Home » Archive Maalinta March 26th, 2012

Magaalada Ceel Buur oo Markii ugu Horeysey Taariikhda oo Gacanta u gashey Ciidamo Itoobiyaan ka dib markii ay halkaa ka Baxeen…

Mar 26, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah ay Galabnimadii Isniinta qabsadeen Magaaladaas oo ahayd mid ka mid ah Fariisamihii ugu weynaa ee Xarakadda Alshabaab waxaana warka intaa uu ku darayaan In Magaaladaas uusan ka dhicin Wax Dagaal ah. Ciidamadii Alshabaab ee ku sugnaa Magaalada Ceel Buur ayaa iyana la sheegey in ku sugan yihiin... 
Halkudheg: ,

Ururka Dhaqaatiirta Xirfadleyda Xoolaha ee Gobalka Banaadir oo Ololaha Talaalka Xoolaha iyo Daaweyntooda ka Bilaabey Gobolka Banaadir iyo Agagaarkiisa

Mar 26, 2012
Ururka Dhaqaatiirta Xirfadleyda Xoolaha ee Gobalka Banaadir Banadir Livestock Professional Association BANELPA ayaa maanta agagaarka Gobalka Banaadir ka furay mashruuc lagu daweynayo 75 kun oo neef oo isugu jira ArI cad iyo Ido kuwaas oo laga daweynayo cudurka PPR oo ah cudur inta badan asiiba xoolaha ay Dhaqdaan Ummadda Soomaaliyeed . Halkan ka daawo sawirada Mashruucaan oo lagu talaalayo xoolahaasi... 
Halkudheg: ,

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo soo Saaray Nidaam Cusub oo ku Wajahan Heshiisyada Ciyaartoyda iyo Tababarayaashooda

Mar 26, 2012
Waxaa maanta Hatelka Saxafi ka dhacay shir ay isagu yimaadeen Masuuliyiinta Xiriirka kubadda Cagta , Guddiga Fulinta Gudoomiyayaasha Kooxaha Heerka Koowaad , Iyo Tababarayaashooda , waxaana Kulankaan looga Hadley sidoo loo furi lahaa Hoyyaalkii Kubadda Cagta ee Soomaaliya ee Sannadka 2012 iyo Nidaam Cusub oo ku wajahan Heshiisyada lala galayo Ciyaartoyda iyo Tababarayaashooda Halkan ka daawo sawirada Kulankaa... 
Halkudheg:

Tacsi: Jaaliyadda Ottawa, Canada iyo Geerida Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed

Mar 26, 2012
Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ottawa waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed oo maanta lagu aasay Magaalada Gaalkacayo. Waxaan kale oo aan tacsi taas la mid ah u diraynaa dhamaan ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto anagoo la wadaagaynga baroor diiqda ay u samaynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timid... 
Halkudheg:

Salaad Jenaaso oo Axadii Muqdisho lagula Tukadey Madaxweynihii hore ee DFKMG Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.

Mar 26, 2012
Cabdulaahi Yuusuf oo lagu Aasey Magaaladda Gaalkacyo Garoonka Gaalkacyo oo loogu Magacdarey Cabdulaahi Yuusuf Airport Axadii Maarso 25, 2012 aroortii ayaa diyaarad siday Maydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed waxay soo kaca dhigatay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ku sugayey mas’uuliyiinta ugu sareysa Dowladda Federalka oo ugu horeeyey... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...