Home » Archive Maalinta April 24th, 2012

DFKMG: “Qabyo Qoraalkii Dastuurka oo Xilligii loogu talogalay lagu dhameystiray”

Apr 24, 2012
DFKMG ayaa shaacisay in la dhamaystiray “Qabyo Qoraalkii Dastuurka”, waxaana arrintaas lagu shaaciyey warsaxaafadeed u qornaa sidan: War saxaafadeed: Qabyo Qoraalkii Dastuurka oo Xilligii loogu talogalay lagu dhameystiray Muqdisho 23 April 2012. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xaqiijiyey in Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Khubarada Soomaalida... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii XXIII-aad

Apr 24, 2012
Laba dagaal oo ka dhacay waqooyi-galbeed ee Faransa waxay soo af-jareen in ciidamadii xulufada looga adkaado degaanka xuduudda u ah Faransa iyo Beljam. Labadaas dagaal oo kamid ah dagaallada lagu xuso taariikhdan ayaa mid wuxuu ka dhacay degmada Arras (21/ 5- 1940) mid kalena wuxuu ka dhacay degmada Cambrai (22/ 5- 1940). Isla-maalintaas ay bishu ahayd 22, waxaa amar la siiyay Jeneraal Heinz Wilhelm... 
Halkudheg:

Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo la sheegey in Xilka uu Wareejin Doono Qabashada Shirka Stanbuul ka dib

Apr 24, 2012
Warar aan ka heley Xafiiska Siyaasada soomaaliya ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya waxay noo sheegeen In marka uu qabsoomo shirka Stanbuul ee Turkiga ee la qaban doono Bisha Juun ee Sannadkaan uu xilka wareejin doono Wakilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambasadoor Mahiga ka dib markii ay qoraalo badan oo Cabasho ah ay ka Gudbiyeen Masuuliyyinta ugu sareysa ee Dowladda iyagoo sheegey in in xiligaan... 
Halkudheg:

Doha Center For Media Freedom (DCMF). Deeq Lacageed Gaarsiiyay Qaar ka tirsan Suxufiyiintii ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka

Apr 24, 2012
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa deeq lacageed oo loogu talo galay daaweyntooda, isla markaana ay ku deeqday hay’ad fadhigeedu yahay magaalada Doha ee dalka Qadar, laguna magacaabo Doha Center for Media Freedom (DCMF). Halkan ka daawo sawirada Haddaba, masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo uuhogaaminaayo Xoghayaha Guud, isla markaana uu ku wehliyey xoghayaha... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...