Home » Archive Sannadka 2009
Key al Qaeda figure killed in U.S. raid in Somalia
MOGADISHU (Reuters) – U.S. special forces in helicopters attacked a car in southern Somalia on Monday and killed one of east Africa’s most wanted al Qaeda militants, Somali and U.S. sources said.
Kenyan-born Saleh Ali Saleh Nabhan, 28, was suspected of building the truck bomb that killed 15 people at a Kenyan hotel in 2002, as well as involvement in a simultaneous, but botched, missile...
Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Muqdisho
Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Magaalada Muqdisho
Sawirada Geela la laayey Halkan ka Daawo…. (GUJI)
Ciidamada “Nabad Ilaalinta” Midowga Africa ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, ayaa xalay si arxan darro ah u laayey Geel fara badan oo loo soo wadey Magaalada Muqdisho oo markii la xasuuqayey marayey illinka hore...
Dr Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Masuul Dowladeed | Farah Aw-Osman
Dr. Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Mas’uul Dowladeed
Madaxda iyo masùuliyiinta caalamka waxaa lagu yaqaaney inay yihiin afraad ku caan baxay xilkasnimo iyo u heelanaan difaaca danaha dalkooda iyo dadkooda. Sidoo kale waxaa caado u ahayd dowladaha caalamka kolkii xubin ka mid ah gollaha wasiirada uu kagalo shacabka iyo dalka khalad saamayn ku yeelankara aayaha iyo sharafta dalkaasi in shaqada...
Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa
Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa
Axmed Walad Cabdalla oo Booqday Hargeysa iyo Garoowe
Mudaharaad ka dhacay Hargeysa oo dad ku dhinteen
Dr. Faroole oo fariin adag u dhiibtey Axmed Walad Cabdalla (Puntland waxay kalsoonida kala laabanaysaa DFKMG haddii aan…..)
Warar laga helayo ilo wargal ah ayaa tibaaxay...
3 Killed in Somaliland Protests
3 Killed in Somaliland Protests
By VOA News
12 September 2009
Three people were killed and several others were injured in clashes between security forces and anti-government protesters in Somalia’s breakaway region of Somaliland.
Peaceful protests in Somaliland’s capital, Hargeisa, Saturday turned violent after police tried to disperse crowds outside the parliament building. Demonstrators...
Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 10aad | Calinuur
Ramadaanku waa Fursada Cumriga
(Dersigii Tobnaad)
Waxaan maantana wax ka tilaameynaa Axkaamta zakada Fidriga Maadaama la gaaray xeli gabo gabo ku dhawdahay Bishii Ramadaan anagoo illaah ka rajeynaayo inuu nagu anfaco kalimaadkan, wax badana aan ka faaiideysano.
Zakada Fidriga waxaa la yiraahdaa Cunooyinka la bixiyo marka uu Ramadaanku Dhamaanayo amaba Dhamaado Soomalida ay qaarkood u yaqaanaan Zakaatul-Badan
Zakada...
GUMAADKA NAAFADA – Madaafiic ku dhacay Cisbitaal Naafada ee Martini Muqdisho
GUMAADKA NAAFADA
Jimco 11 septermber 2009 galabnimadii shalay abaarahii maqribka ayaa waxaa si lama filaan ah ugu soo dhaceen isbitaalka duqowe ee Martini halkaas oo hooy u aheed dad naafo 100 qofod ku dhow iyo qooysaskooda. Madaafiicdan oo ku soo adey xili dadaka naafada kunool xeradaas ay isu diyaarineeyeen ineey afuraan ayaa waxaa halaas ka dhacay xasuuq foooxun oo ka dhan xaquuqda adamaha iyo...
Muqdisho: Ninba Toogtii Ha Tanaagoodo | Dirham
Muqdisho: Ninba Toogtii Ha Tanaagoodo.
Dadka daldalanka badan, hadalkoodana uusan laheyn ujeedo iyo ka jeedo, micno badanna soo kordhineyn, iskana jecel in ay hadlaan goor walba, waxa ay hadda sheegaana waqti kadib aan meel ka soo qaadin oo iska dheh un arrintoodu tahay ayaa Soomaalida oo ku caanbaxday in ay wax naqdiyaan waxay ku tilmaamaan qofka noocaas oo kale ah mid iska hadal badan oo iska Tanaagoonaya,...
Maalinta Jahliga oo si weyn looga xusey Magaaladda Muqdisho
Maalinta Jahliga oo si weyn looga xusey Magaaladda Muqdisho
Sawirada Halkan ka daawo.. GUJI…
Hotelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtey manaasbad lagu xusayey maalinta la dagaalanka Jahliga oo ku beegan 8 –da bisha September waxaa Munaasabdaas ka qaybgaley madax ka soo Hayadaha Samafalka ,Macalimiin , ardey iyo Marti sharaf kale waxaana Xafladaan si wadajir ah u soo qaban qaabiyey...
Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 9aad | Calinuur
Ramadaanku waa Fursada Cumriga
(Dersiga Sagaalaad)
Waxaa xiligaan oo kale muhiim ah in lala yimaado Sunadii Ictikaafka ee uu la imaan jiray Nabigeenii (Nabad iyo Naxariis Korkiisa allaha yeelee) Ramadaan kasta marka uuu gaaro Tobanka dambe, wuxuuna fogaan jiray Mashaakilada kale ee Dunada, asagoo u gaar yeeli jiray waqtiga oo dhan Caibaadooyin lagu sameeyo Masjidka gudahiisa.
Ictikaafku waa Qalbiga...
Tobanka danbe ee Ramadaan : Fursad aan soo noqon doonin | Siciid
Tobanka danbe ee Ramadaan : Fursad aan soo noqon doonin
Asxaabi la odhan jiray Abu-Hurayra ayaa maaalin isaga oo suuqa jooga waxa uu dadkii uu la kulmay ee aduunka ku mashquulsanaa u sheegay in dhaxalkiii nabiga (CSW) dadka muslimiinta ah loogu qaybinayo Masaajidka Nabiga (CSW). Qaar badan oo ka mida dadkii maqlayay hadalkani waxa ay markiiba u carareen xagii Masaajidka iyaga oo is leh ka gaadha dhaxalkaas...
Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka ka dagaynin dibna isu sharaxayo
Barnaamijkii Radio Xoriyo
11 September 2009.
Ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya oo cagta mariyey ciidan gumaysi iyo gaadiidkii dagaal ee ay wateen.
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah.
G/Kuxigeenka 2aad ee jwxo oo booqasho gaaban ku jooga wadanka Australia shirna kaga qayb galay magaalada Perth.
Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka...
Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka | Ahmed-haadi
Waalidiinta soomaalida iyo nidaamka waxbarasho ee reer galbeedka
Inta badan waalidiinta soomaaliyed oo ay carruurtu u dhigato dugsiyada hoose/ dhexe ee wadamada ay usoo haajireen ee reer galbeedku, waxa ay la qabsan la’yihiin nidaamka waxbarasho ee ka jira wadamadaan, waxayna intooda badan u haystaan, in haddii ilmuhu maalin walba tagaan iskuulka sidii soomaaliya oo kale, uu illmahaasi uu helayo...
Madaafiic Habow ah oo Muqdisho ku laysay Qoysas Askartii ku dhaawacmay dagaalkii 1977
Mashaqo ka dhalatay Madaafiic habow ah oo ay dadi ku dhinteen qaar ka mid ahaa naafadii xooga dalka Somaliyeed kuwa kalana ay ku dhaawacmeen galabta gudaha ispitalka Dmartiino ee Magaalada Muqdisho.|
Si ay shegayaan dad goobjooyagayaal ah laba madfac oo galabta (Sept 11, 2009) ku dhacday gudaha ispitalka Dmartiino ayaa geysatay dhimasho ilaa 7 ka mid ah ciidankii naafada xooga dalka somaliyeed ee 30kii...
“..Heshiiskii Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” Wareysi – Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Xagaa
Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa “…heshiiska Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” wareysi xiiso badan
XAGAA: “madaxweynuhuna waa ka hadlay waxaa uu yiri, arrintaasi Baarlamaanku si khaldan ayey u fahmeen…”
Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmi Baarista Dowlada Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa oo aan wareysi gaaban...
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif oo ka Dhoofey Dalka Jabuuti
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Wafdigii uu hogaaminayey ee soo gaarey 09/09/2009-ka dalka Jabuuti ayaa dib ugu laabtey dalka Soomaaliya, kadib markii socdaal qaatey laba maalmood uu ku joogey caasimada dalka Jabuuti.
Booqashada Madaxweynaha DFKMG oo lagu sheegey martiqaad uu ka heley, dhigiisa Madaxweynaha dalka Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geele ayaa intii uu joogey waxaa uu kulan...
Crackdown on Somali Pirates, Based On Letter to UN by Ex-Prez Yussuf, Questioned
Crackdown on Somali Pirates, Based On Letter to UN by Ex-Prez Yussuf, Questioned
By Matthew Russell Lee
UNITED NATIONS, September 10 — Somali pirates have been the topic at the UN for the past two days. Thursday outside the Fourth Meeting of the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia, Japanese diplomat Masafumi Ishii, who chaired the meeting, told the Press that money will be raised...
Dawlada Jabuuti iyo DFKMG oo isla Gaaray heshiis Ku Saabsan Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeeda
Dowlada Jabuuti iyo Dowlada FKMG Soomaaliya oo Heshiis Dhinaca Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeedda Ku Yeeshey Hoteel Kempinski ee Caasimada Dalka Jabuuti 10/09/2009 shir jaraa’id
Dowlada Jabuuti iyo dowladda FKMG Soomaaliya ayaa isla gaarey Heshiis ka kooban dhowr qodob oo dhinaca baddaha ku saabsan oo looga soo horjeedo Arrimaha Burcad Baddeeda, xaalufinta kheyraadka Badda, wasakheynta iyo...
New Somali president plans US tour to bring news from homeland to diaspora | AP
New Somali president plans US tour to bring news from homeland to diaspora
By ANDREW WELSH-HUGGINS , Associated Press
Last update: September 9, 2009 – 5:03 PM
COLUMBUS, Ohio – The newly elected president of Somalia plans a tour of U.S. communities with large Somali populations this fall in hopes of spreading the word about his country’s problems and getting advice for solving some...
Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka xilli ay dhici karto in UN ay Goaan ka Gaaraan heshiiskii Isfahamka ee Kenya-Somalia
UN: Go’aankii Baarlamaanku waa go’aan Soomaaliyeed
UN: Go’aanada ka soo baxa guddiga xadaynta badaha waa go’aana aan rafcaan laga qaadan Karin
Warbaahinta: Norway waxay Kenya siisay $200 million si uu u hirgalo heshiiska isfaham ee Somalia-Kenya
Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka, Xilli laga yaabo in Qarammada Midoobay go’aan ka gaaraan Dukumiintihii ay Kenya u gudbsatey UN...
Ismaaciil Cumar Geelle iyo Sheikh Shariif oo Kulan ku yeeshay Jabuuti
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Kulan Gaar ah ku Yeeshey Qasriga Madaxtooyada ee Dalka Jabuuti 09/09/2009
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariir Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaarey caasimada dalka jabuuti 08/09/2009-ka, iyadoo ay Garoonka ku soo dhaweeyeen Ra’iisul wasaaraha dalka jabuuti Dileyte Maxamed Dileyte iyo mas’uuliyiin kale...
Baarlamaanka Switzerland oo go’aamiyey in ciidan la dagaalama burcadda Badda loo diro Soomaaliya
Baarlamaanka Switzerland oo go’aamiyey in ciidan la dagaalama burcadda Badda loo diro Soomaaliya
Dowladda Wadanka Switzerland ayaa hadal ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay ciidamo u soo direyso wadanka Soomaaliya gaar ahaan xeebaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan burcad badeeda Soomaalida oo iyagu dhibaatooyin ba’an ku haya Maraakiibta isticmaasha Badweyta Hindiya.
Baarlamaanka Switzerland...
Eeney: wuxuu ahaa wiil Kabaha Caseeya maanta wauxuu ka mid yahay Xulka Qaranka Soomaaliyeed
Eeney: wuxuu ahaa wiil Kabaha Caseeya maanta wauxuu ka mid yahay Xulka Qaranka Soomaaliyeed
Magiciisa oo buuxa waa Aadan Xuseen Ibraahim, waxaana lagu naaneesaa Eeney, waxsaana uu ku dhashay degmada Waajid ee gobalka Bakool sanadku markuu ahaa 1993-kii, wax ehel ahna uma joogaan magaalada Muqdisho.
Waxaa uu Muqdisho soo galay isagoo jira 10 sano, si uu u raadado nolol u dhaanta tii Waajid waalidikiisna...
Madaxwaynaha Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali
Madaxwaynaha dalka Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali laguna eedeeyay danbiyo in uu galay.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwayaha dalka Kenya Mudane Mwia Kibaki ayaa lagu sheegay in Madaxwaynaha uu xilka ka xayuubiyay General-ka ugu sareeya police-ka dalka Kenya Mohamed Hussein Ali oo madax ka ahaa Police-ka dalka Kenya tan iyo sanadki 2004 iyadoo xilkaasi loo magacaabay...
Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 7aad | Calinuur
Ramadaanku waa Fursada Cumriga
(Dersiga Todobaad)
Ramadaanku waa Bil uu illaah (cw) inoogu Sharciyeeyay si aan uga Faa’iideysano Nicmooyin fara badan oo uu noogu dhex keydiyay Bishaas, ee looma Sharciyeeynin in aan Baahano ama aan Haraadno sida dadka qaar maleeyeen Ramadaanka.
Hadaba waxaa aad loogu baahan yahay inaan garano ulajeedooyinka iyo Xikmadaha loo Sharciyeeyay Ramadaanka...




