SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA

:::QUIXTAR:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji

Col.Barre Hiiraale Oo Ay Gelbinayaan Gaadiidka Dagaalka Ee Loo Yaqaano Tikinkada Iyo Milayshiyaad Hubaysan Oo Gaaray Baardheere.

Wasiirkii hore ee gaashaandhiga dowlada KMG ah ee xilka laga xayuubiyey oo ay gelbinayaan gawaarida dagaalka oo fara badan ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli khilaaf xoogan uu ka taagan yahay gacan ku heynta magaalada Kismaayo ee xarun goboleedka jubada hoose.

Col ,Barre Hiiraale oo ay socodkiisa ku wehliyaan kolonyo gawaarida dagaalka ah ayaa xalay fiid horaadkii gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli dhowr cisho ka hor uu xilkii uu hayey dowlada KMG ah ee ahaa wasaarada gaashaandhiga lagaga xayuubiyey wareegto ka soo baxday xafiiska raysal-wasaare geedi

Col. Hiiraale oo aan socdaalkiisa hore u shaacsanayn ayaa sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmadaasi si weyn loogu soo dhoweeyey islamrkaana milasyshiyadii iyo gaadiidkii dagaalka ee uu watay la dejiyey sida ay tibaaxayaan wararkaasi xaruntii ciidamada xoogga dalka soomaaliya xiligii dowladii bur-burtay ee 1991

Sidoo kale tegitaanka col,hiiraale ee magaalada baardheere ayaa warar kala duwani kasoo baxayaan oo qaarkood shegayaan inuusan ku qanacsanayn xilka dhowaantan isagoo ku sugan magaalada baydhabo uu ka qaaday raysal-wasaare geedi islamrkaana la sheegay inuu jiro khilaaf xoogan oo u dhexeeya isaga iyo masuuliyiinta ugu sarsaraysa dowalada KMG ah ee madaxweyne yuusuf iyo raysal-wasaarihiisa geedi .

Wararka ayaa intaas ku daraya in xildhibaan barre hiiraale uu wada tashi la samayn doono odayaasha iyo waxgaradka beesha sadde oo uu kasoo jeedo islamrkaana ay ku lafa guri doonaan , Lama oga Col. Barre Hiiraale in uu u sii gudbi doono magaalada Kismaayo iyo in uu sii joogi doono degmada Baardheere.

Si kastaba ha ahaatee socdaalka Col. Barre aadan shire (barre hiiraale) ee degmada Baardheere ayaa ku soo beegmaya xilli ay magaalada kismaanyo ee xarunta gobolka jubada hoose ay is kulaalayaan ciidamo ka socda dowlada KMG ah oo uu hogaaminayo col,c/risaaq af-guduud iyo weliba milayshiyaad ay isku heyb yihiin islamrkaana ay magaalada gacanta ku hayaan , ka dib markii ay halkaas dagaalo ka dheceen loogana saaray ciidamada uu hogaaminayey col,af-guduud ee guutada kowaad ee ciidanka dowlada KMG ah.

Yaasiin maxamed cali (faytin)
yaasiinfaytin@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | May 16, 2007

 


 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com