Home » Archive Sannadka 2009
Qaylada armey Shariif Xasan ka weyn tahey | Deeq
Qaylada armey Shariif Xasan ka weyn tahey!
Waxaan la yaabey dadka qaar, marka hawluhu u socdaan sida ay jecel yihiin, kan dadka ugu dhaliisha badan agtooda waa ka awliyo Alle , marka sida aysan naftoodu rabin ay wax ku socdaana si aan ka fiirsi laheyn ayey udbahooda u soo qaataan, waxeyna afarta dhinac u firdhiyaan hoog iyo ba’ wixii calooshooda ku jira, ayagoo si isku duub ah, iyo si kali kali...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Australia oo Deeq lacageed soo gaarsiisay Naafadda Xooga Dalka ee ku jirta Cusbitaal Martiini ee Muqdisho
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Australia oo Deeq lacageed soo gaarsiisay Naafadda Xooga Dalka ee ku jirta Cusbitaal Martiini ee Magaalada Muqdisho.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (GUJI)
Waxaa maanta deeq lacageed oo dhan 500-oo Doolar la soo gaarsiiyay Naadafada ku jirta Cusbitaal Martiini ee Muqdisho, iyadoo deeqdaasi lacageed ay soo dhiibeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka...
Proffesor Ibbi V Puntland ?Gari labo kama Wada Qosliso? | Muhiadin
PROFFESOR IBBI V PUNTLAND ?GARI LABO KAMA WADA QOSLISO?
Erayada loo adeegsanayo xiliftanka u dhaxeeya Maamul Gobaleedka Puntland iyo R/W ku xigeenka Prof: IBBI, ayaa u muuqda kuwo maalinba, maalinta ka danbeysa ku sii siqaya Dhabo labada dhinacba ku seegayaan himilada qarsoon ee ay huwan yihiin.
Marka laga soo kaco dhagxaanta tuuryada ah ee ay isdhaafsanayaan labadan garab, waa Garabka Maamul...
Astaamaha lagu garto Aqoonyahanka !! | Kuluu
Astaamaha lagu garto Aqoonyahanka !!
Dear.
All . Readers
Aslaamu caleykum w/w
An ku bilaabo magaca eebbe mid guud iyo mid gaar ah ba naxariista inta kadib Mahad oodhan illahay bey u sugnatay naxariis iyo nabad geliyo rasuulkeena kurkiisa bey ahaatay
Waxaan jecleystay inaan wax ka qoro maqaal ku saabsan Astaamaha lagu garto aqoonyahanka ,waxaana igu dhaliyey markaan arkay dad badan oo aqoon yahaniin...
Safiirka soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan oo Cambaareeyey Qaraaxyadii lala beegsadey Xarunta Amisom
Safiirka soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan oo Cambaareeyey Qaraaxyadii lala beegsadey Xarunta Amisom
Safiirka Dowlada Federaalka u fadhiya Magaalada khartoum ee xaruunta wadanka sudan Prof: Mahdi Abukar ayaa si kulul u canbaareeyey falkii ismiidaminta ahaa ee dhawaan lagu weeraray xarunta ciidanka nabad ilaalinta u jooga caasimada soomaaliya ee muqadisho.
Waxa uu sheegay safiirka in uu si wayn u canbaareenayo...
Duullaamadii Bari – Gabay Waddani ah | Stanza
Hindisaaga: Abwaan Axmed Furre Aadan-garaar (1900 – 1970)
Magaca Gabayga: Duullaamadii Bari
Habeentiriska: 1935 – qiyaas ahaan.
F.G: Waxaan gabaygan qiimaha badan ee taariikhiga ah ka qoray Cabdi Axmed muxumed (Cabdi Joqor) 21/9/2009. Sida aan ka wariyey odayga aan gabayga ka qoray oo ii sheegay inuu gabaygu intan ka dheeraa balse uu meerisyadan ka xusuusta, wuxuu hindisaagu gabaygan digashada...
Ilaahoow waxaad nagu rogtay gali Odayadaas !!! | Zaki
Ilaahoow waxaad nagu rogtay gali Odayadaas !!!
Sideen uga sheekaynaa aragtida saxaafadda iyadoo aanay xor ahayn ? Sideen ugu sheegnaa Bulsho aanan Xor ahayn waxa dhacaya ? Sideen uga warami karnaa Hab dhaqanka Dadkeena tiiyoo nalaga xayuubiyay marhore Dhaqankii ?
Wadaadada Caafimaadka waxay u furtaan Xarumaha Daawaynta Dadka buka inay kula tacaalaan xanuunada haya laakiin qofka ugu horeeya ee ay dhibaatada...
ONLF iyo TPLF Koodee ku guulaysan doona loolanka Geeska Afrika ? | Gundiid
ONLF iyo TPLF Koodee ku guulaysan doona loolanka Geeska Afrika ?
Waaxaa hubanti ah in Geeska Afrika ay ku loolamayaan xoogagga ONLF iyo ururka haya talada wadnka Itoobiya ee TPLF.istaraatijiyadaha iyo qorshayaasha labadaasi urur ay kawada duulayaan ayaa waxaa la odhan karaa midba kan kale waxa uu kuyahay liddi.
Tan iyo intii ay TPLF ay gacanka ku dhigtay talada wadanka Itoobiya waxaa jiray muraayad...
A leader who never was! | Ali Sharif
A leader who never was!
A childless lady who has passed the age of child bearing discovered that by way of miracle, she gave birth to a baby boy and instead of thanking to Allah for given her a son, she run off of the house and shouted ‘I have got a baby boy, I have got a baby boy’. None the less, when she returned to the house, the miracle baby was nowhere to be found.
By the same logic, it...
Suudaan: Dal Isku Tashaday | Amiin Yuusuf
Suudaan: Dal Isku Tashaday
1992-dii ayaa dalka Suudaan waxaa lagu soo rogay cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha ah iyo waliba dhinaca siyaasadda, hase yeeshee dalka Suudaan oo ka mid ah dalalka ugu waaweyn qaaradda Afrika ayaa cunaqabateyntaasi waxa uu kaga gudbay midnimo guud iyo isutashi, waxayna halkudhig ka dhigteen (Waxaan Beerano Waa inaan Cunaa, Waxaan Sameysanana waa inaan ku Labisanaa), waana...
Leicester iyo Koobkii Ciida
Leicester iyo Koobkii Ciida
Waxaa maanta ka lagu qabtay magaalada Leicester koobab ay ku tartamayaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba, laguna xusayey munaasabadda maalinta ciida. Tartankaas waxaa soo qabanqaabisay hay’adda Puntland Youth and Sports Development organisation (PYSDO) oo fadhigeesu yahay magaalada Leicester.
Tartankaas waxaa kasoo qeyb galay...
Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyey Dugsiga Agoonta ee SWACRO
Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyey Dugsiga Agoonta ee SWACRO
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah (GUJI)
Tartankaan oo ay maalgelinteedu laheyd shaqsiyaadka kala ah Xabiibo oo ah Fundraising Directorka SWACRO iyo saaxiibteed Ayaan oo qeyb weyn ka qaadatay, iyo dad ku kala nool Minnesota iyo Boston kuna sugan dalka Mareykanka ayaa ahaa mid ay ugu talagaleyn kor uqaadista aqoonka agoonta...
Jaaliyada Soomaaliyeed Magaalada Johannesburg oo Agoon , Barakacayaal, Bukaan iyo dadka Dhimirka la’ soo gaarsiiyey Deeq
Jaaliyada Soomaaliyeed Magaalada Johannesburg oo Agoon , Barakacayaal, Bukaan iyo dadka Dhimirka la’ soo gaarsiiyey Deeq
Halkan ka daawo Sawirro Dheeraad ah (GUJI)
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dalka dibadiisa ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxay bilaabeen in ay gacan siiyaan dadka soomaaliyeed ee dhibaatada ku jira 20 sanno Hadaba Jaaliyada somaaliyeed Dalka Koonfur afrika gaar ahaan kuwa ku...
Ciyaar Xiisabadan oo Garoonka kubada Cagta ku dhexmartay Naadiyada Dowlada Hoose Ee Degmada Bosaso iyo Kooxda kubada cagta ee Telecom Puntland.
Ciyaar Xiisabadan oo Garoonka kubada Cagta ku dhexmartay Naadiyada Dowlada Hoose Ee Degmada Bosaso iyo Kooxda kubada cagta ee Telecom Puntland.
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah
Ciyaartan ku dhexmartay 2naadi ee Dowlada Hoose iyo Shirkada Telecom Puntland Garoonka kubada cagta ee Magaalada Bosaso ayaa ahayd ciyaar qayb kaah Ciyaarihii koobka kubada cagta ee Naadiyada Degaanada Gobolka Bari ay isku...
Buundadii wabiga magaalada Godey oo uu gumaysigu burburiyey(Dumiyey)
Barnaamijkii Radio Xoriyo
21 September 2009.
Gudoomiyaha JWXO oo hambalyada ciidul-Fitriga hawada u marinaya shacabka Ogadenya.
Buundadii wabiga magaalada Godey oo uu gumaysigu burburiyey(Dumiyey).
Dagaalo iyo weeraro lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya.
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah.
Barnaamijka Salaamaha iyo tahniyadaha Ciidda Barakaysan...
Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey
Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey
Waxaa la bilaabay ururinta keydTaariikheedka Garsoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed, iyadoo ilaa iyo hada ku dhawaad 5 Garsoore ay soo gudbiyeen warbixino taariikhdooda ka hadlaya iyo sawirro,sidaa daraadeed dhamaan garsoorayasha cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudhiisa iyo dibadiisa,...
Madaxweynaha DFKMG oo Booqasho ku aaday Boqortooyada Sucuudiga – Sept 21
Warsaxaafadeed
Isniin September 21, 2009
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku aaday Boqortooyada Sucuudiga
Villa Somalia- Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa saakay u anbabaxay Dalka Sucuudiga ka dib markii uu ka helay martiqaad Walaalkiis Boqor Cabdulaahi Bin Cabdul Casiis (Boqorka Boqortooyada Sucuudiga).
Madaxweynuhu inta uu Sucuudiga ku sugan yahay waxaa uu...
Farriinta Abuubakar as-saddiq ee Munaasabada Ciidul Fidriga sanadkan 1430 H
Farriinta Abuubakar as-saddiq ee Munaasabada Ciidul Fidriga sanadkan 1430 H
Allah ayaa mahad oo dhan iska leh oo inoo fududeeyay Soonka bisha Ramadaan iyo istaagida habeenadeeda, Allaah ha inaga aqbalo camalka suuban.
Waxaan muslimiinta guud ahaan iyo gaar ahaan ummadda soomaaliyeed ugu bogaadineeynaa Munaasabada ciidul fitriga sannadka 1430 H
Kuna aaddan 9-20-2009 allaha ha inagu gaarsiiyo teeda...
Qaabkii Looga Ciiday Toronto Canada
Qaabkii Looga Ciiday Toronto Canada
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah (GUJI)
Waxaa maanta isugo soo baxay kuna ciiday markazka weyn ee Dar-ul-Hijra ee ku yaal magaalada Toronto,Canada dadkii ugu faraha badnaa ee Soomaali ah oo dalkaan ku ciida. Dadkaas Muslimiinta ah oo kumanaan kor u dhaafay wajigoodana ay ka muuqatey farxad iyo ray-rayn aad u fara badan, ayagoo xasuusan dhibaatadii ka haysan jirtay...
SHEEKH SHARIIF: Ma Halyay badbaado baa mise Aalad loo adeegsanayo Burburka Soomaaliyeed | Aw-Osman
SHEEKH SHARIIF: Ma Halyay badbaado baa mise Aalad loo adeegsanayo Burburka Soomaaliyeed.
AFEEF:
Waxaan in badan oo wakhtigayga ah u huray taageerista iyo kor u qaadista Haykal kasta oo dowladeed, aragtidaydaas ama mowqifkaygaas oo aan had iyo goor bud-dhig uga dhigayay “in dowlad xumi ay dowlad làaan dhaanto”. Hadaba taas micnaheedu maaha in aan indho laàan ku raacno hogaamiye kasta...
Sidii looga ciidey Minneapolis & UK .. iyo Fariin Sheikh C/raxmaan u jeediyey Soomaalida
Kumanaan Qof oo Salaaddii Ciiddul Fidriga ku tukadey Minneapolis Convesion Center
Daawo Sawirada reer Minneapolis iyo Ciidul Fidriga…
SomaliTalk.com, Minneapolis (Sept 20, 2009) – Dad tiradooda lagu qiyaasay kumanaan qof oo Muslimiinta reer Minnesota, una badan Soomaali, ayaa isugu yimid xarunta ku taal faras magaalada Minneapolis ee lagu magacaabo Minneapolis Convesion Center, halkaas...
WARBIXIN KU SAABSAN MASJIDKA CUSUB EE ABU-BAKR Ee SEATTLE,WA
WARBIXIN KU SAABSAN MASJIDKA CUSUB EE ABU-BAKR Ee SEATTLE,WA
Masjidka iyo xarunta islaamiga ah ee Abubakr Gobalka washington gaar ahaan magaalada seattle ayaa lagu wadaa in uu furmo Sep.24th 2009 oo ah maalinta khamiista,waxaana la filayaa in munaasabadda furitaanka ay socondoonto ilaa sep.27th 2009 waana mudoo afar maalmood ah ,furitaanka masjidka iyo waliba xarunta jaaliyadda muslimiinta ah guud...
Warsaxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadii Ciida Tujiyay Madaxda qaranka iyo Dadweyne kale
Warsaxaafadeed
AXAD20-09-2009
Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadii Ciida Tujiyay Madaxda qaranka iyo Dadweyne kale
DAAWO: Sawirada Halkan ka daawo…
Villa Somalia- Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa Salaadii Ciida ku tujiyay una soo jeediyay khubadii Ciida Madaxda Sare ee qaranka, xildhibaano, qaar ka mida saraakiisha iyo Ciidamada AMISOM ee Muslmika ah iyo dadweyne...
Xildhibaano Fashiliyey dhawr arrimood oo uu sameeyey Wasiirka Maaliyada DFKMG
Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed oo si weyn u dhaliilay Qaabka uu u shaqeeyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan, islamarkaana kashifay arrimo dhowr ah oo sameeyay =Shir jaraa’id=
Muqdisho, Sept 19, 2009: Waxaa maanta Shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Naasa Hablood 2 ee Magaalada Muqdisho, iyadoo Xildhibanada soo bandhigay Qoraal aad u dheer oo ka kooban 4-Bog...
Ciidul Fidriga Sanadkan oo looga dhawaaqay Shanta Qaaradood ee Aduunka, SomaliTalk waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyanaysaa munaasabada Ciidul Fidriga, Ciid Wanaagsan
Ciid wanaagsan – Ciid Mubaarak, Maamulka iyo wariyaasha Somalitalk ayaa dhamaan Ummada Soomaaliyeed meelay joogaanba iyo dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynaya Munaasabada Ciidul Fidriga ee Sanadka 1430H. Bahda Somalitalk waxay u rajaynaysaa dhamaan Muslimiinta iyo Soomaalidaba in ilaahay Ramadaanka kiise kale Cibaado ku gaarsiiyo, Soomaaliyana Mustaqbalkeeda ilaahay hagaajiyo.
Bilasha Ciidul...




