Home » Archive Bisha July, 2012
Qodabada Xasaasiga ah ee ku Jira Dastuurka ee ay sida weyn uga Horyimaadeen Odoyaasha Dhaqanka iyo Aqoonyahanada
Mabaadiida Asaasiga, Dhulka Soomaaliya, Magaala Madaxda Qaranka, Sinnaanta, Xorriyadda Diinta iyo Caqiidada, Daryeelka Qoyska, Caruurta (oo 18 sano ku qaan gaaraya), waxyaabaha ku qoran qodobadaasi ayaa odayaasha dhaqanku si weyn uga soo hor jeesteen.
Qodobadaas oo faahfaahsan hoos ka akhri:
Qododbka 3 aad
Mabaadiida Asaasiga
5. Haweenku waa in ay ka mid noqdaan dhammaan hay’adaha guud ee...
Gen Maxamed Nuur Galaal oo Noqodey Musharaxii 46-aad oo Isu soo Taagay Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya
Gen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiishi soo martay Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka mid noqday Musharixiinta u taagan qabashada Madaxtinimada Soomaaliya.Gen Galaal oo ka hadlayay Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen Boqolaal Taageerayaashiisa ah ayaa halkaa ka jeediyay Khudbad dheer oo uu kaga hadlay Hadafkiisa Siyaasadeed waxa uu doonayo inuu haatan...
Who Will Protect Somalia’s Energy Resources?
By: Abdillahi Mohamud
This is probably the first question that came into the minds of sensible Somalis around the world as soon as we heard oil drilling would begin in the country. We asked questions of the suspicious nature, like who are these companies? what are their motives? and who signed the deals on Somalia’s behalf? Frankly, we have every right to be suspicious. With the lawlessness and corruption...
Baaq ku socda Ummadda Soomaaliyeed: Qodobka Khuseeya badda iyo dhulka, hallaga saaro Qabyo Qoraalka Dastuurka Cusub
Waxaa markale baaqday shirkii la doonayey in lagu ansixiyo Dastuurka, kaas oo la doonayey in uu ka furmo Muqdisho (Sabti July 21, 2012) ayaa la sheegay in uu u “baaqday arrimo farsamo”.
Waxaa xaqiiqo ah in Ummadda Soomaaliyeed ay la wada socdaan damaca ay Keenya ku raadineyso in ay ku boobto dhulbadeedka Soomaaliya ayadoo u mareysa dariiqad kasta si ay ugu hirgasho mashruucaas wajiyada...
Jaamacadda Kismaayo oo bilaabaysa Diiwaan gelinta Ardayda Cusub….
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan dadka waxbarashada jecel iney jaamacadda Kismayo bilaabeyso diiwaangalinta ardeyda cusub 15 ramadaan 1433 ee hijriga oo ku beegan 4 August 2012.
Waxaa kale oo jira fursado waxbarasho oo loogu talagalay dadka shaqaalaha ah iyo ganacsatada waxaana ka mid ah:
Daraaso khamiista iyo jimcaha(Weekends programmes) baxeyso oo lagu baranayo,
kuliyadaha kala ah kuliyada shareecada,
kuliyada...
All Benadir Traditional Elders and other Social Groups Discuss illegal Road blocks in Benadir Region
Almost 50 people from all Benadir traditional elders, women groups, youth, militia and religious leaders met at Beder hotel in Mogadishu on 18th July 2012 and discussed the illegal roadblocks positioned in many parts in Benadir districts, the history of illegal roadblocks, the types of roadblocks, abuses committed in it, causes, risks associated with it and finally they gave recommendations...
Shiikh Shariif “Haddii Boqol Doolar igu Caddaato in aan qaatey waxaan Diyaar u ahay in aan ka Dego Xilka oo aan iska Xaadiriyo Xabsiga Guantanamo Bay”
Madaxweynaha DFKMG Shariif oo ka hadlayay Munaasibad Ololihiisa doorashada daah furayay ayaa halkaa ka jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay.
