Home » Faallo

TACSI ka Socota GUDDIDA HORUMARINTA GOBOLKA TOGDHEER (Tacsida Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar)

May 21, 2012
TACSI Tiiraanyo Leh Guddida Iskaa wax u Qabso ee Gobolka Togdheer: Maxamuud Aaden Dheri, Maxamed Xuseen Aden Xirsi Maxamed Cilmi, Dr. Abdiraxman Axmed Raage, Xassan Caalin, Eng. Faarax Xuseen Axmed, Eng. Suleiman Nuux Cali, Aar Saxardiid, Saciid Axmed Jaar, Aden Axmed Caarre, Faarax Xadhigle, Shariif Abokor, Sh. Cabdillaahi Baashe iyo Suldan Jama Nuh: Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii,... 
Halkudheg:

Distoorka iyo Diinta | Abuxamsa

May 21, 2012
بسم الله الرحمن الرحيم Macnaha Distoor Asalka Ereyga Distoor Asalka  distoor wuxuu ka soo jeedaa reer Faariskii hore  , waxaa loo isticmaali jiray diiwaanka lagu ururiyo  awaamirta  impradoorku soo saaro,   haddana waxaa loo isticjmaaly  diwaanka lagu qoro  magcyada ciidnka dawladda waxaanu soo maray isbedello badan ilaa uu hadda soo gaadhay macnahan uu xanbaarsanyahay ee... 
Halkudheg:

Ethiopia: Meles Zenawi heckled during G8 Symposium in Washington DC

May 20, 2012
Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi was heckled by a prominent journalist and blogger Abebe Gelaw, during a high-level G8 Symposium in Washington DC . The Ethiopian Prime Minister, who was sitting next to the duly elected President of Ghana, was visibly shocked when he was interrupted while speaking to the audience. The activist shouted “Freedom, Freedom, Meles Zenawi is a Dictator, You are... 
Halkudheg:

Dood ku saabsan dastuurka oo lagu qabtay Minneapolis

May 20, 2012
Dood ku saabsan dastuurka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, hoos ka daawo:  Read More →
Halkudheg:

DHACDOOYIN LALA YAABO OO AY SAMEEYEEN GANACSATO KU SUGAN DALKA KENYA (Warbixinno Xasaasi ah).

May 18, 2012
  Dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi oo ah Magaalo ay Soomaalida ka soo qaxday gudaha Soomaaliya ay aad u deggan yihiin waxaa sanadihii ugu dambeeyay si xawli uga socday Ganacsi aad u ballaaran oo dhinac walba leh, waxay ganacsatada Soomaaliyeed muujiyeen dadaal aan la qiyaasi karin iyagoo qaar badan oo ka mid ah uu ganacsigooda noqday mid sameeyay horumar la taaban karo runtiina Soomaalidii... 
Halkudheg:

“Dagaalkii 77 ayaa la’iqabtay anigoo 13 jir ah” Q.1aad

May 18, 2012
Assalaamu Calaykum walaalaha qeymaha iyo qaayaha badan ee kuxiran websitekan ukhidmeeya shacabka Soomaaliyeed. “Waxaa la’isoo qabtey anigoo 13 jir ah waxaana ka soo baxay markaan 24 jirsadey, sanadka markuu ahaa 1988” Waxaa sidaas kubilaabey qisadiisa Sheekh Abubakar oo horey la oron jirey Markab Gashow oo 7sano kahor soo galay diinta Islamka. Waa sheekada aan doonayo inaan idinla... 
Halkudheg:

Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu

May 18, 2012
By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) engabdirahman@gmail.com, ayarisow@opm.gov.so In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And who is Spoiler? (Read Prof. Samatar Article from Aljazeera Opinion’s page) https://somalitalk.com/2012/05/18/prof-samatar/ While... 
Halkudheg: ,

UN threatens the Somali democratic movement

May 18, 2012
Abdi Ismail Samatar Abdi Ismail Samatar is professor of geography at the University of Minnesota and a fellow at the University of Pretoria. Moves by the United Nations to cow the Somali democratic movement are unjust and won’t succeed, says the author Published by Aljazeera Opinion’s page, May 9, 2012 Minneapolis, MN – On May 1, 2012, the UN Special Representative (SR), The African... 
Halkudheg:

Tolow Maxaan isu badali la’nahay!!! | C/qaadir Jaamac

May 17, 2012
Aduunyada aan manta ku noolnahay waxaa ka jira 196 dal (inta xoriyada haysata). Somalida waa dalka kaliya oo aan lahayn dowlad dhexe oo shaqaynaysa laga bilaabo 1991. Marka 195 dal oo isugu jira dowlado Muslim ah, kuwa gaalo ah iyo kuwa cawaan ah oo aan waxba aaminsanayn intaba waxa u suura gashay inay is maamulaan oo dhulkii Illaahay uu ku abuuray oo aabayaashood iyo awooweyaashood ay ku noolaadaan.... 

QORISTA DASTUURKA ISLAAMIGA AH ( 2 ) !!!!!!

May 16, 2012
  Maxaa Caawa Xalay Uga Eg : Akhristoow Doodahaan Dastuurka ee Maalmahaan socda waxay I soo xasuusiyeen Dood Dhex martay Nin Atbaac Taabiciyiintii ka mid ah oo Reer Maka ahaa oo la Oran Jiray Shiikh Cabdi Caziiz Ibnu Muslim AL-kanaani RX oo la Dooday Shiikhii Muctaziladah ee Axmed Ibnu Daa,ud waqtigii Suldaankii Ma’muun ee Dhibaataddii ama fidnadii Abuurista Quraanka ( khalqul Quraan ) !!!... 
Halkudheg:

Waa maxay casharada iyo tusmooyinka aan ka qaadanayno 15-May ?

May 15, 2012
Ascm. Mahad oodhan illahay bay usugnatay naxariis iyo nabad geliyona suubaneheena kor kisa ha’ahaato . Intaa kadib. Taariikhdu waa tiir Tagto weeye dheef iyo Toolimaad ka buuxoo Runta lagu tisayaa. Tusmo aad u wacaniyo Tajruubooyin mahadha ah Dadka uga tagtaayoo waxkastoo la toolmoon lagu taabo geliyaa. Waxaan jecelahay inaan wax yar ka dheho 15/5/2012 oo ah malin taariikh iyo tusmo weyn ummad... 
Halkudheg:

Tacsida: Xaaji Ibraahim Uunlaaye oo ku geeriyoodey Nairobi

May 13, 2012
INNAALILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Waxa Habeenimadii Axadda 13-kii May 2012 ku geeriyoodey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Ibraahim Cismaan Abuuker (Uunlaaye) oo magic iyo sumcad ku dhexlahaa mujtamaca Soomaaliyeed, Allaha awoodda leh waxaan uga baryeynaa in uu Marxuum Uunlaaye Qabrigiisa u waasiciyo, u denbi dhaafo oo u heibeeyo Jannatul Fardawsa. Waxaan tacsi... 
Halkudheg:

CAKUYE MA ANAA LEYSU-KEY ADEEGSADAY

May 12, 2012
Qormadii  Nuur Cilmi Xalane Email: warsan54@gmail.com Qowmiyad waliba waa ay leedahay ashkhaas dhinac mara danaha dalkaas iyo dadkiisuba ay leeyihiin oo waxa qoorta loo suray magaca  khaa’inu waddan, xabsiga ayaana ah meesha ay nolosha ku laasadaan. Maaha inaan Somaalida ka duwayo eeddda mushkiladeenna oo aan shisheeyaha kula galgalanayo, laakin haddana jilicsanaanteyda iyo kala daadadka igu dhacday... 
Halkudheg:

CabdiXayi Garaad – Nabadoon Qaali oo ka baxay Soomaalida

May 9, 2012
Cabdi Xayi Garaad Cusmaan, waxa uu kamid ahaa shaqsiyaadka ugu qaalisan Soomaalida, kana shaqeyn jiray nabadeenta, dib u heshiisinta iyo is dhex galka bulshada. Cabdi Xayi waxa uu ku geeriyooday Isbiltaalka Nairobi, 8, may 2012 markii uu dhiig uga furmay madaxa, isagoo ku jirey bilowga 40-ka, waxana uu ka tagay labo caruur ah. Taariikhdiisa oo Kooban Markii uu ka dhacay dagaalka sokeeye wadanka Soomaaliya... 
Halkudheg:

