SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - N/AMERICA

KA JAWAABIDA BAAQA LAGA BEEN ABUURTAY BEESHA CALI SALEEBAAN OO LAGU SHEEGAY WWW.SOMALITALK.COM

Markahore waxaa mahad leh EEBAHEEN nagu mutaystay maskaxda iyo caqliga aan wax kukala garano.

Marka labaad arinta la yiri waa baaq kasoo baxay beesha CALI SALEEBAAN waa mid BEEN ABUUR AH.

Beesha cali saleebaan waxay leedahay afhayeen uga hadla hadba waxii go'aan ah oo ay Beesha u gudbinayso walaalahooda Soomaaliyeed iyo dunida inteeda kale.

Warkan uu Somalitalk.com qoray oo ah in beesha ay yeelatay shirar iyo fadhiyo isdabajoog ah waa mid jira oo beel walba Soomaaliyeed way yeelataa shirarkaas waxa kasoo baxana waxaa sheegaa Afhayeenadoona oo la yaqaano.

Marka in war lasoo qoro oo guri madoow lagu soo dhex qoro lana cadeeyo cida laga soo xigtay waa mid beer abuur ah.

Baaq ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan - Bosaso, Puntland Somalia - Nov 15, 2006

HAMBALYO IYO TAAGEERO KA TIMI BEELAHA CALI SALEEBAAN - Nov 20, 2006

Baaq ay soo saareen Beesha Cali Saleebaan Apr 24, 2007

Beesha Cali Saleebaan waxay ka mid tahay beelaha jecel in wadanka uu nabad noqdo, cidna uma xagliso cidina uma hiiliso.

Marka warka ah in beesha ay tiri cadaw baa dalka haysta waa MID BEEN ABUUR AH.

Wadanka cadaw ma haysto, ee waxaa ka taliya dad Soomaaliyeed oo sida uu sharciga wadanka Soomaaliyeed dhigayo sharci lagu soo doortay.

Beesha cali Saleebaan waa beel daris iyo nabad wada deganaan jecel, necebna ummadda ama kuwa BEEN ABUURKA SAMEEYA.

Marka waxaan u sheegaynaa qorayaasha www.somalitalk.com inay ka noqdaan gaf ay u geeysteen beesha oo ay been abuur ka sameyeen.

Beeshs Cali saleebaan waxay taageersantahay Dawlada Federaalka Soomaaliyeed ee hadda Xamar ka xoraysay burcadii iyo ajnabigii ummadda Soomaaliyeed dhibka iyo dilka ku hayay.

Wadamada Dariska ahna, Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya waa dalalka kaliya oo kaalmo wayn u geeystay Ummadda Soomaaliyeed muddadi 16 sano ahaa ee ay ku jirtay mugdiga.

Mana u aragno cadaw, mana aha cadaw wadamada dariska ah ee dad walaalo la ah Ummadda Soomaaliyed ha joogeen Minnesota ama Gaalkacayo ama Boorama.


EHELKAAGA LACAG MA U XAWILEYSAA::: ADEEGSO XAWAALADDA DAHABSHIIL

Akhristoow baaqa uusan ku qornay magaca odayaasha iyo aqoonyahana beesha Cali Saleebaan waa mid been abuur ah ee ogsoonow.

Hanoolaato Soomaaliya, Ha midoowdo Ummada Soomaaliyeed, Ha guuleeysato Dawlada federaalka Soomaaliyeed. 

Waxaa saxiixay Odayaasha Beesha, Aqoonyahanada, Saraakiisha, Haweenka, Culumaa’udiinka, Ganacsatada. Dhalinyaradda.

Waxayna leeyihiin Belweynta Weynta Cali saleebaan wixii dambe oo isku daya iney ka been abuuraan Belweynta Cali saleebaan waxaanu kula tiigsan doonaa sharciga. 

