Home » Faallo

Maxaa la gudboon madaxweynaha Agoosto?

Aug 6, 2012
Ma noqon doonaa madaxweynaha cusubi mid keeni kara xaaladlooga baxo marxalladda lagu jiro maanta? Shacabka Soomaaliyeed waxaa hor yaalla maanta hawlo badan ooku wajahan sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyin kala duwan oo muddo dheersoo jiitamayey. Dhibaatooyinka ayaa waxay u kala baxaan qaar la wada ogyahay oosi aad ah afka loogu hayo in xal loo helo iyo qaar aan si sahal lagu arki karinuna baahan... 

CUTHMAAN BIN CAFAAN (AMIIRKII MU’MINIINTA)

Aug 4, 2012
Taariikhda casrigii dahabiga ahaa ee quruxda badnaa, kaasoona ah casirgii afarta khaliif ee loo yaqaannay Khulufaa’u Raashidiin oo uu soo diyaariyey Maxamed Daahir Cabdi akhri, akhri qaybta 3aad oo ku saabsan Cusmaan Bin Cafaan……  Read More →
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 26-aad

Aug 3, 2012
Casharkii XXVI-aad Haddaanu dib ugu laabanno meertada taariikhda dagaal-weynihii II-aad, waxaa jirtey xilligii ay Jarmalku bilaabayeen mashruucooda dhul-boobka ah, xilligaas ayaa Talyaaniguna ay gashey qiiro middaas lamid ah. Isla-markaas Talyaanigu wuxuu iskula muuqdey in uu yahay dowlad awood leh oo heli karta guulo lamid ah midda uu Jarmalku heley. Meesha u muuqatey waxay markaas ahayd dowladaha... 
Halkudheg:

Effect of Draft Constitution: End of Somalia, Not End of Transition

Aug 1, 2012
July 31, 2012 The International Community (IC) has delivered a pre-approved mandatory “Draft Provisional Constitution (DPC)” to 135 “Traditional Leaders (TLs)” and 825-member “National Constituent Assembly (NCA) with the official message that both groups are not allowed to make amendments to the draft document or to reject it. The UN-led Constitution-Making Process for Somalia could be described... 
Halkudheg:

U Gargaar Labadan Caruur oo ku Xanuunsan Magaalooyinka Caabud Waaq iyo Luuq una Baahan Daryeel Caafimaad Dibadeed

Aug 1, 2012
Labadan wiil ee Caruurta ah ee ku xanuunsan in mudo ahba Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/weli Xuseen Suldaan Cabdi oo 3 Sano jir ah iyo Zakariye Yacquub Cabdi, Da,diisana waa 3 sano jir,labadan Wiil oo isku qoys ka soo jeeda ayaa mudo sanad ka badanba waxaa haya Cuduro ay ka mid yihiin Parlays iyo Xanuunka Nerfayaasha ah ilaa labo sanabo hayey. Cudurada haya labadan Wiil oo... 

Gabay: Dastuurkaa la dhoobdhoobayee Mahiiga soo dhiibay

Jul 27, 2012
  W.T Maxamuud Axmed Cabdalle (shine) Email: mabdalle@gmail.com July 26, 2012 Hordhac: Dastuurka la rabo dhowaan in si xooga lagu marsiiyo Ummadda Soomaaliyeed abwaannadu maxay ka yiraahdeen? Akhris wanaagsan. Dastuurkaa la dhoobdhoobayee Mahiiga soo dhiibay Waa dhaxal wareeg ubadkayaga lagu dhibaatayne Dhulkayaga ninkii muran geshoow diidnay dhinacaaga   Odayadu dhambaalkay direen waa mid... 
Halkudheg:

MAXAA XAL AH: Mar haddii Odayaal Dhaqmeedyadii la khayaanay

Jul 26, 2012
Odayaal Dhaqmeedyadii waa la khayaanay oo waxaa la yiri adinku wax ma ansixinkartaan ee soo gudbiya magacyada dadka ka mid noqonaya GUDDIGA ANSIXINTA, kuwaas oo lahaanaya awoodda ANSIXINTA Dastuurka Qabyo qoraalka. Guddigii ansixinta ayagana markooda waa la qayaanay oo waxaa la yiri adinku wax ma ansixinkartaan ee soo gudbiya dhaliilaha aad qabtaan, waxaa awoodda ansixinta iska leh BAARLAMAANKA lasoo... 
Halkudheg: ,

Who Will Protect Somalia’s Energy Resources?

