Home » Warar

Diyaaradaha miiga ee dowlada Kenya oo galabta duqeeyey deegaanka Husiingow ee Gobolada Jubooyinka iyo dhimasho iyo dhawac gaaray dad badan oo shacab ah .

Dec 20, 2011
  Diyaaradaha miiga ah ee dowlada Kenya oo galabta duqeeyey deegaanka husiingow ee Gobolada Jubooyinka iyo dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad badan oo shacab ah . goobjooge Maxamed Cumar Ibraahin ayaa saxaafada u sheegay in diyaaraduhu aysan ciidan duqeyn ee ay duqeeyeen dad shacab ah ,wuxuuna sheegay in aysan heysan wax daawo iyo daryeel ah midna Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada cirka dalka... 
Halkudheg:

Shiriif Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo kadegey Caasimadda Puntland ee Garoowe

Dec 20, 2011
Shiriif xasan iyo wafti uu hogaaminayo oo goordhow kadegey magaalaada garoowe halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen madax badan isaga iyo xildhibaanadii lasocdey ayaa waxaa loo gudbiyey qasrigii madaxtooyada. waxaanna lafilayaa isna inuu soo gaaro magaalada garoowe Reysalwasaare Cabdi weli. Berri oo iyana lagu Waramey in Xildhibaanadda Baarlamaanka ay Dooran doonaan Gudoomiye Cusub ——————————————————————————– Iyadoo... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Magaaladda Garoowe

Dec 19, 2011
Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG Soomaaliya iyo xubno uu hoggaaminayo ayaa barqanimadii maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho iyagoona ku sii jeeda Magaalada Garoowe ee Magaala Madaxda PuntLand. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe iyo guud ahaanba Magaalada Garoowe ayaa waxaa xiligan ka soconaya diyaar garow ballaaran oo loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta Wafdiga... 

Hayadda Culimada Somaaliyeed oo sheegtey in Qabya qoraalka Dastuurka dal daloolo ka muuqdaan.

Dec 19, 2011
Ayadoo la eegayo xaaladaha murugsan oo dalku marayo, sida faragalinta siyasadeed iyo tan malatari, taas oo mugdi sii galinaysa mustaqbalka ummadda soomaaliyeed ,hay’adda culimada soomaaliyeed,ayadoo gudanaysa waajibka ilaalinta danaha shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah,caddaynta xaqa, iyo waajibka isu-naseexaynta,waxay soo gudbinaysaa qodobadaan: 1- hay’addu waxay ka soo horjeedaa faragalinta... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Oo La Filayo Inuu Maanta Kulan Xasaasi ah Magaalada Nairobi Kula Yeesho Saraakiil Maraykan ah.

Dec 19, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray Magaalada Nayroobi ee dalka Kiinya ayaa la filayaa in Maanta ay halkaa kula kulmaan Saraakiil ka tirsan Dalka Maraykanka. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha DKMG oo ay ka mid yihiin Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Federaalka Somaliya iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sida la sheegay waxa... 
Halkudheg:

Prof. Gaas oo ka hadlay Xawaaladaha Soomaaliyeed iyo Sheikh Shariif oo furay Ciyaaraha G/Banaadir iyo weriye lagu diley Muqdisho

Dec 18, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay xawaaladaha Soomaaliyeed oo uu walwal ka muujiyey haddii la xiro. Warkaas (oo cod ah iyo warsaxaafadeed xafiiska Prof. Gaas) iyo madaxweynaha DFKMG oo furay ciyaaraha G/Banaadir (qoraal ka soo baxay xafiiska duqa magaalada Muqdisho) iyo DFKMG oo War Saxaafadeed ka soo saartay dilkii weriye Cabdisalaam Sheekh Xasan... 
Halkudheg:

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Ku Goodiyay In ay Dagaal Ku qaadayaan Degaanada ay ku sugan yihiin Ahlu Sunna Wal Jamaaca

