Home » Directory
Tacsi:Timiro Cukaash
Waxaa magaalada London saakay ku geeriyootey Allaha naxariiste marxuumada Timiro Cukaash oo ahaa qof dumar ah oo taariikhda gobanimo doonka dalka Soomaaliya ku lahaa taariikh iyo magac weyn, islamarkaana ahaa Soomaali wadaniyad dhab ah. Ayeeyo marxuumad Timiro Cukaash waxay ku geeriootey maanta isbitaalka kings oo ku yaal South West magaalada London.
Xusuusin :Marxuumada ayaa dadka Soomaaliyeed...
Bayaan ay beesha Cali Saleebaan Kasoo saareen Gobolka bari gaar ahaan Degmada Carmo.
Shir ay isugu yimaadeen degmada Carmo Tariikhdu markay ahayd 7/8/2011 Isimada, Nabadoonada, Ganacsatada, Aqoonyahannada, Culimaa’diinka iyo bulsha weynta Beehala Cali salebaan.
Shirkaas oo lagaga wada hadlayey Nabadda iyo Horumarka Puntland, wada hadal dheer iyo falanqayn ka dib waxay beeluhu go’aansadeen Arrimaha soo socda:-
in ay beeluhu ka shaqeeyan Nabadda iyo horumarka
in ...
Tacsi: Dr. Maxamuud Maxamed Yaxye
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuum.
Waxaa taariikhda Miilaaddiga ahi markay ahayd 23/6//2011 magaalada Addis Ababa ay tuugo hubaysani ku dishay Dr. Maxamuud Maxamed Yaxye oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo reer Puntland ah isla markaasna haystay jinsiyadda dalka Maraykanka.
Taariikh-nololeedkii Dr. Yaxye oo koobani waa tan:
Marxuumku wuxuu dhashay bishii Disembar 1944-kii wuxuuna ahaa xisaabiye...
Tacsi: Faarax Guure oo ku geeriyoodey Daarasalaam, Tanzania
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa inagoo ah jaaliyada Denmark ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyooday Ilaahay Hawnaxariistee Faarax Guure oo shalay taariikhdu markay ahayd 17.06.2011 ku geeriyoodey Daarasalaam.انا لله وانا اليه راجعون
Marxuumka Allaah waxaa ka baryeynaa inuu Qabrigiisa u nuuriyo Kitaabkiisana Midigta, Allaah Qabrigiisana ilaahay u waasiciyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Waxaa...
Habmalyo: Arooska Naasir Xaamud Cabdullaahi iyo Nasra Maxmuud Yusuf oo ka dhacay Magaaalada Munich ee Wadanka Jarmalka.
Hambalyo Naasir Xaamud Cabdullaahi iyo Nasra Maxmuud Yusuf oo arooskoodii ka dhacay Magaalada Munich ee dalka Jarmalka ,Taariikhdu markay ahayd 11/06/2011. Waxaana Allah oga baryaynaa in uu ka dhigo qoyskii isku liibaana, oo Allah dhexdooda dhex dhiga khayr farabadan Amiin. Waxaana hambalyadani u diraya dadka magacyadooda hoos ku qoran:
Bootaan Barre Samantar iyo qoyskiisa (Denmark)
Cabdiraxmaan...
Jaaliyadda Columbus Ohio oo ka Tacsinyeynaya Geerida Ugaas Cumar Ugaas Xirsi
Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaa magaalada Columbus ee dalka Maraykanka ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen waxgarad ka tirsan jaaliyadda Soomaalida Ohio si ay tacsi u gaarsiiyaan qoyska, qaraabada, asxaabta, beesha, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo ahaa ugaaska guud ee beesha Sade oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.
Ugaas Cumar...
Jaaliyada Mudulood ee magaalada Birmingham Uk oo Tacsi Tiiraanyo leh udiraaya dhamaan Beelweynta Mudulood Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Imaan Maxamuud Imaan Cumar.
Waxaana Alle ugabaryeynaa imaanka inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna Samir iyo iimaan kasiiyo.
Anagoo ah jaaliyadda Muddulood ee magaalada Birmingham Uk Waxa aan tasi tiiraanyo leh u direynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dhammaan beelweynta Mudullood iyo soomaalida oo dhanba oo uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeriyooday...
Tacsi: Nabadoono Geeriyoodey
Tacsi Ay Dirayaan Jaaliyadda Cali Saleebaan ee UK
( Innaalilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun )
Dhammaan jaaliyadda Beelaha Cali Saleebaan ee Uk waxa ay tacsi tiiraanyo iyo argagaxba leh u dirayaan dhammaan ummadda reer Puntland gaar ahaan Beelaha Cali Saleebaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid nabdoonadii gudanayey howlaha ay bulshadooda iyo ummaddaba u hayeen ee ku galay shilkii argagaxaa...
Tacsi: Marxuum Sheekh Cumar Faaruuq
Waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan, qoyskii iyo eheladii uu ka tagay marxuum Sheekh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan (Sheekh Cumar Faaruuq), oo Talaadadii ku geeriyooday Magaalada Jeddah, ee dalka Saudi Arabia. Waxaan leenahay Ilaahey naxariistii Janno haka waraabsho, qoyskii uu ka tagay, shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta oo idilna samir iyo iimaan...
TACSI: Cabdi Xuseen Caraaye oo ku geeroyoodey Muqdisho
Tacsi Tiiraanyo Leh
1. cismaan Axmed Salad (Amriiko)
2. C/qaadir Maxamed cismaan(cefa)
3. Cilmi Cismaan Boodhari
4,Dr Xasan Maxamuud Maxamed (fanax)
5,Maxamed dhaqane Nuur (gacmo dheere)
6,Maxamed Farah (Duurgube)
7. Faiza Maxamed Xaaji
8.saciid Ibraahim Xuseen (Buuna)
9 Maxamuud Axmed Xasan (xuurshe)
10.Maxamed Xuseen (shiino town)
11, Dr Maxamuud xassan
12,jABRIIL LOO YAQAAN (JABRA)
13.Dr C/qaadir...
Muxaadarooyin lagu qabaan doono magaalooyinka Johannesburg iyo Minneapolis
Kullamada Minneapolis iyo Johannesburg:
Muxaadarooyin kala duwan ayaa lagu qaban doonaa magaalooyinka Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyo Minneapolis ee dalka Maraykanka. Waxaa muxaadarooyonkaas soo jeedin doona culimo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo Caalamka.
Jadwalka muxaadarooyinka ee labada magaalo iyo maalmaha la qaban doona ka daalaco hoos.
***
Minneapolis:
Minneapolis: Diintu...
Khadiijo Cali Maxamuud Ismaaciil oo ku geeriyootey Yemen
TACSI:
إنا لله وإنا إليه راجعون
Allah ha u naxariistee Khadiijo Cali Maxamuud Ismaaciil ayaa Sabtidii ku geeriyootey magaalada Ticis ee dalka Yemen. Waxaana tacsi loo dirayaa dhammaan ehelka oo dhan.
Waxaa si gaar ah tacsi loogu dirayaa Sacdiyo Maxamed Yuusuf iyo Maxamuud C/Laahi oo ku kala sugan Yemen iyo Toronto. Waxaa kale oo tacsi loo dirayaa eheladii iyo qaraabada oo ku kala...
Taratankii 18aad ee Ciyaaraha Gobolada oo ka furmay Magaalada Garoowe
Waxaa Magaalada Garooowe oo ah Magaala Madaxda Maamulka Puntland ka furmey Tartanka 18 aad ee Ciyaaraha Gobolada oo Muddooyin aan la qaban arrimo la xiriira Nabadgelyada waxaana lagu wadaa in tartankaan uu ka duwanaado Tartamdii Hore maadaama ay ka qaygalayaan Ilaa 15 Gobol oo kala ah Bari, Nugaal Sanaag , Sool , Mudug , Galgaduud , Hiiraan, Shabeelada Dhexe , Shabeelada Hoose , Baay, Bakool , Geddo,...
Atlanta, Georgia: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE
Somali American Community Center
436 North Indian Creek Drive
Clarkston, Georgia 30021 USA..
______________________
OGAYSIIS OGAYSIIS
Habeenkii Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE
Ujeedo: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE
Waxaa dhamaam Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Atlanta, Georgia, lagu war galinayaa in ay ka soo qeyb galaan xaflad lagu soo dhaweeynayo Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE oo lagu qaban doona...
Tacsi: Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe
Waxaa dhamaan dadkaan oo kala joga Canada iyo America tacsi u dirayaan dhamaan qoyska reer Xaaji Yusuf Jaama in samir iyo imaan ilaahay kasiiyo, Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe Nov-24-2010. Waxan Ilaahay uga baryaynaan in Janaddii Fardowsa ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.
1. Axmed Dine Gure
2. Saciido Darman Xassan
3. Sheekh Adam Maxamed Ciise
4. Kamil Dahir...
TACSI KU SOCOTA GUUD AHAAN DADKA REER PUNTLAND
Australian-Puntland Diaspora waxay tacsi u dirayaan ummadda reer Puntland meel ay joogaanba geerida ku timid labada isim Suldaan Ciise Xassan Cumar oo ku geeriyooday magaalada Boosaaso iyo Suldaan Xassan Cali Baale oo ku geeriyooday magaalada Wardheer.
Jaalliyadu waxay si gaara ugu dirayaan tacsi eheladii ay ka geeriyoodeen labada isim waxayna u rajeynayaan labada marxuum inuu janadaii ka waraabiyo.
Jaalliyada...
Taariikh nololeedkii Suldaan Xaaji Cali BAALE iyo Tacsidiisii
Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale ilaahay ha u naxariistee,waxa uu ku geeriyooday Gobolka Wardheer ee Soomaali Gelbeed,waxa uuna ahaa Suldaanka guud ee Beesha reer Biciidyahan, waxa uuna jeclaa in laga shaqeeyo nabada iyo horomarka bulshada Soomaaliyeed meel kasta ay joogto, wuxuu ku dhashay baadiyaha tuulada Dagaari ee Gobolka Mudug koonfurta magaalada Gaalkacyo 1925 markay taariikhdu aheyd.
