Home » Archive Sannadka 2009
Dhibaatooyinkaay ciidamada Cawga itoobiya ku hayaan shacabka Ogaadeenya
Barnaamijkii Radio Xoriyo
16 Oktober 2009.
· Dagaalo iyo iska hor imaad ciidan oo warinaayo meelo badan oo ogadenya ka mid.´
· Dhibaatooyinkaay ciidamada Cawga itoobiya ku hayaan shacabka Ogaadeenya
· Filimkii “Silent Cry” oo wadanka Finland soo gaaray.
· Gudiga Fulinta Ogaden Students Forum (OSF) oo shir isugu yimid.
Dagaalo iyo iska hor imaad ciidan...
Golaha dhaqanka iyo Midnimada beesha Gaaljecel oo ka warbixiyey Abaar daba dheeratay, baaq degdeg ahna jeediyey
Golaha dhaqanka iyo Midnimada beesha Gaaljecel oo ka warbixiyey xaaladaha degaannada ay beesha Gaaljecel degto, baaq degdeg ahna jeediyey
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah
Iyadoo Goboladda qaar ay ka jiraan Jiilaal aad u daba dheeraadey kaasoo dhibaato u keeney dad iyo Duunyo ayaa Odayaal. Waxgarad ,Nabadoono iyo Culama’udiin ka tirsan Beesha Gaaljecel waxay isugu yimaadeen kulan kaasoo looga...
Prof. Cadow: Deeq waxbarasho oo la musuq maasuqo waa dhamaatay
Dowladda KMG Soomaaliya oo munaasabad sagootin ah maanta u sameysay ku dhowaad 100 Arday oo helay waxbarasho Jaamacadeed oo lacag la’aan ah.
Halkaan ka daawo sawiro dheeraad ah
Munaasabad ballaaran isla markaana sagootin ah ayaa maanta ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya, iyadoo halkaasina ay goob joog ka ahaayeen 90 Arday Soomaaliyeed ah isla markaana nasiib u yeeshay...
Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya oo ugu baaqey dadka Soomaaliyeed iney midoobaan
Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya oo ugu baaqey dadka Soomaaliyeed iney midoobaan
Cod: Halkan ka dhegeyso Warka
Sawiro: Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah…
Safiirka u fadhiya Mareykanka dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed ee kusugan guddaha iyo dibadda iney garab istaagaan dowlada Soomaaliya.
Safiirka oo ka hadlayey xaflad shaley loogu dabaal dagayey maalinta...
Laba wiil oo ka dhaawacan Wajiga kaalmana Ubaahan iyo in la caawiyo
Halkaan kadaawo sawiro dheeraad ah
Walaalayaal sida ku cad caruurtaan waa labo wiil oo aad u dhibaataysan oo dhaawac ka soo gaarey wajigooda, alle mahadi haka gaartee waxaan ka codsanayaa walaalahay Somaliyeed in ku dadaalaan caruurtaan oo aad ugu baahan kaalmo bini aadam, Sida ku cad warbixin uu sii daayey Maamulaha Isbitaalka ayaa sheegay in wiilashu yihiin laba wiil oo isku da’ ah . Ahmed...
Ururka Xisbul Islaam oo xaqiiyey Ciidamo ka goosteen inay Dowlada u galeen
Ururka Xisbul Islaam Oo Ay Ciidamo ka Goosteen Oo Dowlada U Galeen Oo Xaqiijiyay Arintaasi
Ururka xisbul islaam ee sida weyn uga soo horjeeda dowlada FKMG ah ayaa ciidamo ka kooban 19-askari oo wata labo kamid ah gawaarida tikinikada ah iyo hubka garabka lagu qaato waxay u galeen dowlada ,iyagoo ururkaasina uu xaqiijiyey goosashada ciidamadaasi .
Xogyahaha Warfaafinta Ururka Xisbul islaam Sh, Max’ed...