Dec 18, 2011
iyo Xaaladda Magaalada caabud Waaq oo Deggan Ka Gadaal Dagaalo Halkaa Ka Dhacay…. Warbixin: Maamulka Ximan iyo Xeeb oo oo Goodiyay… Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey ayaa ka war bixiyay Daan daansi uu sheegey beryahanba in maamulkoodu ay ku hayeen ahlu sunada Gobolada Dhexe. Afhayeenka ayaa sheegey inays an jirin wax u dhaxeeya iyaga iyo ahlu sunna, dhul... 
Halkudheg: ,

Kenya: Waxaan weerareynaa Afgooye, Marka iyo Baraawe, waana ka xunahay xil ka qaadistii Shariif Xasan

Dec 17, 2011
– Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanku Xilka ka qaaday oo Itoobiya ugu baaqay inay markale ku soo duusho Soomaaliya – Kenya oo sheegtay in ay weerar cirka ah ku qaadi doonto Afgooye, Marka iyo Baraawe, iyagoo sidoo kale sheegay in ay ka xunyihiin xil ka qaadistii ay Baarlamaanka Soomaaliya xilka kaga qaadeen guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka DFKMG… – Shariif Xasan ayaa si degdeg... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan Cumar Islow Oo Ciidamada Ammaanka Ugu Baaqay In ay Qabtaan Oo ay Xiraan Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka.

Dec 16, 2011
iyo Shariif Xasan oo ka soo horjeestey go’aankii baarlamaanku xilka kaga qaaday…. Sidaas waxa uu ku sheegay waraysi ay la yeelatay idaacadda codka Maraykanka. Waxa kale oo Shariif Xasan sheegay in uusan arkin warsaxaafadeedkii uu go’aanka baarlamaanka ka soo saaray madaxweynaha DFKMG. Halkan Ka Dhegeyso Waraysiga Shariif Xasan (VOA) Xildhibaan Cumar Islow Oo Ciidamada Ammaanka... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo ka hadlay Xil Ka Qaadistii Shariif Xasan

Dec 15, 2011
“Ma ahayn dhacdo cusub laakiin waqtiga uu ku soo beegmay ayaa xasaasi ah, waana dhacdo aan la fileynin oo dareenkeeda leh, walina baaris iyo ka baarandeg ayaan ku jirnaa si aan u helno xaqiiqda dhabta ah iyo duruufaha keenaya go’aankaas.” Sheikh Shariif Warsaxaafadeed ay faafisay Xukuumadda FKMG ayaa u qornaa sidan: Sida lawada ogyahay, waxaa maalmahan socday shirar iyo kulamo ay wadeen... 
Halkudheg: ,

Shirkii Golaha Wasiirada oo maanta warsaxaafadeed laga soo saaray

Dec 15, 2011
Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta Amniga dalka, gaar ahaana caasimadda, Waxqabadka Xukuumada, Miisaaniyad sanadeedka, Shirka Wadatashiga ee lagu wado inuu ka dhoco Garoowe... 

Mareykanka Marka ay Ciidamadiisa ka baxaan Ciraaq iyo Afganistaan oo Howlgalkiisa u wareegin doono Soomaaliya iyo Yaman

Dec 15, 2011
Iyadoo Dabayaaqada Todobaadka soo socda Ciidamadda Mareykanka ay ka baxayaan Dalka Ciraaq sidoo kale Sannadka soo socda waxay Ciidamadda Mareykanka ay ka baxayaan Dalka Afagaanistaan ayaa waxaa isa soo taraya in Qaar ka mid ah Ciidamadaas ay loo wareejin doono Wadamadda Yaman iyo Soomaliya hadaba Suaasha is weydiinta Mudan Waxay tahay Mareykanka Duulaankii Ciraaq iyo Afganistaan guul ma ka gaarey waxaana... 

