ,

Muqdishooy yaa ku Dumiyey? – Yaasiin Garaad

Aug 30, 2011
Naftaydaay wax ila garo, gocoshada ka faalee, Guyaal hore waxaa jirey goo gaa iyo cadalee, malaha waa af-garashee iga gunud fariimaha… Soomaalidii hore waxaa caado iyo dhaqan u ahaan jirtey inay in badan ay dareenkooda ku muujiyaan ama ku gudbiyaan qaab suugaaneed, sida Gabeyge, geereerka, guuroowga, heesaha, iwm. Sidaa darteed ayaa waxaa layiri nin aad ugu fiicnaa cayaaraha miyiga laga cayaaro,... 
Halkudheg: ,

Sideen u fahamnaa Quraanka? Q: 29aad

Aug 30, 2011
Suurada 113aad Al-Falaq: Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 5 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Fiil ka dib Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Falaq: Suuradan Dadka bartaa in ay Allaah (Cw) kaliya Magan galaan marka ay Dhibaato Naftooda uga baqaan amaba ay Dhibaato sida Sixirka, Isha iyo wax la mid ah ku Dhacdo naftooda, maxaa... 
Halkudheg:

Dalaaliin buux dhaafisay Airport-ka Muqdisho , iyo cabsi ammaan oo soo korodhay.

Aug 30, 2011
Hadii aad booqatid Airport-ka Muqdisho , waxaad ku arkeysaa inuu isku badalay xarun ganacsi cusub oo lagu gorgortamo , waxaa qeybta Protocol-ka iyo Saaladda soo dhoweynta buux dhaafiyay dalaaliin Soomaali ah , kuwaasoo wakiilo ka kala ah hey’ado maxali ah iyo hoteelada qaar ee Muqdisho, waxaana gudaha Airport-ka u yaala gawaari ay u diyaarsadeen inay ku kaxeystaan wufuuda caalamiga ah ,si ay u dejiyaan... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo umaddaha Muslimiinta farxada ciidul Fitriga owgeed hambalyo u diraya

Aug 29, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan hambalyada farxada Ciida Soonfureed (Ciidul Fitr). Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha ayaa isaga oo ka faa’iideysanaya fursadan farxada Ciida wuxuu si gaar ah hambalyo... 
Halkudheg:

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Xiriirka Caalamiga ah ee Spain iyo wefdi ay hogaamineysay

Aug 29, 2011
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Spain Mrs. Soraya Rodrigas  waxaana sidoo kale ku wehliyay safiirka Spain u fadhiya dalka Kenya iyo xubno ka socday hay’adda cuntada adduunka ee WFP.   Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay arrimo... 
Halkudheg:

Masaajidka Abubakar As-saddique ee Minneapolis iyo habeenkii 27 aad ee Bisha barakaysan ee Ramadaan.

Aug 29, 2011
Masaajidka Abubakar As-Saddique oo ah Masaajidka labaad ee ugu wayn Maraykankaa sida cilmi baaris lagu wado Xarumaha Islaamiga ah oo ku yaar Maraykanka oo soo bixi doonta dhowaan ay hor dhac ahaan u tibaaxday, si wanaagsan oo dagan waxaa AAIC uga socday barnaamijta Rammadaanka, tobankii bari oo hore Sh. Maxamed Idris iyo bisha Ramadaan ayaa si wada jir ah usoo martiyey Masaajidka abuubakar, Sh. Maxamed... 
Halkudheg:

Shacabka Muqdisho oo Ciidaan ugu soo Beegantey iyagoo ay isugu Darsameen Abaar , Colaad iyo Cuduro

Aug 29, 2011
Dadweynaha Muqdisho ayaa wada diyaargarowgii ugu dambeeyey ee ay isugu Diyaarinayaan Ciidul Fidriga waxaana  Suuqyada Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo Mushquul waxaana isku garbinayo dad fara badan kuwaas oo doonaya in ay si farxad leh ugu qaybqaataan Ciidul fidriga   Ciida oo la filayo in ay dhalato maalinta Berri Talaado ah   ayaa waxaa sidoo kale Mashquul ah Xarumaha lagu iibiyo waxyaabaha... 
Halkudheg: