Home » Archive Maalinta April 15th, 2012

Kulana si weyn looga soo Horjeedo Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey Soomaaliya oo ka Dhacay Magaalada Muqdiasho

Apr 15, 2012
Soomaalida oo ka soo horjeedsatey qorshaha Mahiga ee kala qayb-qaybinta Soomaaliya…. Waxaa isa soo tarayo Mucaararada lagaga soo horjeedo wakiilka Qaranmada ee Soomaaliya Ambasadoor Mahiga ee ku wajahayan Road Map-ka , Dasuurka, dib u heshiisiinta iyo Qaabka ay noqoneyso Dowlada Soocota. Ayadoo taasi ay jirto ayaa kulan looga soo horjeedo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya uu ka dhacay... 
Halkudheg:

Garabka Xisbiga TAYO PARTY Holland oo lagu dhawaaqay iyo Xaflad lagu taageerayo oo ka dhacday Denhaag.

Apr 15, 2012
Munaasabad si weyn loo soo agaasimahay  oo lagu furayey garabka Xisbiga TAYO PARTY ku yeelanayo wadanka Holland  ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada xarunta u ah siyaasada Dalka Netherlands ee Denhaag, Waxaana kasoo qeybgalay xafladaasi dadweyne aad u badan oo ka kala yimid dalka Holland iyo Halgamaa  Abdiqadir Boolaay oo ka yimid UK. Halkan ka daawo sawirada Dadka meesha yimid waxaa ka muuqatay... 

Warbixin: Tartanka Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Saudi Arabia

Apr 15, 2012
Ciyaaro ka tirsanaa Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya isaga horyimid taariikhdu markey aheyd 13/04/2012 kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo Waberi Star – Sharbatle – Ajax iyo Godey – Blue Stars iyo Dharkanley – Jiin webi iyo Midnimo . Aan ku horeyno ciyaarta dhexmartey Kooxda Xiddigaha Ruweys iyo Waberi stars ciyaartaasi waxaad moodaa... 

Qoondo Qaran iyo Qabiil kala Weeci

Apr 15, 2012
Marka la fiiriyo Horyaalka Qaranka waa Haweenka, Soomaalidu waxay Tiraahdaa Haweenku waa Geed Harweyn oo uusan Garaney Maangaabka waxan qabaan in doorkii Haweenka la iska Hilaamey oo kaalintoodii Siyaasadeed oo in badan kaga hooseeyaan Ragga , waxaa Xaqiiqo ah in ay Haweenka qaadan karaan kaalin kasta oo raga qaban karaan , waxaana maanta mudan yihiin in kaalintoodii la siiyo oo aan la xaqirin. Haweenka... 
Halkudheg:

Xukuumadda Kenya oo Shaacisey in Qayb Ciidamadeeda ka Mid ah Dhawaan ay ka Saari Doonto Soomaaliya.

Apr 15, 2012
Sida ay qoreen wakaaladaha wararka Caalamka Xukuumadda Kiinya ayaa laga soo xigtay in Ciidamadeeda qaybta ka ah Hawl galka AMISOM ee Soomaaliya in dhawaan qaar ka mid ah ay dib ula bixi doonto.Kenya ayaa sheegtay in illaa Siddeed Boqol iyo Konton Askeri oo Ciidamadeeda ah oo iminka ku sugan Gobolada gedo iyo Jubada Hoose inay halkaa ka saarayso iyadoona sheegtay in Ciidamadaasu ay bedeli doonaan Ciidamada... 
Halkudheg:

Guddiga Gurmadka ee Deegaanka Hosingow oo si weyn u Dhaliiley Hayadaha Samafalka iyo Dowladda Federaalka ka Dib markii ay u Gurman Waayeen…

Apr 15, 2012
Kulan ay isagu yimaadeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka , Xildhibaano, Odoyaasha Dhaqanka , Culmaudiin Aqoonyahano , Haween iyo Dhalinyaro dhamaantood ka soo jeeda Deegaanka Hosingow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho , waxaana Kulankaan looga hadley sidii Gurmad Deg deg ah loog fidin lahaa dadka ku nool Deegaanka Hosingow oo ay soo wajahdey Daruufo iyo Dhibaatooyin... 

Somali Oil & Gas: A blessing or a curse?

Apr 15, 2012
                             Abdillahi Mohamud Calgary, Canada Black gold is a resource curse. These words are all too familiar in the minds of many African citizens today. The recent flurry of activity and interest in Somali oil and gas prospects have caused many in the world to become newly interested in Somalia. I too myself have sought to dig deeper and understand the... 

Let the Roadmap caravan reach its destination. – By Deeq S Yusuf

Apr 15, 2012
‘’Daily and hourly, the politician inwardly has to overcome a quite trivial and all-too-human enemy a quite vulgar vanity.’’ Max Weber Following his recent miraculous  escape from the despicable act of terrorism and attempt assassination on his life, and that of some important members of his inner circle of cabinet Ministers and the audience  at the bombed out National Theatre by the anti-peace... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...