SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2007» MAY  

TAXANE
Siyaasiga Soomaaliga ah ammaan ma mudan yahay:
[
1] [2] [3] [4] [DM] [XL] [SL] [MDH] [[
SO]
SIIRADA
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
SAXAABADA
. HabNololeedkii Saxaabada
Wq. Ibraahim Saalax, Denmark.
QUR'AANKA
114 Suuradood ee Quraan: Maqal iyo Muuqaal.. Guji
TAFSIIRKA
. Tafsiirka Cumar Faaruuq
.
The Miracles of the Qur'an
SALAADDA
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Prayer Times Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide

"Baargaal ayaa Argaggaxiso soo gashay waa sidii Shimbiraale Argaggaxiso ayaa joogta"
"Puntland oo Lunsatay $20-million oo doolar"
Sidaas waxaa sheegay afhayeenka xisbiga RPP..
Akhri May 31

BintiShirkadda Tabouk Shipping (Dubai) oo Bixineysa Tigidh-ka Binti Jeylaani ee Muqdisho-Nairobi
Iyo Lacago la gaarsiiyey Binti Jeylaani oo weli ku sugan Muqdisho, meelihii laga soo dirayna waxaa ka mid ah...
Akhri...

Qoysas Badan Oo Kusoo Noqday Muqdisho Oo Mar Kale Ka Barkacaya Agagaarka Wersheda Baastada Ee Muqdisho.

Maxamed Dheere oo Ururada Rayadka ah ku eedeeyey in ka dambeeyaan Qaraxyada Muqdisho

Meles Zenawi oo Sheegay in uu Xukunka ka Degi Doona Laba Sano Gudahood
.Tacshiirad Lagu Furay Ciidamada DFKMG aaga Black Sea
.Gudoomiyihii maxkamada baladweyne oo lagu diley Muqdisho
.Wafdi ka socda DFKMG oo ku sugan dalka Liibiya...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 30

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Maraykanka iyo Yurub oo deeq lacageed gaarsiiyay Binti Jeylaani...

JWXO oo beenisay inay lug ku leedahay qaraxyadii Jigjiga
iyo Dagaalo lagu jabiyey ciidamada nacabka gumaysiga Itoobiya.... Akhri....

Olole Balaaran Oo Lagu Diidan Yahay Shirka Muqdisho Ee Bisha June Bartamaheeda Lagu Wado Inuu Dhaco.
iyo Qaraxyo lala beegsaday Jigjiga iyo Luga buur oo dhaawac ah... Akhri... May 29

Yaa u Garniqi Doona Golayaasha DGPL marka ay isqabtaan?
Qoraal uu qoray Lataliyaha Sharciyada Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee DGPL ayaa... Akhri

Wasiir ku xigeenka amniga ee DFKMG oo booqday Libiya
iyo Wafdi Ka socda Xiriirka Soomaliyeed ee Kubada Cagta oo ka soo degay Zürich... Akhri...

Wersheddii Hore ee Baastada oo Markale La Weeraray - oo ay ku sugan Yihiin Itoobiyaan
Waxaa kale la weeraray saldhigga Booliska ee Huriwaa... Akhri.... May 28

Raiisalwasare Cali Maxamed Geedi iyo wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia oo furay safaarad

Sagal Radio oo Waraystay Xildhibaan Keerrow
oo ah xildhibaan laga soo doortey Mandheera.. Dhegeyso

Weerar Lagu Qaaday Ciidamada Itoobiya
oo kusugan Wersheddii hore Baastada ee Muqdisho... Akhri

Qaraxyo Isdaba Joog Ah Oo Gilgiley Muqdisho
.Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya oo ku sugan Xamar....
.Qarax Ciidamada Itoobiya lagaga gubey gaari Ural ah...
.Ku-xigeenka Maxamed Dheere oo Qarax lala beegsaday
.Gaari ay leeyihiin Ciidamada DFKMG oo miino lagu qarxiyey
.Col. Cali Dheere oo Xalay dabley hubaysani weerareen...
Wararka oo dhan ka akhri...

suuriyaJaaliyadda Soomaalida Ee Dalka Suuriya Ayaa ka qayb Qaatay Dibad-Bax lagu Taageerayey Madaxweyna Suuriya Bashaar Al-asad...
Akhri warbixintii Asad Caddaani

Dhibka uu Qaadku ku hayo Bulsho-Weynta Soomaalida
.Gaalkacyo oo Maalintii 2-aad oo ganacsigu xiran yahay
.Maxaabiis lagu qabtay Dhahar oo lasiidaayey...
.Boosaaso: Safiirka Masar oo xoriyadiisii loo celiye...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 26

"Cali Mahadi hadaad naf leedahay ka hadal dadkaaga la xasuuqay.."
Sidaas waxaa yiri Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo...
Akhri...

