Golaha
Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed oo deeq ku qaybiyey
magaalada Baydhabo iyo deegaanka dekadda dabiiciga ah ee
Ceelmacaan
13/05/2007

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed wuxuu deeq raashin ah oo ka kooban
Bariis iyo Saliid ka qaybiyey Magaalada Baydhabo wuxuuna raashinkaas ka koobnaa
sida hoos ku qoran:-
1
|
Galey
|
550
|
Loor
|
2 |
Digir
|
367
|
Loor
|
3 |
Saliid
|
184
|
Kartoon
|
Wuxuuna Goluhu gaarsiiyey dad qaxooti ah oo ka soo barakacay dagaaladii ka
dhacay magaalada Muqdhsho, kuwaas oo degan duleedka magaalada Baydhabo, waxaa ka
faa'iideystay raashinkaas ilaa 1,500 qoys.
Sidoo kale goluhu wuxuu gaarsiiyey dadkii u barakacay degaanka Ceelmacaan ee ku
yaala duleedka magaalada Muqdisho waxeyna ka koobneyd deeqdaas raashin ah sida
hoos ku qoran:-
1
|
Bariis
|
50 |
Loor
|
2 |
Saliid
|
160
|
Kartoon
|
Waxaana loogu talo galay deeqdaasi in ay ka faa'iideystay ilaa 1,100 qoys oo ku
nool deeegaankaas,

kharajka ku baxay deeqdaas waxaa ku tabarucay jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool
caasimadda Denmark ee kupanhegan
Mahad celin
Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed wuxuu u mahad celinayaa dhammaan
dadkii ku tabarrucay deeqdan,wuxuuna balanqaadayaa ( Inshaa alaahu ) in uu u
gaarsiiyo deeqdan dadkii loogu talagalay sida ugu haboon uguna dhaqsiyaha badan
.
Kharashka ku baxay deeqdaas wuxuu ka yimid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool
DENMAR caasimadiisa KOBANHEEGAN,
Warbixin ku saabsan qaabka loo gaarsiiyey deeqdaas raashinka ah dadka
dhibaataysan waxaad kala socon kartaan boggeena oo ah
www.samafale.com
Waxaana kaalmadiina ku soo hagaajin kartaan accounada Golaha ee kala ah : -
No
|
Magaca
shirkadda |
Account Number
|
1 |
Qaran Express
|
117
|
2 |
Dhabashiil Bank
|
2283
|
3 |
Amal Bank
|
11073
|
4 |
Global Money Transfer
|
21042
|
5 |
Tawakal Bank
|
309
|
6 |
Mustaqbal Bank
|
22315
|
Faafin: SomaliTalk.com | May 16, 2007


|