Shariif Shiikh Axmed ayaa ugu horeynba ka hadlay warbixintii dhawaan ay soo saartay Hay’adda daba galka Cuna qabataynta Hubka Soomaaliya iyo Eretireya, isagoona sheegey in warbixino been ah laga gudbiyay.
Madaxweynaha DFKMG Shariif ayaa ku macneeyay warbixintaas...
Xildhibaan Woosh “ in Beesha Caalamku si Dhab ah ula Xisaabtanto cid kastoo lagu tuhmayo in lug ay ku leedahay Musuq-Maasuqa”
Xildhibaan Maxamed Shiikh Cali Woosh oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamanka ku meel gaarka Soomaaliya ayaa sheegay in ay jiraan eedaha ku aaddan Musuq maasuq ay galeen mas’uuliyiinta ugu sarreysa Dawladda ku meel gaarka Soomaaliya.
Xildhibaan Woosh ayaa farta ku fiiqay in ay jireen baaritaano ay hore u sameeyeen Guddiga Dhaqaalaha ee barlamanka ku meel gaarka Soomaaliya isla markaana ay muujiyeen...
Sida ay ugu Jawaabeen Qaar ka mid ah Xubnaha lagu Eedeeyey in wax Musuq-Maasuqeen iyo Sida loo Arkey.
Farmaajo” Cid ila soo Xiriirtey Ma jirto oo wax iga Weydiisey Dhaqalahaas la Lunsadey
Shiikh Shariif “ Waa in la Caddeeyaa yaa soo Dhiibey Dhaqaalahaasi yaase loo Dhiibey”
Gen Cabdulaahi Gaafow “ Waa la yaqaan sidaan ku shaqeyno Lacagaha Baasaboorada waxay ku dhacaan Acc Dahabshiil”
Cabdiweli” Intaan Xafiiska Joogey lacagaha Xukuumada Soo galey waa kuwo la yaqaan”
Prof Axmed Ismaacil...
AQALKII LIITEY | Qore: Dr. Saadiq Enow
Aqal waa meel uusan nooluhu uga maarmin noloshiisa. Waa meel lagu nasto oo lagu nagaado. Waa lagu hoydaa oo lagu har-galaa. Aadamiga, goor hore ayuu ogaadey baahida uu u qabo in uu helo aqal uu ka helo hoyasho iyo har-gal. Baahidaas hoy-doonka ah, aadamiga waxaa la wadaaga noolaley badan oo xataa aboorku kamid yahay. Laakiin aadamigu wuxuu kaga duwan yahay isaga oo intaas dadaal ugu jira sidii uu...
Muqdisho: Xildhibaan lagu Dilay Qarax loo dhigay Gaarigiisa…
Mid ka mid ah Raggii ku Dhawaa ama Gacanyaraha u ahaa Madaxweyne Shiikh Shariif oo maanta Qarax lagu Khaariyey
Waxaa maanta (Isniin July 16, 2012) Magaalada Muqdisho Qarax lagu Khaarijiyey miud ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka horen u soo noqdey Wasiirkii Ganacsiga Maxamuud Cabdi Ibraahim (Gar weryne ) ka dib markii Gaarigiisa loogu rakibey Waxyaabaha Qarxa mar uu ku sugnaa...
Rasiiul Wasaaraha Itoobiya Melless Zanawi oo Xaaladiiisa Caafimaad laga Dayrinayo ka dib markii uu ka Baaqsadey shirkii Madaxda Midowga Afrika
Wararka ay Qorayaan Warbaahinta Caalamka waxay sheegayaan in Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Melless Zanawi Xaaladiisa Caafimaad si weyn looga Dayrinayo ka dib markii uu ka baaqsadey Shirweynihii Ururka Midowga Afrika ee ka furmay Magaalada Adis Ababa kaasoo ahaa Shirkii Sannadlaha ee ay isugu yimaadaan Madaxda wadamada Afrika kaasoo mar weliba uu ka dhaco Xarunta Midowga Afrika ee Adis...