Qardho: Munaasab lagu Dooranaayey Gudoomiya Dallada Hormarinta Dhalinyarada Goblaka Karkaar

Ma dhabaa In Khilaafka u Dhexeeya Madaxda Milatariga Iyo Booliska DKMG Uu dhex-dhexaadiyey Gen. Gabra

Kooxaha Iska-caabinta Ee Diidan Joogitaanka Ciidamada Shisheeye Oo Sheegay Inay Xeelada Dagaalka Bedeleen

War Saxaafadeed ay sida wadjir ah u soo saareen xubnaha Baarlamanka Somaaliyeed ee Kamadax bannaan Itoobiya iyo Golaha Maxaakimta Islaamiga ah... Akhri

200 dhallinyaro oo maanta seminaar loogu soo gabagabeeyay Hotel Lafaweyn - Muqdisho
iyo Cali Ameeriko oo sheegay in "magaalada Muqdisho ay weli ku harsanyihiin kooxo argagixiso ah"... Akhri May 24

Ma Dhabaa In Khilaaf Xoogani Soo Kala Dhex Galay Qaramada Midoobay Iyo DFKMG
.Saldhigga Booliska Huriwaa oo Xalay la weeraray
.Shiinaha oo Maraakiibtiisa uga digey Xeebaha Soomaaliya
.Ciidamada DFKMG oo Isku Rasaaseeyey Km4
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 24

MAALINTII LABAAD OO LA GAARSIIYAY DEEQ
Waxaa maalintii labaad la gaarsiiyay deeq lacageed dadkii ku barakacay dagaaladii ka dhacay Muqdisho oo... Akhri May 24

NEWSSOOMAALIDA LAGU DILEY QURBAHA.....

Xerta Tima-weynta oo Weerar ku qaaday Masaajid kale Garoowe.
Garoowe: Baarlamaanka DGPL oo u yeeray Cadde Muuse...
Ardaydii ugu badneyd ee ka qalinjebisay d/sare ee Al-waaxa
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 23

Isbitaalada Madiina iyo Martiini oo loo qeybiyay deeq gar-gaar ah
iyo Cali Mahdi Max’ed oo shaaciyay inuu furmay wejigii koowaad ee shirka dib u heshiisiinta iyo warar GooGoos ah

Warbixin: Shirwaynaha Jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee London

Sawirro Laga Qaaday Kalluumaysatadii Laga siidaayey Xabsiga Boosaaso

Dadka ay Telefonadu Guryaha ugu jiraan ee Magaalada Qabridahare oo lacag aad u badan lagu soo dalacay.

Canada iyo Booqashada Wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya

Weerar lala Beegsaday Ciidamada Itoobiya ku sugan Wasaaradii Hore ee Gaashaandhigga...
iyo Warbixin Qaraxii ka dhacay degmada Dayniile... Akhri...

GALKACYO: DUGSIGA QURAANKA MACALIM JAMAC

Wadaadada Qaadiriyada oo Weeraray Masaajid ku yaal Garoowe...
.Kalluumaysatadii ku xirnaa Boosaaso oo la sii daayey..
.Shirkii Nabad-gelyada G/Mudug oo soo geba-gaboobay
.Dowlada Hoose ee Garoowe oo boorka iska jaftay..
Wararka oo dhan ka Akhri Halkan...

Muqdisho oo La Go'aamiyey in laga Cirib Tiro Geed-Yahuudka
.Max’ed Dheere oo ka badbaaday qarax lala beegsaday
.Deegaanda Dayniile oo laga qeybiyey macaawinooyin
Wararka oo dhan ka Akhri halkan...

Qarax Baaxad Weyn Oo Dad ku Dhinteen Oo Saaka ka Dhacay Agagaarka Sanca Ee Waqooyiga Muqdisho.

Talyaaniga: Waa Shardi in Itoobiya ay Ciidameeda Kala Baxdo Soomaaliya
.Shacabka Reer Uganda oo ka hor yimid in Ciidamadooda sii..
.Holland: Bannaanbax looga Soo horjeedey Ciidamada Itoobiya
.Wafdi ka socda Talyaaniga oo soo gaarey Muqdisho..
.DFKMG oo ergay u direysa Boqortooyada sucuudiga..
Wararkii oo dhan ka akhri halkan... May 20

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya
fikruXildhibaan kasoo jeeda gobolka Galbeedka Itoobiya ee Benishangul Gumuz ayaa ka fakaday Itoobiya, magan-gelyo siyaasadeedna weydiistey dalka.. Akhri


Bayaan: Guddida nabadgalyada Somaliland oo ku xadgudubtay xuquuqda iyo xoriyadaha muwaadiniinta
Bayaan ka soo baxay Ururka Shuro-net... Akhri... May 19

Ciidamada ONLF oo qabsadey Magalaada Qalaafe.
Ciidamada Itoobiya oo gubey Tuulada Laasoole dad shacab ahna ku laayay... Akhri.... May 19

Kooxo burcad ah oo dil iyo dhac u geystay dad rakaab ah oo saarnaa gaari u socday Shalaanbood

Culuma'udiinka Gobolka Nugaal oo ku dhaliilay maamulka Puntland...
in aysan dan iyo heela-toona ka lahayn dadka u dhimanaya cudurka shuban biyoodka.... AKhri...

