Home » Warar

Golaha Wasiirrada oo ka dooday qorshayaal kor loogu qaadayo Miisaaniyadda dowladda

Oct 28, 2014
Mogadishu,27, October 2014–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulanka oo dhammaan xubnaha golaha Wasiirada ay soo xaadireen ayaa looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka, Miisaaniyadda dowladda ee... 

Maamulka Puntland oo ugu baaqay Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay isu Tanasulaan.

Oct 27, 2014
Banaanbax lagu Dal banayo in la xaliyo Khilaafka Madaxda Sare oo ka dhacay Magaalada Boosaaso Maamulka Goboleedka Puntland ayaa markii u horeeyay ka hadlay Khilaafka soo kala dhax galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaarihiisa. Cabdi-weli Xirsi Maxamed Indha-Guran oo maamulkaas u qaabilsan dhinaca war faafinta ayaa sheegay in loo baahan yahay Khilaafkaas inuu sii socon... 

Shirwaynihii Sedexaad ee Jaaliyada Jubaland ee Finland

Oct 27, 2014
Shirwaynihii sedexaad ee Jaaliyada Jubaland oo Xalay oo taariikhdu tahay 26.10.2014 ka dhacay Xarunta Midowga Jaaliyadaha Putland ee Caasimada wadanka Finlandfm ee Helsinki waxaana laga arinsanayay sidii wax loogu qaban lahaa Dadka Reer Jubaland ee Dalkii jooga iyo kuwa halkan Jooga waxaana Warbixin dheer oo dhinacya badan taabanaysa oo ahayd waxqabadkii intii ay jirtay Jaaliyada soo jeediyay Gudoomiyaha... 

Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/W oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Marxuum Bile oo kamid ahaa hawl-wadeennada Xafiiska.

Oct 27, 2014
Muqdisho, 27, Oct, 2014.. Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Cabdiqaadir Cabdi Faarax iyo dhammaan shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray ehelladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Maxamed Axmed Bile oo kamid ahaa howl-wadeenada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, marxuumka oo ku geeriyooday xalay dalka Malaysiya. Hadaba, annagoo ka murugeysan, kana... 

Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Kala Fikir Duwanaanshaha Madaxtooyada Iyo Laanta Fulinta

Oct 27, 2014
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay kala fikir duwanaanshaha u dhaxeeya laanta fulinta iyo Madaxtooyada ayadoo Guddoonka Baarlamaankana sheegay inaanay arrimahaasi saameyn ku yeelan doonin howlaha Dowladda. Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari ayaa yiri “dhammaan shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iga guddooma salaan qadarin... 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Abdirahman Beileh oo Addis Ababa kaga qeybgalaya Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda IGAD.

Oct 26, 2014
Mogadishu, October 26, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh iyo wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia , halkaasi oo uu kaga qeybgali doono Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda IGAD oo looga hadli doono horumarinta wadamada geeska Afrika, waxaana ka qeybgali doona fadhigaasi gudoomiyaha... 

Madaxweynaha Dawladda Federaalka soomaaliya oo ku gacan sayray go’aankii isku shaandhaynta wasiirada ee uu soo saaray ra’iisul wasaaraha

Oct 25, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxweynaha DFS hoos ka akhri WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA SOOMAALIYEED Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay u hoggaansamaan Dastuurka Ku Meel Gaar ka ah iyo shuruucda dawliga ahba. Waxa kale oo xusid mudan inaan mar walba hoosta ka xariiqo si loo unko qaran Soomaaliyeed... 

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo isku shaadhayn lagu sameeyay

Oct 25, 2014
War degdeg ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFS: Waxaa isku shaadhayn lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo wasiiro laga beddelay xilalkoodii. Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sh. Cali Dhuxuloow ayaa warkaas warbaahinta u akhriyey: Wasiirada iyo wasiir dawlayaasha iyo wasiir xigeenada la magacaabay hoos ka akhri 1-Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Saalim Caliyoow... 

Sannadka Cusub ee Hijriyadda 1436

Oct 25, 2014
Maanta oo Sabti ah oo Bisha Miilaadiga ah 25-10-2014 waxaa Curanaya Sanadka cusub ee Hijriyadda Islaamka 1436, waana Bisha Muxaram oo ah Bil ay ka buuxaan Khayr badan islamarkaan waa Bisha la bixiyo Zakada, iyadoo taasi jirto ayaa Shacabka Soomaaliyeed ku baraarugsaneyn dhalashada Sanadka cusub ee Islaamka taas oo lagu sababeeyey kadib markii ay qabatimeen ku dhegenaanshaha sanadka Miilaadiga oo isagu... 

TAARIIKHDA IYO GABAYADII XAAJI AADAN AF-QALOOC

Oct 24, 2014
Xulashada jimcaha ee toddobaadkan, waxaan ku soo qaadan doonnaa qaybo ka mid ah suugaanta iyo sooyaalka halgamaagii Soomaaliyeed ee Xaaji Aadan ( Afqallooc). Xaaji Aadan Axmed oo lagu naaneysi jiray “Afqallooc” wuu ku dhashay miyiga Ceerigaabo qiyaasihii 1864kii. Waa mid ka mid ah geesiyaasha Soomaaliyeed ee halganka dheer u soo galay sidii ay Ummadda Soomaaliyeed uga xoroobi lahayd gumesteyaashii... 
Halkudheg:

Maxaad kala socotaa xaalada Badda Soomaaliya Oo xiligan ay ku wajahan yihin khatara Muuqda iyo kuwa Qarsoonba. Q-2aad

Oct 24, 2014
Waraysigan ayaa ka hadlaya dhowr arimood oo muhiim ah, Madaxwayne Xasan Sheekh oo soo cusboonaysiiyey murankii badda una sheegaya wadammada dirksa la ah Soomaaliya dhanka xeebta, inuu wada xaajood kala galayo arigtidooda ku aadan, xadaynta badda. Sidaad lasocotaan waa arintii MOU Is-fahamkii horay loo diiday, hadaladii ku xusnaa. Warqad uu madaxweynaha DFS u diray UN-ka June 30, 2014 waxaa ku cad sidan:... 
Halkudheg: ,

Ridwaan Xirsi” Dooda Kenya ee Badda Soomaaliya waa Dhul Balaarsi marnaba ka yeeli meyno”

Oct 22, 2014
Wasiirka arrimaha Diinta iyo Awqaafta ayaa si kulul uga hadlay muranka u dhaxeeya labada Dawladood ee Soomaaliya iyo Kenya gaarahaana dhinaca Biyaha. Ridwaan Xirsi Maxamed oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Soomaaliya dhica Xadka Biyaheeda uu yahay mid iska cad cid hadda muran galin kartana aysan jirin isagoona sheegay in Caalamku aqoonsan yahay Xuduud biyoodka Soomaaliya. Wasiirka ayaa... 

RW. Cabdiweli oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay cudurka dilaaga ah ee Ebolla

Oct 22, 2014
Muqdisho, 22, Oct, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, Taliyeyaasha Ciidamadda iyo dadweyne faro badan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa... 

War-Saxaafadeed ka soo Baxay Xafiiska Ururka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SWJ.

Oct 22, 2014
War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka Haweenka Suxufiiyiinta Soomaaliyeed oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ey sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda ku horkeenaan Wariyaasha iyo Maamulada idaacadaha SHABEELLE IYO SKY oo Dowladda Soomaaliya wali u xiran. Ururka haweenka suxufiyiinta soomaaliyeed waxa ay hey’addaha garsoorka uga mahadcelinayaan talaabadii ay sida hordhaca u qaadeen oo... 

Kulan Bulshada looga Wacyigelinayey Khatarta Xanuunka EBOLA oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Oct 22, 2014
Kulan ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Shirkadda Korantada Banaadir (Beco) iyo Golaha Salaadiinta iyo Dib u heshiisiinta iyo Wacyi gelinta Soomaaliyeed kaasoo looga hadley Cududrka Halista ah ee EBOLA ee Dhawaan ka dilaacay Qaar ka mid ah Wadamada Afrika , waxaana ka qayb gaely Qaybaha kala duwan ee Bulshada , Dhaqaatiir , Haween iyo Masuuliyiin ka socotey Dowladda Federaalka... 
Halkudheg:

Hayadd SAF oo Furtey Wajigii Labaad ee ka Wacyiyi Gelinta Bulshada ee Gudniinka Firciiniga

Oct 22, 2014
Waxaa Dib loo furey Wajigii Labaad ee ka wacyi Gelinta Bulshada Gudniinka Fircooniga , waxaana Ololahaan uu ka furmey Qaar ka mid Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Gobolka Gedo , Iyadoo Furtaankii ay ka soo qayb galeen Madax ka tirsan Dowladda Federaalka, Ururrada Haweenka , Dhalinyaro , Madaxda hayadAha Samafalka iyo Marti Sharaf kale. Ugu Horeyntii Waxaa Halkaa hadal Kooban ka soo jeediyey Xoghayaha... 

Guddiga Adeegga  Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaallada Muqdisho

Oct 22, 2014
Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa booqday shacabka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho gaar ahaanna dadkii shacabka ahaa ee ay dhaawacyadu kasoo gaareen qaraxyadii lala eegtay qaar ka mid ah maqaayadaha ku yaala magaalada Muqdisho. Ugu horeyn Guddiga Adeegga Bulshada waxa ay warbixin ku aadan xaalada dadkii ku dhaawacmay qaraxyada... 

Sharci Meheradaha Muslimiinta waqtiga habeenkii ay furinyihiin oo la ansixiyey

Oct 22, 2014
Minnepolis: Gudiga horumarinta bulshada iyo sharciyada magaalada Minneapolis ayaa maanta talaada (October 21keeda) meelmariyey isbadel xeerka 13tobnaad cutubka 309 ee la xiriirta sharciga ganacsiga. Isbadelkaan cusub ayaa u fasaxaya ganacsatada maqaaxiyaha iyo meheradaha lagu caweeyo naqshad ogolaansho ah oo ay ku kordhin karaan saacadaha ay furanyihiin si kumeel gaar ah. Gudoomiyaha Degmada Lixaad... 

Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada oo Go’aamo ka soo saaray Xallinta Mushkiladda Gobolka Hiiraan

Oct 21, 2014
Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan ayaa laga soo saaray go’aamo dhawr ah oo ku aaddan rabshadaha ka dhacay gobolka Hiiraan. —————————– Ahmed-Nur Mohamed Warbaahinta Xafiiska R.W Mogadishu-Somalia Tel:... 
Halkudheg:

Waraysi: khatarta ay xambaarsantahay xogta Badda ee rasmiga ah ee Madaxwayne Xasan u gudbiyey Q. Midoobay

Oct 20, 2014
Qaybta 1-aad waraysiyo taxane ah oo Idaacaada Danan  ee Muqdisho ka how gasha layeelatay Xasan Dhooye, waraysiyadaas oo looga hadlayo badda Soomaaliya, Xadkeeda, Sharciyadeeda, Kenya iyo Damaceeda, Norway iyo doorka ay ka ciyaarayso duudsinta Badda Soomaaliya iyo Dacwadda Soomaaliya Hague gaysay. Radiodanan waa idaacad wadani ah oo xil iska saartay arinta badda illaa 2009-kiina waraysiyo hore oo badda... 
Halkudheg: ,

Midowga Afrika oo dhisay koox baarta tacadiyadii kufsiga ahaa ee ciidankoodu gaystay

Oct 20, 2014
WARSAXAAFADEED Midowga Afrika (AU) oo Dhisaysa Koox Baarta Eedaymahii Six Xun Uga Faa’iidaysi iyo Tacaddi Galmo (SEA) ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).   Mogadishu, Somalia, 17 October, 2014: Guddoomiyahah Guddiga Midowga Africa (AU), Marwo Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa manta amartay howl-galinta guddi baarayaal ah oo u kuur gala eedaymahii Six Xun Uga Faa’iidaysi iyo... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya

Oct 19, 2014
Somalitalk 19-10-2014 Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtey tirada Xujeyda Soomaalida ee Xajka ku dhimatay Sannadkaan Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Somaaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka gadaal markii uu ka qayb galay Xajkii sanadkan ayaa shir jaraa’id wuxuu ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee magaalada Muqdisho. Wasiir Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ugu horeynba Shirkiisa... 

Dufcadii 1-aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-Hidaaya Burtinle

Oct 19, 2014
Machadka Al-Hidaaya ee kuyaala Magaalada Burtinle waxaa lagu bartaa Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga waxaana uu kamid yahay Macaahida Hoostagta Raabidada Macaahida Shareecada ee Soomaaliya , Sanad Dugsiyeedkii la soo dhaafayna ee 2013-2014 waxaa uu soo saaray loodkii ugu horeeyay ee dhameeya Waxbarashada Machadka. Xaflad si wayn loo soo agaasimay kuna dheehnayd Muuqaal aad u qurxoon ayaa waxaa... 

Maxkamadda Hague ayaa Waqti Go’an u Qabatay Bilowga Dhagaysiga Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya (Waqtigaas oo ah 13 July 2015 iyo 27 May 2016)

Oct 19, 2014
Maxkamadda Qaramada Midoobay ee Hague ayaa 17kii October 2014 waxa ay faafisay in ay xilli qararan u qabatay bilowga dhagaysiga dacwadda la xiriirta “Xadaynta Badweynta Hindiya ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya,” waa sida ku cad warsaxaafadeedka maxkamadda. Warsaxaafadeedka ayaa sheegay in “Madaxweynaha Maxkamadda Hague (ICJ) uu 16kii October 2014 go’aamiyey in waqti sugan... 
Halkudheg:

Maamulka ku Meel Gaarka jubba oo si kulul uga jawaabay Eedeyntii dhawaan lagu eedeeyay in Dhuxul Shabaab dhoofsato Dekadda Kismaayo.

Oct 18, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.   Somalitalk  18-10-2014 Dhuxusha Soomaaliya: Iyadoo dhawaan Guddiga Kormeerka Hubka Soomaaliya iyo Eritrea uu warbixin ka qoray Dekadda Kismaayo oo laga dhoofiyo Dhuxul saami wadaag ay ku yihiin Maamulka halkaa ka arrimiya, Ciidamada Kenya iyo Shabaab ayaa waxaa arrintaa ka hadlay sarkaal ka mid ah Saraakiisha Maamulkaas u qaabilsan dhinaca...