Home » Archive Qoraaga

Islaamka Miyaa Dumarka Sharafta Siiyay Mise 8 Marso!

Mar 14, 2012
Waxaan ku bilaabayaa Eebe wayne magicii naxariis iyo nabadgalyo Nabi Maxammad csw korkiisa ha ahaato. intaaa kagadaal waxaan rabaa qormadaan inaan kusoo qaato tusaalooyin badan oo aan kasoo guuriyay Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiista rasuulka csw, waxaan kaloo kusoo qaadan doonaa taariikh kamid ah gabdhihii ku barbaaray hurumarka islaamka maggacana kuyeeshay. Waxaan kaloo kusoo qaadan doonaa... 
Halkudheg:

Qaar kamid ah Shacabka Soomaaliyeed oo si weyn uga Hadley Falkii Foosha Xumaa ee ka Dhacay Degmada Madiina ee Magaalada Muqdisho ee lagula kacay Kutubka Qur’aanka Kariimka ah.

Mar 13, 2012
Waxaa maalmihii la soo dhaafey Dadka ku nool Magaaladda Muqdisho ay hadal hayeen dhacdo la yaab leh oo ah markii Masaajido ku yaal Degmada Madiina Xadgudub loogu geystey Kutaabka Quraanka Kariimka ka dib markii Xaashiyo ka mid ah kutubka inta la jeex jeexey laguna tuurey Musqulkaha Masaajida , waxaana dhacdadaan ugubka ku ah Soomaliya si aad ah uga Hadley shacabka soomaaliyeed ee ku nool Magaalada... 
Halkudheg:

Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo Muqdisho lagu soo gunaanaday

Mar 13, 2012
Waxaa maanta maalintii labaad socday oo la soo gunaanaday Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo lagu qabtay Muqdisho. Shirkan oo ay wada shir-guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb. Mahiga iyo Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Africa Aboubacar Diara. Shirka maanta ayaa waxaa ka soo qeybgalay... 
Halkudheg:

Muhaajiriin Soomaaliyeed oo laga sii daayey Xabsi ku yaalla Tripoli ee dalkaas Libiya.

Mar 13, 2012
Muhaajiriin Soomaaliyeed oo isugu jira Rag, Dumar iyo Caruur, oo ay tiradoodu la ekayd 53-qof, ayaa maanta(13/03/2012), laga sii daayay Xabsi ku yaalla Duleedka xagga bari ee Magaalada Tripoli ee dalka Libya. Muhaajiriintan oo in muddo ahba lagu hayay Xabsi KMG. ah, oo ku dhex-yaalla Xarun ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee dalka Libya, ayaa lagu soo eedeeyay: inay ku guda-jireen Falal Tahriib... 
Halkudheg:

Qoraagu Faaladan wuxuu u bixiyey:FITNADA FEDERAALKA

Mar 13, 2012
Waxaad arkaysaa dad jibaysan, oo calallo iyo maryo midabyo leh oo magacyo lagu xardhay qaarkoodna farshaxan qurux badan lagu daabacay iyo astaamo lagu yaqaan carriga Soomaaliya la socdaan, waxaa hawshan lagu mashquuliyay dhalinyaro badan iyo haween oo la isku yiraa: “Gaas Dhagoole!”, oo ku soo koray xilliga dowlad la’aanta, intii ka badbaadday dagaalladii baahsanaa ee sokeeye, calamadan... 

XEERKA ISA-SOO JIIDASHADA

Mar 13, 2012
Tan iyo markey nolosha bilaabatay aadamigu wuxuu u gur-guuranayay in uu wax ka ogaado asraarta ku qarsoon nolosha. Xiisaha ay leedahay darteed ayaa aadamigu wuxuu arimahaas u hurey wakhti badan, juhdi dheeri ah iyo kharaj xoog leh, kaas oo tijaabooyinkii baadi-goobka ay ku go’een dad badan. Iyada oo aanan la soo koobi karin ogaallada nolosha ee inaga qarsoon, ayaa misana xikmadda Eebe (kor ahaaye)... 
Halkudheg:

