Home » Archive Bisha January, 2011

Barashada Luqadda English

Jan 9, 2011
بِسۡمِ ٱللهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ . الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على أفضل الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وأصحابه ومن سار على نهجه إلى يوم الدين. {قُلْ إِنَّ صَلاَتِى وَنُسُكِى وَمَحْيَاىَ وَمَمَاتِى... 
Halkudheg:

Khudbaddii Dr. Faroole ka jeediyey sannad guuradii labaad ee doorashadiisii

Jan 9, 2011
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo khudbad dheer ka jeediyey sannad guuradii labaad ee ka soo wareegtey doorashadiisii ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin burcad badeedda, abaaraha, ammaanka, xiriirka Puntland iyo Dawladda Federaalka kumeelgaarka, heshiiska shirkadaha iyo arrimo badan oo kale. Khudbadda Dr Faroole ka dhegeyso Halkan Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is... 
Halkudheg: ,

Bay iyo Bakool: Alshabaab oo ururiyey Xoolo Zako ah oo gaaraya 30,000 Ari iyo 2,500 Geel

Jan 9, 2011
Munaasibad xoolo nool loogu qeybinayey oo ka dhacday dagmada xudur oo ka tirsan Gobolka bakool . Xaflad si  heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen mas’uuliyiinta xarakada alshabaab ee wilayadaha bay iyo bakool isla markaana qoysas abaaraha iyo colaadaha ku ceroobey xoolo nool lagu gudoonsiinayey ayaa ka dhacday dagmada xudur oo ka tirsan gobolka bakool waxaana ka hadlay gudoomiyaha... 
Halkudheg: , ,

Soomaaliya:- 20 Sano Qax iyo Dowlad La’aan!

Jan 9, 2011
“20 sano kalle oo dagaal iyo dowlad la’aan ah diyaar ma u nahay?” Aniga oo web-ka  google.com ka raadinaya dhibaatadda Dagaalada iyo saameenta uu ku leeyahay bulshooyinka  ayaan isheedu qabatay “List of civil war” kadib markii aan sii aqriyay waxaan ku arkay in dalka Soomaaliya oo kaliya uu yahay dalka kaliya ee 20 Sano oo xiriir ah ay dagaalo ka socdaan laga soo bilaabi sanadkii 1991-2011. Dalka... 
Halkudheg: ,

Villa-deena Soomaaliya. Waa maqaal ka hadlaya muranka & inkiraadda heshiisyada waxyeelada

Jan 8, 2011
Villa-deena Soomaaliya. Malmihii ugu dambeeyay waxay dhagaheenu aad u maqlayeen heshiisyo la sheegay in lala galay shirkado kala duwan si ay u maamulaan hanti ummadda Soomaalidu leedahay noocay doonto ha ahaatee. Heshiidyadan oo ay ugu dambeeyeen kuwii lala galay shirkad lagu magacaabo Saracen International & weliba shirkad la sheegay in Japan laga leeyahay taasoo la wareegtay dhismaha magaca internet-ka... 

Shirkii Aqoonyahanada Soomaaliyeed Ee Ku Shirey Dalka Jabuuti Maxaa Ka Soo Baxay: Warbixin

Jan 8, 2011
Shirkii maalmahan uga socdey Hoteel Shariton ee caasimada dalka Jabuuti Aqoon yahano Soomaaliyeed ee ka kala yimid daafaha caalamka, 13-ka ilaa 21/12/2010 oo uu soo qaban qaabiyey Mac-hadka Daasaadka Culuunta Siyaasadda iyo Istiraatiijiyada dalka Jabuuti ayaa laga soo saarey qoraal ka kooban 12 Bogg oo cinwaankiisu yahay Hoogga Soomaaliyeed iyo Hiilka Aqoonyahan. Qoraalkan oo ahaa mid ku qornaa luqadda... 
Halkudheg:

Famaajo oo laga codsaday in uu soo bandhigo Heshiiskii BADDA iyo inta dokumenti ah ee Dowladdu ka heyso…