Gudoomiyaha Xisbiga Ramaas oo shirjaraa'id ku Qabtay Garoowe....
iyo Ganacsato kakala socota Gobalada puntland oo shir ku yeeshay Hotel Karaama ee magaalada Bosaso... Akhri.. May 18

Shirkii ka furmi lahaa magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag oo la dardar galiyay

Odayaasha Beesha Harti Waamo Oo Magacaabay Gudi U Metela Wada Hadalka Dhex-dhexaadinta Kismaanyo..
iyo Baaq ay Soo Saareen Af-duubayaashii Shaqaalihii Care Ee Dowlad Goboleedka Punt-land... AKhri....

$500,000 Doolar oo La siin doono Qoysaskii Askartii Uganda ee Lagu Diley Muqdisho
Qoys kasta oo uu ka dhinay askartii lagu diley Muqdisho waxaa la siin doonaa lacag dhan... Akhri... May 18

Soomaalida Sweden oo Deeq Gaarsiiyey Bukaanada ku jira isbitaalada Madiino iyo Banadir
Soomaalida deggan Magaalada Umeå, Sweden ayaa deeq lacageed oo gaaraysa 1,463-Dollar waxay.... Akhri May 18

Issimo iyo waxgarad oo uu hogaaminayo Islaan Ciise oo u kicitamay Cagaare:

Wareysi Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Puntland ee Ramaas, Daahir Ciiro.
Waraysiga oo uu la yeeshay Maxamuud Cumar Bille... Akhri

Warbixin ku saabsan Qaraxii lala Beegsadey Ciidamadda Uganda ee ku sugan Muqdisho..
.Ururka Midowga Afrika oo ka hadley Qaraxii Ciidamada AU..
.DFKMG oo sheegtay inay wax qaban doonto Qaraxyada..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 17

Wareysi Musharaxa Madaxweynaha DGPL, Mudane Colaad Maxamed Siciid
Waraysiga oo uu la yeeshay Maxamuud Cumar Bille Akhri

Puntland: Wasiirkii Xannaanada Xoolaha, Beeraha iyo Deegaanka ee DGPL oo is casilay

Baaqa Munaasabada Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 MAY 2007 London

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed oo deeq ku qaybiyey magaalada Baydhabo

Qarax xoogan Oo Lala Beegsaday Kolonyo Baabuurta Ciidamada Ugaandha Oo Marayey Ex-Hotel Al-curuuba
Muqdisho:
Ugu yaraan afar askari oo reer Ugandha ayaa dhintay, shan kale waa la dhaawacay kaddib markii...
Akhri...

Xisbiga RPP oo warsaxafadeed ka soo saaray Shaqaalihii CARE ee laga siidaayey Afduubka..

Madaxweynaha Uganda: Soomaalida ayaa laga rabaa in ay Qarankooda dhistaan, waayo iyagaa Burburiyey...
.C/llaahi Yuusuf oo ka dalbaday Madaxweynaha Uganda in..
.Sheekh Shariif: Mareykanka isaga ayaa sabab u ah...
.Weerarkii lagu qaaday xarumaha WHO iyo UNICEF oo..
.C/Qaybdiid oo sheegay in ay jiraan rag wata Direyskii oo...
.Max’ed dheere oo ka qaybgalay Caleemo saarkii Wiilkii..
.Xarunta Ismaaciil Jimcaale oo walwa ka muujisey Qaraxyada
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 16

Dhismaha jidka Lamiga ee Dhex mara  Boorama oo mudo bill ah gudeheed ku bilaaban doono...

cagaaranMinneapolis: Xaflad ku saabsan Taageeradii Reer Minnesota ee Heshiiskii Buurtinle
iyo Ducaysane oo u Hambalyo u Diray Hoggaan-Dhaqameedka Cagaaran Guji

Dagaal culus oo lagu naafeeyey ciidanka Gumaysiga
.Jigjiga oo ay Tigreegu ka wadaan Olole balaadhan.
.OCHA oo ka digtay cunto la,aan ka dhacda Ogadenya
.Astaanta Calanka Soomaaliya oo la badalayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan....

Col.Barre Hiiraale Iyo Milayshiyaad Gaaray Baardheere

Wiil uu dhalay shaaweeye oo loo caleemo saaray jagadii uu abbihii ka dhintay ee Gobolka Banaadir

Maraykanka oo Sheegay in Loo Baahan yahay in la Bedelo Hoggaanka Sare ee DKMG...
.USA: uma malaynayo in dawladda Yuusuf taagnaan karto
.Qarax lala damacsanaa madaxda ugu sareysa DFKMG...
.C/llaahi Yuusuf oo aqbalay in baaritaan caalami ah...
.Midowga Yurub oo sheegay in ay gacan ka gaysan doonaan
.Cali Mahdi oo sheegey in shirka dib u heshiisiinta..
.Nin lagu qisaasay Magaalada Garoowe....
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 15

"DGPL oo Garan la' Cidda Leh Garoonka Garoowe?"
Maxaa sababay in "Lacagta Garoonka Garoowe loo Dhiibo Isimada, tan Garoonka Bosasona Dawladdu maamusho? Akhri

Warbixinta FSAU ee Hubinta Cuntada & Nafaqada ee Bisha 4aad, 2007

Bayaan ay soo saartay Beesha  Yuusuf Daarood (Awartable)
Magacaabid hogaan dhaqan iyo mid siyaasadeed....
Akhri...

Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Isu Soo Taaga Xilka Madaxweynanimo Ee Doorashada DGPL

Muqdisho: Kulan looga hadlayey sidii Beesha Karanle (Murusade ) ay wax ula qabsan laheyd  DFKMG

Ganacsato Qoraal ka soo saaray Dhagaxa Laga raray Boosaaso
Qoraalka ay soo saareen ganacsato reer Puntand ah ayaa sheegay in dhagaxaanta ay yihiin kuwo loo isticmaalo.. Akhri May 14

Golaha Culimada Soomaaliyeed oo Soo Saaray Baaq Muhiim ah
Baaqa oo ku saabsan falka lagula dirirayo Xijaabka Gabdhaha Soomaaliyeed.... Akhri...

maaweeloCadde Muuse Waqtigii uu u Qabtay in Shirkadaha Batroolku ay Hawshooda bilaabaan oo ku ekaa May 11
Saddex bilood ayaa ka soo wareegtey markii uu Madaxweynaha DGPL sheegay in ay mudo 3 bilood gudahood ah ay ku imaan doonaan shirkadaha macdanta si ay u hawl galaan. Haddaba mar haddii waqtigii la dhaafay Akhri

suuriyaUrurka Ardayda Soomaaliyeed Ee Suuriya Oo Qabtay Xaflad Sharafeed Loogu Mahad- Celinayey Ganacsade Reer Suuriya Ah Oo Wiil Soomaaliyeed Gargaar U Fidiyey... Akhri..

Joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya wuxuu soo dedejinayaa Burburka Itoobiya
.Ottawa/Toronto: Soomaalida Canada oo Dhigay Mudaharaad
.Dilkii loo gaystay saraakiil ka tirsan la dagaalanka Argagi...
.Dagaalo qaraar oo labo beelood ku dhex maraya SH/Dhexe ..
.Ciidamada Uganda oo Muqdisho ka wada howlo lagu....
C/llaahi Yuusuf oo kulan la yeeshay Beesha Xaaji Suleymaan

Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 14

Sannad Guuraadii 13aad ee Jaaliyadda Isutagga Somaliyeed ee Minnesota (CSCM).

Dowladaha Ethiopia iyo Kuweyt oo kawada hadlay xaaladda dalka Soomaaliya

Masaajidada Magaalada Muqdisho Oo Qaarkood Hoy U Noqday Ciidamada Ethiopia
.Ganacasadde Caan ah Oo ay Af-duubteen Itoobiyaanku...
.Musharax isu Soo Taagay Xilka Madaxweynanimo ee DGPL
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 12

Qarax ay ku dhinteen Saraakiil ka tirsan Nabadsugida Dowladda Federaalka
::Daahir Riyaale “Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Muqdisho
::Geedi oo xilkii ka qaadey Xuseen Caydiid iyo Barre Hiiraale.
::Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaarey Magaaladda Jowhar
::Wadada isku xirta muqdisho iyo Baydhabo iyo Burcadda
::Ururka B/Afrika oo Itoobiya iyo DFKMG ku eedeeyey..
::30 Neef oo Geel ah oo loogu deeqey maamulka banaaadir
::Wakiilka UN ee soomaaliya oo ku baaqey in Maxkamadaha
::Dalka Ereteriya oo ay ku qulqulayaan kooxaha sida aadka
::Dowladda Uganda oo qoraal u dirtey Ururka Midowga Afrika
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 13

Wafdigii uu hoggaaminayay wakiilka Xoghayaha Guud ee UN u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada oo Muqdisho soo gaaray lana kulmay qarax sababay inuu deg-deg dib ugu laabto Nairobi... Akhri....

Bosaso: Madaxwaynaha Puntland oo ka soo dagay Bosaso. | May 12

Xildhibaan reer Uganda oo ka hadlay xaalada ciidankooda ku sugan Soomaaliya...
.Ururka Ardayda Soomaaliyeed Ee Suuriya Oo Qabtay Xaflad
.Qarax Xoogan Oo Laga Wada Maqlayey Guud Ahaan...
.Dad Ku Barakacay Muqdisho Oo Deeq La Gaarsiiyey...
.C/Laahi Yuusuf oo Casuumad rasmi ah ka helay Liibya..
.Prof. Cabdurahman iyo Prof. Yahya oo la kulmay Norway..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 11

Wasiirkii Ganacsiga DGPL oo Shaqaddii Laga Joojiyey
.Markab Ka Faakaday Dekeda Boosaaso......
.Islaan Ciise oo aad u Dhaliiley Xukumadda Cadde Muuse

.Shaqaale Ajnabi ah oo lagu af-duubtay Puntland...
.Shirkii Buurtinle oo la soo gaba-gabeeyey....
.Goloha shacabka Masar oo ka dooday doomo lagu haysto PL
.Roobab lagu Qaboobey oo xalay ka da'ay Degmada Xarfo
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 10

Duqii Magaalada Ceel Afweyn oo Toogasho Lagu Diley
.Qarax Bam Gacmeed Oo Ka Dhacay Suuqa  Suuqa Bakaaraha
.C/laahi Yusuf: Kismaanyo waxaa jooga Maxaakiimta islaamka
.DFKMG oo loo magacaabay safiiro cusub iyo afhayeen..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 10

Ciidamada DKMG ah Baaritaan Xoogan Ku Haya Xijaabka Indho Shareerka Haweenku Isku Asturaan.
Muqdisho ayaa waxaa laga bilaabay in gabdhaha laga xayuubiyo Indha shareerka laguna gubo....
Akhri... May 9

Khilaafaadkii Beelaha Cagaare oo Xal laga Gaaray:
.Roobab Mahiigaan ah oo khasaare guryo iyo xoolo geestay
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 9

Dagaallo lagu jabiyay Cadowga Itoobiya...
Wariyaha RX uga soo warrama gobolka Nogob ayaa sheegay dagaallo lagu jabiyay ciidammada saama la-luudka ah Akhri

Guddi ku-meel-Gaar ah oo Loo Dhisay Degaanka Buruc
Shir weyne lagu qabtay tuulada Buruc oo ay... Akhri...

Farsooleey oo Loogu Dhamaadey Shuban Biyood:
Tuulada Farsooley oo ka tirsan Degmada Qoryooleey ee Gobolkla shabeellada Hoose ayaa waxaa... Akhri...


Qarax Gaystay Dhimasho Oo Uu Ku Shuf Beelay Baabuur Ay Leeyihiin Ciidamada Boliska Dowlada KMG
.Golaha Xukuumada DGPL oo dib ugu soo laabtay Garoowe
.Degmada Caluula oo Rafcaan u qaadeysa Doonyo la xakumay
.Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Odayaasha Beesha Hawiye...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 8

Maamulka Somaliland Oo Walaac Siyaasadeed Ka Muujiyey Diyaaradaha Dul Heehaabaya...
Wararka ka imanaya Hargeysa ayaa sheegay in.
Akhri. May 7

Xeer hoosaadyadii ay ansixiyeen baarlamaanka FKMG ee ku saabsanaa waxa loogu yeeray "Argaggaxisada"

Warbixin: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhacay deegaanka Gubta
.Ciidamada AMISOM oo howlo ka fuliyay isbitaalka Madiina
.Magaalada Baydhabo oo loogaga dhawaaqay jaamacad
.Guddoomiyaha baarlamaanka oo Muqdisho soo gaaray
.Howlo lagu burburinayo dhismayaal Muqdisho.....
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... May 6

Bayaan ka soo baxay Ururka Mideynta Beelaha Waamo ee ku nool Yurub & Waqoyiga Amerika

XIL KA QAADISTA XILDHIBAAN MOHAMED ABDI YUSUF OO AY SHAACIYEEN U ADEEGAYAASHA TIGREEGA

Faro-Faro ku taagii lagu yiqiinay madaxda sar-sare ee DGPL marka wakhtigu ka sii dhamaanayo oo bilaabmay

Ururka Islaamka oo ugu baaqay Ethiopia in ay isaga baxdo Gudaha dalka Soomaaliya
."800 qof oo keliya ayaa kusoo Laabtay Muqdisho" QM
.Wafdigii Kismaanyo Aaday Oo Kusoo Hungoobay Hadafkii
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan.... May 5

Qardho: Waraysi (Asad Max’ed Max’ud Gudoomiyaha Ururka YEDO KAR-KAAR)

Toddobadii Shiinaha ahaa ee ay Siideysey ONLF oo Gaarey Beijing

Banaanbixii Sweden/xusitaan maalinta xasuuqa Muqdisho...

KA JAWAABIDA BAAQA LAGA BEEN ABUURTAY BEESHA CALI SALEEBAAN OO LAGU SHEEGAY SOMALITALK.COM

Reer Garoowe, haddii Garoowe laga guuro, waxaa laga guurayaa Puntland?

Qoysaskii ku noolaa dhismayaashii Dowladdii Soomaaliya oo laga mamnuucay in ay dib ugu laabtaan
iyo warbixin ku saabsan magaalada Kismaayo...