TACSI:Xaajiyo Sacdiyo Aw Axmad Cali

Mar 13, 2012
Inaa lilaahu Wa inaa ileyhi raajicuun. Waxaa  shalay oo taariikhdu ahayd.11.03.2012 ku geeriyootay magaalada Nairobi ala ha unaxariistee Xaajiyo Sacdiyo Aw Axmad Cali Dhamaan qoyska reer Barre xaaji Samatar waxey tacsi tiiraanyo leh u diyaraan reer Yaasiin Xaaji Maxamed Ibraahim oo ay hooyadood ahayd dhamaan dadkaasi waxay marxuumada eebe uga baryayaan in ilaahay qabrigeeda u waasiciyo janatul firdowsana... 
Halkudheg:

Xildhibaan Woosh “Waxaa Shirkadahu Kenya Heshiiska kula galeen waxaa ka mid ah Aagga loo yaqaan BLOCK L5, kaas oo Qiyaas ahaan 3900 Sq Km Gudaha ugu jira Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda-

Mar 12, 2012
Warbixin ay Jimacdii (Maarso 9, 2012) qortay Shabakadda Petroleum Africa, waxay muujisay in shirkadda Anadarko Petroleum Corp. ay sahamin ku samaysay qaybo ka mid ah Dhul badeedka Somaliya iyadoo shidaal baaris heshiis kula gashay Dowladda Kenya. Qaybahaas ay shirkadahu Kenya heshiiska kula galeen waxaa ka mid ah aagga loo yaqaan BLOCK L5, kaas oo qiyaas ahaan 3900 Sq Km Gudaha ugu jira Dhulbadeedka... 
Halkudheg:

Shirkii 12-aad ee Guddiga Wajirka ah ee Amniga oo maanta magaalada Muqdisho ka furmay

Mar 12, 2012
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo ay wada shir-guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Ambassador Augustine Mahiga iyo Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika, Ambassador Wafula. Shirkan Guddiga Wadajirka Amniga ayaa maanta iyo berri ka dhici doono... 

Mahiiga: “Waxaan ka wada hadalnay arrimo khuseeyo Kooxda Aal Sheekh iyo sida ay u fahamsanyiin diinta Islaamka.”

Mar 12, 2012
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobey u qaabisan Arrimaha Soomaaliya, Mahiga, oo warqad u qoray Soomaalida ayaa yiri “Toddobaadkii la soo dhaafay waxaan dhowr jeer wadahadal iyo dood wanaagsan yeelanay madax ka socota culimada, odeyaasha dhaqanka iyo hogaamiyeyaasha siyaasadda, waxaana ka wada hadalnay arrimo khuseeyo Kooxda Aal Sheekh iyo sida ay u fahamsanyiin diinta Islaamka.” Sii... 
Halkudheg: ,

Qaraxii ka dhacay Nairobi oo la sheegey in ay korordhey Khasaarihii ka dhashey Qaraxaasi

Mar 11, 2012
Wararka ka imaanaya Magaalada Nayroobi ee Dalka Kiinya ayaa sheegey in xalay fiidkii qarax nooca gacanta laga tuura ah in uu ka dhacay meel ay dadku ku badnaayeen. Qaraxan ayaa inta la xaqiijiyay in tirada dadkii ku dhintey ay sii korordhey taasoo gaartey tirada dhimasha ilaa lix qof oo la sheegey in ay meel kaliya ku wada sugnaayeen iyadoona ay ku dhaawacmeen illaa Soddomeeyo waxaa kale. Goobta uu... 
Halkudheg:

Yaa ka Dameeya Dilalka Haldoorka Soomaaliyeed? Shir lagu qabanayo Minneapolis March 16

Mar 11, 2012
Yaa ka Dameeya Dilalka loo geysanayoHaldoorka Soomaaliyeed? waxaa looga jawaabi doonaa Shir lagu qabanayo Minneapolis March 16, 2013  Read More →

Kenya oo dardar gelisey Shidaalka ay ka baaranayso qayb kamid ah Badda Soomaaliyeed (Block L5), Halka ay DFKMG iska indha tirayso arrintaas…

Mar 10, 2012
Warbixin ay Jimacdii (Maarso 9, 2012) qorstay shabakadda Petroleum Africa, waxay muujisay in shirkadda Anadarko Petroleum Corp. ay sahamin ku samaysay qaybo ay saami shidaal baaris heshiis kula tahay Kenya. Qaybahaas ay shirkadahu Kenya heshiiska kula galeen waxaa ka mid ah aagga loo yaqaan BLOCK L5, kaas oo qiyaas ahaan 3900 Sq Km Gudaha ugu jira Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda... 
Halkudheg: ,

Xildhiibaan Daahir Ciiro “ Waxaa u soo jeedinayaa Madaxweye Shiikh Shariif in uu Dalka ka Masaafuriyo Danjire Mahiga”

Mar 8, 2012
Xildhibaan Daahir Ciiro oo ka mid ah Xildhibanada Barlamaanka ku meel Gaarka Soomaaliya ayaa ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Wakiilka Qaramada Midooobey ee Soomaliya Mahiga ka dib markii ay Siyaasiyiin badan ay ka cabteen gaar ahaan Siyaasada uu ku maamulo Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sheegey in Mahiga arrimihii loo Igmaday in uu ka gudbay isla markaana oo qorsheeyay in Soomaaliya loo sameeyo Dawlado... 
Halkudheg:

Idaacadda Danan oo u Dabbaal Degtay Sanad Guuradeedii Sedaxaad ee ka soo Wareegtay Markii Dhidibada loo Taagay

Mar 8, 2012
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna Maamuusayay Sanad Guuradii Seddaxaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii Idaacadda Danan ayaa maanta ka dhacday Xarunta Idaacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Munaasibaddan Xuska Seddax Guurada Idaacadda ayaa waxaa ka hadlay Siyaasiin, Nabadoono, Cuqaal waxgarad iyo qaybaha kale ee Bulshada Soomaaliyeed kuwaasoo arigtooda ku cabirayay Sadaxdii Sano ee Idaacaddu... 
Halkudheg:

Aflagaadada Culimada Cibaado ha Moodin!!!

Mar 7, 2012
Aflagaadada Muslimiinta Carabkaaga ka ilaasho!! Illaah waxaa uu ku Mahadsan Nicmooyika muuqda iyo kuwa aan muuqan uu noo hibeeyay, nicmooyinkaasna waa kuwa aysan suura gal ahayn in tiro lagu kobo, waxaanse rabaa inaan mid kaliya wax ka iraahdo. Nicmooyinka weyn ee qaaliga ah waxaa ka mid ah nicmada Carabka kaasoo ah nicmo naloo siiyay inaan illaah ku Caabudno magaciisa iyo raali waxa uu ku yahay kaliya... 

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammniga Qaranka DFKMG oo Sheegay in uusan “wax xog ah ka hayn” in Kenya Shidaal ka baaranayso Block L5 oo ah Gudaha Soomaaliya

Mar 7, 2012
(Sill-siladda Wareysiyadda Somalitalk Q.3) – “…Wadanku Haddii Baarlamaanku Awoodiisa Aysan Mideysneyn, Waligiis Awooda…” Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammniga Qaranka DFKMG Soomaaliya Cabdisamad Maxamuud Xasan oo Somalitalk wareysi gaar ah kula yeelatey Hoteel Kempinski ee Caasimada dalka Jabuuti, ayaa ka Hadley ujeedadda safarkiisa uu ku yimid dalka Jabuuti, shidaalka ay ka baareyso... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Madoobe Nuunow oo ka hadlay Khilaafka ka Dhex Dhashay Madaxweyne Shariif iyo Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Mar 6, 2012
Kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayna yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka kuwaas ah kuwa ka soo hor jeeda Shariif Xasan ayay kaga hadleen guud ahaan Xaaladaha uu dalku marayo haatan. Xildhibaanada ayaa sheegey in loo baahan yahay in dalku ka gudbo Marxaladda uu haatan ku jiro isla markaana lala jaan qaado is bedelka siyaasadeed ee ku dhisan xiliga kala Guurka. Xildhibaanadan... 
Halkudheg:

Xaflad Xariga looga Jarayey Duulimaadka Caalamiga ee Shirkada Turkish Airway 20 Sanno ka dib oo maanta ka dhacdey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Mar 6, 2012
Iyadoo maalmihii u danbeeyayba si weyn loo hadal hayay in Shirkadda Turkish Airways ay Duulimaad ka bilaabayso Soomaaliya ayaa Duulimaadkii i ugu horeeyay ee Shirkaddaas waxay maanta ka Bilowdey Magaaladda Muqdisho .Diyaaraddan oo ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Dalka Turkiga ayaa Saakey Aroortii soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Munaasibad aad u ballaaran oo... 
Halkudheg:

Isbaheysiga Dhismaha Dekedda Lamu iyo Baraarug La’aanta Wadamada Islaamka ee Bariga Afrika

Mar 6, 2012
Hogaamiyayaasha Dowladaha Kenya, Koofurta Suudaan iyo Itoobiya oo dhawaan Xarigga ka jaray Mashruuc ballaaran oo lagu furayo Dekad Cusub oo laga dhoofiyo Shidaalka laga soo saaro Dowladda Cusub ee Koonfurta Suudaan. Dekaddan Cusub oo laga furayo magaalada Laamuu ee dhacda Xeebta Badweynta Hindiya ayaa waxaa looga kaaftoomi doonaa Tubbooyinka Gaaska qaada ee hadda Dowladda Cusub ee Koonfurta Suudaan... 
Halkudheg: , ,

XAFLAD QALIN JEBIN KA DHACDAY JOHANNESBURG

Mar 6, 2012
Maanta oo ay taariikhdu tahay 4/3/2012 ayaa waxaa dhacday xaflad qalin jabin ah, taasoo lagu maamuusayay ardayaddii ugu horeysay ee quraanka ku dhamaysay muddo sanad iyo hal bil, ayadoo mudadaa laga reebay iskuulka si ay Kitaabka Ilaahay u xifdiso. Xafladdan waxaa lagu qabtay masaajidka Imaamu Shaafici ee magaalada Johannesburg, halkaasoo ay ka soo qayb galeen dadwayne aad u fara badan, isuguna jira... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha Naadiga Pen oo Muqdisho kala Qayb galey Xusas loo sameeyey Sannad Guurada 40 aad Maalinta Caalamiga ee Afka Hooyo iyo Sannad Guurada 17 aad ee Naadiga Pen

Mar 6, 2012
Waxaa maanta Hotelka Amiira ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimey oo lagu Xusayey Sannad Guurada 40 aad ee Maalinta Caalamiga ah Afka Soomaaliya iyo Sanand Guurada 17 ee Naadiga Hal Abuurka iyo Qalimaalka Soomaaliyeed ee Somali Pen waxaana Xafladaan qabtey Naadiga Pen ee Koonfurata iyo Bartamaha Soomaaliya Xafladaan oo lagu wadey in la qabto 21 Feberaayo ee la soo... 
Halkudheg:

Ardayda Soomaaliyed ee waxkabarata wadanka Bangaladhesh oo Shahada sharaf gudoonsiiyay safiirka Dalka Turkiya ufadhiya Bangaladhesh, kulanna laqaatay

Mar 4, 2012
Waxaa maanta (Maarso 4, 2012) safaaradada dowlada Turkiya ee wadanka Bangaladhesh kulan aad iyo aad muhiim ahaa ku yeeshay guddi matalayay ardayda Soomaaliyeed ee wadanka Bangaladhesh iyo safiirka dowlada Turkiya ee wadankan. Kulankaaas oo muddo saacad ku dhawaad ah ka socday hoolka shirarka ee safaarada, intuu socday shirka ayaa waxay isla soo qaadeen xaaladaha ardayda Soomaliyed ee waxkabarata wadankan... 
Halkudheg: