Home » Archive Maalinta April 7th, 2012
Generaal Maxamed Nuur Galaal oo Khiyaano Qaran ku Tilmaamey Heshiiska Dhexmarey Dowladda Federaalka iyo Shirkadda Hallidayfinch
Shirkadda bixineysa shatiyada lagaga kalluumaysan karo badda Soomaaliya ayaa waxaa Heshiiskaan ka soo horjeestey Siyaasiyiin Aqoonyahano , Xildhibaano iyo Xubno kale…
Sii Akhri
Read More →
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku Hanjabtay in Sharciga la Hor Geyn Doono Ciddii ka Danbeysey Qarixii Dhawaan ka Dhacay Golaha Theaterka
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee dawladda Federaalka Soomaaliya cabdisamad Macalin maxamuud ayaa ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegey in la magacaabay Guddi Baaritaano ku samaynaya Ciddii fududeysey ama u sahashay in gabadhii halkaas qaraxa ka gaystay ay u soo gudubto gudaha Tiyaatarka oo ay ku sugnaayeen Masāuuliyiinta...