Qoysaskii Kusoo Laabtay Muqdisho oo Durba Muujiyeen Wel-wel Xagga Nabadgelyada Ah
.
SIPJ: Si nabad ah oo la-isu taagi doonno Xafiiska Coleman
.
G/K/xigeenka Baarlamaanka Puntland oo eedeeyey DGPL..
.Deeqo la Gaarsiiyeen Dadkii Ka Barakacay Muqdisho..
.Riig Ceelal Biyo ah ka Qodaya Badhan...
.Maamulka Cusub Ee Gobolka Banaadir Oo Xilka la Wareegay
.Dhexdhexaadin laga dhexwado Geeddi iyo Buubaa...
. Baaq ay soo saareen Beesha Cali Saleebaan
Wararkii oo dhan ka akhri halkan.... May 2

Warbixin: Sida uu u Dhacay Hawlgalkii Coballe
Qarax ka dhacay xerada Garabcase ee Jigjiga... Akhri...

Sheikh Shariif  Iyo Shariif Xasan Oo Sheegey Inay Bedeleen Kaartadii Dagaalka Wax Iska Caabinta..
iyo warar Googoos ah ee maanta ka akhri halkan.. May 1

WARARKA KALE EE APRIL 2007

WARARKII MARCH 2007

WARARKII FEBRAAYO 2007

 

:::WAXBARASHADA SWEDEN:::
cabdirisaqSweden: Maxaa Keenay Guuldarada Ardeyda Soomaaliyeed: Waxaa diyaariyey  macallin Soomaaliyeed Akhri..
:::GOLAHA AMMAANKA:::
Tallaabada la filan karo in uu Golaha Ammaanku ee Qaraamada Midoobey uu ka qaato Soomaliya.. Akhri
:::DARFUR, SUUDAAN:::
Qaddaafi: Batroolka ayaa Sabab u ah Dhibaatada Darfur
Qaddafi
Qaddaafi ayaa reer Galbeedka ku eedeeyey in ay la wareegaan khayraadka Sudaan iyagoo adeegsanaya UN-ta Guji
:::SOOMAALIDA DENMARK:::

Shir looga arinsanayo arimaha Somalia laguna taageeraayo ku dhaqanka shareecada oo ka dhacay Denmark.. Guji...
:::HAAMO SOO CAARIYEY:::

Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya
::WAXBARASHADA PAKISTAN::
boqor Caqabadaha kaladuwan ee ardayda Soomaaliyeed ku qabsada wadanka Pakistan Qore: Cabdi Boqor. Akhri
Cisbitaalka Carafaat oo lagu soo gabagabeeyey hawl indho fiiq ah
:::WIIL KU DHIBBAN KANADA::
Canada
Wiil Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalka Canada.
Guji
:::DUGSIGA AL-BILAAD:::
Dugsi
Ardayda Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad, Muqdisho Guji
:::HANTI LUNSASHO :::

Madaxweyne Cadde  oo eedeeyey Gaagaab... Akhri
:::WARBIXIN:::

Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday ninka reer Thailand ee ay gacanta ku hayaan Puntland Tigers.... AKHRI....
:::SOOMAALI: AF XASILI LA'::
Waxaa la hubaa in afka soomaaligu yahay af hodan ka ah... Qore: C/fitaax Cabbaas
:::MAALMO MUHIIM AH:::
Maalmo Muhiim ku ah Jadwalka Islaamka 1427-1428.. AKhri
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay codsaneysaa in... Guji...

Mohamed Abdulle Hassan ; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jabuuti... Guji..
:::SIR FAKATAY:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::QAADKA & MARAYKANKA:
qoraal
44 Qof oo Lagu Eedeeyey in ay Qaad Soo Geliyeen Maraykanka
QORAALO KALE OO XIISO LEH... GUJI
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::
qoraalWajiga Labaad ee Kacdoonka  Muqdishu:
ha la taageero rabitaanka iyo kacdoonka Shacbiga reer Muqdisho...
Guji...
::MAQAALKII ASAD::
Maxkamaduhu Maka Faa'iideysan Doonaan Guulaha, MIse Saliid iyo Baladxaawo Kama Duwana | Asad
:::WARAYSI:: QAADKA:::
qoraalWaraysi ku saabsan Qaadka oo Radio Australia SBS la yeelatay  Eng.Ismail Said Aw-musse... Guji
:::M. C. YUUSUF:::
yusufMaxaad ka taqaan Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf: Waddaniga aan Daalin!.... Guji...
:::CIBITAALKA MANHAL:::
qoraal
Manhal Specialty Hospital waa cusbitaal Hargeisa laga furay
Bandhigga "Ibn Khaldun"
Spain iyo dunida Islaamka...
::: ISGAARSIINTA::::
qoraalTAARIIKHDA WAR-ISGAARSIINTA Q.10aad
Qaybtani waxa ay ku bilaabaneysaa heerarkii uu soo maray Raadiyaha. Akhri..

Qoraale kale ka Akhri halkan....  