Wake-Up Message from Tiir Party to All Somali Youth around the Globe
Somalia today faces a grave crisis. The existence of our country and people are at stake. To understand this crisis, we must understand our warrior history. It is only by following these examples that we can save ourselves. The Tiir Party can show us the way to do that.
We all are aware that there are many different groups that are battling in our country. Each group has their own political...
Horyaalka Soomaalida Jiddah oo soo Gaaray wareega 8-da
Horyaalka jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga ayaa soo gaaray wareega 8-da waxaana kooxaha soo baxay ay kala yihiin: Jubba Airways, Banaadir, Goley, Blue Star, Iftin Star , Sharbatle, Xiddigaha Ruweys, iyo Batroolka.
Kadib markii ciyaaro adag ay dhexmareen kooxaha Iftin iyo Boondheere – Jubba Airways iyo Jiin wabi, Banaadir iyo Janaale, Goley iyo Blue Stars aya akooxaha...
Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo Duqeymo Dad Rayid ah wax ku Noqdeen ay ka Dhacdey Deegaanka Baako ee Gobolka Jubada hoose.
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya ay Duqeeyeen Deegaanka Baako oo ku dhow Deegaanka Hosingow waxaana lagu waramey in Duqyntaas ay wax yeello ka soo gaartey Dad Rayid oo aan waxba Galabsan kuwaas oo la sheegay in ay ay ahaayeen dad Xoolo dhaqato ah .
Xildhibaano ka soo jeeda Deegaankaas ayaa Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya ku eedeyey in ay yihiin...
Boqolalaal Barakacayaal Caraysan oo Saaka Dibadbax Cabasha ah kula soo Waabariistay Xarunta Gobolka Banaadir
Boqolaal Dad Barakacayaal ah oo isugu jira Dumar, Caruur iyo Dad Waayeel ah ayaa Sedaxdii Habeenimo ee Saqdii Dhexe Xalay ka soo dhaqaaqay Xeryihii ay degganaayeen ee Degmada Shanggaani kuwaasoo soo gaaray Afaafka hore ee Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.
Dadkan Barakacayaasha ah ayaa ka cabanaya Musuq Maasuq ay sheegeen in lagu sameeyay Gargaarkii loogu tala galay Dadka soo...
Xarakada Alshabaab iyo Ciidamada Kenya oo isku Fara saarey Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda oo ay kaabayaan kuwa Kenya iyo Xarakada Shabaab uu ka dhacay Degmada Af Madow ee Gobolka Jubada hoose.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Xarakada Shabaab ay Duulaan ku soo qaadeen Fariisin Ciidamada dawladda iyo kuwa Kenya ay ku lahaayeen Duleedka Magaalada halkaasoo Dagaal muddo soconayay oo labada...
Mahiga iyo Cabdiraxmaan Faroole oo Wada Qorshe Shirka Odoyaasha Dhaqanka looga wareejinayo Magaalada Muqdisho ka dib Markii..
Iyadoo Muddo Saddex Jeer ah uu dib u dhaca ku yimid Shirkii Odayaasha Dhaqanka ee ka soconayey Magaalada Muqdisho si ay u soo xulaan Ergedii Ansaxin lahayd Dastuurka Qabyada ee la isku haysto, Dib u dhacaas ayaa sabab u ahaa ka dib markii Odyaashu soo jeediyeen in Qodobo ka mid ah Dasuurka ay yihiin kuwa Wax u dhimaya Shareecada islaamka iyo Qaranimada Soomaliyeed ayaa warar aan helney Xafiiska...
Farriin, Gurmad Qaran – Farriin ku Socota Oday Dhaqameedyada Soomaliyeed ee ku Shiraya Muqdisho
Tuesday, June 26, 2012
Ardayda (Ohio Somali Student Association) iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee deggan Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay u diraayaan baaq ama fariin loogu magac daray “Gurmad Qaran” oday dhaqameedyada Soomaaliyeed ee ku shiraya Muqdisho.