Puntland, Labo lagu gabood falay Dekedda Boosaaso iyo Garoonka Gaalkacayo|Qays
Waxaa markhaati ma doonto ah shakina aanu ku jirin in labada meelood ee aan kor ku xusay ay yihiin ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan ee shacabweynaha reer Puntland ay haysteen tan iyo markii burburku ku yimid qaranimadii sida weyn loogu darsaday ee soomaliya. Labadan meelood waxay saldhig si dhab ah ugu ahaayeen adeegyada rasmiga ah ee ay dadka reer puntland u baahnaayeen. Waxaan xusuustayda...
Gunta khilaafka Kismaayo iyo talo ku socota wadaadada ku dagaalaya
Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Ilaahay, nabad galyo iyo naxariisna ha ‘ahaato Nabi Mxamade dushiisha (SCW).
Marka la rabo in si qoto dheer looga hadlo waxa ka dhacaya Gobolka J/hoose waxaa muhiim ah in aan milicsano khilaafkan dhaliyey dagaalada hada ka socda Magaalada Kismaayo,ma ahan iska hor’imaadkani mid si kadis ah ku yimid balse waxaa jiray tan iyo intii magaalada Kismaayo ay la...
Ma anaa waalan mise cadan baa laga heesi ?!Abdulrazak
Mahad dhamaanteed Eebbaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato rasuulkeenii Suubanaa Muxamed Ibnu C/laahi..
Intaadabadeed :-
Malaha Soomaalidu berigii hore reer cadmeed bay u badnayd, markaa ninkii reer cadmeed ee intuu xamar yimi ku arkay wax ka fajaciyay oo uusan filayn, buu ku hadaaqay ereygan ah ”ma anaa waalan mise cadan baa laga heesi”. Waayaha qofkii noolina wuxuu arkayaa...
Man charged in missing Somalis inquiry (Minnesota)
A Chanhassen man was charged with lying to the FBI about a recent trip in a case that is related to a federal investigation into the disappearance of local Somali men.
A Twin Cities man was charged Tuesday in federal court with lying to FBI agents investigating the disappearance of local Somali men believed to have been recruited to fight with terrorists in Somalia.
Appearing for the first time at...
Suspected Somali pirates taken to Spain
Suspected Somali pirates taken to Spain
(AP) – Oct 13, 2009
MADRID — The Defense Ministry says two Somalis arrested for allegedly taking part in the hijacking of a Spanish trawler have been brought to Madrid and placed in custody.
The two are suspected of helping in the Oct. 2 hijacking of the Alakrana tuna vessel with 36 crew members aboard, some 375 nautical miles off the coast of Somalia.
The...
Xildhibaanada Barlamaanka oo xukuumada Cumar Cabdirashid Ku eedeeyey in ay dib u soo nooleysay Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya – Shir jaraa’id
Xildhibaanada Barlamaanka oo xukuumada Cumar Cabdirashid Cali Ku eedeeyey in ay dib u soo nooleysay Heshiiskii Is Afgarad ee ay kala saxiixdeen dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ka dibna uu Barlamaanku si qayaxan u diiday…
Shirkii Jaraa’id oo uu akhrinayo Xildhibaan Sulaymaan Maxamed Ibraahim iyo waraysi Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane Maxamed:
Halkan ka dhegeyso ama Halkan ka soo rogo (mp3)
Xildhibaano...
Xildhibaan Nageeye: Barlamaanku waa Wakiilka, Af-hayeenka Rasmiga ah ee Shacabka.
Xildhibaan Nageeye: Go’aankii Baarlamaanka kadib Heshiiskii Is-afgarad wax sharciyad oo uu leeyahay majirto, waa waxba kama jiraan
Baarlamaan waa shacabkoo lasoo yareeyay, Mudane walba tiro dad ah ayaa codkooda si xor ah ugu soo wakiishay inuu danahooda difaaco, codkooda gaarsiiyo una soo qaado madasha Golaha go,aan ay wax ku leeyihiin,ayagoo ku qanacsanna u hoggaansamaan.