Shir looga hadlayey Qorshaha Sugiddga Amniga Qaranka oo looga hadlayey Magaalada Nairobi

Dec 15, 2011
Raisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga ayaa shir Gudoomiyay , shir soconayay 2-maalmood kaas oo ka dhacay magaalada Nairbi ee Dalka Kenya loogana hadlayay arima la xiriira NSSP. Shirkaas ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Wasiirka Cadaalada. Shirkaas oo looga hadlayey arimaha Miisaaniyadda ee NSSP-ka kaas oo ay sidoo kale kasoo qayb galeen Beesha Caalamka... 
Halkudheg:

Kulankii Baarlamanka ee maanta oo Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Gacanta is kula Tageen ka dib Markii uu Shirka soo galey

Dec 14, 2011
Xildhibaano Maanta kulan ku lahaa Xarunta Golaha Shacabka kuwaas oo maalintii shaley ahayd Xilkii ka qaadey Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan waxaana kulankaan shir Gudoominayey ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ee shaley ay doorteen Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed waxaana laga doodayey qaabka loo dooran doono Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaana lagu guda jirey in... 
Halkudheg:

Nabadoon Axmed Diiriye oo Ku Taliyay In Shariif Xasan uu u Hoggaansamo Go’aankii Xildhibaanadu Xilka Kaga Qaadeen.

Dec 14, 2011
Afhayeenka Odoyaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha hawiye nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa markii u horeeyay ka hadlay Go’aankii shalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanku ay xilkii kaga qaadeen Guddoomiyahii Barlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan. Nabadoonka ayaa sheegey inaan xiligan loo baahnayn Muran iyo khilaaf soo kala dhex gala BAarlamaanka Federaalka Soomaaliya.Mar uu af ayeenku ka hadlayay... 

Drs Maryan Aweys oo Furtey Mashruuca loogu Magacdarey Mashruuca Nabadda Gobolka Banaadir

Dec 14, 2011
Xaflad lagu furayey Mashruuca Nabadda ee Shan degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir , waxaana Mashruucaan soo qaban qaabiyey Ururka Haweenka SWDC Somali Women Developments Center waxaana Fulinaya Hayadda UNDP Waxaana Mashruucaan oo Bilow ah ayaa laga hirgelinayaa Degmooyinka Waaberi , Xamar Jabjab, Xamarweyne , Wadajir iyo Wardhiigleey Xafaladii furitaanka ayaa lagu qabtey Golaha Murtida iyo Madadaaladda... 
Halkudheg:

Gudoomiyihii Baarlamaanka Shiriif Xasan oo maanta xilkii laga qaaday

Dec 13, 2011
Kulan Saacdo qaatey ayey maanta Xildhibaanadda Baarlamaanka waxay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka oo maalmahaan Xildhibaanadu sheegeen inay u xirneyd Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan waxana maanta Kulanka soo xaadirey Xidhibaaano gaaraya ilaa saddex Boqol oo Xildhibaan Inta uusanKulanaka Bilaaban ayaa waxaay xildhibaanadu doorteen shir Gudoomiye waxaana loo doortey Xildhibaan... 

Xildhibaanadda Baarlamaanka oo kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka oo Shir Gudoomiye u doortey Madoobe Nuunow

Dec 13, 2011
Maanta ayaa waxa kulan Balaaran isugu yimid Xildhinaabadda Baarlamaanka waxayna markii ugu horeysey ay ku shireen Xarunta Golaha Shacabka ka dib markii maalmihii la soo dhaafey lagu eedeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan in uu diidey in uu dhiibo Furaha Xarunta islamarkaana uu is h ortaag ku sameeyey Kalfadhiyadii Baarlamaanka Xildhibaanada kulankaan fadhiyey ayaa ahaa 283... 
Halkudheg:

Guddiga WarFaafinta Barlamanka Federaalka Soomaaliya Oo Ka Soo Hor Jeestay Heshiiskii Kampala Accord.