Jan 8, 2011
iyo Dhambaal ku socda Shacabka Soomaaliyeed oo cinwaankiisu yahay “Yaa u maqan ama diyaar u ah Difaaca Badda Soomaaliya” Qoraaga Magaciisu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waana diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). Sannadkii 1979-kiina waxa uu noqday... 
Halkudheg:

Ururka Haweenka ee Xanaano Degmada Guriceel oo Deeq lacageed gaarsiiyey dad Duruufo kala duwan haystey

Jan 8, 2011
Ururka Haweenka ee Xanaano  Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa Dhawaan waxay deeg lacageed gaarsiiyeen dad ku dhibaateysnaa Deegaankaas kuwaas oo isugu jirey Dad Naafo ah , kuwo Dan yar ah iyo kuwa kale oo heystey Daruufo kala Duwan  waxayna arrintaan ku timid markii uu ururka soo Kormeerey Dadkaas ka dib uu u qaybiyey Deeqdaas lacageed Howshaan lacag qaybinta ayaa qaadatey Muddo hal  maalin... 

Golaha Qurbajoogta Jubooyinka oo baaq ka soo saarey xaalada abaareed ee dalka ka jirta.

Jan 8, 2011
Xaalada abaareed ee ka jirta dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan degaanada Jubooyinka ayaa ah mid mareysa meel aad u khatar ah oo dadkii iyo duunyadiiba galaafatay. Waxgaradka deegaanka oo aan la xiriirney ayaa inoo sheegey in gobolada jubooyinka gabi ahaanba ay ka taagan xaalad aad u adag, oo hada ay ka socoto qaxitaan baahsan oo aysan cidna ku hari doonin haddii ay xalaadan abaareed aan waxba... 
Halkudheg:

Hay’adaha Samafalka Soomaaliyeed(ee Islaamiga) & Carabta: Qaybta 1aad

Jan 8, 2011
Assalaamu Alaykum. Marka hore fariinteyda sanadka cusub 2011, waxaan Ilaahey weydiisanaya inuu sanadkan arimaheena wax kabadalo; inuu quluubteena isu soo dumo, inuu Qaranimadeena noo soo celiyo, inuu kadhigo sanadkan mid loogu magacdaro oo lagu xasuusto ‘Sanadkii ay heshiisey Somalia- 2011’. “Aamiin Allahayow Waa Amaanadaadii” Maanta iyo maqaalkeena, waxaan ku eegeyna arimaha... 
Halkudheg:

Saracen scandal exposed TFG’s hypocrisy and incompetence | By Uluso

Jan 8, 2011
For good governance, politicians accused of forgery, lies, corruption and incompetence should resign or be forced to leave office or thrown in jail if they are caught red-handed. President Sheikh Sharif, Prime Minister (PM) Mohamed Abdullahi Formajo, Minister Abdulkareem Jama of Posts, Telecommunication and Information (PTI) of the Transitional Federal Government (TFG) are accused of forgery and... 
Halkudheg:

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ku kala qaybsan in xilka loo kordhiyo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif

Jan 7, 2011
Xildhibaanada Baarlamaanka oo maalmahan kulamo kula yeelanayay Magaalooyinka Muqdisho iyo Nayrobi ayaa la sheegay in ay si aad ah ugu kala qaybsan yihiin in xilka loo kordhiyo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif, qaarkood waxay ku doodayaan in Madaxweynaha xilkiisa uu ku eg yahay 31-ka January ee sanadkaan, kuwo kale ayaa waxay sheegeen in xilka Madaxweynimada uu ku eg yahay bisha August oo ay iyana... 
Halkudheg:

Shirkadaha Diyraadaha oo ka welwelsan Shirkadda ay Dowladda FKMG ku wareejisey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Jan 7, 2011
“Hawl ay dad Soomaaliyeed qaban karaan ma ahan in gacata loo geliyo dad shisheeye ah” Waxaa maalmahan kulamo u socdey Shirkadaha Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxayna Shirarkaas uga waramayeen Ariimaha ku soo kordhey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka dib markii ay Dowladda Federaalka ku wareejisey Shirkad Ajnabi ah oo lagu magacaabo SKA Air & Logistic. Shirarkaan ay yeelanayeen Masuuliyiinta... 
Halkudheg: ,

