Home » Qoraallada Halkudhegga "Mahiga"
Raiisul Wasaaraha DFKMG Farmaajo oo u Ambabaxay Magaalada Nairobi ka dib Markii uu Deg Deg ugu Yeerey Mahiga
Xildhibaan Nuur Wabar “Waxaan ku Talinayaa in Madaxda Sare ee Dowladda Xaliyaan Khilaafkooda haddi kale waxaa ka Faaiddeysan Doona..”
Iyadoo 12 Bishaan la qabanayo Shir looga hadlayo arrimaha kala guurka ee Dowladda Federaalka kaasoo ka dhacaya Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya ayaa Arbacadii (Apr 6) waxaa dalka ka Ambabaxay Wafdi uu Hogaaminayo Raiisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...
Maamuul Goboleedka Pundland oo wada Qorshe ay ku Heshiisinayaan Ururka Ahlu Sunna oo Dhawaan Laba Hogaan kala sameystey
“…Mahiga wuxuu Hilmaamey wixii ay Qaramada Midoobey u soo Magacowdey…”
Iyadoo dhawaan uu Khilaaf soo kala dhex galey Ururka Ahlu Suunna ee Gobolada Dhexe ka dib markii ay laba shirk ay ku kala qabsadeem Magaalooyinka Dhuuso Mareeb iyo Caabud Waaq ee Gobolka Galgaduud kuwaas oo kala sameystey laba Gudoomiye iyadoo taasi ay jirto ayaa warar aan ka helney Magaalada Garoowe...
Maqaal:Agustin Mahiga oo Noqday Caqabada dawladnimada Soomaaliya
Tan iyo intii la magacaabay Ergayga gaarka ah ee xoghaya guud ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Dr: Agustin Mahiga, ayaa waxaa dalka Soomaaliya hadheeyey khilaafaad cusub iyo kala qaybsanaan joogto ah.
Taasoo u kala baxday labo qaybood, mid u dhaxaysa dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya dhexdeeda, iyo weliba maamul goboleedyada qaarkood. Khilaafka ayaa waxaa kii ugu weynaa ee saldhiga u ahaa gacantiisa...
UN: Kulanka loo qabanayo Soomaaliya oo Dhici doono 12ka iyo 13ka bisha April 2011
Dowladda Federaalka iyo Dowladda Jabuuti ayaa ka Hor yimid Shirka Nairobi –
Ergeyga Qarammada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in kulankii “wada tashiga uu Nairobi ka dhici doono April 12 iyo 13, wuxuu ugu baaqay dhammaan mas’uuliyiinta Soomaaliyeed inay ka soo qaybgalaan kulanka,” sidaas waxa uu ku caddeeyey warsaxaafadeedka hoose:
Xafiiska Qaramada Midoobay...
DFKMG oo faah faahin ka bixisay booqashada Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimadda kulanka Golaha Ammaanka
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa tibaaxay in Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha DFKMG uu faah faahin ka bixiyay booqashada Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimada kulanka Golaha ammaanka, warsaxaafadeedkaas oo u qornaa sida hoos ku qoran:
Halkan ka dhegeyso shirka jaraa’id
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/kusime_dfkmg_mar11.mp3]
11.03.2011———Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha...
Shariif oo Warqaddii Diidmada Xilli kororsiga Dib ugu Celiyey Shariif
Go’aankii kororsiga xilliga xukuumadda FKMG oo noqday isku tuurtuur, majaajillo iyo maaweelo… Shacaabka Soomaaliyeedna ay ku wareersan yihiin sida arrinta loo maareeyey…
Afhayeenka Baarlamaanka DFKMG, Shariif Xasan ayaa Jimcadii Feb 25 sheegay in uu dib ugu celiyey warqaddii uu madaxweynaha DFKMG u soo qoray baarlamaanka ee ku saabsanayn kordhinta waqtiga baarlamaanka. Waxaa hadalkaas...