Dec 13, 2011
Guddoomiyaha Guddiga warfaafinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Axmed Cawad Casharo oo iminka ku sugan Magaalada Nairobi ee carriga Kiinya ayaa ka hadlay Hanaanka Khariidada Soomaaliya ee Road Mapka loo yaqaano. Guddoomiyaha oo waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegey in hananaakaas lagu soo saxiixay Magaalada Kampala uu ahaa mid aan ku imaan Rabitaanka Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Casharo... 
Halkudheg:

Kulankii Deemeedkii Minneapolis oo soo gabagaboobay iyo qodobo muhiima oo kasoo baxay

Dec 13, 2011
Waxaanu naseexo u soo jeedinaynaa dadka caadaystay dilka culimada, aqoonyahanka, iyo indheergaradka soomaaliyeed in ay  ka waantoobaan oo ay Ilaahay uga cabsadaan falkaas foosha xun ee dabargoynta ku ah ummada Soomaaliyeed” BAYAAN KASOO BAXAY KULAN DIIMEEDKII LAGU QABTAY, MASJID ABUBAKAR ASSADIQ,  MINNEAPOLIS, MN Waxaa lagu qabtay Masjidka Wayn ee Abubakar As-saddique Islamic Center Minneapolis,... 
Halkudheg:

Sheikh Xasaan oo Sheegay in la ganaranyo ciddii dishey Sheikh Dr Axmed Xaaji C/raxmaan, iyo sababtii loo dileyba…

Dec 13, 2011
Sheikh Xasaan ayaa ka hadlay dilkii dhowaanta magaalada Boosaaso loogu geystey Sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan. Ugu horayn waxa uu Allah ka baryey in Allah muujiyo oo soo qabto ciddii dishey Sheikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan. Waxana uu sheega in la garanayo cidda dishey, isagoo ku tilmaamay in saddex nin ay dileen, kuwaas oo hadda u gudbey dhanka gobolka Galgaduud. Waxa kale oo uu sheegay sababtii... 
Halkudheg:

Xildhibaanada Baarlamaanka oo isku Balansadey in ay Berrito (Talaada) Xarunta Golaha Shacabka Shirk ku qabsan doonaan si ay Xilka uga qaadaan Shariif Xasan

Dec 12, 2011
In ka ba dan Boqol Xildhibaan oo ka tirsan Mudanayasha Baarlamanka ayaa waxa ay u ololey nayaan qabsoomidda Shir ay isugu imaanayaan Xildhibaanada ka soo hor jeeda Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka KMG Soomaaliya. Xildhibaanadan oo maalmihii u dambeeyayba shirar gooni gooni ah ku yeelanayay Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay hore u shaaciyeen in maalinimada Talaadada ah ay si rasmi... 
Halkudheg:

Haya’daha HARO iyo WAMY oo Iska Kaashadey Deeq Raashin ah oo ay Gaarsiiseen Dad Barakacayaal ah

Dec 12, 2011
Iyadoo weli ay socdaan gurmadka la gaarsiinayo dadka ku dhibaatoobay Abaaraha iyo Colaadaha ayaa Hay’addaha Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo kaashaneysa Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa deeq noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo ku nool Kaamka Kalluunka ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Ilaa 550 qoys ayaa ka faa’iideystay qaybinta deeqdaasi... 
Halkudheg:

Dalbasho is xisaabin Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha

Dec 12, 2011
Warkaas iyo Somali Women Developments Center (SWDC) oo Xustey Maalinta Xaquuqda Aadana 10 December si gaar ahna u eegtey Xadgudubyada loo geysto Haweenka Barakacayaasha. Dalbasho is xisaabin Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha December 10, 2011, Muqdisho, Shabakada difaacida xuquuqda aadamaha ee Soomaaliya SOHRIDEN, oo ay ku mideysan yihiin ururada xuquuqda aadamiga Somaliya. Dhamaan ururadan kor ku xusan... 
Halkudheg:

Reer Minnesota oo Allah ka baryey in uu Kashifo ciddii ka dambeysey Dilkii Sheikh Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan

Dec 11, 2011
“Dadka Soomaaliyeed halkii ay rasaas ku wada hadli lahaayeen waa in ay ku bedeshaan wada hadal. Dariiqa keliya ee ay ummadda Soomaaliyeed wax ku xallinayaan waa in ay noqotaa wada hadal.” hadal uu yiri Dr. Axmed Xaaji Cabdirxamaan intii uu noolaa… Taariikhdii Sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Nadwadii cilmiga ahayd loogana hadlayey culimmada iyo booskay ummada uga jiraan ayaa maalinteedii... 
Halkudheg: ,