Baaqaan ama farriintaan ayaa hadafkeedu yahay in ardayda iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee Gobolka Ohio ay xusuusiyaan odayaasha...
Shirkii Ansixinta Dastuurka iyo soo xulida Ergada oo dib u dhac ku yimid
Wasiirka Dastuurka ayaa ka warbixiyey halka uu marayo qabsoomidii shirkii Ansixinta Dastuurka iyo soo xulida Ergada waxaana uu sheegay in in ka badan 500 oo ka mid ah ergadii ansixin lahayd Dastuurka ay diyaar yihiin inta dhimana soo dhamaystirmayaan maalmaha soo socda waxaana ay ahayd in maanta shirku furmo balse arrimo farsamo awgeed ay dib ugu dhacday iyadoo dib laga soo sheegayo xiliga uu si rasmi...
Warbixin: Xogta Dhamaystiran ee Nafaqada Soomaaliya ee Bisha 5aad 2012
FSNAU waxa ay goor dhowayd sii daysay war bixinta Nafaqada ee May-June2012 xogta lagu qoray warbixintani waxaa ay ku salaysnaayeen sahano nafaqo oo goor dhow la qabtey (May-June 2012), xogta heerka labaad ah ee caafimaadka iyo qiimeyta horu-dhaca ah ee sugnaanshaha cuntada ee laga dhamaan dhalka fuliyey June2012. Daabacaadani wax ay iftiimineysaa natiijooyinka sahan ee xoolo dhaqatada Bakool, xoolo...
“Kumeel Gaarka (KMG) Hallaga boxo yaan lagu doorsan bililiqo loo geysto dhul-badeedka Soomaaliya” Bashiir Maxamed
Farriin ku socota Odayaasha Dhaqanka ee shirku uga socdo Muqdisho — Kenya ha u hirgelina hamigeeda in ay goosato qayb kamid ah dhul-badeedka Soomaalida…
Goor aan ka baxnaba KMG waan ka bixi doonaa INSHAA ALLAAH.
Waxaa qoraalka hoose ka arki kartaan sida uu ugu qeexanyahay in dhul badeedkii ay Kenya waligeed raadineysay uu hadda qarka u saaran yahay in uu u hirgalo ayadoo la adeegsanayo...
Warar Goos Goos ah: July 12…
Dr Xasan Shiikh Maxamuud “Dhibaatadii Dhacdey Dalka Cidna loogama Turin waxaan balan qaadayaa haddii an ku guuleysto Xilka in aan wax ka qaaban doono Dhibaatooyinka loo geysto Suxufiyiinta Soomaaliyeed
kulamada Xisbiga oo uu waayadaan u qabanyey Bulshada Soomaaliyeed Qaybaheeda kala duwan , waxaana kulanka maanta uu ahaa mid ay ka qayb galeen Qaybaha Warabaahinta ee kala duwan waxaana Diirada...
Mahiga oo Booqday Odayaasha Dhaqanka ee ku Shirsan Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Mahiga ayaa booqday Odayaasha Dhaqanka ee shirka ugu soconaya Magaalada Muqdisho. Waxaa kale oo booqashadaas ka qayb galay Xubin ka mid ah sideeda xubnood oo Beesha Caalamka oo sheetay in ay soo dhaweyneyno in ay Dumarku helaan 30% xilalaka dowligga ah.
Halkan ka daawo Sawirada
Warsaxaafadeedka oo dhan waxa uu u qornaa sidan:
Warsaxaafadeed
Ra’iisul...
Mahiga oo Soomaalida u diraywarqad ku quran luqadda Ingrisiisiga
Ergeyga garka ee Qarammada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Mahigaayaa warqad ku qoran luqadda Ingriisiga u diray Soomaalida, waxana uu kaga hadlay muddada ka harsan in DFKMG ay ka baxayso kumeel gaarnimada iyo……
Read More →