Home » Faallo
SANNAD GUURADII 60aad: 1954-2014 CALANKA QARANKA SOOMAALIYEED
October 12, 2014
In badan oo naga mid ah kuma baraarugsana maalmaha qaranka, waxaana haboon in mar weli baa an is xusuusino maalmaha qiimaha weyn ugu fadhiya shacabka soomaaliyeed si ay u ogaadaan jiilka yar yar ee maanta soo koraya sidaasi darteed waxaa maanta xusid mudan in ay tahay 12kii Oktoober 2014 kuna beegan sannad guuraddii 60aad ee helida astaanta calanka qaranimadda soomaaliyeed , nasiib...
Block L13 oo ka mid ah dhulbadeedka Soomaaliyeed ee RAASKAMBONI oo aay Kenya hadda shiidaal ka qodaneyso.
Waxaan Ummadda Somaaliyeed la socodsiinayaa in aaysan jirin qof ka hadlaya howsha ka socota Block L13 oo aay Kenya rabto in aay Shiidaal iyo Gaas ka qodato.
Block L13 waa qeeb ka mid ah Dhulbadeed Soomaaliyeed ee biyaha RASKAMBOONI.
Waxaa la yaab leh in aaysan Ummadda Soomaaliyeed ku baraarugsaneen SHIIDAALKOODA oo Kenya iyo Shirkadaha shisheeye aay boobayaan oo har iyo habeen ku mashquulsanyihiin ...
Xulashada Jimcaha: Xasuuqii Ciidanka Kenya ka geysteen magaalada Wagalla ee NFD
Xulashada Jimacaha Somalitalk ee toddobaadkan, waxaan ku soo qaadanaynaa xasuuqii ay ciidamada Kenya ka gesyteen magaalada Wagalla ee dhulka Soomaaliyeed ee NFD, muddo hadda laga joogo 30 sanadood.
Markey taariikhdu aheyd 8dii Febraayo 1984, goor habeennimo ah, ayuu kulan qarsoodi ahaa oo ay albaabadu u xiranyihiin uu ka dhacay aqalka dowladda ee degmada Wajeer. Kulankaas oo ahaa mid heer sare ah waxaa...
Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! Qaybta-1-aad
Habowga iyo ka hadfidda hilinka toosani waa wax la fil ah jiritaanka aadanaha, xilliyada iyo duruufuhu waxay mar mar abuuraan aragtiyo aan sal adag ku qotomin laakiin sidii dhalanteed ay dad badani moodaan goob roob mahiigaan ahi maaruqay oo meel walba biyo ka muuqdaan, dhab ahaanse meesha waxaa ka muuqda wirwir ee wax muuq biyood ahi meesha kama dhowa.
Hummaagga casriyeynta diintu waa mid soo maray...
Gabadhu si ay u noqoto marwo iyo hooyo maxay u baahantahay?
Qormadaana waxaynu kusoo bandhigaynaa waxyaabaha xaqiiqa ahaan looga baahanyahay gabadha si ay marwo iyo hooyo u noqoto, waxyaabahaas oo diin ahaan iyo nolol ahaan loogu baahnayahay, waana kuwaan soo socda:
1- nin geeyaan ah (diin iyo akhlaaq leh).
2- say ninimo ugu filan
3- nolol ahaana dhaqan kara (masruuf lugu noolaado u heli kara ama usoo shaqayn kara).
4- hoy ku filan iyada iyo saygeeda u heli...
DIGNIIN CAAFIMAAD : AF CASEEYUHU SUN AYUU KUYAHAY BISHIMAHAAGA
Qaar kamid ah waxyaabaha la isku qurxiyo ee agteenna laga jecelyahay waxay wataan maadooyin kiimiko ah oo waliba dhib gaysanaysa ..
Waxaa kamid ah haddaba waxyaabahan la isku qurxiyo af caseeyaha ama guduudsiga bishimaha, hadba qofku siduu uyaqaaNNo .. sidaa awgeed waxaan isku dayaynnaa bal inaan wax kaaga caddayno maadooyinkan si aad aqoon ugu yeelato waxa aad jidhkaaga dhigayso eed kusamaynayso..
WAXYAABAHA...
BAAQA 1aad: Soo-rogaal-celinta Soomaliyeed | Dr. Cumar Cusmaan Raabe
XULASHADA JIMCADA: Qoraalkan waa dardaaran uu ka tegey Dr. Cumar Cusmaan Raabeh Allah ha u naxariistee, waxana SomaliTalk hore u daabacday May 7, 2011.
Waa kan qoraalkii…
Soomaaliyey!…
I. Haddii Qaranka Soomaliyeed la waayo Qayb haraysaa ma jirto wixii “shanta Soomaliyeed” la oran jiray”.
Haddi qaranka Soomaliyeed la waayo qolla haraysa ma jirto.
Haddii Qaranka Soomaaliyeed...
BADBAADADA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED HALOO HURO 6 saacadood oo…
DIFAACA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED
Waxaannu la wada soconnaa in Maxkamadda Caalamigu aay mar dhow bilaabidoonto GO-AAN KA GAARISTA dhulbadeedka Soomaaliyeed oo aay Kenya rabtay muddadaan oo dhan in aay boobto.
Waa ayaan darro in annagoo wada arkeyna KHIYAANADA, XADGUDUBKA, iyo BOOBKA muddada dheer soo socday (2009) in aan ka aamusno oo aan dhagta u taagno Maxkamadda Aduunka (ICJ) ayaa go-aan ka gaareysa....
Uurdoox: Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya- Qaybta 11-aad
Uurdoox: Mashruuca Islaamka ee soomaaliya- Qaybta 11-aad
Akhristayaasha waa u cudurdaaranaa kala go’ii ku yimid maqaaladan oo aan mar hore billaabay oo aan jeclahay in aan sii wado ilaa aan ku keeno maanta.
Isbadal xoogleh ayaa socdo,wax bandanna waa soo caddaanayaan, bilowgii qoraaladan waxaa ku jiray erayadaydii “ Wixii gaalo u shaqeeyo waa soo bixi doonaan”
Kaddib markii Al-shabaab ku eedeeyeen...
Eng. Rashiid Qaasim oo ka hadlay Dacwadda Badda ee Soomaaliya gudbisey
Eng. Rashiid Qaasim oo ku takhasusay arrimaha shidaalka/Batroolka oo waraysi siiyey Telefishanka Somali Channel ayaa ka hadlay taariikhda bartoolka Soomaaliya iyo arrimo badan oo la xiriira. Waxa kale oo uu ka hadlay badda muranka la geliyey cidda masuulka ka ah iyo ugu dambayn cawaaqibka ka iman kara dacwadda badda ee ay Soomaaliya u gudbisey Hague.
Halkan ka daawo:
Read More →
Xulashada Jimcaha ee SomaliTalk: Qiimaha Qaranimo – C/risaaq Xaaji Xuseen
Qabyaalada Iyo Qurunkeeda –
Videow-ga aan maanta ku soo qaadanayno barnaamijka XULASHADA JIMCAHA waa khudbad aad u qiimo badan oo uu ka tagay Alle ha u naxarasiitee C/Risaaq X. Xuuseen.
Qaybaha kale ee Xulashada Jimcaha ka akhri: https://somalitalk.com/tag/xulashada/
Read More →
Kenya picks foreign lawyers in Somalia oil border dispute
Note: TVC Kenya published this news:
TVC NEWS, KENYA – Kenya’s Attorney-General Githu Muigai has assembled a team of international maritime lawyers to defend Kenya in a long-running border dispute with Somalia as Kenya prepares for a meeting with the UN’s top court next week.
