Home » Archive Qoraaga

“Noocyada Kalluunka Badda” – VIDEO: Cali Shabeele Caga-yare

Jun 11, 2013
“Magacaygu waa Cali Shabeele Caga-yare, waa la iga yaqaan Geeska Afrika oo dhan” – Cagayare waxa uu ka sheekeynayaa Magacyada ay u kala baxaan Kalluunka ku jira badda Soomaaliyeed. Caga-yare waxa uu muddo dheer ka hawl-galayey badda ku xeeran Laasqoray. Waxaana video faafiyey SPR FM.  Read More →

C/Shakuur Mire Adan “Waxaan ku Baaqayaa in Xilka laga qaado Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Maadaama ay Ogolaatey in Muran la Geliyo Badda Soomaaliya”

Jun 10, 2013
“Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliyeed shalay waxay iska saxiixday dhulkii Soomaaliyeed, cid la xisaabtantay oo wax kaqabatay ma jirto, waxay la saxiixday Kenya in uu muran ka taagan yahay dhul-(badeedka) Soomaaliyeed, waa dembi la galay, waa khiyaamo qaran” (Dhagayso) cabdishakuur Mire Aadan C/Shakuur Mire Adan Wasiir ku xigeenka Dekedadaha Puntland C/Shakuur Mire Adan oo Telefoonka... 
Halkudheg:

Jariidadda Standard oo soo Bandhigtay Caddaynta Saxiixii Labada Wasiir (Fowsiya & Aamina), kuna tilmaantay MoU ay kala saxiixdeen labada wasiir ee Arrimaha Dibadda

Jun 10, 2013
Jariidadda Standard oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ka Xaqiijisay Saxiixii Fawsiya ku Eedaysay SomaliTalk.com – Saxiix xaqiiq ah – “Soomaaliya ayaa diidey dalabkii Kenya ku doonaysay in ay markale la furto wada hadal ku saabsan xadaynta xuduudaha Badda” Satandard Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi ayaa warbixin dheer ka qortay qoraalkii ay kala saxiixdeen Wasiirrada... 
Halkudheg:

KENYA – Political and Economic Snapshot

Jun 10, 2013
Kenya entered modern history as a colony of Great Britain, ruled by the British until its independence in 1963. The constitution established upon independence underwent a number of changes over almost five decades. The original constitution gave the country a multi-party parliamentary system and installed Joma Kenyatta as the first prime minister. One year later Kenyatta became Kenya’s first president... 

Somalia Cabinet rejects appeal for talks on border dispute with Kenya

Jun 10, 2013
Standard Newspapers: On May 31, Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohamed raised the issue with her Somali counterpart Fauzia Yusuf Adam in the hope of winning approval of the current, internationally recognised government. According to a joint statement signed by Mohamed and Adam, “the two ministers underlined the need to work on a framework of modalities for embarking on maritime demarcation.” Cast... 

Dawladda Sucuudiga oo Soomaaliya ugu deeqday 72 milyan oo doolar oo lagu fulinayo Mashaariic uu hirgelinayo Ururka Iskaashiga Islaamka

Jun 9, 2013
R.Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey kaalmada Ururka Islaamka codsina u diray caalamka inay dib-u-dhiska Soomaaliya ka qayb qaataan Muqdisho, 09, June, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayey mashaariic ay dowladda Sucuudigu ugu deeqday Soomaaliya oo uu hirgalinayo... 

Dowladda Somaaliya oo 22 sano kadib, dib uga mid noqotay Heshiiska caalamiga ee waddamada Afrika Carribean and Pacific (ACP) iyo Midowga Yurub(EU) loona yaqaan COTONOU AGREEMENT

Jun 9, 2013
Shirweynihii 38aad ee golaha wasiirada waddamada Africa, Carribean and Pacific iyo Midowga Yurub (EU-ACP) ayaa lagu qabtay 6-7 June 2013, magaalada Brussels ee dalka Belgium, waxaana looga hadlay codsi ay dowladda Federaalka Somaaliya ay hore u gudbisay, oo ahaa in dib loogu oggolaado ka mid noqoshada saxiixayaasha heshiiska Cotonou agreement oo ah heshiis wadajir ah oo u dhaxeeya wadamada saboolka... 

Madaxweynaha Somalia oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagalka Kismayo

Jun 9, 2013
Shir Jar’aaid oo ay wada qabteen Madaxweynaha Somalia iyo Ergeyga cusub ee QM ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo. “Aad iyo aad baan uga xumahay inaan maqlo dagaalo ka soo cusboonaaday Kismaayo. Waa arrin khaldan in Soomaalida dhexdooda ay is dagaalaan, oo dagaalku ma keeno xal ama hami siyaasadeed. “Waqtigii dagaalada waa uu dhammaaday. Waa inaan midownaa... 

Kulan looga Hadlaya Nabadda iyo Isdhexgalka Bulshada oo lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelada Dhexe

Jun 9, 2013
Ururka u Dooda Xuquuqda Dhalinyarada ayaa ku qabtay Magaalada Jowhar kulan ballaaran oo looga hadlayay is dhex galka Bulshada, qaabka Dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan Nabada, iyadoo kulankan lagu Abaalmariyay Kooxihii ka qeyb galay Tartan Isboorti oo Todobaadkan ka socday Magaalada. Waxaa kasoo qeyb galay inta badan qeybaha Bulshada iyadoo ay joogeen Mas’uuliyiinta Gobolka oo uu ka mid ahaa... 

Prof. Jawaari: “Asaga (Madaxweynaha) Weydii” – in Badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 200 miles ama in…

Jun 8, 2013
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la weydiiyey fikirkiisa ku aadan cabbirka badda Soomaaliya ayaan si toos ah uga jawaabin.. Waraysi Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu June 4, 2013 la yeeshay weriye Cabdikariin Cali Kaar ee Telefishanka Somali Channel ayaa wax ka weydiiyey safarkiisii Norway iyo fikrika guddoomiyaha ee ku aadan cabbirka badda Soomaaliya. (VIDEO... 
Halkudheg:

Muqdisho: Qarax lala beegsaday Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo khasaare geystey

Jun 8, 2013
Qaraxan oo lala beegsaday gawaari kolonyo ah oo waftiga guddoomiye kuxeenka maamulka gobolka banaadir , waxaana la sheegay in qaraxan ay ku dhinteen askar la socotey waftiga..  Read More →

Beer lagu Xanaaneeyo Digaaga oo Markii ugu Horeysey laga Hirgeliyey Muqdisho (Al-Naciim Poultry Farm)

Jun 7, 2013
Anagoo ka kooban Koox Wariyayaal ah ayaa waxaa u Dhaqaaqney si aan u soo eegno islamarkaana uga Diyaarino War Xarun lagu Xanaaneeyo Digaaga oo lagu Magacaabo (Al-Naciim Poultry Farm) oo ku Taal Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho  Read More →

Shacabka Jubbadda Hoose oo soo Dhaweeyay Go’aankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Badda Soomaaliya.

Jun 7, 2013
Xildhibaanadii oo Dowladda uga Digey in Dib loo soo Celiyo Heshiiskii Badda – Iyadoo maalinimadii shalay Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya lagu qeexay Mowqifka Somaliya ee Heshiiskii Is Afgarad iyo inuusan jirin wax wada hadal ah oo dhinaca Badda ah ee dhex maray Kenya iyo Soomaaliya ayaa arrintaa waxaa si diiran looga soo dhaweeyay Gobolada Jubbooyinka.  Read More →

Madaxweynaha Somalia oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo

Jun 7, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa aad iyo aad uga xumaaday dagaallo saakay ka dhacay magaalada Kismaayo, kuna baaqay in si deg deg ah loo joojiyo collaadaha iyo dagaalada Soomaalida dhexdeeda ah.  Read More →

Hay’ada USAID oo Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal iyo Bulshada Deegaanka Ku wareejisay Dhismayaal Cusub iyo Qalab Xafiisyo

Jun 7, 2013
Hay’ada dawlada maraykanka u qaabilsan kaalmada dibadda ee USAID ayaa maantay Dhismayaal iyo xafiisyo qalabaysan ku wareejisay maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal iyo Bulshaada Deegaanka kuwaasi oo ay maal gelisay hay’ada USAID isla markaana ay fulisay hay’ada DAI.  Read More →

SomaliTalk.com oo Taageertay Go’aankii Golaha Wasiirada ee Sharciga Badda Soomaaliyeed, Barlamaankana ka codsatay in ay Dastuurka ku daraan Law no. 37

Jun 7, 2013
Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay aqoonsan tahay sharciga qaran ee badaha Law No. 37. ee qeexaya dhererka xadka badda “territorial water” ee gaaraya 200 mayl-badeed iyo continental shelf . Waxay dawlada Soomaaliya ogolaatay xeerka badaha aduunka ee ay wax ka saxiixday 24kii Luuliyo 1989 ayadoo aan ka tanaasulin sharciga qaran.  Read More →

Xukuumadda Soomaaliya oo Aqbashay Sharciga Badda Soomaaliya ee Law no. 37

Jun 6, 2013
Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya – Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:- 1. Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda... 

