Home » Archive Maalinta April 9th, 2012

Madaxweyne Shiikh Shariif oo Dadaal ugu jira sidii uu Taageero ugu Raadin lahaa Odoyaasha Dhaqanka ee Soo Xulaya Xubnaha Baarlamaanka

Apr 9, 2012
Madaxweynaha Dawladda ku Meel Gaarka Soomaaliya Shiikh Shariif ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho kula kulmay waxgarad iyo Odoyaal Dhaqameed ka soo jeeda Beelaha digil iyo Mirifle.Kulankan uu Madaxweynaha la yeeshay odoyaashaas ayaa ahaa mid looga hadlay guud ahaan sidii dalka Soomaaliya Nabad loogu soo dabaali lahaa gaar ahaana Gobolada ay Odoyaashaasi ka soo jeedaan. Shariif ayaa xusay... 

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka oo soo Dhaweeyay Bayaankii ka soo Baxay Maamulka SomaliLand ee lagu Magacaabey Guddigii Soomaaliland ee la Xaajoon lahaa Dowladda Federaalka

Apr 9, 2012
Xildhibaan Daahir Jeesow oo ka tirsan Mudanayasha Barlamanka ku meel gaarka Soomaalaiya ayaa ka hadalay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Maamulka Soomaali land ee ahaa in ay magacaabeen Guddi wada hadal. Xildhibaanka ayaa sheegey in ay tahay fikrad wanaagsan in maanta Somali land oo muddo 20 Sana ah sheeganaysey in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ay maanta isu soo diyaariso in ay wada hadal la... 
Halkudheg:

TACSI: Beeldaaji Faarax Beeldaaje Cabdullahi oo ku Geeriyoodey dalka UAE

Apr 9, 2012
Waxa Habeenimadii Axadda 8-dii April 2012 ku geeriyoodey Cusbataal ku yaal Magaalada Al Cayn ee dalka UAE Allaha u naxariistee Beeldaajaha Guud ee Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulahi Beeldaaje Maxamed. Waxaan tacsi tiiraanye leh annagoo ah qoyska reer Xaaji Faarax gaarsiinaynaa eheladii, Qaraabadi iyo umada soomaliyeed. Waxaa tacsidan diraya: 1. Xaaji Ibraahim Xaaji Faarax 2.... 
Halkudheg:

DAMACII LIITEY – Qore: Dr. Eenow

Apr 9, 2012
Damacu waa tilmaan aad u liita oo qofkii wax isku falaaya uu ka xishoodo. Waa tilmaan la xiriira aragti ku dhisan dugaagnimo, taas oo ka dheer garaadka hagaagsan iyo garashada wanaagsan. Qofku markuu damco in uu wanaagga iyo kheyrka badsado, laguma tilmaamo qof damac-xumi ay qaadey. Bal waxaa la yiraahdaa, waa qof leh han sare oo uu tiigsanayo iyo hiraal qurxoon oo u muuqda. Dhan-kale, damacu waa fal-celis... 
Halkudheg:

AL-Shabaab iyo Kimistari (Chemistary) !!!!!

Apr 9, 2012
Sharaxa Cinwaanka : Cinwaanka Maqaalkaan Wuxuu igu soo dhacay markaan Idaacad Afka Soomaaliga ku hadasha Aan ka Maqlay in Ciidamada Dawladda ay Weerar ku Qaadeen Jaamicad Muqdisho ku taal ayagoo raadinayaa, Macallin Jaamicadaas ka shaqeeya oo Maadada Kimiatariga dhiga oo Logan Shakiyey in uu yahay mid shabaab ah ama Shabaab fikradooda u janjeera. Markaas Ayaa markiiba ay igu soo dhacay Maqaalkaan Aan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...