Jul 22, 2012
By: Abdillahi Mohamud This is probably the first question that came into the minds of sensible Somalis around the world as soon as we heard oil drilling would begin in the country. We asked questions of the suspicious nature, like who are these companies? what are their motives? and who signed the deals on Somalia’s behalf? Frankly, we have every right to be suspicious. With the lawlessness and corruption... 
Halkudheg:

AQALKII LIITEY | Qore: Dr. Saadiq Enow

Jul 17, 2012
Aqal waa meel uusan nooluhu uga maarmin noloshiisa. Waa meel lagu nasto oo lagu nagaado. Waa lagu hoydaa oo lagu har-galaa. Aadamiga, goor hore ayuu ogaadey baahida uu u qabo in uu helo aqal uu ka helo hoyasho iyo har-gal. Baahidaas hoy-doonka ah, aadamiga waxaa la wadaaga noolaley badan oo xataa aboorku kamid yahay. Laakiin aadamigu wuxuu kaga duwan yahay isaga oo intaas dadaal ugu jira sidii uu... 
Halkudheg:

Wake-Up Message from Tiir Party to All Somali Youth around the Globe

Jul 16, 2012
  Somalia today faces a grave crisis. The existence of our country and people are at stake. To understand this crisis, we must understand our warrior history. It is only by following these examples that we can save ourselves. The Tiir Party can show us the way to do that. We all are aware that there are many different groups that are battling in our country. Each group has their own political... 
Halkudheg:

Cabdiraxamaan Cabdishakuuur oo faahfaahina waxaa u ahaa Heshiiskii Isfaham ee dhexmarey Somaaliya iyo Kenya

Jul 8, 2012
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur “ Isafgaradku Ma sax buu ahaa Mise khalad waa arrin aan u dhaafayno khubarada Sharciga iyo dadka ku Xeeldheer Sharciga Badaha. Hadiise uu khalad ahaa Waxaan Diyaar u ahay…” Cabdiraxamaan Cabdishakuuur oo faahfaahina waxaa u ahaa Heshiiskii Isfaham ee dhexmarey Somaaliya iyo Kenya Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa soo saarey War Saxaafadeed uu kaga hadlayo Heshii... 
Halkudheg:

Dowladda KMG ee Soomaaliya oo si kulul uga soo horjeestay Heshiiskii ay Kenya la Gashay Shirkadaha Talyaaniga iyo Faransiiska ee shidaal sahamin

Jul 7, 2012
Dawladda Soomaaliya oo sharci darro ku tilmaantay heshiisyadii Aagagga L21, L23 iyo L24 ee Kenya la gashay Shirkadda ENI iyo L22 oo ay la gashay shirkadda Total… “Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sharci darro tahay heshiiska ay Kenya la gashay shirkadaha sahaminta Batroolka iyo gaaska ee ENI iyo TOTAL, sababtoo ah dhulka heshiiskaas ay kula galeen waxa uu dhacaa badda Soomaaliya”,... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 25-aad

Jul 7, 2012
Casharkii XXV-aad Jarmalkii waxaa gacanta u galay waddamadii ku yiil bartamha iyo galbeedka qaaradda Yurub, marka laga reebo dalka Ingiriiska oo isago ah jasiirad ku dhex-taal bad-weynta Atlantikada. Shucuubtii ku dhaqneyd iyo dowladihii u talinayay waddamadaas waa uu ka saad-caleeyey, markaas ayaa madaxdii Jarmalka waxay isu arkeen in ay ku guuleysteen dagaalkii. Hoggaamiyihii Nazi-ga Adolf Hitler... 
Halkudheg:

Ma tahay sanad-guuro ka farxad badan kuwii hore? | Safiirka UK ee Somalia, Nairobi

Jul 4, 2012
NAIROBI: Qoraal uu qoray safiirka UK ee Somalia British Ambassador to Somalia, Nairobi starts Ma tahay sanad-guuro ka farxad badan kuwii hore? Luuliyo 2, 2012 Waxaan u socdaaley Rooma, si aan uga qaybgalo shirka 22aad ee Kooxda Caalamiga ah ee Xiriirka Soomaaliya, halkaan oo anniga iyo saaxiibbo aan wada shaqeyno oo ka socda London iyo Xafiiska Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya waxaa aan ku biiri... 
Halkudheg: ,

Talyaaniga oo ku soo biiray Boobka Badda Soomaaliya (Blocks L21, L23, L24 oo ah Gudaha Soomaaliya oo Kenya heshiis shidaal baaris kula gashay shirkadda ENI)

Jul 4, 2012
Kenya ayaa  shaaca ka qaaday in saddex aag oo cusub ay heshiis shidaal sahamin kula galeen shirkadda laga leeyahay dalka Talyaaniga ee ENI. Saddexda aag oo kala ah Blocks L21, L23 iyo L24. Sida ku cad khariidadda (eeg lifaaqa) iyo xogta uu soo ururiyey dublomaasiga Soomaaliyeed, Bashiir Sh. Maxamed, aaggaga ay ilaa hadda Kenya heshiiska kula gashay shirkadaha shidaal sahaminta, isla markaasna gudaha... 
Halkudheg:

Shirkado Kenya Heshiis kula galay Badda Soomaaliya in ay shidaal ka baartaan

Jul 4, 2012
(MA IHI QASWADE) OO ILAAHEY BAA I ARKAYA IN AANAN HAYN. Marka ugu horreysa waxaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaanaan usoo gudbinayaa salaan iyo hambalyo ku aadan dabaaldagga 1 Luulyo, salaan kaddib waxaan la socodsiinayaa in ay Keenya heshiis caalami ah kula gashay Shirkado Shiidaal soo saara ayadoo u gudbisay QARIIDAD AAY SI CAD UGU QEEXANTAHAY XADGUDUB loo geysanayo dhul badeedka... 
Halkudheg:

Sanad guuraddii 52kii ee xornimada : waa dib u soo nooleyntii qaranimada ummadda soomaaliyeed

Jun 30, 2012
 Qore:  Abdulkadir Ali Bolay Email: bollay@hotmail.com July 1, 2012 Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ku  began  Sanad Guuraddii 52kii Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed, June 26, 1960kii xorriyadda gobolada waqooyi iyo maalinta July 1, 1960kii goboladda koonfur  ahna maalinta... 
Halkudheg:

Ogeysiis: HARO Feeding Campain During Ramadan

Jun 29, 2012
Minneapolis: Humanitarian African Relief Organization (HARO) Hay’ada Samafalka ee Haro oo wada dadaalkii ay ugu jirtay inay afuriso barakacayaasha Gobalka Banaadir. HARO waxay ogaysiinaysaa Muslimiinta reer Minnesota gaar ahaan Soomalida inay kasoo aqayb galaan Afur isugu jira Warbixin Soomaaliya iyo caawin dadkeena dhibaataysan. Fadlan Akhri iclaankan hoose. Soo xaadirida kaliya waa sadaqo insha... 
Halkudheg:

QORISTA DASTUURKA ISLAAMIGA AH (3) !

Jun 27, 2012
Akhristoow wali waxaa inoo socda masaa’ilkii aan ka soo qaadanay kitaabkii Mowlaanaa Abuu Aclaa AL-mowduudi ee ( Tadwiin AL-dastuur AL-Islaami ) : [ wuxuu shiikhu ku yiri fasalka seddexaad ee kitaabkaas , waxaan rabaa in aan idiin sheego Masaa’il aad muhimad u leh aasaasna u ah Dastuurka Islaamiga ah anigoo soo gaabinaaya waxaan ka helnay masaadirta asaasiga ah ee Islaamka, taas baanan... 
Halkudheg:

