WADAAGGA BATROOLKA:
W1 |
W2 |
W3 |
W4 |
MACDANTA iyo BATROOLKA:::
00 |
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
07 |
08 |
09 |
10 |
11 |
12 |
13 |
14 |
15 |
16 |
17 |
18 |
19 |
20 |
21 |
22 |
23 |
24 |
25 |
26 |
27 |
28 |
29 |
30 |
31 |
32 |
33 |
34 |
35 |
36 |
37 |
38 |
39 |
40 |
41 |
42 |
43 |
44 |
45 |
47 |
48 |
49 |
50 |
51 |
52 |
53 |
54 |
55 |
56 |
57 |
58 |
59 |
60 |
61 |
62 |
63 |
64 |
65 |
66 |
67 |
68 |
69 |
70 |
71 |
72 |
73 |
74 |
75 |
76 |
77 |
78 |
79 |
80 |
81 |
82 |
83 |
84 |
85 |
86 |
87 |
88 |
89 |
90 |
91 |
92 |
93 |
94 |
95 |
96 |
97 |
98 |
99 |
100 |
101 |
102 |
103 |
104 |
105 |
106 |
107 |
108 |
109 |
110 |
111 |
112 |
113 |
114 |
115 |
116 |
117 |
118 |
119 |
120 |
121 |
122 |
123 |
124 |
125 |
126 |
127 |
128 |
129 |
130 |
131 |
132 |
133 |
134 |
135 |
136 |
137 |
138 |
139 |
140 |
141 |
142 |
143 |
144 |
145 |
146 |
147 |
148 |
149 |
151 |
152 |
153 |
154 |
155 |
156 |
157 |
158 |
159 |
160 |
161 |
162 |
163 |
164 |
165 |
166 |
167 |
168 |
170 |
171 |
172 |
173 |
174 |
175 |
176 |
177 |
178 |
179 |
180 |
181 |
182 |
183 |
184 |
185 |
186 |
187 |
188 |
189 |
190 |
191 |
192 |
193 |
194 |
195 |
196 |
197 |
198 |
199 |
200 |
201 |
202 |
203 |
204 |
205 |
206 |
207 |
208 |
209 |
210 |
211 |
212 |
213 |
Culuma-udiinka Gobolka
Nugaal oo ku dhaliilay maamulka DGPL in aysan dan
iyo heela-toona ka lahayn dadka u dhimanaya cudurka shuban biyoodka.
May 18, 2007
Salaadii Jimcaha, ka dib ayaa masaa'jida waa-weyn ee magaalada
Garoowe qaarkood waxaa dhaliil uga soo jeediyey maamulka
Culuma-u-diinka waxayna sheegeen in maamulku ka gaabsaday wax ka
qabadka cudurka shubanka oo fara-ba'an ku haya dadka ku nool Gobolka
Nugaal.
Culumadu waxay sheegeen in cudurkaan uu yahay mid ahli ah oo ka mid ah
cudurada laynku imtixaamayo.
Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culumada ka hadashay
cudurkaan, ayaa sheegay mar uu booqasho ku tagey isbitaalka Guud ee
Garoowe in uu halkaas ku soo arkay wax uu aad uga naxay.
Shiikhu wuxuu yiri, waxaan ku arkay dad aad u fara-badan oo u daadsan
cudurkaan oo u badan dumar iyo caruur, oo aan cidna la tacaalayn
daryeelkooda, marka laga reebo un dadka qaraabadooda ah ee haya.
Shiikhu wuxuu yiri, waxaa doorkii gabay maamulka oo dadka canshuurta
kaliya ka uruursanaya balse, aan waxba ugu qabanayn. 'Maamulku uma
aysan waayin dhaqaale dadka muwaadiniinta ah , oo waxay haystaan ilo
badan oo dhaqaale sida dekad, iyo furdado kale sida garoomo caalami
ah, dalkuna wuxuu leeyahay khayraad ku filan., balse waxaan laga
lahayn dan dadka u dhimanaya cudurka.
Shiikhu wuxuu intaas ku daray in hadii la yiraahdo nin gaal ah baa la
afduubtay tenegyo, calamo, qoob iyo qaylo laysku daro oo loo baroor
diiqo, balse haddii dad Islaam ah oo masaakiin ah naftu uga baxayso
cudur iyo gaajo aan loo soo dhaqaaqayn, arintaas oo wadaadku ku
tilmaamay halaag.
Anagu raali kama nihin gaal aan waxba galabsan in la afduubto, balse
waxaa xaaraan ah in loo baroordiiqo.
Shiikhu wuxuu kaloo intaas ku daray in laysku xiro Allaah, oo ina
siiyey maal ina ku filan ee aan Xoolo Gaalo laysku xirin oo hada laba
caadeystay baryada gaalada in lays ku xiro.
Maalin dhoweyd bay ahayd markii M.ku-Xigeenka Dowlad Goboleedka
Puntland, Xasan Dahir Maxamuud iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan
maamulka Puntland ay soo booqdeen Isbitaalka Guud ee Garoowe balse wax
dadka loo qabtay oo muuqda ilaa haatan majiraan.
Culumada qaarkood ayaa wax un daawo ah ugu deeqay dadka bukaanka ah ilaa hada.
Maxamuud Cumar Bille
Gaalkacyo.
mcbille@gmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | May 18, 2007
|