Somalia on August 28 asked the International Court of Justice in The Hague to determine the maritime boundary...
WARBIXIN: Waayeel Iyo Wadani Waajib Gudanaayo La Waayey
Salaan kadib Waxan rabaa in aan ka hadlo ama ka sheekeeyo safarkeeygii Somalia Iyo waxyaabahii aan la soo kulmay Iyo sida aan u arko marxaladaha ka jiro dalkii Hooyo.
1- Amaanka
Waxan ku bilaabayaa marka hore amaanka maadaamo uu amaanka yahay furaha nolosha (no peace no life).
Amaanka guud ee dalka maahin mid degan oo la saadalin Karo, waa sida dabeesha oo kale marba dhinac ka imaaneeyso, inkastoo...
Tacsi: Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud.
Jaaliyada beesha Yuusuf Daarood ee Magaalada San diego gobolka California waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eeku timid Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud. Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagey marxuumka iyo dhamaan umada soomaliyeed.
Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana qabriga Fududeeyo...
Dhurwaa Hilbo ku Raro !!
Laba Odey oo meel aan sida iiga dheereyn ku sheekeysanaya ayaa mid ka mid ah waxaa uu midkii kale ku yiri “ Walaal ma maqashey in DowladduTalaabo qaadey oo u istaagtey in ay Ilaaliso Badda dheer maadaama muddo dheer la iska Guranayey Khayraadka Soomaaliya siiba Kaluunka “ kii kale soo boodey oo yiri “ Wallee maanta War Wanaagsan baad sheegtey hadii ay Dowlada u Tafaxaydatey ilaalinta Badeenna...
Damiir xumadda Raga Soomaaliyeed iyo dayaca haysta Dumarkii Soomaaliyeed
Waxa Qoray
Cabdinuur Faarax Maxamud
Email-guuleed72@hotmail.com
Geeridu waa xaq waana la aqbalaa waxaase damiir xummaa inad u dulqatatid waxa yaalaha sharaftata wax u dhimaya Akhiro iyo aduuba waxaan ula jeeda Dumarkii Soomaaliyeed ee sharafta iyo cisada mudnaa dumarkii Soomaaliyeed ee muslimiinta ahaa dumarkii Soomaaliyeed ee Allaha wayn uu karaameeyey ayaa maalin kaste...
Maxkamadda Hague oo soo bandhigtay Dacwaddii Xuduudda Badda ee ay u gudbisey Dawladda Federaalka Soomaaliya
Dacwadda DFS u gudbisey Hague waa mid lagu tirtirayo Law no. 37, laguna xagal daacinayo Baarlamaanka Soomaaliya?
Maxkamadda Qaramada Midoobey (QM) ee Hague ayaa website-keeda ku daabacday dacwaddii Xadka Badda ee ay u gudsatey Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS), taas oo ka kooban 17 bog, oo la sheegay in laga dacwoonayo Kenya oo ay sheegeen in ay bad ku haysato.
Laakiin marka la dhuuxo qoraalkaas...
SIRTA KU QARSOON DACWADA AY DF SOMALIA KU FURTAY KENYA
Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda ku saabsan oo lagu furay Kenya, waxaan ka oranayaa laba kilmadood.
Qofka Soomaaliya dacwad gelinaaya, maanta oo ay tabar daran tahay, lana socda in Kenya ay garab taagan yihiin reer galbeedka oo dhan, gaar ahaan, NORWAY, waa qof lacag badan ku qaatay in badda...
Madaxweyne Mooge: Muxuu kala Socdaa muranka xadeynta badda ee loo gudbiyay Maxkamadda Sare ee Qaramada Midoobay ee Hague?
Sida ay faafisay wakaaladda wararka ee AP maalintii shalay (August 28, 2014), Soomaaliya waxay maalintii khamiista weydiisatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee Hague in la calaamadeeyo xuduudda badda ee ay Soomaaliya la wadaagto waddanka Kenya.