Ilaahay...
Siminaarka Macalimiinta Garsoorayaasha Kubadda Cagta oo ka furmey Dalka Tansaaniya
Magaalada Dar Salem ee dalka Tanzania waxaa ka soconaya tababar caalami ah oo loo qabanayo macalimiinta garoorayaasha Qaarada Afrika, waxaana Soomaaliya tababarkaas ku matalaya 4 macalin oo horay garsooreyaal caalami ah u ahaan jiray.
Seminaarkan oo magiciisu yahay {FUTURO III course} oo ay qabanaqaabiso FIFA ayaa waxaa ka qeyb gala dhamaan wadamada adduunka iyadoo afrika loo kala qeybiyo 2 qeybood...
Kooxda Elman oo ku Guuleysatay Tarankii dib u soo Nooleynta Nabada
Naadiga kubada cagta ee Elman ayaa ku guuleystay tartankii dib usoo nooleynta nabada Soomaaliya oo todobaadyadii la soo dhaafay ka soconayay Garoonka Dugsiga Tababarka Booliska ee Magaalada Muqdisho.
Cayaarta oo ahAyad mid aad u adag ayaa waxaa u soo daawasho tagay dadweyne aad u fara badan oo kala taageerayay labada kooxood, waxaana la arkayay taAgeerayaal Mikrofono wata oo gaaf wareegaya daafaha...
Tacsi: Cabdulahi Muxamed Yuusuf (Cabdulaahi Macaane) oo ku geeriyoodey Buula Xaawo
Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd 14/10/2010 waxaa magaalada Buula Xaawo ku geeriyooday C/laahi Maxamed Yuusuf. Waxaa marxuumka da’diisu ahayd 85 jir. Aaskii marxuumka waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u farabadan, waxaana salaaddii Janaasadda lagu tukaday masjidka Jaamaca ee B/Xaawo maalintii Khamiista. Allah ha u naxariisto ehelkiisiina samir iyo iimaan haka siiyo.
Marxuumku waxa uu 1925...
Tacsi: Cabdi Cabdulaahi Shahar (Cabdi Carabey) oo ku geeriyoodey Muqdisho
Tacsi Tiiraanyo leh
Cabdi Cabdulaahi Shahar oo lagu magacaabi jirey (Cabdi Carabey) oo ku geeriyoodey dalka Soomaaliya gaar ahaan Muqdishu degmada Madiina waxaa tacsi loo dirayaa ugu horeyn qoyskiisa oo kala ah
Maxamed Cabdi Cabdulaahi
Xuseen Cabdi Cabdulaahi
Farxiyo Cabdi Cabdulaahi
Axmed Cabdi Cabdulaahi
Caasho Cabdi Cabdulaahi
Qadar Cabdi Cabdulaahi
Fahmo Cabdi Cabdulaahi
C/risaaq Cabdi...
Xulka Qaranka Soomaaliya oo u Diyaar ah Xulka Dalka Sudan
Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 23-ka sanadood ayaa ku sugan dalka Jabuuti oo ay ku qaadanayaan tababar ay ugu diyaar garoobayaan lugta hore ee cayaaraha is reerb reebka Olombikada aduunka ee ka dhici doona London 2012-ka.
Xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cabdi Qani Sacid Carab oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa u sheegay saxaafada in...
Ogeysiis ku socda reer Minnesota: Kulan Gargaar loogu yaboohayo AASIYA & XIIS oo lagu dhibaateeyey Caynaba…
Kulan lagu qabanayo Minneapolis
Goorma/Taariikh:
Axad, 10/31/2010
Waqtiga: 5 pm
Goobta:
SAFARI RESTAURANT,
3010 4th Ave S, Mpls, MN
Akhbaar dheeraad ah:
la xiriir
612.245.6625 / 612.876.6688
Read More →
Tartankii Dugsiyada Gobolka Banaadir ee Kubadda Cagta oo la soo gabagabeeyey
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada caga ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo mudo 10-maalmood ah soconayay loona qabtay caruruta dhigata dugsiyada hoose iyo dhexe, kaas oo ay koobka qaadeen caruurta dugsiga jaabir Bin Xayaan.
Halkan ka daawo Sawirada
Cayaartii kama dambeystya ahayd ee dhacday Shalay ayaa waxaa isku haleelay dugsiyada Jaabir iyo Macmuur waxaana guushu 1-0 ku raacday...
TACSI: Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo ku geeriyoodey Muqdisho
TACSI : WARIYE ALBASHIIR OO AABIHIISA GEERIYOODAY
إنا لله وإنا إليه راجعون
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى
1- Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed
2- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga
3- Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda federaalka
4- Guud ahaan Xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Banaadiriga
5-...