Aniga golaha aan xubinta...
Ardeydii ugu badneyd ee soomaaliyeed oo ka qalin jebisa Jaamacadaha Dalka suudaan
Ardeydii ugu badneyd ee soomaaliyeed oo ka qalin jebisa Jaamacadaha Dalka suudaan
Xaflad si weyn loo soo agaasimey ayaa waxa ay ka dalka Sudan caasimadiisa Khartoum gaar ahaan hoolka weyn ee lagu magacaabo National RIBAT Hall.
Xafladan oo aheyd mid lagu gudoonsiinaayey ardey soomaaliyeed ee ka qalin jabisay jaamacada sudan shahaadooyiin oo tiradoodu gaareyso in ka badan 300 oo arday, kana qalin jabiyay...
Campuska Bosaso ee Jaamacadda Muqdisho – Ardayda Cusub oo u fadhiisatay Imtixaankii aqbalaadda sanadka 2009/2010
CAMPUSKA BOSASO EE JAAMACADDA MUQDISHO
“Ardayda Cusub oo u fadhiisatay Imtixaankii aqbalaadda sanadka 2009/2010”
Halkan ka daawo Sawiro Dheeraad ah
Dufcaddii 2aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho xarunteeda Boosaaso ayaa maanta u fadhiistay imtixaankii aqbaaladda (Admisson Test) ee sanad waxbarashadeedka 2009/2010
Qaybaha waxbarsho ee uu ka koobanyahya Campusku waxa ay kal yihiin: sharia & law,...
Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud oo furay Shirkii Guddigga wadajirka ee Arrimmaha Nabadgelyada
War Saxafadeed, 028/2009
Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud oo furay Shirkii Guddigga wadajirka ee Arrimmaha Nabadgelyada
Nayroobi, 12 Oktobar 2009; Waa in madaxda Soomaaliyeed ay sii wadaan goaankooda ku aadan wadalada iyo isla shaqeynta si loo helo nabad iyo xasilooni, ayuu ku yiri Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Arrimmaha Soomaaliya, Ahmedou Ould Abdullah, ka qeybgalayaasha Shirka Sedaxaad...
Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya “Waxaan kasoo saari doonaa war rasmi ah”: Wasiiru-Dalwaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ee Puntland
Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya “waxaanu si rasmi ah war uga soo saaraynaa marka uu dhanka dawladda Federaalka ka soo dhammaado”: Wasiiru-Dawlaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka u qaabilsan Puntland
Waraysiga Dhegeyso halkan ama Soo rogo (mp3)
SomaliTalk ayaa October 12, 2009 magaalada Minneapolis waraysi kula yeelatay wasiiru-dawladaha Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee...
Shirkii Qurba Joogta Puntland oo ku soo Gabagaboobay Minneapolis
Warbixin: Shirkii Qurba Joogta Puntland oo ku soo Gabagaboobay Minneapolis
Sawiradii Shirka ka daawo: Qaybta 1aad | Qaybta 2aad | Qaybta 3aad
Minneapolis,Oct 12, 2009: Shirkaan ayaa waxuu socday mudo saddex bari, dad ka shirkaan ka qayb galay ayaa waxay ka kala yimaadeen Gobalada Maraykanka iyo Yurubta iyo Canada iyo Somaliya iyo Kenya.
Waxaa kaloo ka qayb galay Marti ka socota Safaaradda Maraykanka...
Dhallinyaro reer Kenya ah oo loo qoray Dagaalada Soomaaliya oo waraysi siiyey Telefishanka Citizen TV
300 oo Dhallinyaro reer Kenya oo loo qoray in ay ka dagaalamaan Soomaaliya, labo kamid ah oo waramay Telefishan…
“Dhallinyarada la bartilmaameedsanayo waa dhallinyaro ka saaqiday iskoolada oo aan shaqo haysan” sidaas waxaa sheegay Xildhibaan reer Kenya ah…
Telefishanka Citizen-TV (Kenya) ayaa sheegay in dhalliyaro reer Gaarisa ah loo diiwaan gelinayo in ay ku biiraan ciidamo...
Minneapolis: Dood ku saabsan safarkii Madaxweynaha DFKMG ku yimid Minnesota
Minneapolis: Dood ku saabsan safarkii Madaxweynaha DFKMG ku yimid Minnesota
“waxa xuduudda badda inta cidkaleba loo diidey Kenya loogu dhegan yahay waa su’aal dawladda Shariif la weydiinayo,” Yaasiin Garaad
“Arrintaan badda iyo iibsashadeeda waa arrin aad u ballaaran oo u baahan baaritaan badan iyo raadis badan..” C/fataax
Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii C/laahi Yuusuf...
Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo ku Gubatay Dekeda Bosaso
— Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo Dekeda Bosaso ku Gubatay
— Siminaar looga Hadlayo Xaquuqada dadka Socotada ah oo Soconayey Mudo 2Casho ah oo ku soo geba geboobay Magaalada Bosaso.
Dooni wayn oo xamuul u siday Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Sabtidii (Oct 10, 2009) ku Basbeeshay (Gubatay) Dekeda Caalamiga ee Bosaso, isagoo dabkaasi baabiyay Doonidii iyo shixnadii ay sidayba. Waxaa ku...
Munaasabad lagu daahfurayay gole wadatashi oo ka kooban muhaajiriin iyo saraakiil dowladeed oo ka dhacday Johannesburg
Munaasabad lagu daahfurayay gole wadatashi oo ka kooban muhaajiriin iyo saraakiil dowladeed oo ka dhacday Johannesburg
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah…
Munaasabad balaaran oo lagu daahfurayay gole wadatashi oo ka kooban xubnaha jaaliyadaha qaxootiga dalkani iyo saraakiil dowladeed ayaa lagu qabtey magaalada Johannesburg ee dalka K/Afrika, munaasabada oo ay kasoo qeybgaleen madax sarsare oo...
Maalta ama Moolka | Xalane
Maalta ama Moolka
Dadka doonaya iney tahriibaan waa dad ka rajo beelay somaliya kuwa kaxeynayana ee inta ay lacagta ka qaataan, doonaya iney ka gudbiyaan badaha, waa dad bilaa naxariis ah oo dilaa ah, oo billaa damiir ah arintaasina waxey inta badan ku dambeysaa dhimasho
Ka ganacsiga dadka tahriibayasha ah waa ganacsi lacag badan laga helo dhimashadiisuna ay aad u badan tahay, xasuuqa badan iyo...
Hoonka Muqdisho – Maqaal xiisa leh | Amiin Yuusuf
Hoonka Muqdisho
Shirkaddaha Gawaarida soo saara inta badan kama tagaan dhawaaqa Hoonka oo ah Calaamad u taagan in Gaari soo socdo, waxaa inta badan loo yeeriyaa Gawaarida aan maqal Guuxa Gaariga iyo dadkaba, waxaana markiiba dhacda in gaarigasi laga leexdo ama seed la siiyo.
20-kii sano ee dagaaladu ka socdeen dalka Soomaaliya, wax walba way is bedeleen, ha noqoto isku socodka gaadiidka iyo waliba...
Gudoomiyaha goloha odoyaasha ee Hiiraan oo sheegay in Ciidamo beeleed qabsadeen Baladwayne iyo Dowlada Kumeelgaarka ah oo Kenya Askar ka qoranaysa
Xaaji Maxamuud Axmed Xooshow (Korontaalle) oo sheegey in ciidamada qabsadey Beledweyne ay yihiin ciidamo Beeleed
Xaaji Maxamuud Axmed Xooshow (Korontaalle) Gudoonka sare ee Golaha odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horaysay ka dhawaajiyay in Magaalada Baladweyne ay qabsadeen Beelo Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha Dhaqanka Hiiraan oo saxaafadda la hadlaayay saxaafadda Muqdisho, ayaa muujiyay in urur...