Sida warku sheegay, codsiga ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah waxay ku sheegtay ” in labada waddan ay isku afgaran-waayeen...
Taariikhdii Suldaan Cabdulaahi Siid Cismaan Caliyow oo Dhawaan ku Geeriyoodey Muqdisho
Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho ku Geeriyoodey Taariikhda markey ahayd 23-kii Ogoosto 2014 Suldaan Cabdulaahi Siyid Cismaan Caliyow Idiris waxaa uu ku dhashey Magaalada Muqdisho Sannadkii 1958 –dii Waxaa loo Caleemo saarey Suldaanimada Sannadkii 1992 ka dib markii uu Geeriyoodey Suldaan Xasan Cismaan Caliyow oo isagana Suldaanimada ka dhaxley Awowgiis
Suldaan Cabdulaahi Siyid Cismaan Caliyow...
“Waa kaas ina adeerkey Ardogan!”
Salaamu Calaykum walaalaha qeymaha iyo qaayamaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah ee ukhidmeynaya shacabka Soomaaliyeed.
Maanta iyo qoraalkeena waxaan jecleystey inaan idinla wadaaga maqaal ay qortay gabar qoraa ah oo udhalatay wadan Urdun(Jordan) oo layirahdo Ixsan Al-Faqiih oo ay kagaga hadleyso Ardogon, ra’isal wasaaraha Turkey oo dhowr beri kahor ku guuleystey tartanka madaxweynanimada...
Taariikhda qoritaanka Af-Soomaaliga iyo qatarada muuqda ee lasoo gudboonaaday! W.Q. Aden Colujoog
Saddexdii qeyabood ee qormadaan ka horeeyay ee aan cinwaanka uga dhigay (Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado ka horeeyay?), ayaa waxaan uga hadlay in boqolkii sanaba mar ay luuqado badan oo caalamka looga hadlo ay dhintaan, iyo qodobo kale oo muhiim ah.
Haddaba, haddii aan intaas uga gudbo daah ka rogidda iyo toosh ku ifinta kuwa ay yihiin qatarada had iyo jeeraale lasoo...
Cabasho Dadweyne /Public Petition: Defend Our Territorial Sea; Stick to Law No. 37
Petitioning The Somali Federal Parliament —
Defend Our Territorial Sea; Stick to Law No. 37
Facts on file:
a) Somalia made its territorial sea claim in 1972 submitting and depositing the relevant legislation at the United Nations.
b) United Nations Convention on the Law of Seas (UNCLOS) came well after the Somalia’s territorial sea claim.
c) Somalia signed the UNCLOS without giving up...
Qoraalkii Norway: Khiyaano Qaran oo Qayaxan
ee Badda Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka qaybgalay xafladdii xiritaanka kalfadhigii 4aad ee Golaha Baarlamaanka oo qabsoomay 22kii July 2014, ayaa sheegay in uu Qaramada Midoobay (QM) u gudbiyay warqad ku saabsan xadeynta Badda Soomaaliya.
Madaxweynuhu, wuxuu sheegay in qoraalka ay QM u gudbiyeen 21kii July 2014 ay diyaariyeen khubaro Soomaali iyo shisheeyeba isugu...
Mar unbaa mid lagu meelmariyo maahir noo kacaye! (qaybta 2aad)
Ibrahima inta uu sheekada ii waday mar wuu kacaa, marna wuu fadhiistaa. Mar intuu is ilaawo ayaa gacmaha iyo lugaha ka dagaalamaa Waxaanse aad uga calool xumaadaa marka aan arko indhihiisa oo ay ilmo ku istaagayso. Waa nin ciilan, aadna uga xun xaalka uu ku suganyahay dalkiisa, balse aan laheyn awood uu wax kaga qabto. Intaas waxaa usii dheer waxaa loo diiday inuu ka hadlo dhibaatadaas oo meel walbe...