Away dhalintii Soomaaliyeed? | Xisbiga Tiir

Jun 26, 2012
Dhamaan dhalinyarad Soomaaliyeed ay kunool dunida dacaladayda waxaan xasuusinaynaa in ay cashir kabartaan waxa kadhacaaya dalka Masar iyo meelo badan oo dunida kale ah. Waxaa xaqiiqa ah isbaddalada kadhaca dunida waxaa lafdhabar u ah dhalinyaro. Haddaba su’aashu waxaytahay, maxaa inagudhacay haddaynu nahay dhalinyarada Soomaaliyeed oon wax ooga badaliwaynay xaaladda dalkayna ay murugsan muddadadheer? Lagasoobilaabo... 
Halkudheg:

Minneapolis: Birul Waalideyn Camp

Jun 25, 2012
Waxaa dadwaynahay reer Minnesota iyo agagaarkeeda la ogeysiinayaa in Masjid Dacwah ay qaban qaabineyso sanadkii 4aad ee safar Camp Tarbiya ah oo lagu maqnaan doono 5 maalmood oo tarbiya ah oo loogu tala galay caruurta iyo dhalinta u dhexeyso 12 ilaa 25. Campkaasi oo loogu magac daray Birul Waalideyn camp. Campka oo bixin doona tarbiya ruuxi iyo mid sports ah. Waxaa dhalinyarada tarbiyeyn doonoo imaamada... 
Halkudheg:

Booqashadeedii Fagaaraha Taxriir aan xalay ku tegey siaan damaashaadka dhacayo u soo arko

Jun 25, 2012
Marka hore bogaadin iyo hanbalyo ayaan u soo jeedimayaa walaalaheen masar iyo madaxweynahoodii. Anagoo saddex dhalinyaro ayaan maqribkii xalay (jun 25, 2012) aadnay fagaaraha aduunka ugu caan san ee taxriir saan farxada iyo damaashaadka dhacaayo indhaheena ugu soo aragno, Soomaali ahaana u tusno Masaarida in aan garabkooda nahay farxadana la qeybsaneeno waxaana qaadanay midkeeniiba 2 calam mid somali... 
Halkudheg:

HAYAANKA RAASHINKA

Jun 25, 2012
Adiga oo jooga Soomaaliya marka aad u fariisatid in aad cuntid raashin qado ah oo adigoo gaajeysan lagu soo hor-dhigo saxankii uu raashinku ku jirey, waad ku raaxeysaneysaa cunista raashinka. Qiyaastii muddo 20 daqiiqo ah ayaa waxaad ku dhameysaneysaa saxan bariis ah, cad hilib ah, xabbad moos ah iyo sallad la socda. Haddii aad hesho gabal ah babaay ama canbe, waxaad ka daba-geyn koob biyo ah. Dabadeed... 
Halkudheg:

Dastuur Dastuur Dhalay Waa Muufo Muufo Dhashey

Jun 25, 2012
Iyadoo weli uu khilaaf ka taagan yahay Dastuurka Qabyada ah ee la filayo in bisha soo socota ay ansixiyaan Odoyaasha Dhaqanka ee ku shirsan Magaalada Muqdisho kuwaas oo tiradoodu gaareyso 135, waxayna iyana soo xuli doonaan 825 ergo kuwaasoo i yana si rasmi ah u ansixin doona Dastuurka 12 Luulyo ee foodda nagu soo haysa, hase yeeshee waxaa moodaa in uu sii laba kacleeyey khilaafkii ka taagnaa dastuurka... 
Halkudheg:

Dhakhaatiirta oo ka walwalsan caafimaadka Soomaalida qurbaha: Maxaa kala haysta Faqriga fitamiin D & Soomaalida qurbaha?

Jun 24, 2012
Soomaalida ku nool reer galbeedka ayaa waxaa la arkay in markay qurbaha imaanayanaan ay caafimaad qabaan, sanado kadibna ay la soo daristo caafimaad xumo. Dhakhaatiirta ayaa arinkaas ku fasiray qorax la’aanta wadamada ay u soo hayaameen kadib markii ay arkeen sida uu u liito heerka fitamiin D Soomaalidii laga cabiray. Taas waxaa loo aaneeyaa maqaarkooda oo madow, hab-dhaqanka labiska, dhalmada isu... 
Halkudheg: ,