Home » Archive Maalinta June 16th, 2012

Eng. Maxamed Axmed Saalax oo Bayaan uu soo saaray ku sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay Hoggaan karti leh

Jun 16, 2012
Maanta oo ay taariikhdu tahay June 16, 2012, waxaan doonayaa in shirkaan jaraa’id hoosta kaga xariiqo arin aad muhiim u ah. Arintaan waxa ay ku saabsan tahay baarlamaanka iyo dowlada cusub ee la filaayo in ay dhawaan dhalato. Maadaama uu yahay baarlamaanku kii loo wakiishay in uu soo doorto Madaxweynaha kadibna ansixiyo Rasiisal Wasaaraha, waxaa muhiim ah in xulashada xildhabaanadu noqoto mid hufan.... 

Khilaaf u Dhaxeeya Shiikh Shariif iyo Cabdiweli Gaas uu Sababey in uu Baaqdo kulan ay Isugu Imaan lahaayeen Hayadda Culimada Soomaaliyeed..

Jun 16, 2012
Maanta (Sabti June 16) ayaa waxaa lagu wadey in Xarun ku taal Xeradii xalane ee magaalada Muqdisho kulan isugu yimaadaan Culama’udiin ka socda Hayadda Culimada Soomaaliyeed waxaana kulankaas soo qaban qaabiyey Guddiga Dastuurka Qabyada si Culamada uga tala bixiyaan Dastuurka qabyada oo maalmahaan Murankiisu uu socdey ka dib markii qaar ka mid ah Bulshada ay sheegeen in ay ku jiraan Qodobo ka hor... 
Halkudheg:

Qarax Ismiidaamin ah oo ka Dhacay Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose

Jun 16, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose waxay sheegayaan in in goor dhow Magaaladaas uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin oo uu geystey Qof Nafti hure ah oo watey Gaari waxyaabaha Qarxa la gsaoo buuxiyey Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay Goob hore u ahayd Iskuul oo ku dhow halka lagu Magacaabo Baar Ismaaciil waxaanala sheegey in marka uu Qarax uu dhacayey Iskuulkaas ay ku... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...