Home » Archive Maalinta April 13th, 2012

UUR-DOOX Qaybta 7-aad | Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya

Apr 13, 2012
Allah wuxuu yidhi isagoo ka sheekaedynaya Nabi Ibrahim, ولا تخزني يوم يُبعثون* يوم لا ينفع مال ولا بنون إلا من أتى الله بقلب سليم “Allow ha I hoojin maalinta la isa soo saarayo, maalinta aan maal iyo caruur  waxba tareeyn qof Allah qalbi fayoow ula yimid ma ahee” Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya, Waxaan rabaa qormadan hadduu alle idmo... 
Halkudheg:

HESHIISKA HALLIDAY FINCH IYO DOWLADDA KMG (Qaybtii labaad).

Apr 13, 2012
Qeybtii koowaad ee qoraalkaygii ku saabsanaa heshiiska dhexmarey Dawladda KMG iyo shirkada ajnabiga ah Halliday Finch waxaan ka codsadey Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya, mudane dr Cabdiweli Maxamed Cali in uu Ummadda Somaliyeed usoo bandhigo mowqifka rasmiga ah ee dowladda Somalia ay ka qabto heshiiska wasiirka gaashaandhigu la galay Halliday Finch 25/02/2012, sida ku qoran warsaxafadeed lagu daabacay... 
Halkudheg:

Isbaheysiga Nabada Soomaliyeed oo Cabdulahi Shiikh Xasan u Doortey Musharax uga qaybgalaya Doorashada Madaxweyninimo ee Soomaaliya

Apr 13, 2012
  Isbahaysiga nabadda Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa kusoo bandhigay xubinta uga qaybgalaya doorashada Madaxweyninimo ee dalka Soomaaliya, waxaana munaasabadda ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan dowlada KMG ah, xildhibaano, xisbiyada siyaasadeed dalka, culummo, odoyaal, haween, dhallinyaro iyo marti sharaf kale. Guddoomiyaha isbahaysiga, Cabdulaahi Sheekh Xasan Cali ayuu... 
Halkudheg:

Tahriibayaal Soomaaliyeed kuwii ugu badnaa oo laga sii daayay Xabsiga ‘Garyaan’ ee Libya

Apr 13, 2012
  (Taripoli):-Tahriibayaal Soomaaliyeed, oo wada Dhallinyaro ahaa, ayaa maanta(12/04/2012) laga sii daayay Xabsiga weyn ee ‘Garyaan’ oo 70 km. xagga Koonfureed kaga aaddan Magaalada Tripoli ee dalka Libya.   Halkan ka daawo sawirada Tahriibayaashan, oo in muddo ah ku jiray Xabsigan, ayay tiradoodu ahayd 266 qof, oo isugu jiray 76 dumar ah iyo 190 rag ah. Muhaajiriintan ayaa badankood... 
Halkudheg: ,

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Faahfaahiyey soo Xulidda Baarlamaanka cusub

Apr 13, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey soo afjaridda Xilliga Kala guurka ah, iyo qorsheyaasha Roadmap-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyntii sheegay in heshiiskii Soomaalida ee 6dii September 2011 uu ahaa mid taariikhi ah oo soo celiyey karaamadii iyo sharaftii ummadda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...