Bayaankaan waxaa wadajir u soo saarey dadka hoos ku qoran

Xaaji cusman sacid beeldaaje
Xaaji cali ashakur
Xaaji maxamed ciise qaxiye
Xaaji maxamud ciise samatar
Xaaji ciise barre buluf
Xaaji maxamed cumar gaab
Xaaji bashiir cumar gaab
Xaaji ceynab xassan cabdikariin
Xaaji maracadde
Col: Ahmed ismaciil shandaqiiqo
Dr : Mohamed ciise owcali biyaasa
Dr : Abdirahman hiitaash
Eng : Ahmed xusen ciye
Dr : Mohamed salah osman
Abdirashiid xaaji muumin nebari
Jaamac axmed garoowe
Dr : Abdiqadir jamac beenjare
Mohamed cusman yusuf baskuwale
Mohamed sheekh saciid dhegjacafe
Hanad maxamed saciid beeldaje
Maxamud xaaji cabdulaahi
Maxamud maxamed ciise
Dr : liibaan xaaji abdulaahi
Dr : cumar saalax
Mohamed cartan beeldaje
Abdullahi xaaji saciid bilcil
Nur xaaji saciid maxamed
Cawale xaaji maxamed ciise
Abdikariim islow cali
Cawil nuur shire
Liibaan salad guul
Xaaji yusuf ismail shamal
Barqad timmir
Feysal maxamed cartan
Cumar xaaji ismaaciil
Ciise axmed indhaguduud
Maxamud maxamed siigaale
Eng Yusuf axmed mire
Xabiib mire xaaji saciid
Abdiqadar xayir muuse
Mohamed mire xaaji saciid
Dr Anwar maxamed warsame
Abwan sheekh nuur cali sugule
Qadar yusuf ismaaciil
Axmed yusuf cali shamal
Maxamud abdullahi ismaiil
Dr Liibaan saciid salad boodo
Ismaciil maxamed jirde
Abdikariim dhayib sugule
Maxamed cali shamal dacwo
Salad cali nuur
Zakariye cali xaaji
Abdifatax yusuf askari
Abdiqadir maracadde
Dr Maxamed siibad bilcil
Maxamed bille
Bille cali waged
Dr Abdiqadir maxamed xassan
Maxamed dhagiig
Nadir jaamac dhagacaleen
Abdiqadir nuur dhalbaas
Abdinasir beedso
Xasan kasoojino
Dr maxamed saciid garabyare
Phd : cumar cali farjac
Phd :maxamed xassan shoodhaadhi
Eng :cabdisalaan c/rahman geyre
Jaamac xaaji cabdulaahi maxamed
Cawil catoosh
Cali maxamed caseer
Sharmarke eng ciise
Cismaaciil muuse abdirahman
Fowsi ingineer ciise
Cabdilaahi maxamed ciise
Mahad muse halac
Gure ibraahin unlaaye
Cismaan ibraahin gooni
Abdicasiis maxamed barre
Maxamed ciise barre
Cali jaamac ilkoboqol
Abdicasiis xaaji cismaaciil
Jaamac saciid cali
Abdiqadar maxamed barre
Abdirizaq salah aaryo
Abdirizaq xaaji ismacil beldaje
Jaamac muse qaalid
Eng. Abdikarin Maxamed Ciise (Qaxiye)
Dr : Muxiyadiin cali yusuf
Maxamed cilmi dheere
Maxamed abshir maxamed
Mahad axmed cabdalla
Habad maxamud afbalaar
Shine aadan qoobey

Afhayeenka Beesha Cali Saleebaan N.America

Maxamad Cali
Email: Alim54@yahoo.com

Waxaa soo tebiyey:
Abdi Isse 
EMail: calisaleebaan@yahoo.com

Afeef: Magacyada dadka ku qoran waxaa mas'uuliyadeeda leh qoraha nasoo gaarsiiyey

Faafin: SomaliTalk.com | May 4, 2007


Sawiro laga qaaday dadka Dhaawaca ah ee ku jira cisbitaalka keysaney ee Muqdisho...

Waxaa soo tebiyey:
Muuse Maxamuud Jiisow
somali39@hotmail.com


SIPJ oo Reer Minnesota oo ugu Baaqay in si Nabad isu Hortaagaan Xafiiska Sen. Coleman...

English Version: Read Here....

SIPJ (Somali Institute for Peace and Justice Minneapolis, MN) waxay reer Minnesota ugu baaqayaan in ay u istaagaan nabad iyo caddaalad dhammaan, si taas loo muujiyona waxay dadweynaha ugu yeerayaan in ay yimaadaan xafiiska Sen. Coleman hortiisa oo ay si nabad ah isu hortaagaan xafiiska si ay u muujiyaan dareenkooda.... goorma: May 4, 2007. Waqtiga: @ 2:00pm... XEGGEE... EEG HALKAN...
 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com