Sheikh Shariif oo sheegay in uu doonayo xukuumaddiisa in loo kordhiyo Waqtiga
Warsaxaafadeed uu akhriyey Madaxweynaha xukuumadda FKMG ayaa si cad shaaca uga qaaday in Dawladda Federaalka kumeelgaarka ay doonayso in waqtiga loo kordhiyo…
Dhegeyso Sheikh Shariif oo akhrinaya Warqadda Warsaxaafadeedka
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/kororsi_dalbasho.mp3]
Warqaddii uu akhriyey Shiekh Shariif halkan ka eeg RIIX/GUJI HALKAN
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh...
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Booqasho Qarsoodi ah ku yimid Muqdisho
“Masuuliyiinta Dowladda FKMG waxay diideen in qaabilaadu ka dhacdo Garoonka Diyaaradaha…”
iyo “Dacwad ka dhan ah Wakiilka Qaramada Midoobey oo ay Gudbiyeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka”
Agostiino Mahiga oo ah Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa socdaal aan hore loo sii shaacin wuxuu ku yimid Magaalada Muqdisho waxayna wararka aan heleyo ay sheegeayaan...
“Xilliga Ku Meergaarka ah waa inuu dhammaado bisha Agoosto”: Ergeyga Qarammada Midoobay ee Soomaaliya
“Dhammaadka xilliga ku meelgaarka waxaa nooga harsan toddoba bilood oo keliya, welina waxaa harsan wax badan in la qabto”
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS)
WARSAXAAFADEED 03/2011
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya: Xilliga Ku Meergaarka ah waa inuu dhammaado bisha Agoosto
Nayroobi, 26 Janaayo 2011 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha...
Warqad Farmaajo u Qoray Mahiga oo Muran ka dhex dhalisay Xubnaha Sare ee Xukuumadda FKMG
In Xukuumadda FKMG qiimayn ku samaynayso sida ay suurtagal ku tahay in Soomaaliya ay dhaqan geliso xeerka caalamiga ah dadka gala falal dembiyeedka ee loo yaqaan “Rome Statute of the International Criminal Court” iyo l adagaalanka Musuqmaasuqa… SII AKHRI…
Read More →
Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool (No. 28)
Nayroobi, 30 Diisembar 2010
Saaxiibayaasha qiimaha badan,
Waxaan dhammaantiina idiin soo gudbinayaa salaan diiran oo ku wajahan Sannadka Cusub. Ugu horeyntii, waa inaan iraahdo dhibaatooyin adag iyo mixnado badan baa nala soo gudboonaaday bilihii ugu dambeeyay, taasoo, nasiib darro, aan waqti ii siinin inaan xiriirkeygii caadiga ahaa la yeesho saaxiibadayda xubnaha Jaaliyadda qurbaha ku nool....
Ergayga Gaarka ah ee Xoghaya Guud uqaablisan Soomaaliya oo hadal ka soo saaray go’aanka Ra’iisal Wasaaruhu is ku casilay
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS)
WARSAXAAFADEED 019/2010
Nayroobi, 21 Sebtember 2010 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa arkay go’aanka uu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, uu isku casilay isagoo tixgelinaya danaha nabadda iyo amniga Soomaaliya.
Dr....
Mahiga oo Warqaddii Koowaad u soo diray Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool (1)
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS)
Warqar ku socota Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool Waraaq (No. 27)
Nayroobi, 12 Agoosto 2010
Saaxibayaasha qaaliga ah,
Dhammaantiina iga guddooma salaam diiran. Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo diro warqadeydii iigu horeysay ilaa intaan xafiiska la wareegay muddo hadda laga joogo hal bil, amigoo ah Ergeyga...
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo sheegay in joogitaanka hay’adaha caalamiga gudaha Soomaaliya la kordhin doono
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS)
WARSAXAAFADEED 016/2010
Nayroobi, 10 Agoosto 2010 – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Danjire Augustine P. Mahiga, ayaa sheegay inuu ku hanweynyahay in joogitaanka wakiillo ka socda xafiiskiisa ay isa soo tari doonto gudaha Soomaaliya ayna horumarin doonto geeddi socodka nabadda ee ka socda...