Tacsi: Wasiiru dowlahii Dastuurka Puntland oo ku geeriyoodey London

May 8, 2012
Tacsida geeridii Wasiirudowlaha dastuurka Puntland Dr Cabdi Xasan Jimcaale Innaalilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun annagoo kaa tiiraanyeeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Cabdi Xasan Jimcaale oo ahaa wasiiru dowlaha Dastuurka Puntland ayaan waxaan tacsi u direynaa dhammaan shacabka reer Puntland meel walboo ay joogaanba iyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumka. Dr Jimcaale... 

“Qorshaha la wado ee Dastuurka iyo Qaabka loo wajahay Waa mid la doonayo in lagu Xalaalaysto Badda Soomaaliya…”sidaas waxaa yiri Xildhibaan Cawed Casharo

May 7, 2012
iyo Sheikh Umal oo si xooggan uga hadlay dastuurka qarsoon ee ummadda lagu khasbayo: in dad caamo ah la soo ururiyo oo la yiraahdo ummaddii Soomaaliyeed oo malaayiinta ahayd ayey ka tarjumayaan, kaddibna la yiraahdo farta taaga waan ansixinay, maxay tahay sirta ku jirta, sirta ku jirtaa waxaa weeye wax aadan diyaarsan, talona aadan kulahayn, ee laguu soo diyaariyey ayaa la doonayaa in lagu laqsiiyo... 
Halkudheg:

Police close Lusaka Somalian Embassy

May 7, 2012
THERE were dramatic scenes at the Somali Embassy in Lusaka when that country’s Ambassador to Zambia Shirwa Ibrahim received another diplomat appointed to take over his job without his recall pre-notice. Police, that had been alerted, had a tough time stopping a physical altercation that ensued between the two when they clashed at the embassy, located at Plot G3/377A Kabulonga Road, at around... 
Halkudheg:

Klobuchar Statement on Extension of Protective Status for Somalis Residing Legally in the U.S.

May 3, 2012
For Immediate Release: May 2, 2012 Contact: Brigit Helgen (202) 228-6317 Klobuchar Statement on Extension of Protective Status for Somalis Residing Legally in the U.S. Washington, D.C. – U.S. Senator Amy Klobuchar released the following statement regarding the Department of Homeland Security’s decision to extend Temporary Protected Status (TPS) for eligible Somalis living in the United States... 
Halkudheg:

Warning Letter from Mahiga

May 2, 2012
More here  Read More →
Halkudheg:

Qorista Dastuurka Islaamiga ah

May 1, 2012
HORUDHAC : Cinwaankaan waxaan ka soo Shaxaaday Allaah ha u naxariistee Caalimka weyn ee Muslimka ah ee AL-Sayid Abuu Aclaa AL- Mowduudi Caalimka Reer Pakistaan Iyo waliba Aasaasihii Jamaacatul Al-Islaamiha fil Shubhi AL- Qaarah AL-Hindiyah oo Qoray kitaab Magiciisa la yiraahdo ( Tadwiin AL-Dastuur AL-Islaami ) . Kitaabkaas oo Asalkiisu ahaa Muxaadaro uu Shiikh jeediyey Abaarihii 1948 ayaa laga dhigay... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii XXIII-aad

Apr 24, 2012
Laba dagaal oo ka dhacay waqooyi-galbeed ee Faransa waxay soo af-jareen in ciidamadii xulufada looga adkaado degaanka xuduudda u ah Faransa iyo Beljam. Labadaas dagaal oo kamid ah dagaallada lagu xuso taariikhdan ayaa mid wuxuu ka dhacay degmada Arras (21/ 5- 1940) mid kalena wuxuu ka dhacay degmada Cambrai (22/ 5- 1940). Isla-maalintaas ay bishu ahayd 22, waxaa amar la siiyay Jeneraal Heinz Wilhelm... 
Halkudheg: