Home » Archive Maalinta March 2nd, 2012

Faah Faahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa dagaalkii Saaka Muqdisho ka Dhacay

Mar 2, 2012
Iyadoo subaxnimadii hore ee saaka dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Xarakada Shabaab uu ka qarxay Degaanada Waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa tafaasiil dheeraad ah waxaa ka soo baxaya dagaalkaas.Madaafiicdii labada dhinac ay is weeydaarsanayeen ayaa sida la sheegey mid ka mid ah wuxuu ku habsaday Guri ku yaala Suuqa Xoolaha halkaasoo ay ku dhinteen illaa Lix... 
Halkudheg:

Fariin muhiim ah oo ku socota Somalida Minnesota

Mar 2, 2012
Fadlan kasoo qayb gal Shir lagu casumay madaxda Gobolka Minnesota iyo labada Bangi ee ugu waawayn gobolkan Wells Fargo iyo Usbank, iyo saxaafada Maxaliga ah, Culimmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Waqtigu waa 6:00pm, goobta waa Abubakar As- Saddique Islamic Center. Warbixin kooban: Sida aan dhamaanteen lawada socono waxaa jirtay in Bangiyada waawayn ee Maraykanka ay diideen inay la shaqeeyaan... 

SASA oo ugu baaqday ganacsatadda soomaalida south Africa iney u gar gaaraan dadkii lagu boobay duleedka magaaladda Restanburg ee gobolka north west

Mar 2, 2012
Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika ee SASA ayaa manta baaq ku wajahan ganacsatadda soomaalida ah ee dalka koonfur afrika ka soo saartay xafiiskeeda magaaladda Johannesburg. SASA waxeey wax lagu xumaado ku tilmaamtay dhaca iyo boobka soo lab labanaya ee loo geysanayo ganacsatadda soomaaliyeed ee ku sugan dalka koonfur Afrika . SASA waxeey farta ku fiiqday boobkii u danbeeyay ee ganacsatadda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...