Home » Archive Maalinta March 8th, 2012
Xildhiibaan Daahir Ciiro “ Waxaa u soo jeedinayaa Madaxweye Shiikh Shariif in uu Dalka ka Masaafuriyo Danjire Mahiga”
Xildhibaan Daahir Ciiro oo ka mid ah Xildhibanada Barlamaanka ku meel Gaarka Soomaaliya ayaa ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Wakiilka Qaramada Midooobey ee Soomaliya Mahiga ka dib markii ay Siyaasiyiin badan ay ka cabteen gaar ahaan Siyaasada uu ku maamulo Soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa sheegey in Mahiga arrimihii loo Igmaday in uu ka gudbay isla markaana oo qorsheeyay in Soomaaliya loo sameeyo Dawlado...
Idaacadda Danan oo u Dabbaal Degtay Sanad Guuradeedii Sedaxaad ee ka soo Wareegtay Markii Dhidibada loo Taagay
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna Maamuusayay Sanad Guuradii Seddaxaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii Idaacadda Danan ayaa maanta ka dhacday Xarunta Idaacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Munaasibaddan Xuska Seddax Guurada Idaacadda ayaa waxaa ka hadlay Siyaasiin, Nabadoono, Cuqaal waxgarad iyo qaybaha kale ee Bulshada Soomaaliyeed kuwaasoo arigtooda ku cabirayay Sadaxdii Sano ee Idaacaddu...