Home » Archive Sannadka 2009

Madaxa Haweenka Xafiiska Arrimaha Bulshada madaxtooyada Soomaaliya oo Kaalmo lacageed gaarsiisay caruur Agoon ah

Nov 30, 2009
Nove 28, 2009: Madaxa Haweenka Xafiiska Arrimaha Bulshada madaxtooyada Soomaaliya oo manta Kaalmo lacageed gaarsiisay caruur Agoon ah. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Madaxa Haweenka Xafiiska Arrimaha Bulshada madaxtooyada Soomaaliya Drs. Xabiibo Sheekh Xuseen ayaa maanta kaalmo lacageed gaarsiisay Hooyooyin wata Caruur Agoon ah, kuwaasi oo la liita nolosha dhalaankooda. “Kaalmadaan waxaa... 

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Gariiga oo Munaasabad soo dhaweynta Ciida ah ku qabatay wadankaasi.

Nov 30, 2009
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Gariiga oo Munaasabad soo dhaweynta Ciida ah ku qabatay wadankaasi. Waxaa maanta dalka Greece kadhacay xaflad si heer sare ah loosoo agaasimey taasoo lagu maamuusaayey Munasabada Ciidul Adha iyadoo ay kasoo qeeb galeen masuulyin aad ufara badan oo ay kamid ahaayeen Madax kasoctey Baaarlamaanka dalka Greece iyo Xisbiyo, sidoo kaleed waxaa qadka telefoonka uga soo qeb... 

Jaaliyada Magaalada Orgos Denmark Oo Deeq Soo Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha ah Ee Duleedka Muqdisho

Nov 29, 2009
Jaaliyada Muslimiinta Denmark Gaar Ahaan Magaalada Orgos Oo Deeq Soo Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha ah Ee Duleedka Muqdisho Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Gudiga taakulaynta dadka tabaalaysan ayaa deeq hilib ah oo ay gowraceen 115-neef oo adhi ah u qeybiyey dadka barkacaayaasha ah ee duleedka caasimada muqdisho munaasabada ciida awgeed taasoo ay gaarsiiyeen in ka badan 600-qoys ,oo qoyskiiba... 
Halkudheg: ,

TACSI: Marxuumad Khadiija Xaji Xassan oo Khamiistii (26 November, 2009) ku geeriyootay Burco

Nov 28, 2009
Dhammaan Madaxda, Wakiiladda iyo Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil waxa ay Tacsi u dirayaan Maaxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) iyo Dhammaan Qoyska Reer Siciid Ducaale, oo ay ka tacsiyadaynayaan Hooyaddood Marxuumad Khadiija Xaji Xassan oo Khamiistii (26 November, 2009) ku geeriyootay Magaaladda Burco. Waxaanu dhammaan qoyska reer Siciid Ducaale, gaar ahaan Maxamed Siciid Ducaale, Nuux Siciid Ducaale,... 

Sidii looga Ciidey London UK iyo Seattle Washington – Sawirro iyo Video

Nov 28, 2009
Sidii looga ciidey London, UK Video: Daawo Video uu soo duubay Ibraahim Baaffo ……… muslimiinta gobalka washington oo hal meel ah kuwada tukaday ciidda maanta”daawo sawiro+video Halkan ka daawo sawirada Ciidda Seattle ciida maanta ayaa u dhacday sidi loogu tala galay magaalada seattle,gobalka washington,waxaana marki labaad si wada jir ah ugu midoobay 17 masaajid kuwaasi oo ku kala... 

khudbad xasaasi ah oo uu jeediyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Nov 27, 2009
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle “Waxaan Leenahay Dowlada Hada Jirta ee Mujtaaca Dunida Ictiraafsan Tahay Gacan Hala Siiyo, Dadka Wax Sheeganaya Marka uu Dhulku…” Halkan ka dhegeyso Khudbadii Geelle Madaxweynaha dalka Jabuubi Md, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Munaasabad lagu weynaynayo maalinta Ciidul Adxaha khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlayo dalallka Soomaaliya, Yeman, Sucuudiga iyo dalka... 

Goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamada Ahlu sunna oo aan laga ciidin maanta, iyo goobaha kale oo laga ciidey

Nov 27, 2009
Sidee looga ciiday Magaalada Muqdisho , Gobolada qaarkood iyo goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamada Ahlu sunna oo aan laga ciidin maanta… Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa guud ahaan manta waxay u eheyd maalin ciida inta la ogyahay waxaana la iskuugu marxabeynayay cidwanaagsan iyada oo jawiga magaaladuna ahaa mid wanaagsan wax dagaal ah iyo iska horimaadyana... 
Halkudheg:

Sidee Looga Ciidey Deegaanada Duleedka Caasimada Muqdisho Ee Loo Barkacay, Garoowe iyo Minnesota

Nov 27, 2009
Minneapolis: Muslimiinta Minnesota oo u dareeray Salaaddii Ciidda Halkan ka daawo sawirada Ciidii Minneapolis Kumaan Mulimiinta reer Minnesota aya maanta (Jime Nov 27, 2009) waxay u dareereen goobaha lagu tukanayey salaadda ciidul Adxaa. Jawiga magaalada ayaa aad u wanaagsanaa, cimiladu ma ahayn baraf, dhaxan badanina ma jirin, qorraxdana daruuro badani ma qarin. Cillada keliya oo jirtey waxay ahayd... 

Gabdhaha Soomaaliyeed ee deggan Britain oo Deeq Lacageed gaarsiiyey Shacabka ku dhibaataysan Muqdisho

Nov 27, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Qaar ka mid ah Jaaliyadda gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Briting gaar ahaan magaalada Bolton ayaa kaalmo lacageed gareysa $400 soo gaarsiiyay qaar ka mid ah dadka jilicsan ee ku nool Magaalada Muqdisho Gobolka Banadir . Deeqdaan oo la gaarsiiyey Hawen, Caruur, Ciroole, iyo dad kale oo naafo ah , Dad masaakiin ah oo isugu jira indhoolyaal,cuuryaamiin garguurta... 

CIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada Ciidul Adxaa

Nov 26, 2009
CIID MUBAARAK Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan umadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida. Waxaan xujeyda sannadkan 1430 u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo cibaadadooda. Dhammaan... 
Halkudheg:

Sheikh Maxamed-Rashaad oo ku Geeriyoodey Xajka, Allah ha u Naxariisto

Nov 26, 2009
Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka ayaa Maanta (Carafo) ku geeriyoodey Xajka. Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin Allah ha u naxariistee waxa uu ku geeriyoodey Mina. Sh. Maxamed-Rashaad waxa uu deganaa magaalada Ottawa ee magaalo madaxda dalka Canada, halkaas oo uu iimaan ka ahaa masjid ku yaal magaaladaas. Waxa kale oo Dr. Maxamed-Rashaad... 
Halkudheg:

Axmed Walad Cabdalla oo Warqaddii 20aad u diray Soomaalida

Nov 26, 2009
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) Letter to the members of the Somali Jaaliyadda – (no 20) Nayrobi, 27 November 2009 Salaam Aleikum Saaxiibayaal , Iga Gudooma Salaan diiran. 1. Waxaan munaasabadda Ciidul Ad-ha u dirayaa tahniyad iyo salaan diiran dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. 2. Eidul Ad-ha waa markii uu Ilaahay soo dejiyey aayadda Qur’aanka... 
Halkudheg:

Hay’adda CDHR oo siminaar u qabatey Xubno ka kala socdey qaybaha Bulshada

Nov 26, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 40 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culama’udiin, Odayaasha dhaqanka, Hayadaha Xuquuqda Aadanaha , Maamulada Hoose... 

