Home » Qoraallada Halkudhegga "Sh. fu’aad xaaji"

Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! Qaybta 2-aad

Oct 22, 2014
Beloba belo ayey dhashaaye waxaad ogaataa Muctasilada ay Casraaniyiinta bahwadaagta yihiin waxay ka soo alifeysteen Yuhuud iyo Kiristan, waxaa tusaale kuugu filan Muctasiladu waxay yiraahdeen qur’aanku waa shay la abuuray (makhluuq) taas oo ay kaga horyimaadeen Ahlusunnaha oo iyagu aaminsan in qur’aanku yahay hadalkii Alle (Kalaamullaah), aragtidaasi ma ahayn mid Muctasiladu alliftay ee waxaa ugu... 
Halkudheg:

Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! Qaybta-1-aad

Oct 9, 2014
Habowga iyo ka hadfidda hilinka toosani waa wax la fil ah jiritaanka aadanaha, xilliyada iyo duruufuhu waxay mar mar abuuraan aragtiyo aan sal adag ku qotomin laakiin sidii dhalanteed ay dad badani moodaan goob roob mahiigaan ahi maaruqay oo meel walba biyo ka muuqdaan, dhab ahaanse meesha waxaa ka muuqda wirwir ee wax muuq biyood ahi meesha kama dhowa. Hummaagga casriyeynta diintu waa mid soo maray... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...