:::682 QOF OO LA DILEY:::
Soomaaliya: Magacyada iyo meelahii lagu diley 682 qof oo rayad ah muddadii u dhexeysey July 22, 05 - July 20, 06.. Akhri...
::GABAYGII INJ.CIBAAR::
cibaar
:::HARGEYSA:: GARGAAR:::
Xamse Axmed Xuseen waa wiil yar oo ay haleeleen xanuun rabaani ahi una baahan in lagula daalo dhakhtaro... Akhri...
:::MAQAALKII CILMI:::
cilmiGardarada garabka og iyo gobanimadoonka go’doonsan: WQ. A.D. Elmi.. Akhri
OLOLAHA NADAAFADA XAMAR:
hamar
Garoonka Muqdisho: Wejiga hore ee ololaha nadaafadda iyo bilicsamida Muqdisho.. Akhri..
:::GEEDDI & BAARLAMAANKA:::
geediGeedi oo Gowska Dambe  ka Qosley: waayo 90% waxay filayeen in Geeddi uu dhacayo. Qore: Amiin
:::GAROONKA GAROOWE:::

$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe Halkee ku Danbaysey...
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaar Maqsuud: Maashaa-Allee Sow Muqdisho Lama Mushaaxaayo!
isbeddelladii dhowaan ka dhacay  Muqdisho
Akhri...
:::MAQAALKII ASSAD:::
AssadDimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qotodheer, Warbixin:.. AKhri... (pdf)
:::HORYAALKA YURUB:::

Isku Aadka Horyaalka Yurub
 
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay si bini'aadamino ku jirto u codsaneysaa in... Guji...
:::XANNAANADA XOOLAHA::
qoraalBarnaamijka Wacyigelinta Sharciga xanaanada Xoolaha ee Puntland
Q.1aad  |  Q.2aad | Q.3, 4, &  5aad | Q.6, 7, 8, 9, 10, 11, & 12aad

(PDF - waxaad u baahan tahay Acrobat  Read)
 
:::MAQAALKII CILMI:::
Dowladdii cidla joog, maxay curatoo dalka keentay?. WQ. A.D. Elmi.. Akhri
:::ASAD AADAN TURAABI:::
Haddii Banaanka laga helay, miyuusan u baahneyn gacan bini’aadannimo iyo Gargaar... AKHRI...
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji
:::DHACDO NAXDIN LEH:::
Cabdi Cali Siyaad “Argagixiso ayay igu tilmaameen, laakiin waxaan ogaaday in argagixisadu ay tahay  Dadkii falkaas ku kacay... Akhri...
:::SAFARKII MINNEAPOLIS:::
SOOMAALIDA MINNESOTA: Safarkii Ibraahim Saalax... Guji
:JAWAABO: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |
::SH. MUXAMAD IDRIS::
SOOMAALIYA MAANTA IYO BERRII!
Ilaahay aan barino! WQ. Sh. Maxamed Idris
(XISBIGA) AAMUSANE GOORMUU AFKIISA FURI DOONAA!! :
SOCDAAL: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CALOOL XUMO: 1 | 2 | 3
MALAYSIA: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 |Shukran dhamaantiin
:::SOOMAALIDA W/AMEERIKA::

Soomaalida W/Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"...Guji..

Qaybta: 1| 2 | 3 | 4 |
Daawo: video: Barnaamijkii NBC
:::TURXAAN BIXINTA AFKA::
Afka soomaaliga sidee looga dhawri karaa erayda doolka ah?.. Qore: C/fitaax Cabbaas (pdf)
:::MAQAALKII DIRIDHABA::
Cadde Muuse Ma Sidaasi Ayey Ka Ahayd? kol haddii dubbiyo waran duunkayga.. Guji..
:::MADHOODHOW::
Xaggee ayuu ku Dambeeyey Madhoodhow Sannadkii 2004 waxa uu ku Casheynjirey Ciidda, Haddase..
:::FAHAD & ISNIINTA:::
WAR WAX QOROW, ADIGU WAX MA'AKHRIDAA?: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:::CODSI GARGAAR:::
Labo bilood gudahood haddii uusan helin qalliin deg deg ah wuuxu.. Akhri...
:::UGAAS MAXAMEDWALI:::
Allow sahal Libaax seexday bay niman salaaxeene: Haddii aad noolaato maalinba maalinta ka dambeysa, waxaad la kulmeysaa ayaado waaweyn oo uu ku cimro qaato.. Guji...
::: AF-SOOMAALIGA :::
Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga!. Maqaalkii Anwar...
::: SUUQA BAKAARAHA :::

Us$100-kii = 1,370,000 Sh.So.
Qiimaha badeecada... Akhri..
::MUQDISHO, SOOMAALIYA::

Hay’adda Fatxa oo faahfaahin ka bixisay howlaha ay u qabato Bulshada Soomaaliyeed... Guji..
::XASKIISII AYAA GUBTEY::
Dhibaatooyinka ka dhalata biyaha kulul ee loo adeegsado ragga marka ay dumarku masayraan... Guji...
::ABAARAHA GOBOLKA GEDO::
Faalo: Abaaraha ka Aloosan Gobalka Gedo. Kaalinta Lama ilaabaanka ah ay Jaaliyadaha dibadda ka qateen Gurmadka Abaaraha: Qore C/risaq Jeesteeye
::XADAARADDA ISLAAMKA::
London oo lagu soo badhigay carwo soconeysa Maarso 8 ilaa June, carwadaas oo ku saabsan xadaaradda Islaamka iyo horumarkii ay adduunka kusoo kordhisey Guji..
Akhri Qormadii Jariidada Guardian
 
YASER ARAFAT
Taariikh Nololeedkii Yassir Arafat
Hoggaamiyihii reer Falastiin oo  ku geeriyoodey France, loona duuliyay Qahira, laguna aasi doono
Guji...
NELSON MANDELA
Taarikhda Neson Mandela
Madaxweynihii Madowga ahaa ee ugu horeeyeye ee K/Arika si xor ah u soo doortaan
Guji...
 WAQTIGA:::
Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad Guji..
 

XAJKA CIIDDA IYO AXKAAMTEEDA | Xoday



KITAABKA XAJKA::: Akhri ama soo rogo kitaabka xajka iyo cumrada oo ka kooban 84 bog... | pdf (Waxaad u baahan tahay pdf reader..)
Xajka iyo Axkaamtiisa
Ma uso cotaa Xajka? marabtaa adoo diyaarsan oo bartay sida loo guto Xajka inaad tagto?, halkan ka dhagayso Muxaadaradan cusub ee kaa kaafin doonta Axkaamta Xajka iyo Cumrada insha alaah oo uu inoo soo diyaariyey Shiikh Cismaan Xaaji Maxamed
Dhegeyso
XAJJKA1aad | 2aad | 3aad | 4aad5aad6aad7aad  | Video Xajjka
:QORMADII MAX'ED XAAJI::
Maxaa ka jira in CIA-du Xamar ku Dishay Ganacsade iyaga u shaqeynayey? | Qore: Maxamed Xaaji... Guji
:::ABAARAHA SOOMAALIYA:::
Baaq Abaaraha Soomaaliya Heysta: Soomaalida Joogta Qurbaha, Soomaalida Gudaha Dalka joogta, & Dowlada Federaalka... Guji...
:BANNAANBAXII MINNEAPOLIS

Soomaalida Minnesota iyo muujinta jacaylka Nebi Muxamed NNKH... Guji
::CODSI GARGAAR DEGDEG AH::
Calasey “Ninkaygii oo Kawaanle ahaa baa sidaan ii galay oo aan ku waayey labadeydii Gacmood” Guji...
:::GABAYGA ABSHIR BACADLE::
Abwaan Abshir Nuur Faarax {Bacadle} ayaa Gabay iyo geeraar ka tiriyey Aflagadadii loo geystey Nebi Muxamad NNKH GUJI
:::TACSIDA GARAAD C/QANI:::
Maxamed "Abgaalow" oo Tacsi u diray eheladii Garaad Cabdi-qani Garaad Jaamac.. Guji
:::FAALLADII C/SHAKUUR::
Faallo Shirka Baydhabo Ninba Timo Xamar: Bishaaan 26-keeda waxaa la filayaa in magaalada Baydhabo ay... Akhri
:::MAQAALKII CABDI-MAHDI:::
Aqoonta iyo aqoon-yahanka: waxaan is hordhigeynaa su`aasha oranaysa,  waa kuma aqoonyahan?.. Akhri
:::MACHADKA GAROOWE:::

Booqashadii Kuliyada Waxbarshada Macalimiinta Garoowe & Isbitaalka Garowe Guji
:::DUGSIYADII MUQDISHO:::
Warbixin Dugsigii Hoose/Dhexe ee 1da Maajo ee magaalada Muqdisho... Qore: Jiisow... Guji..
:::MAMNUUCIDA QAADKA:::
Britain oo Mamnuucaysa Qaadka: Akhri Qaadka iyo London
:MAQAALKII CUSMAAN AXMED:
Khudbadii Ciida ee Cade Muuse oo ay u Riyaaqeen Shacabka reer Puntland... WQ. Cusmaan Axmed.. Guji
::KASHAWIITO & TALAADADA::
RIYADU MA RUNBAA?: Xiliftan  Siyaasadeed - Waa sheeko mala-awaal ah - Qaybtii 9aad ee Maqaalkii Kashawiito.. Guji
::COLUMBUS, OHIO::
Kumanaan Soomaali ah oo Bannaanbax ku Dhigay Columbus, Ohio. USA: Bannaanbaxa oo Soomaalidu ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dilkii... Guji
::GUURKA QURBAHA::

GUURKA SOOMAALIDA EE SHISHEEYAHA 
Cabdinaasir Farah Cilmi Shidde waa 26 jir. Wuxuu dalka Norwey yimid isagoo 13 jir ah..
Guji...

::JAAMACADA BARIGA AFRIKA:

Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika oo la gudoonsiiyay Shahaadadii Guji
::TB-da & SOOMAALIYA:
Dr. Axmed Yuusuf Guuleed oo sheegay in Cudurka Qaaxadda uu si aad ah ugu fidayo Soomaaliya.. Guji
:::XABSIGA BOORAME::
Xabsiga Boorama  Iyo Maalmihii Xadhigayga| Gobolka Awdal - Qalinkii Wariye C/Raxman Mohamed Habane.. Guji
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.