Garoowe: diyaar garowga ciidul adxaa oo si weyn loog dareemayo magaalada garowe

Nov 26, 2009
Diyaar garowga ciidul adxaa ayaa si weyn looga dareemayaa dhamaan suuqyada magaalada garowe iyadoo ayadoo ay ciidul adxaa ku beegantahay Jimcada ataa suuqyada laga dareemayo diyaar garow aad u weyn gaar ahaan suuqyada dharka iyo bakaashka. Dhaq dhaqaaqa ganacsi magaalada garowe ayaa isaku si xowliya ku socda iyadoo maalmahaanba ay aad ucamirnaa suuqa dharka. Dhanka kalena suuqa xoolaha (siinada) ee... 
Halkudheg:

Burcad Badeeda iyo Hindise Cusub | Amiin Yuusuf

Nov 25, 2009
Wax badan baad maqashay Markab laga leeyahay Wadanka hebel oo wata calanka wadankaas ayaa laga soo afduubay meel xeebta Soomaaliyaga ka baxsan 1000 Km. Burcaddii ayaa waxaa la siiyey lacag madax furasho ah oo gaareysa dhowr Malyan, waxaa fashilmay heshiis u dhexeeyey shirkadda la lahayd Markabka iyo kooxda Burcad badeeda ah ,waxaan dhibaato loo gaystey shaqaalihii Markabka, waxaa la fashiliyey weerar... 
Halkudheg:

Ugaas Maxamed Weli Sheekh Axmed-Nuur oo soo jeediyey Talooyin Xal loogu heli karo arrimaha soomaaliya

Nov 25, 2009
Ka dib markii aan eegay xaaladda uu dalku marayo iyo dhibaatooyinka ku baahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isla markaana uu dalku ku jiro kala qo-qob ayaa waxaan ku talo bixinayaa in la qaato qodobada soo socda, si looga badbaado masiibooyinka ay maleegayaan cadowga Muslimiinta iyo kan ummadda Soomaaliyeed, waxayna qodobadaasi kala yihiin:- Waxaan ku baaqayaa in la joojiyo dagaalada ka socda gobollada... 
Halkudheg:

Ururka Xisbul Islaam Oo Ku Dhawaaqay In Dib U Fureen Dekedda Ceelmacaan Iyo Garoonka Cisiley Ee Duleedka Muqdisho

Nov 23, 2009
Ururka Xisbul Islaam Oo Ku Dhawaaqay In Dib U Fureen Dekedda Ceelmacaan Iyo Garoonka Cisiley Ee Duleedka Muqdisho Halkan ka daado sawiro dheeraad ah    Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta shaaca ka qaaday  inay dib u fureen garoonka Diyaaradaha ee Cisileey iyo weliba  Dekedda macmilka ah  Ceel Macaan ee duleedka magaalada caasimada ah ee Muqdisho.   Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam Sh, Maxamed Macalin... 

Dowladda Hoose ee Boosaaso oo soo bandhigay qashin ay ka uruuriyeen qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada iyo warar kale ee Bosaso

Nov 23, 2009
Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso oo soo bandhigay qashin ay ka uruuriyeen qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada Boosaaso. Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo Dib ugu soo Laabtay Puntland iyo isagoo Baaq u diray Bulshada Reer Puntland. Munaasabad Balaaran oo xariga looga Jaray Shirkada Cusub ee Golden Standard Company(GSC) oo lagu Qabtey Bosaso Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso oo soo bandhigay qashin... 
Halkudheg:

Xaflad Loo Qabtay 7 Arday oo Quraanka Isku Mar Xifdiyey

Nov 23, 2009
– Xaflad Loo Qabtay 7 Arday oo Quraanka Isku Mar Xifdiyey + Sawiro – Furitaanka Xafiiska Hay’adda Wadaniga ah ee MDG oo Lagu Qabtay Magaalada Badhan. Halkan ka daado sawiro dheeraad ah Badhan : Galabnimadii Arbacada ayaa hoolka weyn ee dugsiga Al-Furqaan ee magaalada Badhan waxa lagu qabtay xaflad lagu maamuusay 7 arday oo quraanka xifdiyey. Ardaydan oo ka koobnaa 6 wiil iyo hal gabadh... 

Caleema saarkii Suldaan Ahmed Kaynaan Cabdulle Galeyr (Suldaanka beesha Daauud)

Nov 22, 2009
Halkan ka akhri warka oo dhamaystiran… Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2009 lagu caleemo saaray tuuladda Godobyar Suldaan. Ahmed Kaynaan Cabdulle (Suldaanka beesha Daauud) kaasoo ay ka soo qaybgaleen marti sharaf badan oo ay si aad ah uga dhex muuqatay beesha waxaan jeclahay inaan xuso dhawr qodob oo ay ugu horayso in Suldaanka Ahmed aanu ka dhaxlin jagadda hadda loo doortay aabihii,inaanu... 
Halkudheg:

Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2)

Nov 22, 2009
Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2) Badiicu zamaan Al-nuurasi markuu asaasay madarasadiisii magaalada waan ayaa waxaa bilaabmay dagaalweynihii koowaad ee Adduunka, kadib Shiikha iyo Ardadiisii oo 3 kun ah ayaa dagaalkaas ka qeyb galay si ay u difaacaan wadanka, markii uu Ruushku ku soo duulay, waxayna Shiikha iyo Ardeydiisu muujiyeen geesinimo xad dhaaf ah sida ay soo Sheegeen dadkii... 
Halkudheg:

Taliyaha Ciidamada mariiniska somaliyeed “Anagu waxaan leenaha kaluunkeena ha naloo daayo burcad badeeduna sahqada ha joojiso ,

Nov 22, 2009
Taliyaha Ciidamada mariiniska somaliyeed “Anagu waxaan leenaha kaluunkeena ha naloo daayo burcad badeeduna sahqada ha joojiso , Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Meel u jirto dakada Muqdisho 7 mail hadii kaluunkeena la dhacayo maxaad u maleyneysaa goobaha ka fog maxaad u maleyneysaa ayuu is weydiiyey taliyuhu , xeebta dakada Muqdisho meel u jirto 7 mail ayaan ka soo qabanay qalab maraakiibtu ay... 
Halkudheg:

Sweden: Hormuudka jaamacada Puntland iyo kulankii jaamacada Mälardalen

Nov 21, 2009
Sweden: Hormuudka jaamacada Puntland iyo kulankii jaamacada Mälardalen   Hordhac Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah   Hormuudka jaamacada Puntland ee ku taal magaalada Garoowe mudane Maxamuud Sheekh Xaamud ayaa bisha november 2009, booqasho ku yimid dalka Sweden. Mudane Maxamud sh. Xaamud waxaa uu intii aanu iman wadanka sweden  horay usoo maray wadanka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minneapolis... 
Halkudheg:

Xisbul Islaamoow Goormaad Baraarugteen | Maxamed Nuur

Nov 21, 2009
XISBUL ISLAAMOOW, GOORMAAD BARAARUGTEEN ?   Marka hore Illahay ayaa mahad idilkeed is  ka leh, nabadgalyo iyo naxariisna Nabigeena dushiisa Allaha yeelo.   Sidaa oo ay  tahay waxaa mudan inaan cadeyno dhowr arimood, si aan u fahanno dulucda Faalada.   1- Xisbul Islaam yaa la yiraahdaa?   2- Goornaa la Aas’aasay?   3- Waa Xisbi Ceynkee ah?   4- Maxay ku kala duwan yihiin kooxda Al-Shabaab?   Su’aalahaas... 
Halkudheg:

GABAY: Cajeb!!! | Waxaa tiriyey: Aadan Maxamed

Nov 21, 2009
Cajeb!!!  Aadan Maxamed naaleeye2008@hotmail.com    Ummad waliba waxay leedahay hab ay u keydsato ama u madhxisato soo yaalkeeda, si ay dhaxal ugu reebto jiilalka soo koraya ee mustaqbalka. Soomaalidu waxay aad ugu caantahay suugaanta oo ah maktabadda ay ku keydiyaan taariikhdooda oo jiilba jiil u gudbiyo.  Haddaba innagoo ka wada dheregsan waxa ay ummaddeennu waayahan dambe ku sugantahay, ayaan... 
Halkudheg: