Home » Maqaallo

Halkan kala soco Faalada SomaliTalk

Aug 2, 2009
Halkan kala soco faallooyinka somalitalk  Read More →

Qoraaladii hore ee Sh Saahid

Aug 2, 2009
Qoraaladii hore ee Sheikh Saahid Yuusuf Ka akhri halkan  Read More →

Istanbuul iyo Casharada Siyaasadda Erdogaan Q-3aad|Sh. Maxamed Idris

Aug 2, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Waxaan jeclahay qormadan inaan kusoo gabagabeeyo faalladii ku saabsanayd Turkiya iyo duruusta siyaasadda Erdogaan, maxaa yeelay maqaalka bog lagu qoraa intaa ka badan ma qaadi karo, laakiin meeshan meel ka duwan inaan ku faahfaahiyo ayaa laga yaabaa inshallaah, waayo waa duruus... 
Halkudheg:

Qaybaha bulsha ee dagaalka soomaliya | Jaylaani

Aug 2, 2009
Qaybaha bulsha ee dagaalka soomaliya Mahad dhamaanteed waxay u sugnaatay allaah.naxariis iyo nabad galyana ha ahaato nabigeenii suubanaa (scw). Waxaan halkan ku yara iftiiminayaa wax ku saabsan dagaaladii ka socday soomaaliya ee lala galay maamulkii horre c/laaahi yuusuf iyo kan hadda socda ee shariif lugula jiro iyo dadka wada qaybahooda oo aynu kula saari karno  3qaybood 1-MUJAAHIDIIN 2-QABIILIYIIN 3-XUKUNDOONO -MUJAAHIDIIN Waa... 

Dadka, dalka iyo Diinta Soomaaliya nabad bay doonayaan

Aug 2, 2009
NABADDU WAA LAMA HURAAN! Dadka, dalka iyo Diinta Soomaaliya nabad bay doonayaan Waxaa Qoray Xuseen Cabdi hussein_abdi@hotmail.com Waa lagama maarmaan nabaddu maxaa yeelay nabaddu waxay dan u tahay bini’aadamka oo dhan, bay’adda, badda iyo barriga intaba. Soomaaliya waxay ahaan jirtay meel barwaaqo ah oo lix biloodna roob ka da’o lix biloodna roob la’aan ah, waxay kaloo ahaan jirtay meel dadka... 

Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan|Shaaciye

Aug 2, 2009
Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan iyo dhibaatada ay ku hayso ardayda dalkaas waxkabarata. Mahad oo idil waxay u sugnaatay Allah abuuray koonka, cirkana taagay tiir la’aan. Naxariis iyo nabad galyo nabi Muxammad dushiisa ha ahaato. Hordhac Dalka Pakistan wuxuu ka mid yahay dalalka ardayda ugu badan ee Soomaaliyeed wax ka barato. Waxaana lagu qiyaasaa ardayda wax kabarata ku dhawaad 1000 arday oo dhigta... 

Agoonkii Dulmane iyo| Ing. Cibaar

Aug 1, 2009
Agoonkii Dulmane & Awowgii Dagane Saddex sano ka hor ayay aheyd markii uu internetka ku faafay qoraal hal-abuur ah oo uu cinwaankiisu ahaa: Ariligu waa dhaxalkeygee, hayga iibin awoowe. Qoraalkaas oo ahaa warqad furan, waxuu ka socday agoon da’ yar oo magaciisu ahaa Dulmane , wuxuuna kula hadlayay odayaal uu ugu horreeyo awowgii Dagane oo xilligaas u ololeynayay sidii ciidamado shisheeye carrada... 

Nabadda Iyo Muhimadda Islamku Siiyay

Aug 1, 2009
Nabadda Iyo Muhimadda Islamku Siiyay 24 July 2009 ilaahay ayaa mahad leh nabad galyo iyo naxariis rasuulkeena muxamad ah dushiisa ha ahaato. intaa kadib waxaan rabaa inaan kahadlo muhimada ay nabaddu kuleedahay islaamka dhexdiisa oo an doonayo inan waxyar ka iftiimiyo,markaan sidaas leeyahayna uma jeedo inan la ogayn ama aan lagaranaynin ahmiyada nabadgalyadu leedahay ee waxaan isleeyahay sidi loo... 

Waa La Doogiye Yaan La Dacaroon | Amiin

Aug 1, 2009
Waa La Doogiye Yaan La Dacaroon. Sanadkii 20-aad ayaa foodda la sii gelinayaa, Xaalka Soomaaliya waxa uu noqday mid ka sii liita halkii uu sanado ka hor joogay, taana ma aheyn wax la filayey oo waxaa la is lahaa waxbaa soo wanaagsanaan doona, balse arrintu waxay noqotay mid god ku sii dhaceysa, shacabkuna waxa uu taagan yahay Quus, haddana dadka qaar markaat la sheekeysato waxay hadal ku soo koobayaan... 

Nin Labeeyey Ma Talin|Fayooke

Aug 1, 2009
Nin Labeeyey Ma Talin Qaybta 1-aad Ilaahay baa Mahad dhammaanteed mutaystay, Nabadgelyo iyo Naxariisna Nabigeenna Muxamed korkiisa (صلى الله عليه وسلم) Waxaan Ilaahay ka baryahayaa inuu naga duwo kuwii uu yiri فقال تعالى: { مثلهم كمثل الذي استوقد نارا فلما أضاءت ما حوله ذهب الله بنورهم وتركهم في ظلمات لا يبصرون... 

Taariikhda Distooradii Soomalida|Abu Xamza

Aug 1, 2009
Taariikhda Distooradii Soomalida iyo waxay ka qabeen Diinta Islaamka. Sida la wada ogyahay Distoorada qoran, dunida way ku cusub yihiin, gaar ahaan dawladaha Afrika.Marka haddaan soo qadaano soomaaalida waxaa jirta in distuuradii soo maray qaranka soomaaliyeed ee shacabku codka ku lahaa si toos ah ama si dadban waxay ahaayeen afar kala ah: 1- Kii UNO Muddadii wisaayada. 2-qarannimada Soomaaliyeed... 

Burburkii Qaran ilaa Qoys 2-aad |Mingiste

Aug 1, 2009
Burburkii Qaran ilaa Qoys Qaybtii 2aad (Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid  gun iyo baar ah) ma fahansan tahay erayada ay ka mid tihiin:- Qaran-Qoys-Qabiilka-Qabyaalada-quudhsiga-Qoriga- Qaybinta-Qaxoontiga-qiil wadaad-Qabqable... 

Gedo guul darro horleh | Adam Zaki

Aug 1, 2009
Gedo  : Guul darro Horleh Gedo waxaa mara wabiga ugu biyaha badan Somalia nasiib darro dadka uu dhex maro way ka ooman yihiin mana jirto cid si wanaagsan uga faa iidaysata biyaha wabiga ayaa 97% ku shubma badwaynta India oo aan baahi u qabin biyo dheeraad ah Dadka Gedo ku noolna iyo guud ahaan Soomali waxay u qaylinayaan in Galayda fardaha Maraykanka la siiyo ay qaar deeq uga helaan!! Isktoo... 

Xataa Haddii Qalinkii Qalalay!|Baadiyow

Jul 31, 2009
Xataa Haddii Qalinkii Qalalay! Abwaanka caanka ah Cabdi Muxumad Amiin (Ilaahey ha u naxariistee) ayaa wuxuu curiyay hees hal-xiraalle ah asaga oo sawir ka bixinaaya xaalada Soomaaliya ee 1969.  Abwaanku wuxuu hal-xiraalkaas ku weydiiday su’aalo ay ka mid yihiin “haddii dawadii bukooto maxaa lagu dabiiba”? iyo “haddii dabkii dhaxamoodo maxaa lagu diiriyaa”? Hal-xiraalka hore, waxaa... 

Yaa Ah Ardeydii Ibnu Taymiyah? |C/waaxid

Jul 31, 2009
Yaa Ah Ardeydii Ibnu Taymiyah? Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Ash-Shabaab, Xisbul Islaam, Al-Ictisaam, Salafiyo Jadiidah, iyo xitaa Islaax markaad u tagto waxay afka ku hayaan kaddib Qur’aanka iyo Axaadiista nabiga (SCW) sheekh Axmed, Ibnu Taymiyah Allaha raalli ka noqdee . Waxaan raacraacay cidda kooxahaan ku taagan waddadii Ibnu Taymiyah. Imaamku... 

