Home » Archive Maalinta November 17th, 2010

Ciidamada AMISOM oo xasuuqii ugu Darnaa ka gaystay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho

Nov 17, 2010
Ciidamada Amisom oo muddooyinkaan Caado ka dhigtey in ay Madaafiic la dhacaan dadka rayidka ah ayaa maanta (Arbaca Nov 17, 2010) waxaa Madaafiic aan loo meel deyin waxay Ciidamada Amisom la dhaceen goobo ay ku sugnaayeen dad Rayid ah waxaana la xaqiijiyey in dad gaaraya ilaa 15 qofood ay ku geeriyooden Duqeyntaas waxaa kaloo ku dhaawacmey 50 qofood Goobaha la duqeyey waxaa ka mid ahaa Suuqa Bakaaraha... 
Halkudheg: ,

WELI DUCO MA LAGU DAYEY DAGAALKA SOMALIA?

Nov 17, 2010
Assalaamu Alaykum. Aad ayaan idiin salaamaya akhyaarta websitekan qaymaha badan kuxiran! Waxaan marayna marxalad ay xaq nagu tahay inaan la oyna mustaqka sii fogaanaya, rajaxumada nagu hareeraysan iyo ayadoo aan noo muuqan hifofaalo nabadeed! Sow kulama aha inaan shaxda wax kabadalno? Maadama aan galnay sanadkii 20aad oo aan iska dabo wareeganayno, oo dad iyo duunyo lawada basbaxay, daris dhow iyo... 
Halkudheg:

Siyaasadda Cusub ee Dalka iyo Mustaqbalka Geedi socodka Nabadda

Nov 17, 2010
Sooyaalka taariikheed ee laga dhaxlay dagaaladda sokeeye ayaa ah mid murugo badan sida ka muuqata siyaasadda dalka Soomaaliya oo maalinba jaha cusubi u janjeedha, taasina waxaa ka markhaati ah waddamo fara badan oo Soomaaliya uu mar ka wada dhacay dagaalka sokeeye oo maanta nabad ah. Soomaaliya oo 100% isku dhaqan isku diin ahina weli waxaa ka jira dagaallo iyo xasuuq aad u darran ,waddamo Afrikaan... 
Halkudheg:

Sidii looga ciidey: Leicester, UK, Kampala, Toronto, Minneapolis…

Nov 17, 2010
Reer Minneapolis oo markale Camiray Farasmagaalaha Minneapolis … Subaxnimadii Talaadada (Nov 16, 2010) waxaa magaalada Minneapolis, gaar ahaan farasmagaalaha waxaa camiray Muslimiin ku qulqulaya xarunta Minneapolis Convention Center oo lagu tukanayey Salaaddii Ciidul Adxa. Carruur iyo cirroole looma kala harin. Cimilada oo ahayd mid deggan, baraf tiix ahna da’ayo, ayaad waxaa la arkayey... 
Halkudheg:

Tixraac Taariikh: Qoraalkii C/Risaaq Xaaji Xuseen uu 2002 ka qoray Faragelinta ay Itoobiya Ku Hayso Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya…

Nov 17, 2010
Qoraalkan taariikhiga ah waxaan xilligan dib ugu soo cusboonaysiinay codsi dadweynaha… Warbixintaas waxaa tarjumey Axmed Faarax Cali idaajaa…. Warbixinta oo dhamaystiran AKHRI  Read More →

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo baaq nabad u direy dadka deegaanka Buuhoodle

Nov 17, 2010
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaal ka dhacay degaanka Buuhoodle, waxana uu sheegay “Aad iyo aad baan uga xunahay falalka sababay dhimashada iyo dhaawaca shacabka soomaaliyeed, waxaana ugu baaqayaa dhammaan cid allaale iyo cidii wax ka geysan karta daminta collaada ummadda dhexdeeda si masuuliyad ku jirto. Waxaana ugu baaqeynaa labada beelood ee xurgufta dhexmartay... 
Halkudheg:

Dowlada Cusub ee Teknooraatiska (Mutacalimiinta) Qurba Joogtaa Rajo Noocee ah ayay wadataa? Maxayse Qaban Karaan?

Nov 17, 2010
Laga soo Bilaabo Burburkii Dowladii Dhexe ee Soomaaliya Sanadkii 1991, Waxay Soomaaliya Soo Martay Marxalado Badan oo kala Duwan? Sida ay soomaalidu Tiraahdaba “RAQI WAA KU RAGEED!” Marxaladihaas kala Duwan waxay Soomaaliya u Xayirneyd Raggii Sheeganayay Mas’uuliyada Dalkaas iyo Dadkaas. maadaama ay ahaayeen kuwii dandareyay; rajo saas u buuran Soomaalidu uma aysan qabin inay keenayaan;... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...