Prof. Jawaari: “Asaga (Madaxweynaha) Weydii” – in Badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 200 miles ama in…

Jun 6, 2013
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la weydiiyey fikirkiisa ku aadan cabbirka badda Soomaaliya ayaan si toos ah uga jawaabin.. Waraysi Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu la yeeshay weriye Cabdikariin Cali Kaar ee Telefishanka Somali Channel ayaa wax ka weydiiyey safarkiisii Norway iyo fikrika guddoomiyaha ee ku aadan cabbirka badda Soomaaliya. (VIDEO hoos ka daawo.)  Read More →
Halkudheg:

Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters

Jun 6, 2013
In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters: 1. The government reiterates its support for the Transitional Federal Government parliament’s decision of 1 August 2009 calling “null and void” the Memorandum of Understanding (MOU) between the TFG Minister of International Cooperation and Kenyan Minister of Foreign Affairs... 

Dr. Barre Xaaji Jaamac “Warka Fowsiya ku Beenisey Heshiiskaas waxaan ka leeyahay War Jiraaba Cakaaruu Imaan”

Jun 6, 2013
“ Kuwa Baddeena Muranka Geliyey Inkaar idiin ku Dhacdey” “Muddo dheer ayaa u soo shaqeynayey Dowladihii kala duwanaa ee Dalka soo marey waligey ma maqal Muran ka taagan Badda Soomaaliya waxaan aad u naxay markaan Maqley Baddii Soomaaliya ayaa Dood la geliyey Sannadkii 2009 hase yeeshee waxay Neef iga soo Go’dey markii uu Baarlamaanka uu laaley in Badda Soomaaliya Muran la geliyyo”ayuu yiri... 

Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) oo Dhar Noocyo kala Duwan u Qaybisey Dad Danyar ah

Jun 6, 2013
Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) ayaa Macaawino Dhar Nooco kala duwan ah ka qeybiyay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho waxaana la siiyey dad ku dhaw Kun Qof oo Dad tabaalaysan ah ,waxaana Deeqda Dadkaaa Tabaalaysan gaarsiiyay Xubno ka tirsan Hayadda HARO  Read More →

SomaliTalk.com miyaa Buun-Buunisay Badda Soomaaliya, mase Fowsiya Xaaji ayaan ku Baraarugsanayn waxa ku Qoran Heshiiska ay la Saxiixday Kenya

Jun 5, 2013
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka jawaabtey qoraal ku soo baxay SomaliTalk.com, laakiin ka aamustay qoraal kaas la mid ah oo kusoo baxay Daily Nation Siyaasiyiinta marka ay doonayaan in ay khaldaan rayiga dadweynaha waxay adeegsadaan hadallo ay u dhigayaan sida dadku jecelaan lahaayeen in ay ka maqlaan madaxdooda, laakiin marka la dhuuxo ah “xuub caaro isku qarin” oo aan u daadegeyn... 

SomaliTalk.com miyaa Buun-Buunisay Badda Soomaaliya, mase Fowsiya Xaaji ayaan ku Baraarugsanayn waxa ku Qoran Heshiiska ay la Saxiixday Kenya

Jun 5, 2013
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka jawaabtey qoraal ku soo baxay SomaliTalk.com, laakiin ka aamustay qoraal kaas la mid ah oo kusoo baxay Daily Nation  Read More →

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ugu baaqday dowladda South Africa badbaadinta nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed

Jun 4, 2013
Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho Kusimaha Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ambassador Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan ayaa waxa uu ugu baaqay dowladda South Afrika inay ka shaqeyso badbaadada nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed .  Read More →

Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo si Rasmi ah ula Wareegey Xafiiska Howgalka Cusub ee UNSOM

Jun 4, 2013
Wakiilka Cusub ee qaramada Midoobay Wakiilka uga noqonaya Soomaaliya Nichloas Kay ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho isagoona isla manta shaqadiisa ka bilaabay Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.Ambashador Kay oo isla markii uu soo degey waxaa uu ka qayb galay Munaasibad lagu soo dhaweynayay oo ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa Khudbad ka jeediyay Munaasibaddii soo dhaweyntiisa.  Read More →