Home » Archive Maalinta July 1st, 2011

Ururka Bay Journalists Women Association BAJWA oo siminaar u qabatey Qaybaha kala duwan ee Warabaahinta

Jul 1, 2011
Siminaar socdey Muddo afar Maalmod ah uuna soo qaban qaabiyey ururka Bay Journalists Women Association BAJWA ayaa lagu soo ganagabeeyey Magaalada Muqdisho waxaana lagu qabtey Xarunta CTC , waxaana ka qaybgaley 30 Xubnood oo isugu jirey Wiilal iyo Gabdho oo dhamaantood ahaa Suxufiyiin Qaybaha warbaahinta Siminaarkaan ayaa mudadii uuu socdey waxaa lagu baranayey Casharo la xiriira Nabada (Peace Building... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii III-aad

Jul 1, 2011
Sayid-kiiba damac dowladnimo loona dacarreeye Waxdhan buu dagaallamay intuu diiday gaalada’e Dalkan aynu leenahay waqiis lama dullaaleene Dayr laguma oo-teen kuwii diirka ii xigaye Dubaakhooyinkii lagu dhuftiyo daqarki loogaystay Doc ka weerarkii iyo markii bahalku dooxaayay Soomaali baa ugu darnayd daalinkii cunaye Idinkaa duleedinahayee dirir itaalkiise Goortuu dan-gabay wowsagii sii... 
Halkudheg:

Xuska 1da Luulyo iyo Xaaladda Guud ee Dalka Soomaaliya

Jul 1, 2011
Sanad guuradan 51aad ee 1da Luulyo ayaa waxay ku soo beegantay xaalad aan deganayn oo uu dalku ku sugan yahay dagaallo aan joogsi lahayn, abaaro ku baahay dhammaan gobolada iyo degmooyinka dalka Soomaaliya oo dhan taasoo kaddib markii ay roobabkii yaraadeen waxsoosaarkiina uu yaraaday ay timi in ay bilowdaan xaaladan abuurtayna abaaraha iyadoo ay weheliyaan arimo kale oo la xiriira xaalufinta degaanada... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaaraha DFKMG oo ku Jahwareersan Cida ka mid noqon lahayd Golaha Wasiirada

Jul 1, 2011
Xafiisyada Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo kan Ra’isul Wasaaraha DFKMG waxaa laga dareemayaa mashquul aad u weyn oo la xiriira sidii loo dhisi lahaa Golaha Wasiirada ee Xukuumadda cusub ee uu madaxda ka yahay Dr/ C/wali Maxamed Cali Gaas, waxaana xafiisyadaasi is dib dhaafaya qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka, Golihii Wasiiradii hore iyo Odoyaal la sheegay in ay wataan rag beeshood... 
Halkudheg:

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay 51 guuradii ka soo wareegatay Xornimadii gobolada Koofureed iyo midowgii labada gobol

Jul 1, 2011
July 1, 2011——Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay 51-sano guuradii ka soo wareegatay xilligii ay xornimada ay qaateen gobolada Koofureed iyo israacii Gobolada Waqooyi iyo Koofur ayaa caawa waxaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan,... 
Halkudheg:

Magaalada Bergen ee Dalka Norway oo Si aad ah loogu Xusay maalinta 1 Luulyo.

Jul 1, 2011
Munaabsad si heer sare loosoo agaasamay oo lugu weyneynaayay Maalinta Gobalada Koonfure ee Dalka soomaaliya ay heleen xuriyadooda lana midoobeen Gobalada waqooyi ee Dalka soomaaliya oo ay soo qaban qabiyeen Ururka Haween Soomaaliyeed eee magaalada Bergen ayaa waxaaa lugu Qabtay Caasimada labaad ee Dalka Norway Bergen. Halkan ka daawo sawirada Munaabsadan ayaaa waxaaa kasoo qeybgalay dhamaaan Qeybaha... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...