Burburkii Qaran ilaa Qoys | Mingiste

Jul 31, 2009
Burburkii Qaran ilaa Qoys: Qaybta1-aad “Berigii hore dhibtu soomaalida dhexdheeda ayey ka iman jirtay,waxayna isku dili jireen wax iayaga dhex maray,laakiin maanta arimuhu meelo Soomaalida ka fog ayey ka imanayaan” Waa qoraalo taxana ah oo aan ka soo qaatay Buug aan xilligan qoraalkiisa wado lana magac baxay “Burburkii Qoys ilaa Qaran. Waa qoraalo aan ku eegayo  sababihii  keenay  ... 

Falsafadda gor-gortanka iyo wada hadalka.

Jul 31, 2009
Falsafadda gor-gortanka iyo wada hadalka. Adduunyadan aynu ku noolnahay waxaa ka jira nidaamyo iyo falsafado loo wada hadlo. Ummad walibana dhaqankeedu wuxuu ku qotomaa mabaadii’da iyo qiyamka ay aaminsantahay. Sidaa awgeed ayaanay u jirin hab kaliya oo loo wada hadlo ama la isu af-garto (haddii dano lakala yeesho). Waana sababta ay u jiraan dad si gaar ah ugu takhasusa dhaqamada bulshooyinka ama... 

Tegiddii dayaxa iyo So..| A. M. Abtidon

Jul 31, 2009
Tegiddii dayaxa iyo Soomaaliya Khudbadii ugu caansaneyd ee Obama oo uu ka mid ahaa halkudhegga “Yes we can” waxaa ka mid ahayd beyd ahaa “a President who chose the moon as our new frontier” Madaxweyne dayaxa xuduud ka dhigay oo uu ula jeeday sofiyeetka oo isbidayey in ay ku horeeyaan tartankii kala dhexeeyey mareykanka ee hawada sare iyo cirbixiyeenimada ka dib Madaxweyne John Kennedy ayaa... 

Dib-usocod ! |Adam Zaki

Jul 30, 2009
Hal kudhig dhagaha soojiita oo goor kasta iyo goob kastaba ku haboon , waxay leeyihiin hal ku dhig u gaar ah xili kasta ama ku haboon .waxay aamin qabaan in hawl la qabtaa ay kaga filantahay siidaynta Halkudhigyo dhaga u roon Dadka iyo Dalkana u daran , waa afmiinshaaro xeeldheerayaal xagga hadalka ,waxay ka bad badiyaan sida ay afka ugu hadli yaqaaniin Aqoonta kaliya ee ay leeyihiin oo ah af aqoon... 

Waxaan ka mid ahaa Dadkii soo raacay Jubba airways

Jul 29, 2009
Fahmo Axmed ” aniga waxaan ka mid ahaa Dadkii Samarka soo raacay Shirkada Jubba Airways una soo Nasho Tagay Magaalada Hargaysa, waana Diyaarad la’amaanay oo aan dhihi karo waa Diyaarad Jirta…..   Waxaa inoo Suurto gashay in aan  kula Kulano City Center Hotel oo ka mid ah Hotelada ku yaala Magaalada Hargaysa Fahmo Axmed  oo ka timid Dalka Ingiriiska haatana ku sugan Magaalada Hargaysa... 

Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon ee QM

Jul 29, 2009
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon Ee Hay’adaha QM ee Al-shabab Dalka Ka Eryeen. W/Q: C/nuur Maxamed Axmed Qaybta 1aad: Hordhac: Magaca  Eebe wayne ayaan ku billaabay.  Allaha adoomihiisa si guud ugu naxariista  Mu’miniintana si gaar ah. Shabakadaha warbaahineed ee Somalida ayaa faafiyay war abuuraya dareen laba dhinacle ah. Waxay daaha ka rogeen in dhaqdhaqaaqa  Mujaahidiinta Alshabaab ay albaabada... 

Maamulka iyo maareynta wanaagsan

Jul 28, 2009
C/risaq maxamed xussen- Eskilstuna, Sweden habdirisak@hotmail.com Hordhac: Qormadaan waxaa ay ka koobnaan doontaa laba qaybood. Qaybta kowaad oo aan halkaan kusoo bandhigi doono waxaa aan kaga faaloon doonaa maamulka iyo maareynta wanaagsan. Waxaan si gaar ah u eegi doonaa qaabka si wanaagsan loogu hogaamin karo; shirkad yar, mid weyn ama hayàd dowli ah. Waxaan soo qaadan doonaa taariikh gaaban oo...