Muran Xooggan oo ka taagan cidda shaqaalaha ka ah safaarada DFKMG ku leedahay New York

Jan 6, 2011
“Ciid Beddel  oo Fakad ugu maqnaa Canada oo dib ugu laabtay QM kaddib markii uu dib u soo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFKMG” InnerCityPress – Warbixin ay Arbacadii Janaayo 5, 2011 qortay shabakadda InnercityPress oo wararka ka soo tebisa xarunta Qarammada Midoobey (QM) ayaa tibaaxday: Kaddib markii uu muddo hal sano kabadan ka maqnaa xarunta QM ee New York, waxaa soo... 
Halkudheg:

Muxadithu Casri : Shiikh Mohamed Naasir Diin Al-Baani (2)

Jan 6, 2011
Shiikhu Kutubtuu Qoray Raximuhulaah : Shiikh Mohamed Naasir Diin wuxuu ummadda uga tagay kutub fara badan oo Qaali ah oo ku saabsan Cilmiga Axaadiista sida Silsiladda Axaasiista Saxiixa ah Iyo Silsiladda Axaadiista Daciifka ah . Sida oo kale Kutubta Waaweyn ee Irwaa,u galiil iyo Mishkaat Al-masaabiix . iyo tamaamu minah & kitaabka caamka ah noqday ee Sifatul Salaatu Nabi SCW. سلسلة الأحاديث... 
Halkudheg:

Xaaladda Abaarta Soomaaliya waa (Cidna uma Maqna Ceelna uma Qodna ) – Balse Allah ayey leeyihiin

Jan 6, 2011
Markii la waayey xiligii dayrta oo ay si aad ah u sugayeen dadka Soomaaliyeed ayaa waxaa hadda soo ifbaxaya in abaar daran ay ka jirto laga soo bilaabo Raas-Caseyr ilaa Raas-Kambooni, sidoo kale abaartu waxay saameysay dadka Soomaaliyeed eek u nool kilalka shanaad ee ismaamulka Soomaalida iyo waqooyi bari Kenya, waxayna saadaasha ka bixiya arrimaha abaaraha waxay sheegayaan in abaarta xiligaan ka taagan... 
Halkudheg: ,

Dhaqan Dhaqaale Burburis Ah | C/raxmaan Dirham

Jan 6, 2011
Dhaqanka Wanaagsan waxa uu qayb weyn ka qaadataa horumarinta dalka, waxa sidoo kale muhiim ah in dhaqanku uu yahay mid aan ka hor imaaneyn Diinta Islaamka mar haddii aynu nahay dad Islaam ah isla markaana si wanaagsan looga faa’iideyso dhaqanka, waxaase isweydiin mudan in markiisii hore dhaqanka wadan  uu u muuqday ama uu lahaa saan saan horumarineed oo ku q otonta kor u qaadista horumarka dalka... 
Halkudheg:

Kordhisashada Xilliga Shaqo ee Mas’uuliyiinta Sare ee Dowladda FKMG iyo Xildhibaannada ma Tahay mid hirgeli karta?

Jan 5, 2011
Jawaabta Su’aashan waxaan ka sugeynaa Dadweynaha Soomaaliyeed 50 xildhibaan ayaa maalintii khamiista ahayd ee 30kii December shir ku yeesheen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxayna ka wada hadleen xiliga dowladda u harsan wixii laga yeeli lahaa, waxaana sidaasi u sheegay Saxaafadda Mr Xasharo oo ah Madaxa guddiga saxaafadda ee Baarlamaanka, sidaas oo kale fadhigii baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho... 
Halkudheg: ,

“Cumar C/rashiid hore waa u adeegsadey Tixraaca xarfaha OPM” Hadal ka soo laabtay Warkii Ra’iisul Wasaarahii hore

Jan 4, 2011
Warqad uu Cumar C/rashiid hore ugu qoray Qarammada Midoobay oo ku astaysan OPM… Warqaddii October 10, 2009 uu QM ku war geliyey in Baarlamaanku uu diidey Heshiiskii is fahamka badda ee dhexmaray DFKMG iyo Kenya…. SII AKHRI….  Read More →
Halkudheg:

20-sano oo dagaalo sokeeye ay ka socdeen wadanka Soomaaliya, dhalinyaradda ayaa aheed kuwa uga weyn ee laga dhigtey xaabadda la shito.

Jan 4, 2011
Qore: Maxamed Cabdinuur Mascud – Markii kooxiihii jabhadaha ay qabsadeen caasimadda Muqdisho 26-janaury 1991-kii, waxa bilaabatey dhibaato dheer oo qabsatey dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyaradda oo waayay wadado ay u mari lahayeen dhismaha noloshooda. Qaar badan oo ku jirey waxbarashada ama shaqeysan jirey ayaa ku dhacday dagaalada aysen filanayn oo dhibaato xoog leh gaarsiinay noloshooda,... 

Cumar C/rashiid: “Saxiixayga Waa Lagu Been Abuurtay”, Mana jirto wax Warqad ah oo aan u qoray Shirkadda Saracen

Jan 3, 2011
Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo si qayaxan u beeniyey in uu saxiixay warqad la sheegay in loo diray shirkadda Saracen Internation ee qaabilsan ammaanka… Cumar C/rashiid ayaa si kulul u beeniyey hadalkii uu ra’iisul wasaaraha DFKMG ee hadda, Maxamed Farmaajo ka hor akhriyey baarlamaanka DFKMG ee ahaa in Cumar C/rashiid uu warqad u qoray shirkadda... 
Halkudheg: ,

Cumar C/rashiid: “Saxiixayga Waa Lagu Been Abuurtay”

Jan 3, 2011
Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo si qayaxan u beeniyey in uu saxiixay warqad la sheegay in loo diray shirkadda Saracen Internation ee qaabilsan ammaanka… Cumar C/rashiid ayaa si kulul u beeniyey hadalkii uu ra’iisul wasaaraha DFKMG ee hadda, Maxamed Farmaajo ka hor akhriyey baarlamaanka DFKMG ee ahaa in Cumar C/rashiid uu warqad u qoray shirkadda... 
Halkudheg:

Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool (No. 28)

Jan 3, 2011
Nayroobi, 30 Diisembar 2010 Saaxiibayaasha qiimaha badan, Waxaan dhammaantiina idiin soo gudbinayaa salaan diiran oo ku wajahan  Sannadka Cusub. Ugu horeyntii, waa inaan iraahdo dhibaatooyin adag iyo mixnado badan baa nala soo gudboonaaday bilihii ugu dambeeyay, taasoo, nasiib darro, aan waqti ii siinin inaan xiriirkeygii caadiga ahaa la yeesho saaxiibadayda xubnaha Jaaliyadda qurbaha ku nool.... 
Halkudheg:

War ku aadan shirka golaha Wasiirada: oo isku raacay in dabogal lagu sameeyo dhamaan hay’addaha dowladda heshiisyadii ay horay u galeen,

Jan 3, 2011
…. ayna u soo gudbiyaan muddo 3 cisho gudaheed ah heshiisyada xafiiska Ra’iisal Wasaare kuxigeenka…. Isniin, 03.01.2011——-Shir golaha Wasiirada xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ay isugu yimaadeen kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa looga dooday dhowr qodob oo uu ugu  horeeyo in howlaha muhiimka... 
Halkudheg:

Hayadda CDHR oo qabatey siminaar la xiriira Mabaadii’da Aasaasiga ee Xadgudubyada Dhibanayaasha iyo ku Tagri Falka Awoodaha

Jan 2, 2011
Hotelka Ambasadoor ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyey Siminaar socdey muddo saddex maalmood ah waxaana Siminaarkaas ka qaybgaley 30 xubnood oo kala kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana soo qabanqaabiyey Hay’ada Center for Democracy and Human Rights waxaana lagu baranayey casharo la xiriira Mabaadii’ada Aasaasiga ee Cadaalada, Dambiyada iyo Ku Tagri Fal Awoodaha Halkan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...